Wararka

Daawo Afkashacabka Tv:Film Cusub Oo Cajiib Ah Ayaa Laga Diyaariyay Dalka Somaliland Oo Documentary

0 Visits: 564 | Sunday December 14, 2014 - 06:05:10
Film Cusub Oo Cajiib Ah Ayaa Laga Diyaariyay Dalka Somaliland Oo Documentary

Read More »

Daawo Muqaal :Madaxwaynaha Khaatumo Cali Khaalif Galaydh Oo Kabaha La Dulmaray Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiwali Gaas Kuna Dhawaaqay Inuu Qabsan Doono Sool Sanaag Iyo Cayn Sanad Gudihii

0 Visits: 700 | Sunday December 14, 2014 - 06:00:01
Madaxwaynaha Khaatumo Cali Khaalif Galaydh Oo Kabaha La Dulmaray Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiwali Gaas Kuna Dhawaaqay Inuu Qabsan Doono Sool Sanaag Iyo Cayn Sanad Gudihii

Read More »

Daawo AfkashacabkaTv:Musharaxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Oo Siwayn Loogu Soo Dhaweeyay Birmingham Iyo Tagerayaal Ku Biiray Xisbiga Ucid.

0 Visits: 515 | Sunday December 14, 2014 - 05:57:24
Musharaxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Siwayn Loogu Soo Dhaweeyay Birmingham Iyo Tagerayaal Ku Biiray Xisbiga Ucid.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Musharaxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Cardif

0 Visits: 625 | Sunday December 14, 2014 - 05:53:51
Musharaxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Cardif

Read More »

Guddomiyaha Guud ee Shebekedda Caalamiga ah ee Afkashacabka.com ayaaa Maanta la guddoonsiiyey Abaalmarinta sannadka 2014 ee Danta Guud iyo Daryeelka Bulshada.+Sawiro

0 Visits: 2264 | Saturday December 13, 2014 - 22:59:56
Gudoomiyah Guud ee Shabakada Afkashacabka ayaa Lagu Siyay Karti iyo Dadaalka Dheerada oo Uu Galiyay Dhanka Arimaha Bulshada

Read More »

"Dawladdu Waxay Doonaysaa In Aanu Tahriibno" Caruurta Xarunta Agoomaha Hargeysa Oo Gadooday

0 Visits: 749 | Saturday December 13, 2014 - 22:41:09
Carruurta ku jirta Xarunta Agoomaha Hargeysa, ayaa sameeyey mudaharaad ay kaga gadoodeen garoonkii ay kubadda cagta ku ciyaari jireen oo la sheegay in laga dhisayo dugsi Farsamo gacanta ah, kaas oo lagu soo rogay dhagaxaan iyo ciid, isla markaana laga gooyey birihii goolka ahaa.

Read More »

Kongerres-ka Maraykanka Oo Ansixiyay Miisaaniyada Difaaca Ee Maraykanka Oo Dhan 585 Bilyan Oo Dollar-ka Maraykanka Ah

0 Visits: 623 | Saturday December 13, 2014 - 22:37:20
Ansixintan Missniyaddan ayaa timi, kaddib, markii golaha Wakiiladda ee dalka Maraykanku uu shalay soo ansixiyay Miisaaniyadan

Read More »

"Ciidanka RRU-du Waa Geesiyaal" Safiirka Wareega Ee Somaliland

0 Visits: 953 | Saturday December 13, 2014 - 22:35:18
Safiirka Wareega ee Somaliland, Kayser Cabdillaahi, ayaa difaacay hawl-gallada ciidamada ammaanku ku sugayaan nabadgalyada qaranka.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Loo Dhisay Hanti Dhawrka Guud.

0 Visits: 603 | Saturday December 13, 2014 - 22:31:15
Madaxweyne ku xigeenka JSL ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Dhisme cusub oo loo dhisay Xarunta Hanti-Dhowrka guud ee Qaranka.

Read More »

Daawo:Wasiirka Wasarada Dulista iyo Hawada Oo Soo Kormeeray Goroonka Borama Kanaa Hadlay Caqabaha Ku Xeeran

0 Visits: 694 | Saturday December 13, 2014 - 22:24:47
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Oo Soo Kormeeray Garoonka kana Waramay Carqabadaha hor Taagan Shaqaynta Garoonka Diyaaradaha Boorama

Read More »

Daawo Xisbiga Ucid Oo Kalsoonidii Kala Noqday Dalada Sonyo Waraysi Gaara Oo Caynabanews Uu Siiyay Xoghayaha Warfaafinta Ucid

0 Visits: 726 | Saturday December 13, 2014 - 21:03:48
Xisbiga Ucid Oo Kalsoonidii Kala Noqday Dalada Sonyo Waraysi Gaara Oo Caynabanews Uu Siiyay Xoghayaha Warfaafinta Ucid

Read More »

Daawo Gudoomiyaha Gudida Dhaqalaha Golaha Wakiiladu Muxuu Ka Yidhi Miisaaniyada Qaranka ee Hortaala Golaha Wakiilada

0 Visits: 626 | Saturday December 13, 2014 - 20:58:59
Gudoomiyaha Gudida Dhaqalaha Golaha Wakiilada Oo Ka Warbixiyay Miisaaniyadda Qaranka

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama

0 Visits: 559 | Saturday December 13, 2014 - 20:55:15
Magalada Borama Oo si Baladhan Lagu Soo Dhawayay Badhasbka Gobolka Awdan

Read More »

Daawo Muqaal Xisbiga Kulmiye Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Sameeyay Xubno Ku Soo Biiray Kana Soo Baxay Xisbiga Wadani

0 Visits: 556 | Saturday December 13, 2014 - 20:50:34
Xubnahani oo Kasoo Gostay Xisbiga Wadani ayaa Usoo Diga rogtay XIsbil Xaakimka Kulmiye

Read More »

Guddoomiyihii WADDANI Ee Degmada Sheekh Oo Is-casilay

0 Visits: 684 | Saturday December 13, 2014 - 20:45:36
Guddoomiyihii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee Degmada Sheekh ee gobolka Saaxil, Cali Jaamac Ibraahim (Cali Guray) ayaa maanta si rasmi ah iskaga casilay xilkii uu ka hayey xisbigaasi.

Read More »

Sii Hayaha Xilka Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalada Ka Dhacay Galgaduud

0 Visits: 558 | Saturday December 13, 2014 - 20:40:46
Maanta ma qaadan karno colaad cusub hada bilaabato, dadka walaalaha maanta colaada dhex martay waxaa codsaneynaa oo aan u soo jeedineynaa

Read More »

Daawo :"Waxaanu U Aragnaa inay Xukumaddu Xaalad Abuur Ka Waddo Gobolka Awdal Ciidanka halasoo Qaado " Xildhibaan Buubaa

0 Visits: 663 | Saturday December 13, 2014 - 20:36:09
Afhayeenka Xisbiga Waddani ayaa sheegay in Xisbigoodu u Arko inay Xukumaddu Carqaladaynayso Gobolka Awdal

Read More »

Daawo: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Abaal Marino Guddoonsiiyay Xubno Kala Duwan.

0 Visits: 642 | Saturday December 13, 2014 - 20:28:05
Madaxweyne ku Xigeenka ayaa maanta ka qayb galay Kulan loogu magac daray abaal marinta sannadka ee dadka guud iyo daryeelka Bulshada.

Read More »

Fuaad Aaden Cadde Oo Ka Hadlay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Kuna Taliyay In Nabad Lagu Raadiyo Dadka Wax Tabanaya

0 Visits: 811 | Saturday December 13, 2014 - 20:23:43
La Taliyaha Madaxweynaha ee Gobolada Barri ee Somaliland Fu'aad Aadan Cadde ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya , waxaanu tilmaamay in mar walba Somaliya ka warwareegayso in lala hadlo oo qadiyada iyo madax banaanida Somaliland lagala hadalo, waxaanu xusay in haddii si toos ah loola…

Read More »

BORAMA: Dibad-bax Maanta Lagu Taageeray Suldaan Fallaagoobay Iyo Rasaas Dhacday + DAAWO

0 Visits: 689 | Saturday December 13, 2014 - 20:17:38
Magaalada Borama ayaa waxa maanta ka dhacay dibad-bax socday muddo kooban, kaasi oo ay dhigeen dhallinyaro la soo abaabulay

Read More »