Wararka

Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Madaxweyne Siilaanyo Iyo Hoggaanka Kulmiye U Soo Jeediyey Talooyin Wax Ku Ooll ah

0 Visits: 1263 | Monday June 02, 2014 - 22:37:14
Madaxweyne, Waayeel ma’ eed-beelo, madax meel ka sareeya oo la salaaxana horaa loo waayey, waxa aan kuu soo jeedin lahaa inuu mar-walba xadhigu xagaaga ka dabacsanaado

Read More »

Daawo: Xubno kamida Salaadinta iyo Madaxdhaqamedka Somaliland oo ka digay amni darro, si kululna u cambaareyey qaraxyadi lo adeegsaday Shanida

0 Visits: 1199 | Monday June 02, 2014 - 19:59:27
Salaadiintan oo ay kamid ahaayen Suldan Maxmed Cabdiqadir, Suldaan Xiirey iyo salaadin kalo tiro badan ayaa dhamaantooda cambaareyey cid kasta oo lug ku leh arrimaha nabadgelyada lagu khalkhal gelinayo ee habeenadii ugu danbeeyey laga maqlayey hargeysa

Read More »

Daawo: Golaha Degaanka Degmada Oodweyne oo Kalfadhi ay maanta yesheen ku ansixiyey qodobo muhiim ah

0 Visits: 884 | Monday June 02, 2014 - 19:43:21
Furitaanka Kalfadhigan oo uu ka hadlay maayarka magaalada Oodweyne ayaa lagaga dooday xeerka shaqaalaha iyado gebogabadiina lagu ansixiyey....

Read More »

Daawo:Wasiirka Caafimadka JSL oo Maanta Dalka Dib ugu soo laabtay kana hadlay Shir uu kaga qaybgalay Waddanka Taiwan

0 Visits: 983 | Monday June 02, 2014 - 19:29:51
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed [Xaglotoosiye] oo uu weheliyo Safiirka Somaliland u Fadhiya Dalka Ingiriiska Danjire Cali Aden Cawaale aya manta dalka dib ugu soo labtay.

Read More »

Daawo: Shaqaaqadii ka dhacday Gobolka Saraar oo la soo Afjaray iyo Xoolihii magta ahaa oo lagu kala guddomay Degmada Oog

0 Visits: 770 | Monday June 02, 2014 - 19:19:41
Badhasabkuxigenka Saraar iyo Odayaal Dhaqameedka Gobolkaasi ayaa ka qaybgalay madasha lagu soo afjaray shaqaaqadaasi

Read More »

Daawo: Sh. Maxamed Cabdi Umal oo Maanta Si Balladhan Burco logu soo Dhoweeyey

0 Visits: 1564 | Monday June 02, 2014 - 19:00:54
Sheekha ayay soo dhoweyeen Masuliyinta Hay'adda Wanag farista iyo Xuman reebista iyo culimo awdiinka Gobolka Togdheer Daawo Warbixin Carabi ah oo Cabdimalik ka diyariyey So dhoweynta Sheekha. Sheekh Umal ayaa lagu soo wareejiyey Shaaracyada Magaalada iyadoo uu muxaadarooyin ka jeedin doono masjidul…

Read More »

Godoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Xoghaya Siyaasada U Magacaabay Md:Maxmuud Raage Ibraahin oo ah Agaasimihi hore ee W/Arrimaha Debedda

0 Visits: 812 | Monday June 02, 2014 - 18:48:08
War-saxaafadeed ka soo baxay xarunta dhaxe ee Xisbiga WADDANI oo nuqul kamid ahi uu soo gaadhay xafiiska warqabadka ee Mareegta ramaasnews ayaa waxaa uu udhignaa sida tan:

Read More »

Dalalka Ghana Iyo Italy Oo Ku Dhawaaqay Xulal kooda Koobka Aduunka Ee Kama Danbaysta Ah..

0 Visits: 1446 | Monday June 02, 2014 - 18:40:30
Tababaraha xulka Ghana Kwesi Appiah ayaa shaaca ka qaaday 23 ciyaartoy ee xulka Ghana uga qayb galaya koobka aduunka.

Read More »

Ciidamadda Amaanka Waddanka France Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Is Ku Dayey In Uu Weeraro ka fuliyo Casimadda Wadankaasi France

0 Visits: 702 | Monday June 02, 2014 - 18:29:16
Ninkan oo lagu magacaabo Mehdi Nemmouche ayaa ah 29 sano jir u dhashay dalka France balse kasoo dagaalamay wadanka Suriya.

Read More »

Dagaalo Khasaare Badan Gaystay Oo ka Dhacay Gobolo Dhawra Oo Ku Yala Wadanka Libya

0 Visits: 874 | Monday June 02, 2014 - 18:24:08
Dagaalkan ayaa u dhaxeeya kooxda Islaamiga ah ee Ansarul Sharica iyo Ciidamada ka amar qaata jeneraalka godoonka ah ee Khalifa Haftar.

Read More »

Daawo: Bulshoweynta Reer Ceerigaabo oo Banaanbax ballaadhan ku taageeray Murashaxnimada Madaxweynaha

0 Visits: 953 | Monday June 02, 2014 - 18:12:46
Isu soo baxaasi ballaadhan oo ka qabsoomay Beerta xorriyada waxa kala hadlay Masuliyinta heer Gobol iyo Heer Degmo ee Gobolka Sanaag, iyadoo Bulshoweynta reer Ceerigaabo ka marag kacay Waxqabadka Madaxweynaha JSL

Read More »

Dhegayso: Wasiirka Duulista iyo Wasiirk Degaanka oo khudbado ka jeediyey Furitanki Mashruuca Dab ka dhalinta Dabaysha

0 Visits: 797 | Monday June 02, 2014 - 18:06:06
Wasiirradani waxay si qoto dheer uga hadleen faaidada mashruucani qaranka u leeyahay, waxayna ku bogaadiyeen Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta, iyo Hay'adaha kala shaqeeyey.

Read More »

Daawo:Mamulka Gobolka Togdher iyo Kan Degmada Burco iyo Xubno kale oo ka mida Bulshada reer Burco oo Taageray Murashaxnimad Madaxweynaha

0 Visits: 797 | Monday June 02, 2014 - 17:59:28
Xubnahan isugu jira Masuliyinta iyo Bulshada rayidka ah ayaa iftiimiyey waxqabad ballaadhan oo xukuumaddiisu samaysay madaxweynaha isla markaasna mudan yahay in 5 kale la doorto si anu banjarin waxqabadkaasi

Read More »

Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilanyo Oo Manta Xadhiga Ka Jaray Mashruuc Laga Dhalindono Tamarta Dabaysha.+SAWIRO

0 Visits: 1384 | Monday June 02, 2014 - 17:24:56
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu maanta xadhiga ka jaray mashruuc cusub oo lagaga faa,iidaysanayo tamarta dabaysha oo ay hir gelisay wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland oo kaashanaysa Hay'ado caalami ah oo ay ka mid tahay USAID.

Read More »

Dhegayso: Nuxurka Khudbad uu Wasiirka Macdanta iyoTamartu ka jeediyey Mashruuca Dab ka dhalinta Dabaysha oo ay maalgelisay Hay'adda USAID

0 Visits: 852 | Monday June 02, 2014 - 16:18:52
"Tamar La Iibsado Ayay Somaliland Tahay Wadanka Ugu Qaalisan Dunida" Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale.

Read More »

"Khilaafka KULMIYE Waa Mid Yar Oo La Buun Buuniyay Dhakhso Ayaana Loso Af Jaraya" Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire.

0 Visits: 907 | Monday June 02, 2014 - 16:08:35
Wasiirka wasaradda qorshaynta qarnka Somaliland Dr. Sacada Cali Shire oo lahadlay warbaahinta Waxa uu markii ugu horaysay ka hadalay khilaafka

Read More »

Dhegayso: Muse Biixi oo markii u horeysay ka hadlay Khilafka kulmiye halka uu ka bilabmay iyo kulan guurtidu la yeesheen isaga

0 Visits: 857 | Monday June 02, 2014 - 15:40:59
Waxa uu sheegay in guurtida kulan ballaadhan wada yeesheen kana wada hadleen khilaafka xisbiga isagoo shegay iinu aad uga xun yahay khilaafka xisbiga dhex yimi inu banaanka u soo baxo

Read More »

Dhegayso: Xildhibaan Nacnac iyo Qabo oo xukuumadda ka difaacay eedo shalay u soojeediyen odayasha madasha wada tashigu

0 Visits: 912 | Monday June 02, 2014 - 15:23:30
Masuliyiintani waxay sheegen in qolada la baxday madasha wada tashigu aysharciga raacaan oo xisbiyada mucaaradka ah ku kala biiraan kadib so bandhigaan dhaliilaha jira lakin iminka anay sharciyad u lahay inay samaystaan wax ka badan 3da xisbigu ee sharcigu jedeeyey Dhegayso...

Read More »

War Deg Deg ah: Weriye Maxamed Cabdilahi Soofadhiiste oo Goor dhoweyd Xabsiga la dhigay iyo Badhasabka Gobolka oo Bixiyey amarka xadhigiisa

0 Visits: 952 | Monday June 02, 2014 - 15:03:14
Weriye Maxed c/laahi Faarax (Soofadhiiste ) oo ka mid ahaa wariyaasha madax banana ee ka hawl gala gobolka saaxil Gaar ahaan TV ga Somali chanell iyo wargeyska Saxafi ahna tafatiraha shebekedda Berberatoday.com ayaa

Read More »

"Waxaan Qabaa In Labada Xisbi (UCID % WADDANI), Mid Walba Is Leeyahay KULMIYE Ha Jabo Oo Ha Kala Daato" Prof. Axmed I. Samater

0 Visits: 993 | Monday June 02, 2014 - 10:32:18
Daawo: Prof. Axmed Ismaaciil Samater, oo ka mid ah aqoonyahanka reer Somalilad ee qurbaha ku nool, ayaa ka hadlay khilaafka xisbiga KULMIYE,

Read More »