Wararka

Wasiirka Arimhadebedda Somaliland Oo Hanbalyeyey Gudomiyayashii KULMIYE Ee Dibloodortay.

0 Visits: 767 | Tuesday April 29, 2014 - 21:10:38
Wasiirka wasaradda Amuuraha Dabedda Somaliland mudane Maxamed Biixi yoonis ayaa u han balyeeyey Hogaanka cusub ee xisbiga KULMIYE,

Read More »

"Waxaan Yiqiinsaday In Falka Uu Ku Kacay Xisbigga Kulmiye Ee Talladda Hayaa Ay Tahay Mid Ka Soo Hor-Jeedda Habraaca, Iyo Dhaqanka Wanaagsan Ee Dawladnimo"..Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 2031 | Tuesday April 29, 2014 - 21:00:07
Dalku Wuu Biyo Laayahay, Lacagtaasi Waxay Ku Habooneyd In Mashiino Loogu Iibiyo Cusbitaaladda Dalka Ama Laguba Daro Waddada Ceerigaabo Ee Qaadhaanka Loo Waddo.

Read More »

Xoghayaha Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Ay Maxkamadu Gunaanaday Dhagaysiga Dacwadii Loo Haystay Eedaysanayaashii Dilay Walaashii Ruqiya

0 Visits: 1091 | Tuesday April 29, 2014 - 20:48:11
Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane C/risaaq Siciid Ayaanle Oo Walaalo La Ah Marxuumad La Odhan Jiray Ruqiya Siciid Ayaanle

Read More »

"Shirka Kulmiye, Waa Shir Beeleedkii Madasha Wadatashiga Lagu Maagayey" C/raxmaan C/Qaadir

0 Visits: 733 | Tuesday April 29, 2014 - 12:07:03
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo hore u ahaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa ka deyriyey shirweynaha xisbigaasi oo shalay ka furmay Hargeysa,

Read More »

Kooxdii Ugu Fiicneed Horyaalka Ingiriiska Isbuucaan.

0 Visits: 1187 | Tuesday April 29, 2014 - 12:02:38
Sabtigii, Axadii iyo isniintii ayaa la ciyaaray kulamada 36 aad ee horyaalka ingiriiska iyadoo horyaalku uu marayo meelo xasaasi ah.

Read More »

Barcelona Oo Qorshe Cusub Hordhigaysa Arsenal.

0 Visits: 1316 | Tuesday April 29, 2014 - 11:58:15
Kooxda Barcelona ayaa wali wada isku dayga ay ku doonayso laacibka ugu qaalisan kooxda ree ingiriis ee Arsenal Mesut Ozil waxayna doonayaan inay la wareegaan dhamaadka xili ciyaareed kan.

Read More »

BEEDKA YAXAASKA IYO AXMED JIINIYAS: QAYBTII 18-AAD. QALLINKA: MUSTAFE SH. CUMAR GEEDDI

0 Visits: 1932 | Tuesday April 29, 2014 - 11:47:21
Waa taxane akhristayaasha u gudbinaya qaybo ka mid ah wax-soo saarkii muÂ’allif sodon-jir ku shihiiday oo ifka kaga tagay taariikh iyo murti aan xad-lahayn. Waa Mujaahid Axmed Muxumed Warsame (Geinus).

Read More »

Dr. Cumar Cilmi Dixood Oo Sadaaliyey In Kulmiye Taageerayaal Ku Waayo Habka Beelaysan Ee Uu Shirkiisa Ku Saleeyay Iyo Aragtida Mujaahid Jidhif

0 Visits: 1010 | Tuesday April 29, 2014 - 11:41:32
La Taliyaha gaarka ah ee Madaxwaynaha Somaliland, Dr. Cumar Cilmi Dixood, ayaa soo bandhigay aragtidiisa la xidhiidha habka beelaysan ee xisbiga Kulmiye

Read More »

Maydad Badan Oo Dadsan Jidadka Sudaanta Konfureed iyo Xalada Oo Faraha Ka Baxday

0 Visits: 1120 | Tuesday April 29, 2014 - 11:37:57
Iyado ay wali Wadanka konfurta Suudan, Ay ka soconayaan dagallo aad u qadhadh oo u dhaxeeya ciidamadda dawaldda xogaga

Read More »

Ciidammo taageersan Ruushka ayaa la wareegay magaalooyin ku yaalla bariga Ukrain

0 Visits: 757 | Tuesday April 29, 2014 - 11:31:55
Waxayna ladilay Gudomiye Gobol Ku Yaala Koonfurta Oo Dablay Hubaysani Togteen.

Read More »

Daraasad Cusub Oo Soo Saaratay Siyaabaha Dadka Maraykanka Ah Isku Xushaan.

0 Visits: 958 | Tuesday April 29, 2014 - 11:27:48
Marka loo eego daraasad cusub oo lagu daabacay American Journal of Couple and Relationship Therapy khamiistii lasoo dhaafay.

Read More »

Daawo Muqaal:Wasiirada Arimaha Dibada Iyo Gudaha Somaliland oo Dib Ugu Soo laabtay Dalka Somaliland

0 Visits: 665 | Monday April 28, 2014 - 23:13:41
Waxaa maanta oo Isniin ah dib ugu laabtey magaalada Hargeysa xarunta Somaliland Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Arrimaha Gudaha ee Somailand. Wefdiga Wasiirada ayaa muddo ku sugnaa Itoobiya

Read More »

MADEXWEYNE KUXIGEENKA SOMALILAND OO CASHO SHARAF RAALI GALIN AH USAMEEYAY ERGOOYINKA GOBOLADA AWDAL IYO SALEL EE KASOO QEYB GALEY SHIRWEYNAHA XISBIGA KULMIYE

0 Visits: 869 | Monday April 28, 2014 - 23:03:10
Munaasibadan casho-sharafta ah ee Madexweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ku sooryeeyay ergooyinka Gobolada Awdal iyo Salal iyo marti sharaftii ku lamaaneyd ergooyinkaaso oo tiradoodu dhameyd laba boqol iyo dheeraad

Read More »

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Kormeeray Jidka Sallaxley Oo Qeyb Cusub Laga Bilaabay.+SAWIRO

0 Visits: 863 | Monday April 28, 2014 - 22:35:28
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay weheliyaan Wasiirul dawlaha madaxtooyadda Maxamed Muuse Abees iyo Guddoomiyaha wakaaladda horumarinta wadooyinka Prof. Xasan Cali Cismaan,

Read More »

War Deg-dega:- 700 00 Qof Oo Taageerayaasha Ikhwaanka Ah Oo Xukun Dil Ah Lagu Xukumay.

0 Visits: 944 | Monday April 28, 2014 - 22:17:13
Dad Gaadhaya 700 Oo Ruux Oo Ah Taageerayaasha Ururka Ikhwaanul Muslimiin Ee Masar Ayay Maxkamad Dil Ku Xukuntay, Waxaana Dadkaas Ka Mid Ah Hoggaamiyaha Ururkaas Maxamad Badiic.

Read More »

Daawo:Muqaal Mujaahid Muse Beexi Oo Edayn Dusha Uga Tuuray Somalaiya Mar Uu Ka hadlayay Shirka Kulmiye

0 Visits: 1463 | Monday April 28, 2014 - 16:38:52
Mujaahidku waxa uu Xoog udhalilay Somaliya oo ku sheegay sharkeeda inu la doonayo Somaliland

Read More »

Daawo:Muqaal Wasiirka Gashaandhiga Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirwayanahi Kulmiye

0 Visits: 726 | Monday April 28, 2014 - 16:30:21
wasiirka uu ku nux nuxsaday Taarikhda Kulmiye iyo Muhimada uu QAranka u layahay

Read More »

Daawo:Muqaal Madaxwayanaha Somaliland Oo Khudbad Taarikhiya Kajeediyay Shirwayanahi Kulmiye

0 Visits: 784 | Monday April 28, 2014 - 16:03:30
Madaxwaynaha Oo Maanta Ka Jeediyay shirwayanahi Kulmiye Khudbad Taarikhiya Oo Tabanaysay waxqabadki Xusbiga Kulmiye

Read More »

Shirweynihii Kulmiye oo furmay, Beeshii Madaxweyne kuxigenka oo an foodda soo gelin shirka, iyo Siyaasin ka tanasulay Hankoodi

0 Visits: 933 | Monday April 28, 2014 - 15:11:15
hirweynihii 3 aad ee Xisbiga Talada Haya ee KULMIYE ayaa saaka si rasmiya uga furmay hoolka weyn ee Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Nickalos Kay Oo Isbar bar dhigay Somaliland iyo Khaatumo

0 Visits: 866 | Monday April 28, 2014 - 12:49:40
Qaramada Midoobay ayaa Caddeysay inay door ku lahayd ciidamadii Qaranka Somaliland ee Taleex la wareegay ilsa-markaana maalin ka dib dib uga soo baxay

Read More »