Wararka

Daawo Qaybtii U Horaysay Ee Filin La Magac Baxay The Hackers Men Oo Lagu Matalay Magaalada Berbera

0 Visits: 1024 | Saturday April 12, 2014 - 22:44:04
Waa Marku Uhoraysay oo Filim ugu Horayay Ee Nocaan Oo Kale ah Ee Lagu Matalo Magaalada Berbera Oo Lamagac Baxay The Hackers Men

Read More »

Wasiir Ku Xiggeenka Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Oo Ka Qayb-galay Tababar Ku Saabsan Baayac Mushtarka Haweenka.

0 Visits: 764 | Saturday April 12, 2014 - 22:04:27
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga Ah Md Bashiir Cabdi Xariir Iyo Mas'uuliyiin Kale Oo Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Ayaa Ka Qayb Galay Xidhitaanka Tababar Ay Qaadanayeen 100 Xubnood

Read More »

Madaxwayanaha Somaliland Oo Cawa Dhexmushaxayay Kaligi Suqa Hargaysa Kana Shaheeyay Hotelka Imperial

0 Visits: 857 | Saturday April 12, 2014 - 21:44:01
Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa kormeer ku soo maray meelo ka mid ah Caasimadda Hargeysa, waxaana Madaxwaynaha oo aan ilaalo wadan lagu arkay huteelka Imperial ee Hargeysa.

Read More »

Madaxweyne Ku Xiggeenka Somaliland Oo Maanta Dalka Ka Dhoofay Una Socdaalay Dalka Itoobiya.

0 Visits: 784 | Saturday April 12, 2014 - 21:37:47
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland C/Raxmaan C/Laahi Ismaaciil Saylici Ayaa Maanta U Duulay Dalka Itoobiya Halkaas Oo Ujeedada Socdaalkiisu Lala Xidhiidhinayo In Uu Doonayo In Uu Dhawaan Sii Dhaaafo.

Read More »

Daawo wiil labadiisa gacmood goanyihiin oo aan isu dhiibin dabaylaha quusta

0 Visits: 585 | Saturday April 12, 2014 - 18:52:32
waa 18 jir waxa uu ki noolyahay degaanka yiroowe oo dhaca duleedka magaalada burco ( 18klm) waxa uu ku jiraa dugsiga sare , waxa ay labada gacmood goeen 14 sanno ka hor kadib markii ay bambo kacmeed ku qarxaday

Read More »

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Hor Tagay Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland Kana Hadlay Arimo Badan Oo Khuseeya.Wasaaradiisa

0 Visits: 811 | Saturday April 12, 2014 - 18:31:49
Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil C/Laahi Axmed Ayaa Maanta Hor Tagay Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Ee Somaliland Isla Markaana U Jeediyey Warbixin Dheer Oo Ka Hadlaysa Halka Hawlaha Wasaaradaasi Ay Marayaan.

Read More »

Masuliyiinta Xisbiga UCID oo ka hadlay Falkii Xalay ka dhacay Magalada Berbera Xukuumaddana ku eedeeyey

0 Visits: 793 | Saturday April 12, 2014 - 17:17:05
Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay fal xalay ka dhacay Magaalada Berbera,

Read More »

Kooxda Xiddigaha Geeska oo Warsaxaafadeed ay Madaxweynaha Codsi ugu direen kagana Hadlen Xadhiga Guddomiyahooda ka soo saaray Hargeysa

0 Visits: 1003 | Saturday April 12, 2014 - 16:31:40
Afhayeenka Kooxda Xiddigaha Geeska Maxamed Miyir Cige ahna Muusiishan ka tirsan Kooxda, ayaa War-Saxaafadeed uu arrintaas si faahfaahsan ugaga hadlay soo saaray

Read More »

Yusuf Garaad oo Qoraal uu ku baahiyey Bloggiisa ugu Magac Daray Qeylo Dhaan kagana Hadlay Raafka Kenya ku hayso Soomalida

0 Visits: 874 | Saturday April 12, 2014 - 16:04:20
Daawo Ampasador Amerika oo isna Booqday Garoonkaas, iyo Cabashada Dadka Soomalida

Read More »

"Waa niyad jab weyn, inaanu kuu soo qorayno mar kale weerarkii u dambeeyay ee ay Boolisku ku xidheen, laguna xayiray Wargeysyada Haatuf iyo Somalilandtimes"

0 Visits: 952 | Saturday April 12, 2014 - 15:45:38
Dr. Steve Kibble, oo ah nin u dhashay dalka Ingiriiska, ahna guddoomiye xigeenka guddiga Somaliland Focus UK, oo ah guddi madaxbanaan oo iskooda ugu doodda qaddiyada madaxbanaanida Somaliland kana dhisan dalka Ingiriiska

Read More »

Daawo nuqaal gaaban oo ku saabsan socodaalkii madaxweyne siilaanyo ku soo gaadhay burco 19 /03/2014 - bilaa faallo

0 Visits: 1043 | Saturday April 12, 2014 - 15:41:31
halkan daawo fiidyo bilaa faallo ah oo ku saabsan sida uu dhexmaraayey madaxwayne axmed maxamed maxamuud siilaanyo wadoooyinka burco , markii uu soo gaadhay hlkaas 19 bishii 3aad ee 2014

Read More »

Daawo: Guddomiyihii Wargeyska Hatuf oo Sheegay inu Hayo Caddaymo Musuqmaasuq , iskana Difaaci karo Dacwada Maxkamadda U taalla

0 Visits: 632 | Saturday April 12, 2014 - 14:38:51
Yusuf Cabdi Gaboobe ayaa markii u horeysay ka hadlay Waxyaabihii Wasiirka Macdanta uu ka qorey jawaabo na ka bixiyey Waxyaabihii uu Wasiirku ka sheegay Shirkiisii jaraaid

Read More »

GANACSATADA SOOMAALIDA EE KENYA OO QABSADAY QAREENNO DIFAACA SOOMAALIDA LAGU XIRXIRAY KENYA

0 Visits: 593 | Saturday April 12, 2014 - 14:30:21
Ganacsatada Kenya ayaa qabsaday Looyaro u dooda Shacabka iyo dadka qaxoontiga ah ee Booliska Kenya ku xiray Kenya.

Read More »

WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFTA OO XADHIGA KA JARAY MASJID JAAMACA XAAFADA SIINAY EE HARGEYSA

0 Visits: 3980 | Saturday April 12, 2014 - 12:29:52
Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa shalay xadhiga ka jaray dhismaha masjid jaamaca xaafadda Siinay ee magaalada Hargeysa kaas oo ay dib u habayn iyo balaadhin ku samaysay hay'adda Al Huda.

Read More »

SHIRKADDA DAHABSHIIL OO NOQOTAY XAWAALADDA KALIYA EE ILAALISA QAWAANIINTA IYO SHARCIGA U YAALA DAWLADAHA DALALKA BADAN EE AY KA SHAQAYSO

0 Visits: 2124 | Saturday April 12, 2014 - 10:36:04
Shirkadda dahabshiil ee hormoodka u ah dhamaan xawaaladaha somalida ayaa Laga markhaati kacay inay noqotay shirkad ku sifawday inay ilaaliso qawaaniinta iyo xeerarka u yaala dalalka faraha badan ee shirkadani ka hawlgasho

Read More »

Dawladda Soomaaliya Oo Hubeynaysa Nabad-diidka Khaatumo, Diyaarad Doraad Ilaa Shalay Gaalaa Baxaysey Muqdisho Iyo Buuhoodle

0 Visits: 629 | Saturday April 12, 2014 - 09:32:50
iyo Digniinta Somaliland "Waxaanu Si Weyn Isha Ugu Haynaa Oo Aanu U Eegaynaa Dhaqdhaqaaqa Dawladda Soomaaliya Ay Ka Waddo Gudaha Somaliland, Waxaanu Leenahay Haku Gubanina…"

Read More »

Daawo:Guddomiyaha Golaha wakiilada ahna Guddomiyaha Xisbiga Waddani Md C/raxman Cirro oo kulan la qaatay Raisul wasare kuxigeenka Ingiriiska

0 Visits: 635 | Saturday April 12, 2014 - 08:53:38
Guddomiyaha Golaha wakiilada ahna Guddomiyaha Xisbiga Waddani Md C/raxman Cirro oo kulan la qaatay Raisul wasare kuxigeenka Ingiriiska iyo Masuliyiin kale oo ka tirsan Dawladda Ingiriiska

Read More »

AMNESTY INTERNATIONAL OO SHEEGTAY IN DAWLADA KENYA KU XAD GUDUBTAY DADKA QAXOOTIGA AH EE KUSUGAN DALKEEDA

0 Visits: 721 | Saturday April 12, 2014 - 08:44:49
Maxkamadda ayaa sheegtay, dib u celinta qaxootiga ay carqalad ku tahay sharafta iyo xuriyadda dhaqdhaqaaqa, ayna keeneyso in si dadban loogu qasbo inay Somaliya ku noqdaan qaxootiga.

Read More »

Xildhibaan Nacnac oo Madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay Shakhsi an aqoon dhaqana u lahayn Musuqa, Xanta, Qabyaalada iyo Beenta,

0 Visits: 859 | Saturday April 12, 2014 - 08:34:54
"Madaxweynuhu waxa uu yahay nin aan musuq maasuq iyo qabyaalad midnaba aqoonin, ilaa halgankii ayaan la shaqaynayay, xitaa madaxweynuhu ma yaqaano xanta"

Read More »

Itoobiya oo Daboolka Ka qaaday in korontada Dhaamkeeda Somaliland wax uga qoondaysay

0 Visits: 673 | Saturday April 12, 2014 - 08:15:42
"Isticmaal ahaan muwaadiniinta Somaliland waxa ay dawladda Itoobiya diyaar uga dhigtay koronto dhan 60 mega watt magaalada xuduud ku taal ee Togwajaale, taasi oo qasdiga keliya yahay in ay qaadato Somaliland." Janaraal Berhe Tesfaye

Read More »