Sirta Nolosha

Sideed u Hagi Kartaa Noloshaada W:Q/ Eng Mahbuub Hussein Ismail (MrBurao)

0 Visits: 1578 | Sunday February 21, 2016 - 10:31:28
Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan

Read More »

Waa kuma aqoonyahan? W/Q: Bashiir Raacdeeye

0 Visits: 2642 | Saturday February 20, 2016 - 08:17:45
Toddobaadkii hore ayay ahayd markii laga baahiyay idaacadda BBC-da laanteeda afka soomaaliga barnaamij magaciisu ahaa " waa kuma aqoon yahan?" oo uu isoo diyaariyay

Read More »

DAL DIHIN IYO DAD KA BAAHAN WQ: Abdirahman Said Oogle

0 Visits: 1783 | Friday February 19, 2016 - 15:17:18
waxan jeclan laahaa inaan wax ka dheho khayraadka waddankeena. Soomaaliland waxay ka mid tahay dalalka aduunka aan ka faa'idaysna waxyaabaha ilaahay hibada u siiyey.

Read More »

Daawo: Farriinta Todobaadka oo Dallada SYNA ay Dhalinyarada ku wacyigeliso Todobadkiiba hal mar iyo Nuxurka Ay Xambaarsantahay

0 Visits: 1431 | Wednesday February 17, 2016 - 15:33:15
Farriintan waxa si wada jir ah Todobaadkan idin soo gadhsiinaay Mustafe Cisman Cabdiraxman iyo Adna Adan Mire, iyagoo si gaar ah ula hadlay Dhalinyarada Somaliland

Read More »

Gorfaynta toolmoon WQ: Jamaal Cabdiraxmaan Bullaale

0 Visits: 1525 | Wednesday February 17, 2016 - 14:47:02
Haddii aan qoraal iyo gefaf badan dhaliili lahaa Ilaahay ayaan i dirin, Haddii aan qaladkaaga sheegi lahaa kaygii ayaan la liitaa sxb, Haddii aan khaladkaaga sheegi lahaa, waxa aan ogahay in aad gef-u-joog tahay. Isku mashquuli inaad naftaada suubbiso keliya.

Read More »

Ileyn Intaan Qayilayey Ayaa Rag Xoogsaday Qalinkii :M J Farah

0 Visits: 1416 | Sunday February 07, 2016 - 09:05:05
Qaadiro wuxuu qurbaha soo galay isaga oo 16 jir ah waxaa uu gacan ka helay habaryartii oo ku soo dartey 4 caruura oo ay dhashay.

Read More »

AKHRISKA IYO FAA’IIDADA U LEEYAHAY!..W/Q Abdirahmaan Dubed Elmi

0 Visits: 2086 | Sunday February 07, 2016 - 09:02:13
Akhrisku waa hab ka mid ah waddooyinka loo maro aqoonta,

Read More »

Berbera Shalay iy Maanta W/Q:Abdikhadar Hies Abdi

0 Visits: 1589 | Thursday February 04, 2016 - 08:25:56
Goobtu Waa Badhtaamaha Berbera, Kal-Tirsuuguna Waa 2009 Bishi 7aad, Waxanuu Ka Qaxweeyneynaa Maqaaxii Ku Taala Xafada Barwaqo Agaagarka Masjid Jaamaca,

Read More »

Jacaylka iyo Shakhsiyadda (personality) (Qaybta 1 aad) – W/Q: Axmed Cali Diiriye

0 Visits: 1574 | Sunday January 31, 2016 - 08:24:21
Jacaylku miyuu isla bed-bedelaa nooca shakhsiyadeed ee qofka? Jawaabtu waa

Read More »

Magacyada Ay Soomaalidu U Taqaanno 12-Ka Bilood Ee Sannadka Iyo Todobadda Maalmood Ee Toddobaadka. W/Q: Xasan Burco

0 Visits: 2300 | Saturday January 30, 2016 - 15:40:14
Waxaan door biday inaan ka qaybgalo golahaa miiggan ee caqiibada leh Weedhsan .

Read More »

Ma Taqaan Curiyaha Aadamaha Dulleeya?!By: Cabdinaasir Axmed Ibraahim -

0 Visits: 1633 | Thursday January 28, 2016 - 08:26:02
Mar kasta oo baahiyahaaga aad dabarto, isla markaa, aad yarayso, waxa sare u kacaya sharafka iyo maamuuska aad ummadda ku dhex leedahay.

Read More »

Daawo:"Caydaa Maanta Ammaan Ah" Riwaayad Cusub oo Kooxda Aayatiin Darama Burco ku samaysay

0 Visits: 1827 | Wednesday January 27, 2016 - 09:23:00
Riwaayaddan oo laga metelay siyaasad cusub iyo qorshayaasha wakhtigan ay siyaasintu ku soo shaacbaxaan taasoo daaha ka rogaysa sida ay siyaasiintu u arkeen wakhtigan in lagu baran karo am amagacoodu ku soo bixi karo ila daawo adaa qosliye

Read More »

Dhimasho Agteeda W/Q: Nasra Daahir Abuukar

0 Visits: 2349 | Wednesday January 27, 2016 - 09:11:19
Haddii aan kuu abaal gudi lahaa, waanan kaa garanayn ciidanka. Waxa aan ku jirnay farxad dhamaystiran.

Read More »

Daawo: Barnaamij ka hadlaya Dedaalka Dhalinyarada Hibooyinka leh iyo higsigooda Nololeed oo lagu martiqaaday Maxmed Yogol

0 Visits: 3779 | Thursday January 21, 2016 - 17:05:17
Maxmed yogol oo loo yaqaan Yogol Arts ayaa Barnaamijkan kaga warramaya hibadiisa farshaxan iyo waxyaabo badan oo uu higsanayo waxana barnaamijka soo saaray weriye mustafe teacher DAAWASHO WACAN

Read More »

Daawo: Barnaamijkii Han iyo Himilo oo Dhammaystiran,Khudbadihi iyo Bandhigyadii lagu so Bandhigay

0 Visits: 2180 | Wednesday January 20, 2016 - 12:30:47
SANNADKII 2AAD EE LA QABTO BARNAAMIJKA HAN IYO HIMILO WUXU KA XIKMAD IYO XAMAASAD DUWANAA KAL HORE, SANNADKA SADDEXAADNA INSHA ALLAH WUXU KA SII MIISAAN BADNAN DOONAA SANNADKAN DAAWASHO WACAN

Read More »

HADDAA YAANU DADQAL XADI GAADHIN?!!! W/Q:Mohamed cabdilaahi biixi.

0 Visits: 1717 | Wednesday January 20, 2016 - 08:12:00
Waa wakhti hore , hadda sidaasi usii horeeya oon dhaweyn. Waan yaraa, Haddaa yaraanshiyo ma ahayne way yaraanshiyo dhaaftay. Ku dhawaad hilaadii 2006 bay ahayd. Goobtu waa hargeysa, Qofka sheekadani ku dhacdayna waa aniga.

Read More »

Daawo:Tirada Xubno Dhalinyar Ah Oo Ururka Sodra Ku Qiimeeyey Inay Yihiin Hormuudka Dhalinyada Somaliland

0 Visits: 3339 | Saturday January 16, 2016 - 17:33:31
Hargeysa(AFKA)Tirada Xubno Dhalinyar Ah Oo Ururka Sodra Ku Qiimeeyey Inay Yihiin Hormuudka Dhalinyada Somaliland iyo Mustafe Magaalo iiyo Naadigiisa Halkaraan oo kamid aha Dhalinyaradas

Read More »

Waxtarka Akhriska. W/Q: Mustafa Beddel Cabdi

0 Visits: 4335 | Friday January 15, 2016 - 10:06:26
Waxtarka Akhriska Waxaynu wax ka tibaaxaynaa il ka mid ah ilaha ay aqoontu kasoo burqato, ishaas oo ah isha ugu muhiimsan uguna laan-dheereysan.

Read More »

Akhri: Daraasad Koobsanaysa Tayada Shaqaalaha Telesom iyo Adeeg Wanaag lagu Majeertay oo ay soo Bandhigtay

0 Visits: 4361 | Monday January 04, 2016 - 08:36:49
Dhinaca Somaliland ganacsiga ka jira waxaa ugu horeeya Shirkada Telefoonada ugu weyn ee TELESOM.

Read More »

Haddaan noolaado! W.Q: Barkhad M. Kaariye

0 Visits: 1589 | Friday January 01, 2016 - 16:27:01
Qof waliba degdeggiisa wuxuu u egyahay mid ku socda ballan uu ka habsaamay ama shaqo laga sugayo.

Read More »