Wararka

Daawo;Xog-Hayaha Duulista Ee Xisbiga Waddani Oo Ku Edeeyay Wasaarada Duulista In Magaca Somaliya Lagaga Dhex Shaqeeyo Madaar Hargaysa.

0 Visits: 545 | Tuesday March 07, 2017 - 17:25:41
Hargeysa(AFKA);Xog-Hayaha Duulista Ee Xisbiga Waddani Oo Ku Edeeyay Wasaarada Duulista In Magaca Somaliya Lagaga Dhex Shaqeeyo Madaar Hargaysa.

Read More »

Daawo : Qaxootiga Yemen Oo Ka Cabanaya Hay,ada IOM Ee Qaabilsan Sodaalka

0 Visits: 486 | Tuesday March 07, 2017 - 17:22:06
Daawo Muuqaalka Qaxootiga Yemen Oo Ka Cabanaya Hay,ada IOM Ee Qaabilsan Sodaalka

Read More »

Daawo:Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Soo Bandhigtay Qalab Ay Soo Iibsatay Oo Ay Kaga Qayb Qaadaneyso Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa

0 Visits: 531 | Tuesday March 07, 2017 - 17:21:14
Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Soo Bandhigtay Qalab Ay Soo Iibsatay Oo Ay Kaga Qayb Qaadaneyso Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa

Read More »

Daawo:Dadweynaha Ku Dhaqan Gobolka Saaxil oo Rayigooda Ka Dhiibtay Muddo Kordhintii isi Saarnayd Ee Guurtidu Samaysay.

0 Visits: 704 | Tuesday March 07, 2017 - 17:19:57
Daawo:Dadweynaha Ku Dhaqan Gobolka Saaxil oo Rayigooda Ka Dhiibtay Muddo Kordhintii isi Saarnayd Ee Guurtidu Samaysay.

Read More »

Daawo:Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka Buhoodle Oo Gurmad Caafimaad Ufidiyay Shacabka Abaareysan

0 Visits: 532 | Tuesday March 07, 2017 - 17:17:13
Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka Buhoodle Oo Gurmad Caafimaad Ufidiyay Shacabka Abaareysan Iyo Kaalintii Guddida Abaaraha Oo Meesha Ka Baxdey.

Read More »

Daawo:Ooto Biixi Oo Eedo Loo So Jediyay Wasiir Kaysar Ka Difaacay Fariina U Diray Xildhibaan Xasan Cawaale

0 Visits: 486 | Tuesday March 07, 2017 - 17:15:57
Ooto Biixi Oo Eedo Loo So Jediyay Wasiir Kaysar Ka Difaacay Fariina U Diray Xildhibaan Xasan Cawaale

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Deeq Isugu Jirta Lacag Iyo Raashin Kala Wareegay Dhalin Yaro U Kacday Dadka Tabaalaysan

0 Visits: 520 | Tuesday March 07, 2017 - 17:14:42
Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Deeq Isugu Jirta Lacag Iyo Raashin Kala Wareegay Dhalin Yaro U Kacday Dadka Tabaalaysan

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Waxqabadkiisii Kusoo Koobey Baaqa Xaalada Abaaraha, Mudo Kordhinta Xukumadana Waji Kale Uyeelay.

0 Visits: 499 | Tuesday March 07, 2017 - 17:13:16
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Waxqabadkiisii Kusoo Koobey Baaqa Xaalada Abaaraha, Mudo Kordhinta Xukumadana Waji Kale Uyeelay.

Read More »

Daawo;Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Sixir Bararkii Oo Xadhkaha Goostay,Dawlada Somaliya Edeeyay.

0 Visits: 491 | Tuesday March 07, 2017 - 17:13:01
Hargeysa(AFKA);Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Sixir Bararkii Oo Xadhkaha Goostay,Dawlada Somaliya Edeeyay.

Read More »

Daawo:Shacabka Gobolka Saraar Oo Si Adag Uga Hadlay Sixirka Birarka Oo Mar Labaad Cirka isku Shareeray.

0 Visits: 565 | Tuesday March 07, 2017 - 17:11:55
Daawo:Shacabka Gobolka Saraar Oo Si Adag Uga Hadlay Sixirka Birarka Oo Mar Labaad Cirka isku Shareeray.

Read More »

Daawo;Jaamac Shabeel Oo Sheegay In Heshiiska Saldhiga Meel Sare Gaadhsiiyey Sumcada Somaliland, Eedana U Jeediyey Waddani.

0 Visits: 508 | Tuesday March 07, 2017 - 16:43:59
Hargeysa(AFKA);Jaamac Shabeel Oo Sheegay In Heshiiska Saldhiga Meel Sare Gaadhsiiyey Sumcada Somaliland, Eedana U Jeediyey Waddani.

Read More »

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Sheegay In Uu Isku Shaandhayn Ku Samayn doobo Maamulkiisa.

0 Visits: 553 | Tuesday March 07, 2017 - 15:04:28
Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed qaarkood horay ayaa xilalka looga qaaday oo waxaa shaqada sii wada ku xigeenada

Read More »

Daawo: Barnaamijka Madasha Hal abuurka ee SLNTV iyo Weriye Mustafe Teacher Soo Diyaariyey

0 Visits: 3403 | Tuesday March 07, 2017 - 12:55:05
Barnaamijkan Waxa marti ku ah Hal abuur Maryama Xurmo adan yusuf oo ka tirsan hal abuurka hablaha ah ee Reer Togdheer

Read More »

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump Oo Mar Kale Amar Dhinaca Socdaalka Ku Soo Rogay Lix Dal Oo Ay Somalia Ku Jirto.

0 Visits: 602 | Tuesday March 07, 2017 - 12:44:01
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixayamar fulineed cusub oo dadka kasoo jeeda lix dal ka mamnuucaya inay soo galaan dalka Mareykanka muddo saddex toddobaad ah

Read More »

Gudoomiyaha Ururka Hawd Development Association Oo Si Adag Uga Hadashay Cashuuro Siyaada Ah Oo Lagu Soo Kordhiyay Warshada Sharaabka Sbi.

0 Visits: 1302 | Tuesday March 07, 2017 - 12:24:10
:Gudoomiyaha Ururka Hawd Development Association Ayaa Si Kulul U Canbaareysay Habka Ay Cashuurta Ugu Soo Rogtay Dawlada Hoose Ee Degmada Hargaysa, Warshada Sharaabka Ee SBI Oo Ka Mida Warshadaha Waawayn Ee Soo Saara Sharabka Ee Ka Dhisan Dalka Somaliland,

Read More »

Wasiirada Arimaha Dibadda Ururka Jaamacadda Carabta Oo Qaahira Ku Shiraya iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadlayaan.

0 Visits: 618 | Tuesday March 07, 2017 - 12:22:46
Wasiirada arrimaha dibadda dalalka jaamacadda carabta ayaa kullan ku yeelanayamagaalada Qaahira, Halkaasoo ay uga arrinsanayaan dhowr arrimood oo ay ka mid tahay go'aanka mareykanka uu safaaraddiisa Israaiil ugu rarayo magaaladda Quddus.

Read More »

Maraykanka oo laga yaabo in uu kala geeyo qoysaska sharcidarrada ku soo gala

0 Visits: 526 | Tuesday March 07, 2017 - 11:34:11
Dawladda Maraykanka ayaa ka fikiraysa in ay kala gayso carruurta iyo waalidkood haddii la qabto iyaga oo si sharci darro ah uga soo talaabaya xadka Maksiko.

Read More »

Kuuriyada Waqooyi oo mamnuucday in dadka u dhashay Malayshiya ay ka baxaan dalkeeda.

0 Visits: 581 | Tuesday March 07, 2017 - 10:33:19
Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in ay dadka Malayshiya u dhashay ee dalkeeda jooga ay ka mamnuucayso in ay safraan, iyadoo ay sii kordhayso xiisadda dublamaasiyadeed ee ka dhalatay dilkii Kim Jong-nam.

Read More »

Saxiimado Iran leedahay oo Markab Maraykanku leeyahay ka weeciyey marinkiisii

0 Visits: 636 | Tuesday March 07, 2017 - 10:12:22
Saraakiil Maraykan ah ayaa sheegay in Markab ciidamada badda Maraykanku leeyihiin oo marayey gacanka Hurmuz, ay qasab ku noqotay in uu ka leexdo dhabbihii uu haystay ka dib markii saxiimadaha dheereeya ee Iran ka hor yimaadeen.

Read More »

Israa'iil oo dal ku galka ka mamnuucday dadka ku baaqa in aan alaabtooda la iibsanin.

0 Visits: 534 | Tuesday March 07, 2017 - 10:00:11
Baarlamaanka Israa'iil ayaa ansixintii u dambaysay ku sameeyay sharci dal ku galka iyo degenaanshaha ka mamnuucaya ajaaniibta taageerta in aan la iibsanin waxyaabaha ay soo saarto Israa'iil.

Read More »