Hargeysa(AFKA);Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Waran-cadde, haddana ah la taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland, ayaa Madaxweynaha cusub ee Somaliya soo dhaweeyey, waxaanu ugu baaqay in aanu iska indho tirin jiritaanka iyo madax banaanida Somaliland, waxaanu uga digay…
Read More »