Wararka

Daawo Sawirada: Shacabka Mareykanka oo bilaabay Dibad baxyo ku diidan yihiin Sharci uu saxiixay Trump

0 Visits: 599 | Sunday January 29, 2017 - 12:50:47
Shacabka dalka Mareykanka ayaa isugu soo baxay banaanka garoomo kuyaala dalka Mareykanka, waxa ayna shacabka si weyn uga soo horjeedaan Sharciga cusub uu saxiixay Madaxweyne Donald Trump uu ku xanibay dadka ka imaanaya 7-dal oo Muslimiin ah.

Read More »

Nuxurka Codsi Ay Dawladda Somaliland U Gudbisay Midowga Africa.

0 Visits: 572 | Sunday January 29, 2017 - 12:28:12
Dawlada Somaliland ayaa midowga Africa u gudbisay codsi ah inay Somaliland xubin ka noqoto ururka Midowga Africa.

Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo Muujiyay Inuu Ka Xumaaday Sidii Fududayd Ee Xilka Looga Qaaday Wasiirkii Biyaha

0 Visits: 681 | Sunday January 29, 2017 - 12:21:40
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ahna mushaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID, ayaa sheegay inay dad badan oo Somaliland wax u soo qabtay oo ahayd in la maamuso inay

Read More »

Soo Jeedinta Muddo Kordhin Mar Labaad Loo Sameeyo Xukuumada Siilanyo Oo Loo Gudbiyey Golaha Guurtida Iyo Gudi La Filaayo .....

0 Visits: 474 | Sunday January 29, 2017 - 12:17:24
Hargeysa(AFKA)Golaha guurtida Somaliland ayaa la sheegay in loo gudbiyey soo jeedinta muddo kordhin mar labaad loo sameeyo xukuumada Madaxweyne Siilanyo .

Read More »

War Deg Deg:Somaliland Oo Mabnuucday In Lagu Dhoofo Baasaboorka Somalia Ee Lagu Sameeyo Gudaha Dalka

0 Visits: 660 | Sunday January 29, 2017 - 12:08:51
Hargeysa(AFKA)Shir Ay saaka iskugu yimaadeen Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir, Wasiirka Duuliska, Hawada iyo gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe, oo ay wehelinayaan Wasiiru

Read More »

Daawo:Maanso Cusub Oo Daaha Ka Soo Qaaday Abwaan Xamse Aar Oo Kaga Hadlaayo Qabyaalada

0 Visits: 643 | Sunday January 29, 2017 - 11:51:20
Burco(AFKA) Abwaan Xamse Aar Oo Kamida Dhalinyarada Gobolka Togdheer Ayaa Maanso Cusub Ka Tiriyey Qabyaalada Oo Kamida Ururuka Murti Maal

Read More »

Daawo:Jilaaga AJAKIS Oo Somaliland Ku Tilmaamay Maamul Mar labaad +

0 Visits: 666 | Sunday January 29, 2017 - 11:36:07
Jilaaga AJAKIS Oo Somaliland Ku Tilmaamay Maamul Mar labaad +

Read More »

Sharci Mamnuucaya In Sawirrada Carruurta La Dhigo Facebook Iyo Ciqaabta Ku Dhacaysa Waalidka Jebiya.

0 Visits: 798 | Sunday January 29, 2017 - 11:05:43
Xukuumadda dalka Faransiiska ayaa horraantii sannadkii dhowaa ee 2016ka waxa ay waalidiinta uga digtay in ay sawirrada carruurtooda ku

Read More »

Daawo Muqaal: Masuuliyinta Xisbiga Wadani Ee Magalada Columbus Ee Wadanka Maraykanka Oo Soo Dhaweeyay Tageerayaal Cusub Oo Ku Soo Biiray

0 Visits: 595 | Sunday January 29, 2017 - 10:54:44
Daawo Muqaal: Masuuliyinta Xisbiga Wadani Ee Magalada Columbus Ee Wadanka Maraykanka Oo Soo Dhaweeyay Tageerayaal Cusub Oo Ku Soo Biiray

Read More »

Madaxweyne Trump Oo Xaaskiisa Melania Arin La Yaableh Ku Sameeyey Markii Uu Tegeyay Aqalka Cad

0 Visits: 586 | Sunday January 29, 2017 - 10:47:32
USA (Ilays-News):- Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump oo lagu xanto

Read More »

Noocyada Ay Isku Jiraan Deeqo Ay Dawlada Itoobiya Ugu Deeqdey Dadka Ay Abaaruhu Ku Dhufteen Ee Reer Somaliland +Wasiirka Madaxtooyada Ka Warbixiya

0 Visits: 678 | Sunday January 29, 2017 - 10:32:39
Dawlada Itoobiya ayaa waxaa ay dadka reer Somaliland ee ay abaaruhu ku dhufteen ay ugu deeqday deeqo kala duwan oo isku jira raashin iyo caws .

Read More »

Daawo:"Inan Yar Oo Qawaan Markaad Tidhaahdid Maayar Noqo ..... " Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 657 | Sunday January 29, 2017 - 10:26:01
Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu eedihii abid ugu cusla hawda u mariyey mayaarka Caasimada Hargeysa iyo guud ahaan xildhibaanada golayaasha deeganka .

Read More »

Hordhac: Egypt vs Morocco – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona Port-Gentil.

0 Visits: 1040 | Sunday January 29, 2017 - 10:20:46
Xulalka kasoo wada jeeda qaaradda Africa waqooyigeeda (Egypt iyo Morocco) ayaa midkood ka hari doonta tartanka weyn ee AFCON 2017 kaas oo si habsami leh uga soconaya dalka Gabon.

Read More »

Tababaraha Real Betis Victor Sanchez Oo Hirgalin Doona Caawa Qorshe Ciyaareed Lagu Joojin Karo Lionel Messi

0 Visits: 662 | Sunday January 29, 2017 - 10:12:47
Ka hor kulanka ay galabta ay galabta la ciyaari doonto Barcelona, kooxda martida loo yahay ee Real Betis ayaa tababar albaabka uu u xiran yahay sameeyay arbacadii waxaana lagu soo xan waramay in tababare Victor Sanchez uu diyaarinayay qorshe ka dhan ah Lionel Messi.

Read More »

Guddomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Somaliland oo Hadhimo Sharafeed Casho ah Ku Maamusay Martidi Halkaraan uga Kala Timi Gobolada Dalka+SAWIRO

0 Visits: 1612 | Saturday January 28, 2017 - 17:59:37
GUddomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Md Sharmarke Axmed Muxumed Gelle ayaa Hadhimo Sharafeed Casho ah ku maamuusay Xubno Dhalinyaro ah oo Gobolo kala Duwan uga YImid Sannadguuradii 8aad iyo Xilwareejintii Hogaanka sare ee Naadiga akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo U Hanjabey Beesha Caalamka Iyo Golaha Guutida

0 Visits: 630 | Saturday January 28, 2017 - 17:11:19
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal cali Waraabe ayaa waxaa uu hanjabaado is barkan hawda u mariyey golaha guurtida iyo wadamada Beesha Caalamka .

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Cusub Ee Naadiga Halkaraan Oo Xilki La Wareegay +Masuulliyiin Tiro Badan Oo Ka Qayb Galay

0 Visits: 533 | Saturday January 28, 2017 - 17:03:08
BUrco(AFKA)Munasibad Ballaadhan oo ay Xilka kula kala wareegayeen Hogaankii hore Naadiga Halkaraan iyo Hogaanka Cusub ee Naadiga ayaa ka Qabsoontay Barxadda Halkaraan Waxaana Munasibadda Bilowgeedi lagu so Bandhigay Cayaaro Dhaqameed yo kala Duwan Waxaana KaSoo Qayb Gaay Xubo Dhalinyarada Iyo Masuuliyiin…

Read More »

Daawo:Aqoonyahan Cabdi Qaalib oo Gashaanka U Daruuray SDF +Muuxuse Ku Tilmaamay?

0 Visits: 502 | Saturday January 28, 2017 - 16:59:16
Burco(AFKA)Aqoonyahan Cabdi Qaalib oo Gashaanka U Daruuray SDF

Read More »

Daawo:Dhalinyaro Edeymo Culus U Soo Jeediyey Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud +Xaalada Abaaraha Fariin Ka Diray

0 Visits: 505 | Saturday January 28, 2017 - 16:54:23
Dhalinyaro Edeymo Culus U Soo Jeediyey Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeenta +Xaalada Abaaraha Fariin Ka Diray

Read More »

Daawo:Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Gollaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Saldhiga Millatari Ee Imaaradka Carabtu Ka Samaysanyo Berbera.

0 Visits: 502 | Saturday January 28, 2017 - 16:47:35
Hargeysa(AFKA)Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee gollaha wakiillada Somaliland Dr. Cali Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay saldhiga millatari ee dawladda

Read More »