Wararka

Jose Mourinho Oo Si Cajiib Ah U Weeraray Jurgen Klopp, Miyuu Ka Aargutay ?

0 Visits: 1046 | Friday January 27, 2017 - 15:01:38
Jose ayaa si cajiib ah u weeraray macalinka kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp uu sheegay in

Read More »

Daawo:Barnaamij Ku Saabsan Taariikh Nololeedkii Marxuun Prof Xuseen Tansaani.

0 Visits: 640 | Friday January 27, 2017 - 14:57:25
Halkan kaga boggo Barnaamij ku saabsan taariikh nololeedkii Marxuun Prof Xuseen Tansaani.

Read More »

Shaxda Rasmiga Ah Ee Hull City Vs Man United Iyo Antony Martial Oo Kulankii Labaad Oo Xidhiidh Ah Laga Saaray Kooxda Red Devils.

0 Visits: 567 | Friday January 27, 2017 - 14:54:17
Manchester United ayaa marti u ah kooxda Hull City oo ay kulankii lugtii kowaad ee Leaque Cupka 2:0 ku soo garaacday waxayna Mourinho iyo kooxdiisa Red Devils doonayaan in ay boos ka samaystaan finalka Wemley Stadium ee ay Southampton sii joogto.

Read More »

Daawo:Masuul Ka Sare OO Ka Tirsan Xisbiga Mucaaradaka Ah Ee Waddani Oo Dhaliilo Cus U Soo Jeediey Xukumada Kulmiye

0 Visits: 500 | Thursday January 26, 2017 - 19:45:40
Hargeysa(AFKA)Masuul Ka Sare OO Ka Tirsan Xisbiga Mucaaradaka Ah Ee Waddani Oo Dhaliilo Cus U Soo Jeediey Xukumada Kulmiye

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsiya Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Xasan Xaaji Axmed Dhabar.

0 Visits: 573 | Thursday January 26, 2017 - 18:24:47
26/01/2017 TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,

Read More »

Daawo: Tvga-Caalamiga ah Saab Tv Oo Si Toos ah Hawada Usoo Galay iyo Fariin ay Dirayan Howlwadenada Tv-gaasi

0 Visits: 2014 | Thursday January 26, 2017 - 18:19:52
Tvga-Caalamiga ah Saab Tv Oo Si Toos ah Hawada Usoo Galay iyo Fariin ay Dirayan Howlwadenada Tv-gaasi -

Read More »

War Deg Deg Ah:Agaasimaha Bangiga Dhexe Oo Ka Jawaabay Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Telesom +Muuqal

0 Visits: 570 | Thursday January 26, 2017 - 18:06:35
War Deg Deg Ah:Agaasimaha Bangiga Dhexe Oo Ka Jawaabay Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Telesom +Muuqal

Read More »

Daawo:Banaanbaxa Lagu Taageerayo Ga'aankii Madaxweynaha Somaaliland Ka Qaatay Sixir Barabar Oo Ka Dhacay Magaalada Hargeysa

0 Visits: 529 | Thursday January 26, 2017 - 18:02:42
Hrageysa(AFKA)Banaanbaxa Lagu Taageerayo Ga'aankii Madaxweynaha Somaaliland Ka Qaatay Sixir Barabar Oo Ka DHacay Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo:Shir Balaadhan Oo Laga Hadlayaayey Xaalaada Guud Ee Abaaraha Somaliya

0 Visits: 544 | Thursday January 26, 2017 - 16:23:32
Nairobi(AFKA)Daawo:Shir Balaadhan Oo Laga Hadlayaayey Xaalaada Guud Ee Abaaraha Somaliya

Read More »

Daawo:Wasiirka Ganacsiga Somaaliland Oo Ururka Ganacsatada Ugu Baaqay Inay Sabtida Yimaadaan Wasaarada Ganacsiga.

0 Visits: 460 | Thursday January 26, 2017 - 16:17:20
Wasiirka Ganacsiga Somaaliland Oo Ururka Ganacsatada Ugu Baaqay Inay Sabtida Yimaadaan Wasaarada Ganacsiga.

Read More »

Daawo:Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Culimada Awdiin Ka Soo Jeeda Deeganka Xaaji Saalax Iyo Waxa Ay Ku Wareejiyeen Faysal.

0 Visits: 549 | Thursday January 26, 2017 - 16:11:33
Hargeysa(AFKA)Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Culimada Awdiin Ka Soo Jeeda Deeganka Xaaji Saalax Iyo Waxa Ay Ku Wareejiyeen Faysal.

Read More »

Daawo:Suldaan Daakir Oo Ka Hadley Go'aankii Ay Xukumadu Ka Soo Saartay Adeega Zaadka

0 Visits: 564 | Thursday January 26, 2017 - 16:06:02
Daawo:Suldaan Daakir Oo Ka Hadley Go'aankii Ay Xukumadu Ka Soo Saartay Adeega Zaadka

Read More »

Daawo:Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Bogaadiyay Go,aanki Madaxweynaha

0 Visits: 408 | Thursday January 26, 2017 - 16:03:37
Hargeysa(AFKA)Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Bogaadiyay Go,aanki Madaxweynaha

Read More »

Daawo: Abaarta Ka Jirta Deegaanada Gobalka Saaxil Oo Halkii Ugu Xumayd Maraysa+Maatida Tabaalaysan Ee Aan Labada Caano Maal Jadiid Ka Degin.

0 Visits: 562 | Thursday January 26, 2017 - 16:01:24
Abaarta Ka Jirta Deegaanada Gobalka Saaxil Oo Halkii Ugu Xumayd Maraysa.

Read More »

Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya Oo Musharixiinta madaxweynaha Talo Muhiim Ah U Soo Jeediey Maxayse Tahay ?

0 Visits: 709 | Thursday January 26, 2017 - 15:47:33
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max'ed Cimaan Jawaari ayaa ugu baaqay musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya in ay ilaaliyaan islamarkaana dhowraan shaqada iyo waajibaadka u yaala gudiga qabanqaabada doorashada.

Read More »

Diyaarad Sidday Dhalinyarro Soomaaliyeed Oo Maraykanka Laga Soo Tarxiilay Oo Muqdisho Kasoo Degtay.

0 Visits: 630 | Thursday January 26, 2017 - 15:43:55
Waxaa fiidkii xalay garoonka dayuuradaha ee Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degatay Dayuurad ay la socdeen

Read More »

Human Rights Watch: AMISOM waa inay magdhaw ka bixiso dilka 14 rayid ah

0 Visits: 423 | Thursday January 26, 2017 - 15:35:49
Hayada xaquuqul insaanka ee Human Rights Watch[HRW] ayaa ka dalbeysa ciidamada AMISOM inay magdhaw ka bixiyaan 14 qof oo rayid ah oo ay sheegtay inay ku dileen gudaha Soomaaliya.

Read More »

Daawo:Xisbiga WADDANI Oo Si Adag U Cambaareeyay Xadhiga Masuul Sare Oo Ka Tirsan Shirkadda TELESOM.

0 Visits: 472 | Thursday January 26, 2017 - 15:33:06
Xoghayaha caddaalada ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa si adag u cambaareeyay xadhiga Agaasimaha waaxda horumarinta shirkadda Telesom Md. Cabdiwahaab Maax

Read More »

Donald Trump Oo Joojinaya Qaxootiga Laga Keeno Soomaaliya Iyo Dalalka Islaamka.

0 Visits: 715 | Thursday January 26, 2017 - 12:29:26
Madaxeynaha Maraykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa inuu maanta saxiixo sharci cusub oo lagu xakameenayo dadka qaxootiga ah

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Barbareeyay Rikoorka Laadadka Xorta Ah Ee Xagaagan Uu Dhaliyay Lionel Messi

0 Visits: 1052 | Thursday January 26, 2017 - 12:27:45
Weeraryahanka Real MadridCristiano Ronaldo ayaa barbareeyay rikoorka laadadka xorta ah e uu xagaagan dhaliyay wiilka ay sida ba'an u tartamaan ee Lionel Messi.

Read More »