Wararka

Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland oo Beeniyey inu maraakiib dalka laga mamnuucay uu fasaxay Badaha Somaliland

0 Visits: 922 | Monday February 17, 2014 - 18:47:58
Wasiirku wuxu sheegay inaanu jirin wax sharci ah oo wasaaradiisu siisay maraakiibtaas

Read More »

Daawo Video: Dhacdo Mucjiso ah oo ku Dhacday Oday Ku nool Deegaanka Dhahar oo Guriga uu Galo ba uu Dab Qabsanayo, Isagana ay Biyo aanay Dadku arkayn ku Da'ayaan

0 Visits: 1694 | Monday February 17, 2014 - 18:12:55
Odaygan aya sido kale Biyo aanay dadka kale arkaynin ku Da'ayaan mararka qaar waxanu ka warramaya xilligu ugu horeysay ee u arkay dhacdadan

Read More »

Daawo Video: Wasiir Garaadka Arrimaha Bulshada iyo Guddomiye Faysal Cali Waraabe oo Hadalo Xanaf leh is weydaarsaday kadib xaflad uu Ururka SOLJA ku so wada casuumay masuliyiintan

0 Visits: 1183 | Monday February 17, 2014 - 17:36:26
"Faysalow Dibiga Hirdida Badan Reerkaygu Waxay Yidhaadaan…"Wasiir Garaad

Read More »

Daawo Video: Nin Shiine Ah Oo si badheedh ah Jacaylkiisi Bullaacad Ugu Riday, Halkaas Oo Ay ku dhowaad 60 Saacadood Dhex Xarbiyaysay

0 Visits: 1505 | Monday February 17, 2014 - 16:38:27
Daawo Video: Nin Shiine Ah Oo si badheedh ah Jacaylkiisi Bullaacad Ugu Riday, Halkaas Oo Ay ku dhowaad 60 Saacadood Dhex Xarbiyaysay

Read More »

"Horta berigii horena annaga waa naga hiiliseen oo kulmiye ayaa u hiiliseen ,Cuqubadayadiibana idin haysa" Guddomiye Faysal Ali Warabe

0 Visits: 1045 | Monday February 17, 2014 - 16:06:25
"Qoladiina Saxaafadda iminka Naftaa la isugu kiin keenay, Horta berigii horena annaga waa naga hiiliseen oo kulmiye ayaa u hiiliseen , weliba annaga in badan baa sharaf ahaan meel nagaga dhacdeen, dawladuna waabay iska kiin xidhi kartaaye annagu idinmana xidhi karno" Faysal Ali Warabe

Read More »

Guddoomiyey Cirro oo Fadhiyadii Aqalka Wakiilada Mar kale dib u riixay iyo Sababta keentay?

0 Visits: 1030 | Monday February 17, 2014 - 12:28:15
Guddomiye Cirro ayaa ku war geliyay Golaha Wakiilada in uu aqalkaasi fasax ahaan doono ilaa 25-02.2014 ee bishan aynu ku jirno.

Read More »

Booliiska Dalka Sacuudiga oo Rasaas ay la beegsadeen Dhalinyaro Soomali ah ku diley Hal qof kuna dhwacay mid kale

0 Visits: 1127 | Monday February 17, 2014 - 12:13:35
Booliiska Dalka Sacuudiga oo Rasaas ay la beegsadeen Dhalinyaro Soomali ah ku diley Hal qof kuna dhwacay mid kale

Read More »

DIYAARAD LAGA LEEYAHAY ETHIOPIA OO LA AFDUUBAY IYO CIDDA AFDUUBKA GEYSATAY

0 Visits: 1087 | Monday February 17, 2014 - 12:08:04
Diyaarad Itoobiya laga leeyahay oo ka duushay magaalada Addis Aababa kuna socotay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, ayaa lagu qasbay inay ku degto magaalada Geneva ee waddanka swizerland

Read More »

Cayaaryahanka Wayne Rooney oo Mustaqbalkiisa Ciyaareed U Hibeeyey Kooxda Manchester United

0 Visits: 1506 | Monday February 17, 2014 - 11:56:06
Wargeyska The Sun ayaa qoray in Wayne Rooney uu mustaqbalkiisa inta ka dhiman u hibeeyay kooxda Manchester United

Read More »

Dawladda Turkiga oo Beenisay inay Lacagtii Ka jartay Somalia iyo Wasaradda Arrimah Debedda Turkiga oo ka hadashay

0 Visits: 1291 | Monday February 17, 2014 - 11:48:25
Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga, ayaa beenisay inay jartay lacagtii kaashka ahayd oo ay siin jirtay dowladda Somalia, sida ay daabacday wakaaladda wararka ee Reuters, waxaana ay sheegtay in si qalad ah loo fasiray hadal kasoo baxay.

Read More »

Barkhad Abdi, oo Ku Guulaystay Abaalmarin Caalami ah, kuna Mutaystay Kaalintii uu kaga Jirey Filimka Captain Phillips

0 Visits: 1770 | Monday February 17, 2014 - 11:21:52
Barkhad Cabdi Ayaa Ku Guulaysatay Abaalmarinta BAFTA Ee Caawiyaha Jilaaga Ee Ugu Fiicnaa Sanadkan Ee....

Read More »

Madaxweynaha Dalka Venezuela oo Ku Hanjabay In Uu Qori Kala Hor Tagi Doono Cid Kasta Oo Isku Dayda In Ay Xukuumadiisa Rido,

0 Visits: 1068 | Monday February 17, 2014 - 11:03:21
Madaxweynuhu Wuxuu Dhaar Ku Maray In Uu Difaaci Doono Dastuurta Iyo Hadafkii Kacaankii Bolofariga Ee Uu Horkacay Hogaamiyihii Geeriyooday Hugo Chavez.

Read More »

Tababaraha kooxda Arsenal Mr.Arsene Wenger ayaa ka hadlay guushii ay ka gaareen kooxda Liverpool

0 Visits: 1381 | Monday February 17, 2014 - 10:57:51
kooxda Liverpool oo marti ugu ahayd Emirates koobka AF Cup ayaa caawa ay kaga badiyeen 2-1.

Read More »

Go'aanka Bari Golaha Guurtida La Filaayo Inuu Ka Soo Saaraan Muranka Golaha Wakiilada Oo la Shaaciyay

0 Visits: 1047 | Monday February 17, 2014 - 05:52:36
Go'aanka Bari Golaha Guurtida La Filaayo Inuu Ka Soo Saaraan Muranka Golaha Wakiilada Oo la Shaaciyay

Read More »

Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Maanta Deeq Buugaag Ah Soo Gaadhsiiyey Jaamacada Alpha University Faraceeda Magaalada Hargaysa.

0 Visits: 1044 | Monday February 17, 2014 - 03:11:30
Guddoomiyaha Jaamacada Alpha Mudane Pro. CabdiRaxmaan Maxamed Maal Oo Guddoonka Buugaagtaasi Ka Hadlay Ayaa Sheegay In Uu Aad Ugu Mahad celinayo Jaaliyada.

Read More »

RadioAfkashacabka:Dhegeyso:Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani UK, Md. Qasim Aadan Saleebaan oo xukuumada ku eedeeyey qaska iyo muranka golaha

0 Visits: 1472 | Monday February 17, 2014 - 03:04:26
Waxuuna ugu baaqay Xildhibaanada aan codka deegaamadoodii ku iman ee xilka lagu sharfay inay Xishoodka ilaaliyaan, Waddankana u tudhaan

Read More »

Masuuliyiin ka socota shirkada Pontus marine oo la kulmay jaaliyada somaliland ee dalka finland.

0 Visits: 1139 | Monday February 17, 2014 - 02:57:58
Masuuliyiin ka socota shirkada pontus marine ee maalgalinta kaluunka iyo suuqgeyntiisa ee Somaliland , ayaa soo gaadhay wadanka finland gaar ahaan caasimada helsinki

Read More »

Xoghayaha Arimaha Dibada Wadanka Maraykanka John Kerry ayaa Ka Dayraiyay halka ay Marayso Cimilada Aduunku isagoo Maanta Joogay Wadanka Indooniisiya.

0 Visits: 898 | Monday February 17, 2014 - 02:54:40
Wadanka Maraykanka oo hore uga soo horjeeday in Caalmku Wax ka qabtaan Cimilada Dunida ee Sii xumaanaysa ayaa hada moodaa in uu ka soo dabcay Mawqifkii sii hore.

Read More »

Marwada Koowaad Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay 24 Kalkaaliye Caafimaad Ah

0 Visits: 987 | Monday February 17, 2014 - 02:48:07
'Waxaan idin kula dardaarmayaa in wixii aad barateen aad uga faa'iidaysaan dadkiina, waxbarashaduna ma dhamaato ee dadaalkiina sii-wada'

Read More »

Golaha Guurtidda oo saaka bilaabay xal ka gaadhista Mooshinka Khilaafka ka abuuray Golaha wakiiladda

0 Visits: 939 | Sunday February 16, 2014 - 19:28:21
waxaanay markii ugu horaysay isa soo hor fadhiisiiyeen labadii guddi ee ay labada garab ee golahaasi u saareen khilaafka ee shalay sheegay in ay dhamaysan kari waayeen khilaafkooda.

Read More »