Maalinta berri ah oo lagu wado in xukuumadda uu soo magacaabay Ra'iisul wasaare Sharma'arke la hor-geeyo golaha shacabka si codka kalsoonida loogu qaadayo; ayaa waxaa mooshin ku saleysan inaanu shirkaas guddoomin karin afhayeenka baarlmaanka, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ka gudbiyay xildhibaanno…
Read More »