Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Ee Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska Maanta Oo Axad Ah
Maalin wanaagsan akhristayaasha sarafta lehow meel kasta oo aad aduunka ka joogtaan, kuna soo dhawaada barnaaamijkeenii maalinlaha ah ee aanu sida joogtada ah idiinku soo gudbino waxyaabaha ay wargaysyadu ka qoraan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.WARBIXIN: Seddex Meelood Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Liverpool Iyo Arsenal Kulanka Maanta Ee Anfield
Liverpool waxa ay dooneysaa inay markii seddexaad oo isku xigta horyaalka Premier League ay garaacdo Arsenal kulanka maanta ka dib markii ay lixda dhibcood ka soo qaateen xilli ciyaareedkii la soo dhaafay, halka Arsenal ay dooneyso inay guul ku ilowdo wixii ku soo qabsaday garoonka Stoke City isbuucii…Philippe Coutinho Oo Diyaar U Ah Inuu Xilli Ciyaareedkan Sii Joogo Liverpool Laakiin Hal Sharuud Oo Culus Ayaa Ku Xiran
Kubadsameeyaha reer Brazil Philippe Coutinho ayaa diyaar u ah inuu hal xilli ciyaareed kale sii joogo Liverpool laakiin waa haddii ay kooxda Reds ka soo baxdo hal sharuud oo uu hordhigay. Xiddiga reer Brazil ayaa doonaya in Liverpool ay ogolaato inuu ku biiri karo Barcelona xagaaga danbe, sida ay qortay…TAARIIKH: Lionel Messi Oo Kor U Dhaafay 350 Gool Oo Horyaalka La Liga Ah & Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato
Mar kale, Lionel Messi ayaa ahaa mid diirada oo dhan ay isaga saaran tahay, waxaana xiddiga reer Argentina laga filayay inuu natiijada keeno kulankii shalayto ee Alaves ee horyaalka La Liga madaama Suarez uu dhaawac ku maqnaa islamarkaana Neymar uu ku biiray Paris Saint-GermainKhabiirada Sky Sports Oo Soo Xushay Shaxda Isku Darka Ah Ee Liverpool & Arsenal Ka Hor Kulankooda Maanta Ee Anfield
Khabiirada Sky Sports Charlie Nicholas iyo Phil Thompson oo u soo kala ciyaaray kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa soo xushay shaxda isku darka ah ee labada kooxood ka hor kulankooda weyn ee maanta ku dhexmaraya garoonka Anfield.
