Wararka

Daawo;Golaha Wasiirada Somaliland Oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2017-ka

0 Visits: 608 | Thursday December 22, 2016 - 16:07:05
Hargeysa(AFKA);Golaha Wasiirada Somaliland Oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2017-ka

Read More »

Daawo Sawirada: Bariis Caag laga sameeyay oo lagu qabtay Wadan kuyaala Qaarada Afrika

0 Visits: 707 | Thursday December 22, 2016 - 15:13:11
Dowlada Nageria ayaa shaaca ka qaaday in ay qabatay lana wareegtay 2.5tan oo bariis caag laga soo sameeyay , waxaana bariiskan loogu tala galay in la galiyo Suuqyada waa weyn ee dalkaasi si dadku u cunaan.

Read More »

War Deg Deg Ah:Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadley Dhaawacyo Loo Geystay Masuulyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani

0 Visits: 987 | Thursday December 22, 2016 - 15:02:01
Afhayeenka guud ee ciidanka Booliska Somaliland Gashaanle Sare Faysal Xiis oo warbaahinta qaar la hadley waxaa uu sheegay in falalkaasi ay ciidanka Boolisku gacanta ku hayaan .

Read More »

Daawo:Xildhibaan Saleebaan CalI Koore Oo Kahadlay Hankiisa Gudomiye Ee Golaha Iyo Heshiiska Khaatumo

0 Visits: 549 | Thursday December 22, 2016 - 13:57:50
Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Saleebaan CalI Koore Oo Kahadlay Hankiisa Gudomiye Ee Golaha Iyo Heshiiska Khaatumo

Read More »

Liiska Kala Saraynta Horyaalka Premier Leaque-ga Ee Sanadkan 2016 Iyo Koox Kastaaba Dhibcihii Ay Ka Heshay

0 Visits: 663 | Thursday December 22, 2016 - 13:54:25
Sanadkastaaba waxa uu kulmiyaa laba xili ciyaareed laakiin haddii si gaar ah loo xisaabiyo kulamadii la ciyaaray sanadkan 2016 oo kaliya ee horyaalka Premier Leaque-ga iyo dhibcihii ay kooxuhu

Read More »

95 Maalmood Oo Doorashadii Ka Hadhay, Qabyada Muuqata, Abaarta Taagan, Mawqifka Xisbiyada, Iyo Muddo Kordhin Mar Kale Iman Karta

0 Visits: 602 | Thursday December 22, 2016 - 13:51:50
Hargeysa(AFKA)95 Maalmood ayaa inaga xiga 28 March 2017 oo ah maalinta la qoondeeyay inay shacabka reer Somaliland u dareeraan doorashada madaxweynaha Somaliland hoggaamin doona shanta sannadood ee soo socda.

Read More »

War Deg Deg Ah: Dhalinyaro Taabacsan Xisbiga KULMIYE Oo Weerar Ku Soo Qaaday Huteelka Maansoor Oo Ay Ka Socotay Xaflad Xisbiga WADDANI Leeyahay

0 Visits: 793 | Thursday December 22, 2016 - 13:49:05
Kooxo dhalinyaro ah oo aan heybtooda si rasmi ah loo garaneen balse u hiilinaaya Murashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi,

Read More »

Daawo:Gudoomiyihii Garabka DHalinyrada Ee Xsibiga Waddani Oo Faahfahin Ka Bixiyey Wareerkii Xlay Lagu Qaaday

0 Visits: 946 | Thursday December 22, 2016 - 13:44:19
AFKA(AFKA)Gudoomiyihii Garabka DHalinyrada Ee Xsibiga Waddani Oo Faahfahin Ka Bixiyey Wareerkii Xlay Lagu Qaaday

Read More »

Xaalada Amaan Ee Hotel Maansoor Oo Khalkhal Gashay Iyo Haayadihii deganaa Oo debeda ka joogsaday

0 Visits: 823 | Thursday December 22, 2016 - 13:21:41
Xaalada Amaan Ee Hotel Maansoor Oo Khalkhal Gashay Iyo Haayadihii deganaa Oo debeda ka joogsaday

Read More »

Guddoomiyihii Garabka Dhalinyaradda WADDANI Oo Koox Hubaysan Oo Xisbiga KULMIYE Ka Tirsani Dhaawacyo Soo Gaadhsiyeen.+SAWIRRO

0 Visits: 666 | Thursday December 22, 2016 - 12:11:55
Guddoomiyihii Garabka dhalinyaradda Xisbiga WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme ayay koox hubaysani caawa dhaawacyo

Read More »

Ogeysiis Muhiim Ah:Xarunta Tabarka Tudhaale Qaybta Burco Oo Tabar Bilaabaya Iyo Noocayahay

0 Visits: 896 | Thursday December 22, 2016 - 11:45:32
Xarunta Tabarka Ee Tudhaale Motivational And Training Center

Read More »

Wiil Watay Mooto Bajaaj Oo Goor Dhow lagu Toogtay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

0 Visits: 615 | Wednesday December 21, 2016 - 23:02:44
Muqdisho(AFKA)Ciidamo ka tirsan dowlada Somalia ayaa goor dhow nawaaxiga isgoyska Km-4 ee magaalada Muqdisho waxay ku dileen wiil dhalinyaro ah watay Mooto Bajaaj.

Read More »

War Deg Deg:Magaca & Sawirka ninkii ka Dambeeyey Weerarkii ka Dhacay Berlin Oo la Shaaciyey

0 Visits: 676 | Wednesday December 21, 2016 - 22:57:58
Barlin(AFKA)Booliska dalka Germany ayaa shaaciyey magaca iyo sawirka ninkii ka dambeeyey weerar loo adeegsaday gaari dad la jiirsiiyey oo habeen hore ka dhacay Suuq laga dukaameysto oo ku yaalla magaalada Berlin.

Read More »

Beesha caalamka War cusub ka soo saartay hanaanka doorashooyinka Somalia

0 Visits: 675 | Wednesday December 21, 2016 - 22:33:52
Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen wakiilada Beesha Caalamka ee Somalia ayaa looga dalbaday Hoggaamiyaasha Madasha Qaran inay qabtaan doorasho ku fadhida sharci, daah-furnaan iyo xisaabtan.

Read More »

Daawo: Wasiir Cadaaniga Warfaafinta Oo Shaaca Ka Qaaday Shaqadii Uu Dibada Ku Qaban Jiray Iyo Tan Somaliland Ta Fiican.

0 Visits: 643 | Wednesday December 21, 2016 - 18:45:34
Hargeysa(AFKA):Wasiir Cadaaniga Warfaafinta Oo Shaaca Ka Qaaday Shaqadii Uu Dibada Ku Qaban Jiray Iyo Tan Somaliland Ta Fiican.

Read More »

Daawo;Maxaa Ka Jira In Imaraadku Uu Sal Dhig Milateri Ka Furanayo Berbera Wasiirka Dulista Hawada Somaliland Oo Si Fahfahsan Uga Hadlay

0 Visits: 581 | Wednesday December 21, 2016 - 17:59:29
Hargeysa(AFKA);Maxaa Ka Jira In Imaraadku Uu Sal Dhig Milateri Ka Furanayo Berbera Wasiirka Dulista Hawada Somaliland Oo Si Fahfahsan Uga Hadlay

Read More »

Daawo: Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Dalxiiska Iyo Dhaqanka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Sababta Uu Wasaaradaasi Ula Wareegi-Waayay.

0 Visits: 643 | Wednesday December 21, 2016 - 16:39:28
Hargeysa(AFKA)Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Dalxiiska Iyo Dhaqanka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Sababta Uu Wasaaradaasi Ula Wareegi-Waayay.

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo La Ogaaday Inay Soo Xero-galinta Siyaasinta Samaale, Faysal Cali Waraabe, Muumin Seed Iyo Jamaal Cali Xuseen Iyo Kharashka Ku Baxay

0 Visits: 1027 | Wednesday December 21, 2016 - 16:34:09
Xukuumadda Somaliland, ayaa ku kharash garaysay shakhsiyaad kooban lacagtii ugu badnayd ee siyaasad loo isticmaalo. Shan siyaasi oo kamid ah siyaasiyiinta Somalilamd ayaa isu gayn ahaan waxa jeebka loogu shubay lacag gaadhaysa 5 Milyan oo dollar.

Read More »

War Deg Deg Ah:Buuni Oo Kamida Masuuliyiinta Dallada Sonsaf Oo Is Casiley Ka DIb Eeymo Culus Oo Oga Yimi Xisbiga Waddani +Daawo

0 Visits: 688 | Wednesday December 21, 2016 - 16:25:18
Hargeysa(AFKA)Buuni Oo Kamida Masuuliyiinta Dallada Sonsaf Oo Is Casiley Ka DIb Eeymo Culus Oo Oga Yimi Xisbiga Waddani

Read More »

Daawo:Wasiirka Ku Xigeenkii Hore Ee Wasaarda Warfaafinta Oo Xilkii Ku Wareejisay Wasiirka Ku Xigeenkii Cusub Ee Wasaaraaasi

0 Visits: 462 | Wednesday December 21, 2016 - 16:11:13
Hargeysa(AFKA)Wasiirka Ku Xigeenkii Hore Ee Wasaarda Warfaafinta Oo Xilkii Ku Wareejisay Wasiirka Ku Xigeenkii Cusub Ee Wasaaraaasi

Read More »