Wararka

Madaxda Madasha Wada-tashiga Somliya Oo Lagu Wado Inay Ku Kulmaan Magaalada Muqdisho IYO Dareenka Ku Xeeran

0 Visits: 529 | Tuesday August 02, 2016 - 18:04:38
Iyadoo maalmahaan ay soo baxayeen in laga yaabo in doorashada dalka ay dib u dhacdo, ayaa waxaa haddana la filayaa in Magaalada Muqdisho ay kulamo ku yeeshaan Mas'uuliyiinta Soomaalida, kaasoo looga hadli doono Doorashooyinka iyo Xilliga ay dhacayaan.

Read More »

Xoghayaha warfaafinta xisbiga WADANI Oo Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Safiirka Turkiga Ee Somalia

0 Visits: 730 | Tuesday August 02, 2016 - 18:04:28
Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaradka ah ee WADANI C/rashiid Xasan Mataan ayaa safiirka Turkiga ee Soomaaliya ku eedeeyey

Read More »

Daawo:Taageerayaasha Erdogan oo Shacabka Germany ka Yaabsaday iyo Wadaniyada ku jirta+Sawir !!

0 Visits: 905 | Tuesday August 02, 2016 - 18:00:18
Magaalooyin badan oo ku yaala Qaarada Yurub gaar ahaan gudaha dalka Germany ayaa waxaa wali ka socda Banaanbaxyo xoogan oo ay dhigayaan taageerayaasha Madaxweynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan .

Read More »

Saraakiil Ciidamo katirsan AMISOM Oo Maxkamad lagu Saaray Muqdisho+Sawiro

0 Visits: 570 | Tuesday August 02, 2016 - 17:54:10
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dalka Uganda ayaa maanta magaalada Muqdisho Maxkamad ku saartay saraakiil iyo askar katirsan Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa kasoo jeeda dalka Uganda ,kuwaa oo loo heestay dambiyo kala duwan.

Read More »

Dhacdo Ku Cusub Somaliya:Gabar kunool Muqdisho oo Xafladeeda dhalasahada Baskoolada Hadiyad looga dhigay Iyo Dreenki Ka Dhashay+Sawiro

0 Visits: 2128 | Tuesday August 02, 2016 - 16:42:27
Dad badan ayaa aad ula yaabay hadiyad la siiyay gabar kamid ah gabdhaha kunool magalaada Muqdisho oo xaflad u dhigtay maalinteeda dhalashada, waxaana gabadhan mid kamid ah asxaabteeda uu Hadiyad uga dhigay Biskoolad.

Read More »

Daawo Sawirada:Mid ka mid ah Xiddigaha Madaw ee Xulka Germany oo Lacag fara badan lagu iibsaday

0 Visits: 902 | Tuesday August 02, 2016 - 16:29:33
Kooxda Manchester City ee horyaalka dalka Ingiriiska ayaa qadar yar ka hor shaacisay inay ku guuleeysatay tartankii loogu jiray soo iibsashada mid ka mid ah Xiddigaha ugu da´da yar Qaranka Germany kaas oo lacag aad u fara badan lagu soo iibsaday .

Read More »

Jaamac Shabeel Oo Ka Hadlay Hadal Haynta Muddo Kordhinta Iyo Heshiiska Shirkada DP World Ee Dekedda Berbera.

0 Visits: 532 | Tuesday August 02, 2016 - 15:46:31
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa ka hadlay

Read More »

Daawo: Afhayeenka Madaxtooyadda Oo Ka Warbixiyay Nuxur Kulan Dhex Maray Madaxweynaha Iyo Xisbiyada Qaranka.

0 Visits: 382 | Tuesday August 02, 2016 - 15:46:07
Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Cabiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye ayaa ka warbixiyay kulan saaka qasriga Madaxtooyadda ku dhex maray Madaxweynaha Somaliland iyo guddoomiyeyaasha saddexda xisbi qaran

Read More »

Xildhiban Xoog Oo Sheegay Inay Golaha Hor Keeni Doonaan Mooshin Ka Dhan Ah Qunsuliyadda Turkiga Ee Somaliland.

0 Visits: 626 | Tuesday August 02, 2016 - 15:28:08
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog), oo ka mid ah Mudaneyaasha golaha Wakiillada,

Read More »

Daawo: Cabdiraxman Cirro Oo Cadeeyay Inay Ku Qanci Doonaan Go'aanka Uu Madaxwaynaha Somaliland Ka Qaato Saami Qaybsiga Golaha Wakiilada.

0 Visits: 725 | Tuesday August 02, 2016 - 15:22:14
Guddomiye Cabdiraxman Cirro ayaa Cadeeyay Inay Ku Qanci Doonaan Go'aanka Uu Madaxwaynaha Somaliland Ka Qaato Saami Qaybsiga Golaha Wakiilada.

Read More »

Daawo "Xal lama waayine Xiniinya la waayey, Wana ceeb inanu nidha 82 Qof banu Qaybin kari waynay anago kursi doonayna" Faysal Ali Warabe

0 Visits: 1087 | Tuesday August 02, 2016 - 15:14:59
Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inay ceeb ku tahay inay maanta ku heshiin waayan saami-qaybsiga kuraasta gollaha wakiilada isago Murashxinta Madaxtinimadana uso jeediyey inay Bakhaaro Furtaan hadday qaybin kari waayen 82 Qof

Read More »

Daawo "Arrinta Saami Qaybsiga kuraasta Golaha Wakiilada Runtii Qaran ahaan oo Dhan baynu Eed ku leenahay Waayo .." Muse Bixi

0 Visits: 650 | Tuesday August 02, 2016 - 15:09:31
Guddoomiyaha ahna murrashaxa Madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa walaac weyn ka muujiyay xalka xeerka saami-qaybsiga kuraasta gollaha wakiillada,

Read More »

Daawo:Nin Xanuusanaya oo Geed Hoostii lagu Xidhay kadib Lugi ka Go'day Lugta kalena Halis ugu jirto inay Go'do

0 Visits: 627 | Tuesday August 02, 2016 - 10:18:42
Muwadinkan oo rer somaliland ah ayuu so caawiyey wasiirka arimaha gudaha Somaliya oo muqdisho jooga Daawadayna xaalada ninkan xanuusanaya oo ka argagaxay

Read More »

Faysal Cali Warabe o Dacwad halis ku ah ammaanka Dalka dib u dhacna ku keni karta Dorashoyinka u Gudbiyey Gudiga Diwangelinta Ururada Siyasada

0 Visits: 902 | Tuesday August 02, 2016 - 10:04:45
Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa guddida diwaangalinta ururada siyaasadda u gudbiyay gal dacwadeed cusub oo

Read More »

Daawo: Mareye Cali Xoorxoor oo faahfahiyey kulan Dhexmaray Wasiiro ka tirsan Xukumada iyo shaqaalaha Dekeda

0 Visits: 776 | Tuesday August 02, 2016 - 09:50:50
Mareyah Dekedda Berbera Eng Cali Xoorxoor aya faahfahiyey kulan Dhexmaray Wasiiro ka tirsan Xukumada iyo shaqaalaha Dekeda

Read More »

Daawo: Dhalinyarada Hal Abuurka Gobolk SOOL oo Diiday inay Gobolkooda Bandhig Masraxiyeed ka Dhigan Jawaan iyo Sooraan

0 Visits: 661 | Tuesday August 02, 2016 - 09:04:49
Dhalinyarada Hal Abuurka Gobolk SOOL oo Diiday inay Gobolkooda Bandhig Masraxiyeed ka Dhigan Jawaan iyo Sooraan iyo Culumada Gobolkas oo hore ugu Diiday Dhalinyrada hal abuurka bandhigan oo kale

Read More »

Daawo"Shaqaalaha Kala Duduwan Ee Dekada, Dhamaantood Waxa Aanu U Cadaynay In Qof Shaqo Waayayaa Aanu Jirin Xuquuqdooduna Ay Tahay Mudamin". Wasiirka Madaxtooyada.

0 Visits: 731 | Tuesday August 02, 2016 - 08:52:39
Xubnihii guddida Maalgashiga dekeda Berbera ka shaqaynayey oo uu wehelinaayo Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cali Sandulle ayaa kulamo la yeeshay shaqaale weynaha dekeda Berbera

Read More »

Daawo:Wasirki Hore Madaxtoyada oo Buugag ugu Deeqay Maktabadda Akhriska ee Ceerigaabo ee Naadiga Anfac

0 Visits: 737 | Tuesday August 02, 2016 - 08:42:11
Wasiirkii hore ee wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mud. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa deeq buugaag kala duwan gaadhsiiyay Maktabada akhriska ee magaalada Ceerigaabo,

Read More »

Ex Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Ka Qaybgalay Carwada Jaamacadaha Somaliland, Shacabkana Ku Dhiirigaliyay Qiimaha Waxbarashada.+SAWIRRO

0 Visits: 718 | Tuesday August 02, 2016 - 08:24:36
Wasiirkii Hore ee madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maalintii shalay si kadis ah u booqday

Read More »

WarDeg Deg Ah:Taliska AMISOM Oo Aqbalay Dalab Muhiim Ah Oo Uga Yimid Musharaxa C/raxmaan Faroole

0 Visits: 770 | Monday August 01, 2016 - 19:12:52
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Faroole oo haatan ah musharax u taagan doorashada xilka Madaxweynaha Somalia ayaa ka dalbaday AMISOM in la siiyo ciidamo ku ilaaliya magaalada Muqdisho.

Read More »