Wararka

Daawo: Sheekh Cabdullaahi Barbaraawi Oo Si Adag Uga Hadlay Suxufigii Gay-ga Ahaa Ee Booqashada Ku Yimid Somaliland.

0 Visits: 757 | Wednesday May 11, 2016 - 16:48:39
Sheekh Cabdillahi Berberaawi oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka ayaa si adag uga hadlay ninkii suxufiga ahaa ee la qabay ee Somaliland booqashada ku yimid,

Read More »

"Ninkaas Gay-ga Ah Hay'addii Dalka Keentay Iyo Cidii Aqbashayba Waa In La Maxkamadeeyaa Waayo Waxa Uu Ka Soo Horjeedaa Dhaqankeena Iyo Diinteena" Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta

0 Visits: 545 | Wednesday May 11, 2016 - 09:21:40
Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Oo Si Adag Uga Hadashay Soo Dhawayntii Loo Sameeyey Wariyaha U Olaleeya Guurka Dadka Isku Jinsiga Ah

Read More »

Daawo: Dhalinyaro Film Cajiba ka samaysay Tahribta Haddana Qaar kamid ahi Tahriibeen kuna Dhinteen Badaha

0 Visits: 896 | Wednesday May 11, 2016 - 08:45:37
Dhalinyaradan oo Film wacyigelin ah ka samaysay Tahriibta ayaa haddana sida la sheegay qaar kamida jilayaashi filmkani Tahriib ku dhinteen iyagoo saarnaa Doontii Dadka ugu Badani ku dhnteen dhowaan ee ku qarqoontay Xeebta Giriiga

Read More »

"Waxaan cambaaraynayaa dhaqan xumadaas iyo ixtiraamdarada ay xukuumada Djibouti kula kacaday waftiga Somaliland" Xildhiban Dogox

0 Visits: 552 | Wednesday May 11, 2016 - 08:32:56
Xildhibaan Saleebaan Dodox oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Degaanka Caasimadda Hargaysa,

Read More »

Daawo: Siyaasi Cabdilaahi Geeljire oo Si Adag u Dhaliilay Dawladda Djibouti iyo Madaxweynahooda kana hadlay Bahdilaadi ay madaxweyne silanyo ku sameeyeen

0 Visits: 792 | Wednesday May 11, 2016 - 08:29:37
Siyaasi Cabdilahi Geeljire ayaa noqday siyaasigi ugu horreeyey ee somaliland ah ee ka hadla arrintan hadalka badan ka dhex dhalisay Bulshada

Read More »

Hargaysa:Wasiirka Wasaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga Ah Oo Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socday Baanka Aduunka (The World Bank).

0 Visits: 662 | Tuesday May 10, 2016 - 22:30:26
Weftigaasi wuxuu ka koobnaa khubaro iyo aqoonyahanno ka tirsan World Bank oo u kuur galayey sidii Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga looga taageeri lahaa xagga Aqoonta iyo Adeegsiga ICT-ga iyo sidii loo hirgelin lahaa loona taabo gelin lahaa xarunta Diwaan-gelinta Adeega Ganacsiga ee Wasarada (One…

Read More »

Mareeyaha Dakada Berbera Oo Marki Ugu Horaysay Ka Hadlay Wareejinta Dakada Berbera

0 Visits: 627 | Tuesday May 10, 2016 - 22:28:38
Maareeyaha guud ee dekedda Berbera Injineer Cali Cumar (Cali Xoorxoor) oo ka mid ahaa waftigii madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo saaka ku soo laabtay Hargeysa ayaa saxaafadda la hadlay oo faah-faahin ka bixiyay nooca heshiiska ay kala saxiixdeen Dubai Port World iyo dekedda caalamiga ah Berbera.

Read More »

Daawo Muqaal:Wasiirka Wasaarada Maaliyada Iyo Maamulaha Kastamka Berbera Oo 27 Dhalinyaro Ah U Abuuray Shaqo

0 Visits: 637 | Tuesday May 10, 2016 - 22:25:11
Wasiirka Wasaarada Maaliyada Iyo Maamulaha Kastamka Berbera Oo 27 Dhalinyaro Ah U Abuuray Shaqo

Read More »

Xukumada Oo Faah Faahiysay Heshiiska Lagu Wareejinayo Dekeda Berbera, Kana Hadlay Lacag La Siiyey Xukuumada Somaliland

0 Visits: 473 | Tuesday May 10, 2016 - 16:40:54
wasiirka arimaha dibada somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka war bixiyey heshiiskii dhex maray xukuumada somaliland iyo shirkada Dubai Port World. Wasiirka arimaha dibada somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlayey xafiiskiisa ayaa waxa uu sheegay in heshiiskaas la hor gayn doono golaha wasiirada…

Read More »

Daawo:Xildhibaan Ka Mida Golaha Barlamaanka Somaliland Oo Ka Biyo Diiday Heeshiska Dakada Berbera ee Lagu Galay Imaraadka Carabta.

0 Visits: 584 | Tuesday May 10, 2016 - 16:38:40
-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Sheegay Inay Mooshin Ka Keenayaan Heshiiska Lagu Wareejinayo Dekeda Berbera

Read More »

Daawo:Kalfadhi Ay Yeesheen Golaha Deegaanka Degmada Gabilay Oo Lagaga Dooday Ajiinde Cusub

0 Visits: 626 | Tuesday May 10, 2016 - 16:34:42
Kalfadhigii 12 Ee Golaha Deegaanka Gobolka Gebilay Oo Furmay Iyo Ajandayaal Cusub Oo Ay Ka Doodeen Xildhibaanadu

Read More »

"Doorasho Ayaa Inagu Soo Socota Waxaan Axsaabta Kula Dardaarmayaa Tartan Nadiif Ah." Xaji Cabdi Wraabe.

0 Visits: 764 | Tuesday May 10, 2016 - 16:33:06
Xaaji Cabdikariim (Cabdi Waraabe), ayaa ka hadlay gaabiska ka muuqda Diiwaangelinta kaadhka cod bixinta ee Gobolka Maroodi-jeex, waxaanu dadka ku booriyey in aanay dhayalsan kaadhka diiwaangelinta oo ay qaatan.

Read More »

Maxu Ka Idhi Cali Guray Heshiiska Xukumadu La Gashay Imaaradka Carabta Ee Dakada.

0 Visits: 664 | Tuesday May 10, 2016 - 16:30:12
Mujaahid Cali Guray ayaa ka hadlay sida uu u arko heshiiskii ay shalay gaadheen dawladaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu. Mujaahid Cali Guray ayaa ka hadlay heshiiskaasi,waxaanu qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebook-ga ee uu kaga hadlay heshiiskaasi u dhignaa sidan :-

Read More »

Giriiga:Meydadkii Dadkii Ku Dhintay Badda U Dhaxaysa Masar Iyo Talyaaniga Oo Xeebaha Greece Ku Soo Caariyay.

0 Visits: 792 | Tuesday May 10, 2016 - 16:27:37
Meydadka qaxooti badan oo tahriibeyaal ah oo dhawaan ku dhintay badda Mediterranean-ka ayaa kusoo caariyay xeebaha Greece.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobola Sool Oo Ka Hadlay Warar Lagu Soo Qaaday Guriga Uu Ka Dagan Yahay Laascanood

0 Visits: 580 | Tuesday May 10, 2016 - 16:25:12
Badhasaabka G/Sool Mustafe Shiine Oo Ka Haddlay Weerar Lagu Qaaday Guriga Uu Ka Deganyahay Laascanood Iyo Noocyada Hubka Lagu Garaacay

Read More »

DaawoMuqaal: Xisbiga Wadani Oo Meel Adag Iska Taagay Heeshiiska Xukumadu La Gashay Imaraadka Carabta

0 Visits: 643 | Tuesday May 10, 2016 - 16:19:54
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa si adag u dhaliilay heshiiskii dekedda berbera ee uu dhexeeyey dawladdaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabta,

Read More »

Daawo: Dadweynaha Magaalada Burco oo ka cabanay Maamul Xumo iyo Nadaafad Xumo iyo Xannaanadii Dhexe oo Balli Biyood isu Bedeshay

0 Visits: 707 | Tuesday May 10, 2016 - 13:34:21
Dawladda Hose Burco ayaan illa hada waxba ka qaban Goobihi Caafimaadka oo ay ugu muhiimsanay Xanaanad Dhexe Burco iyo Xaafadihii Danyartu oo ay 2 Maalmood Biyo Fadhiyaan Qashina ka buuxo

Read More »

Dablay Aan La Garanayn Oo Weraray Guriga Badhasabka Gobolka Sool ka Daganyahay Magalada Lascanood

0 Visits: 704 | Tuesday May 10, 2016 - 10:02:13
Guriga uu ka daganaa Magalada Laascanood Badhasabka Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) ayaa Xalay Habeenimadi Sacadu markay Ahayd Abaaro 2:00 Habeenimo Ayaa Waxa soo wararay Dabalay Hubaysan oo aan Haybtooda Lahayn.

Read More »

Daawo:Ururka Midawga Saxaafada Gabiley Oo tACSI u Diray Marxuun Sharmaake ODAY

0 Visits: 591 | Tuesday May 10, 2016 - 09:27:50
Gabilye(AFKA)Ururka Midawga Saxaafada Gabiley Ayaa Tacsi Tiiranyo Leh U Diray Qoyskii iyo Qaraabadii Qaranka SOmaliland iyo Bahda Saxaafada Ka Tacsiyadeeyey Qoyskii iyo Qarbaadaii Ay ka Baxeen 7 Ruux ee ku Geeriyooday Shilkii baabuur ee ka Dhacay Duleedka magaalda Burco Ee Uu Ku Jiray Wariye Marxuum…

Read More »

Madaxwaynaha Turkiga Oo Dacwad Ku Soo Oogay Shirkad Wax Daabacda Oo Laga Leeyahay Jarmalka.

0 Visits: 655 | Tuesday May 10, 2016 - 09:11:57
Qareen matalaya madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dacwad ka billaabay Jarmalka, taasoo ka dhan ah madaxa shirkadda wax daabacda ee Axel Springer publishing house, Mathias Doepfner.

Read More »