Wararka

Waxyeelo Baladhan Oo Soo Gaadhay Duqaymo Aan Loo Meel-Dayin Oo Lagu Garacay Xeerooyinka Qoxontiga Suuriya +Sawiro

0 Visits: 735 | Saturday May 07, 2016 - 08:55:50
Diyaaradaha dagaalka Dowlada Bishaar Al-Asad ayaa lagu eedeeyay in ay gantaalo ku garaaceen xero ay dagnaayeen dad barakacayaal ah, waxaana duqeyntaasi ka dhashay dhimasho iyo dhaawac badan oo soo gaaray dadkii Xeradaasi ku sugnaa. Xerada Qaxootiga dagnaayeen ee la duqeeyay ayaa ku taala Gobolka Idlib…

Read More »

Masaajidka Ugu Munaarada Dheer Oo La Binaynayo,Se Wadankee Ayaa Bilaaabay Dhisamaahi Hoos Ka Bago

0 Visits: 744 | Saturday May 07, 2016 - 08:53:20
Algeria ayaa dhiseysa mid ka mid ah masjidyada ugu weyn caalamka, ayada oo la sheegay in tani ay dhabar jab ku noqon doonto kooxaha mayalka adag.

Read More »

Madaxwaynaha Turkiga Oo Si Cad Uu Diiday Qorsheyaasha Midawga Yurub Ay Wadaan.

0 Visits: 722 | Saturday May 07, 2016 - 08:51:24
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Ankara aysan beddeli doonin shuruucdeeda dhanka ka ah argagixisada, sida uu Midowga Yurub dalbanayo ee qaybta ka ah heshiiska ay dadka Turkiga ugu safri karaan Yurub dal-ku-gal la'aanta.

Read More »

Daawo: Sheekh Aadan Siiro oo ka hadlay Diiwangelinta Gaabiska ah ee ka socota Maroodijeex, Nin Gaal ah oo Ciidamada Ammaanku Dalka ka saareen iyo Culimo SHeegay inay Diwangelintu Xaarantahay

0 Visits: 632 | Saturday May 07, 2016 - 08:48:53
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa hadlay Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland ee Wakhtigan ka socota Gobolka Maroodi-jeex,

Read More »

"Kufriga iyo in Illaahay laga doodaa waa Casharrada lagu dhigo Iskuullada Yurub…" Sheekh Maxamed C. Dirir

0 Visits: 608 | Saturday May 07, 2016 - 08:42:21
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay Sheekh Maxamed Dirir ayaa sheegay in gaalnimadu ka mid tahay casharada lagu dhigo dugsiyada wadamada gaalada ama Yurub iyo in Ilaahay laga doodi karo, taasina waa masiibo qofka ku dhacda ta u weyn.

Read More »

Bosaaso:Cidamo Isku Rasaseeyay Xeero Ku Taal Magalada Bosaaso Oo u Ku Dhawacmay Sarkaal Ka Tirsan Cidankaasi.

0 Visits: 604 | Saturday May 07, 2016 - 08:38:56
Korneyl Cabdi Siciid Cade oo ka mid ahaa saraakiisha ciidamada Puntland ayaa shalay ku dhaawacmay israsaaseyntii ka dhacdey xerrada ciidamada Birmadka ee Boosaas.

Read More »

Dawlada Kenya Oo Shaacisay In Xidhayso Xeerooyinka Qoxontoda Somalida ee Ku Sugan Dalkaasi.

0 Visits: 576 | Saturday May 07, 2016 - 08:37:46
Xukuumadda Kenya ayaa Jimcaha maanta ah Shaacisay in aysan marti-gelin doonin wixii hadda ka dambeeya dadka Soomaaliyeed ee qoxooti ahaana u galaya dalkeeda, iyadoo sheegtay inay baqdin ka qabto amni-darro.

Read More »

Duqa Magalada London Oo Marki Ugu Horaysay Ku Gulaysya Nin Muslim Ah Iyo Dunida Islaamka Oo Si Wayn Looga Soo Dhawayay.

0 Visits: 475 | Saturday May 07, 2016 - 08:35:30
Dadaala Xaji Cabas Waa Gaadha Waana Dhaafa. ". Mr. Sadiq Khan oo 45-jir ah, waxaa loo doortay oo uu ku guulaystay Maayarka Caasimadda Caasimadaha adduunka ee London.. Waa nin muslim ah oo waliba asal ahaan aan dalka Boqortooyadda Ingiriiska u dhalan. Balse haddana Wuxuu ka dhabeeyay hamigiisi,

Read More »

Dawladda Uganda Oo Ka Niyad Jabtay Si Joogitaanka Wadanka Somaliya.

0 Visits: 606 | Saturday May 07, 2016 - 08:33:48
Dawladda Uganda ayaa ka fekereysa sii joogista ciidankeeda kaga sugan dalkaasi Soomaaliya iyo waddanka kale ee Jamhuuriyadda Afrikada dhexe iyadoo loo saaray guddi qiimeeya sii joogista ciidamada ee dalalkan.

Read More »

Daawo:Barnaamijka Tayeynta Tacliinta Gobolka Togdheer Oo La Soo Gabagbeey Iyo Weedhii Laga Soo Jeediyey

0 Visits: 623 | Friday May 06, 2016 - 17:13:29
Barnaamijka Tayeynta Tacliinta Gobolka Togdheer Oo La Soo Gabagbeey Iyo Weedhii Laga Soo Jeediyey

Read More »

Daawo:Dugsiga Today Cologe Ee Magalada Burco Oo Munaasibad Qalin Jabin Ah Uu Qabtay 20 Arday Oo Bartay Luqadaha Iyo Saxafada

0 Visits: 616 | Friday May 06, 2016 - 17:02:06
Arday Kabaday ayaa ahayd 20 arday oo ka qalin jabiyye

Read More »

Daawo:Weedhihii Miisaanka Lahaa Ee Badhasaabka Gobolka Togdheer Jeediyey Buug Loogu Daray Oo loo dhigo Arday Dugsiyada Sare

0 Visits: 653 | Friday May 06, 2016 - 16:55:46
Gudoomiyaha Gobolka Tgdheer Ayaa Muaasibada Balaadhan oo lagu soo xidhaayey barnaamij

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Oo Xilka Ka Degaya -

0 Visits: 675 | Friday May 06, 2016 - 16:14:15
Ra'iisul wasaaraha Turkiga Ahmet Davutoglu ayaa sheegay inuusan raadin doonin in dib loogu doorto hoggaamiyaha xisbiga talada haya ee AKP, taasi oo macanaheedu yahay inuu xafiiska ka tagayo. Shir jaraa'id oo uu qabtay kadib kulan uu la qaatay xubnaha xisbiga, ayuu Ahmed Davutoglu ku sheegay…

Read More »

Haween Afrikaan Ah Oo Aasaasay Sherkad Duulimaadyada Ka Shaqaysa.

0 Visits: 618 | Friday May 06, 2016 - 16:09:56
Shirkaddii duullimaad ee ugu horraysay ee haween Afrikan ah yeeshaan oo la yidhaa Fly Blue Crane, ayaa hawsheeda si rasmi ah uga bilowday madaarrada caalamiga ah ee Koonfur Afrika.

Read More »

Mujaahid Cali Gurey Oo Warbixin Cilmiyeysan Kaga Hadlay Tartanka Loogu Jiro Isticmaalka Dekedda Berbera

0 Visits: 782 | Friday May 06, 2016 - 15:53:04
Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID mujaahid Cali Guray ayaa ka hadlay marxalada uu dalku marayo iyo

Read More »

Daawo: Jaaliyadda Djibouti ee Waddanka UK oo London Ugu Dabaaldegtay Guusha Madaxweyne Geelle

0 Visits: 590 | Friday May 06, 2016 - 15:31:49
Jaaliyada Wadanka Djabouti Ee Ku Dhaqan Magaalada London Oo Qabtay Munaasibad Ay Ugu Dabaal Dagayaan Guusha Madaxweyne Geelle ka gadhay doorashadii ka dhacday dhowaan dalkaas

Read More »

Shirkii Golaha Wasiirrada Xukuumadda Somalia Ee Todobaadkan Oo Qodobbo kala duwan looga Hadlay

0 Visits: 538 | Friday May 06, 2016 - 09:40:17
Kulankii Golaha Wasiirrada Xukuumada Somalia ay ku yeesheen maanta Muqdisho oo uu shir guddoominayay RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali ayaa looga hadlay qodobo dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen; hawl-gallada dhanka ka ah Al-shabaab iyo xog-ururin ku saabsan sahminta Shidaalka Soomaaliya.

Read More »

"Qof kastaaba Qalinkiisa Uu Kaga Qayb Qaadan Karo Ictiraafka Somliland"Gudoomiye Qabo

0 Visits: 606 | Friday May 06, 2016 - 09:11:33
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer maxamed ibraahin aadan Qabo ayaa Bulshada Gobolka Togdheer Ugu Baaqay In Saxeexan Aqoonsiga Somaliland Lagu Raadinaayo "Qof kastaaba Qalinkiisa Uu Kaga Qayb Qaadan Karo Ictiraafka Somliland"

Read More »

Hargaysa:Jamciyada Mu’asasatul Karam Oo Dawro Socotay Sadex Todobaad U Soo Gaba Gabaysay 90 Arday+Sawiro -

0 Visits: 639 | Friday May 06, 2016 - 01:36:43
Jamciyada Mu'asasatul Karam ayaa 90 arday oo dhalinyaro ah u soo gaba gabaysay dawro u socotay mudo sadex todobaad ah. Dawradan oo uu bixinayey Sheekh Siciid Jibriil Gaaxnuug ayaa ardayda lagu barayey kutubo uu qoray sheekh Ibnu Taymiyah oo ka mid ahaa culimada waa weyn ee islaamka, waxaana munaasibadii…

Read More »

Daawo Muqaal: Wasaarada Diinta Somaliland Oo Bulshada Ugu Baaqday Inay Diwaan-galinta Socota U Soo Baxaan.

0 Visits: 570 | Friday May 06, 2016 - 01:34:48
Wasaaaradda diinta iyo awqaafta ee JSL ayaa shacbiga Somaliland gaar ahaan dadweynaha ku dhaqan Gobolka M/jeex ugu baaqay inay si balaadhan ugu soo baxaan diiwaangelinta codbixiyaha, isla markaana ay iska ilaaliyaan kuwa neceb horumarka Somaliland.

Read More »