Wararka

Halkaraan oo Farriinteedi Adduuna Gaadhsiisay, iyo Wefti ka sodday Denmark oo Booqasho ku tagay Maktabadda Halkaraan

0 Visits: 997 | Monday March 28, 2016 - 16:38:42
Wafti Baladhan Oo Ka Socday Dalka Denmarka Ayaa Maanta Boqosho Ku Imid Xarunta Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Iyo Maktabada Burco Waxanay Muddo Kooban Ku Sugnayeen Maktabada Akhriska Waxanay Si Dareen Farxadeed Ah Ula Shakeesteen Xubanaha Iyo Masuuliyinta Naadiga Halkaraan,

Read More »

Daawo:Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Wasaaradiisu Ku Yeelan Doonto Gobolka Sool

0 Visits: 444 | Monday March 28, 2016 - 16:09:55
Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Wasaaradiisu Ku Yeelan Doonto Gobolka Sool

Read More »

Daawo:Abaar Baahsan Oo Ku Habsatay Deeganada Girni Iyo Tuulo Gumbuur Oo Hos Taga Degmada Sheekh Ee Gobolka Saaxil

0 Visits: 817 | Monday March 28, 2016 - 15:35:25
Abaar Baahsan Oo Ku Habsatay Deeganada Girni Iyo Tuulo Gumbuur Oo Hos Taga Degmada Sheekh Ee Gobolka Saaxil

Read More »

Hargaysa:Shirweyne Ku Saabsan Horumarinta Dhaqaalaha Iyo Kasbashadda Maal-gashiga Oo Lagu Qabtay Hargeysa.

0 Visits: 591 | Monday March 28, 2016 - 15:34:12
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Jamhuuriyadda Somaliland Mr. Xuseen Aadan Cigge Xuseen (Deyr) ayaa shirweyne lagu fallanqeynayey hanaanka horumarinta dhaqaalaha Somaliland, iyo qaababka lagu heli karo maalgashi caalami ah ka furay magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo Muqaal:Guddoomiyaha Golaha Guuritidu Muxuu Ka Yidhi In Dib Loo Dhigo Diwaangelinta Codbixiyeyaasha?

0 Visits: 634 | Monday March 28, 2016 - 15:29:03
Guddoomiyaha Golaha Guuritidu Muxuu Ka Yidhi In Dib Loo Dhigo Diwaangelinta Codbixiyeyaasha?

Read More »

Magaalada Burco Magaalo ay Asaageed ka Reebeen Madaxdeedu iyo Warbixino Xidhiidh ah oo Toosh ku ifinaya Maamul xumada iyo Musuqa Mayar Muraad+SAWIRO

0 Visits: 1284 | Monday March 28, 2016 - 15:27:01
Dawladaha Hoose ee Somaliland waxa waajibaadkooda ugu muhiimsani yahay ka shaqaynta dhismayaasha waddooyinka iyo kor u qaadista Bilicda Magaalooyinka,

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland & Guddomiyayaasha Golayaasha Qaranka Oo Isla Qaatay In Muddo Hal Bila Dib Loodhigo Diiwaangalinta +Sawiro

0 Visits: 512 | Monday March 28, 2016 - 15:26:53
kulankan oo ujeedadiisu ahayd sidii loogu damqan lahaa shacbiga Somaliland ee ay soo foodsaartay Abaarta baahsan ee Dad iyo Duunyaba saamaysay, ayaa lagu gorfeeyey sidii dib loogu dhigi lahaa diwaangelinta codbixiyeyaasha madaama oo xaaladu wakhtigan ku adag tahay shacbiga la rabo inay is diwaangeliyaan.…

Read More »

Daawo:"Xisbiga Waddani Waxaan Leeyahay Dalka Nagama Jeclidin Ee Shalay Baad Dhalateene Waa La Shubi Jiray"Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 620 | Monday March 28, 2016 - 15:11:22
Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ee Ucid Ayaa Soo dhaweeyey In Dib Loo Dhigo Diiwaan Galinta Codbixiyaasha Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo:Waxaan U Aragnaa Cadaalada Daro,Awoodii Qaranka Oo Si Khalada Loo Isticmaalayo, Waxaan U Aragnaa In Komshinkii Qaranka Awoodii Uu Lahaa Laga Maroorsaday" xog hayaha xisbiga waddani

0 Visits: 504 | Monday March 28, 2016 - 15:02:12
Waxaan U Aragnaa Cadaalada Daro,Awoodii Qaranka Oo Si Khalada Loo Isticmaalayo, Waxaan U Aragnaa In Komshinkii Qaranka Awoodii Uu Lahaa Laga Maroorsaday" xog hayaha xisbiga waddani

Read More »

Daawo:Guddoomiye Cirro oo ka muquurtay inuu Cadeeyo Mawqifkiisa xilli uu goobta ku sugnaa Iyo Guddoomiye ku Xigeenka Golaha wakiiladda oo ku Hadlay Afkii Golaha

0 Visits: 492 | Monday March 28, 2016 - 14:43:22
Hargeysa(AFKA)Guddoomiye Cirro oo ka muquurtay inuu Cadeeyo Mawqifkiisa xilli uu goobta ku sugnaa Iyo Guddoomiye ku Xigeenka Golaha wakiiladda oo ku Hadlay Afkii Golaha

Read More »

GorGortanka Xisbiga Ucid Oo Hawada isku sii Shareeraya iyo Jamaal iyo Faysal oo Car iyo Wir is Dhaafsaday

0 Visits: 697 | Monday March 28, 2016 - 11:38:07
.MAAHA, Yaa Yidhi, Waa Musharax ... Maalintii aanu Musharraxa ka Dhigaynay waxanu ahayn Urur oo xisbi maanu ahayn.." Faysal Cali Waraabe "..Aniga Gole dhexe ayaa la igu Doortay, Maxamed Aw Siciid Iyo Muuse Biixi-na waa kuwii u Shaqeynaayey, Xaalkuna waa ku Waajib.." Musharrax Jamaal Cali…

Read More »

"Siyaasadii Ucid Ma Waxay Ku Soo Uruurtay Khilaaf Soo Noqnoqda Ee Udhaxeeya Faysal Iyo Jamaal War Runta Haloo Kale Sheego" Aqoonyahan C/rashiid -

0 Visits: 455 | Monday March 28, 2016 - 11:36:13
Aqoonayahan Cabdirashiid Salaad Oo Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Da,da Yar Ee Somaliland Oo Ku Sugan Gobolka Togdheer Ayaa Si Qoto Dheer Uga Hadlay Khilaafka Xisbiga Ucid Oo Uu Ku Tilmaamay Mid Sanaddo Joog Ah

Read More »

DAAWO: Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Kulan La Qaatay Ganacsatada iyo Culimo awdiinka Dalka Jabuuti.

0 Visits: 544 | Monday March 28, 2016 - 08:30:50
Madaxwaynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulan la qaatay ganacsatada kala duwan iyo Culimo awdiinka dalka Jabuuti iyadoo kulamadaasna su'alo lagu waydiiyey madaxweynaha

Read More »

"Gar waa loo wada islaame Jamaal Ali Xussein, waa laga gardaranyahay.." Abdikarin Ahmed Mooge

0 Visits: 928 | Monday March 28, 2016 - 07:52:25
Siyaasiga Abdikarin ahmed Moge ahna aasaasaha kooxda Qabyaalad diidka Somaliland ayaa si dareen muwadinimo leh uga hadlay xaaladda xisbiga UCID ka taagan iyo hadalada is khilaafsan ee Gudomiye faysal ai warabe waxana qoraal uu so dhigay barta uu ku leyahay facebook ga ku yidhi sidan:

Read More »

Ruushka Oo Gantaal Badheedh Ah Ku Dilay Sarkaal Ka Tirsan Ciidamadiisa Si Aanay Daacish U Qaban.

0 Visits: 693 | Sunday March 27, 2016 - 22:42:54
Warar laga helay milateriga dalka Ruushka ayaa xaqiijiyey in ciidamada cirka ee Rushku ay khamiistii ina dhaaftay gantaal si badheedh ah ula eegteen sarkaal ka tirsanaa ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dalka Ruushka, meel u dhow magaalada Taddamur ee dalka Suuriya oo ay maalmihii u dambeeyey…

Read More »

Daawo: Xukummada Somaliland oo Biyo Dhaamin Ka Bilowday Degaano Ka Tirsan Gobolka Saraar oo Biyo La'aan Xoogani Ka Jirtay

0 Visits: 696 | Sunday March 27, 2016 - 22:41:37
Xukummada Somaliland oo Biyo Dhaamin Ka Bilowday Degaano Ka Tirsan Gobolka Saraar oo Biyo La'aan Xoogani Ka Jirtay

Read More »

Hargaysa:Wasaaradda Beeraha Oo Tababbar U Soo Gabogabeysay Isku-duwayaal Iyo Khuburro La Baray Habka Casriga Ah Ee Cabbirka Beeraha.

0 Visits: 756 | Sunday March 27, 2016 - 22:38:18
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim, ayaa Maanta soo xidhay Tababbar Muddo 20 Maalmood ah u socday Isku-duwayaasha Wasaaradda Beeraha ee Gobollada Dalka iyo Qaar ka mid ah Khuburrada Wasaaradda Beeraha ee kala xaddeynta Beeraha.

Read More »

Daawo Muqaal:Qaar Kamida Maamulka Jaamacadda Hargeysa Oo Tabobaro Ku Qaadanaaya Dalka Ethiopia Una Baxay.

0 Visits: 554 | Sunday March 27, 2016 - 22:36:50
Qaar Kamida Maamulka Jaamacadda Hargeysa Oo Tabobaro Ku Qaadanaaya Dalka Ethiopia Una Baxay.

Read More »

Xukuumadda Oo Nin Ajaanib Ah U Magacawday Wakiil Sharafeed Qaarada Yurub U Qaabilsanaan Doona Somaliland

0 Visits: 422 | Sunday March 27, 2016 - 22:34:40
Xukuumada Somaliland ayaa magacawday wakiil sharafeed somaliland u qaabilsanaan doona qaarada yurub waxaana ay xilkaa u magacawday nin Swedish ah oo Somaliland hore ugala shaqayn jiray arrimaha diblomaasiyada,

Read More »

Daawo Muqaal:Barnaamijka Xusuus Reeb: Qaybtii 3-aad Ee Xog-warraysiga Waxa Ay U Soo Joogtay Drs. Edna Aadan.

0 Visits: 618 | Sunday March 27, 2016 - 22:33:01
Waxaan halkan idiin ku soo gudbin doona qaybta 3aad ee barnaamijka Xusuus Reeb oo telefiishanka HCTV laga sii daayo, kaasoo lagu xog-warraystay Drs. Edna Aadan Ismaciil oo xog badan iftiimisay iyo waxyaabo ay u soo joogtay, Hoos ka DAAWO Barnaamijkaasi

Read More »