Wararka

Daawo Muqaal:Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Oo Deeq Lacaga Gaadhsiisay Qoyskii 15 Caruurta Ah Haystay Ee Gobolka Gebiley.

0 Visits: 465 | Sunday March 27, 2016 - 22:30:41
)Agaasimaha guud ee madaxtooyada Somaliland ayaa deeq lacag ah gaadhsiisay qoyskii 15 ka caruurta ah haystay .

Read More »

Daawo:Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Gudida Nabad Galyada Gobolka Togdheer

0 Visits: 597 | Sunday March 27, 2016 - 16:51:03
Burco(AFKA)Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada somliland sAFAR ku marayaa gobolada bari

Read More »

Daawo Muqaal:Kulan Baladhan Oo Dhexmaray Gudida Ictiraaf Raadinta Somaliland Iyo Bahda Saxafada

0 Visits: 509 | Sunday March 27, 2016 - 16:23:02
Nuxurka Kulan Dhex Maray Gudida Ictiraaf Raadinta Somaliland Iyo Bahda Saxaafada

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Xisbiga Wadani Oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ku Eedeeyay Inay Caqabad Ku Noqotay Diwaan-galintii Gobolada Barri.

0 Visits: 478 | Sunday March 27, 2016 - 16:21:30
Xoghayaha guud Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Maxamed Cabdillahiiyo ku-xigeenkiisa ayaa Wasaaradda arriamaha gudaha ku eedeeyay inay caqab ku tagay inay diwaan-galinta codbixiyaashu ka qabsoonto gobolada galbeedka Somaliland,

Read More »

Daawo Muqaal:Magaalada Berbera Oo Laga Furay Shir Lagaga Hadlaayey Habka Horumarineed Ee Dalka.

0 Visits: 477 | Sunday March 27, 2016 - 16:20:08
Waxa magaalada Berbera ka furmay kulan lagaga hadlaayey arrimaah horumarka Somaliland.

Read More »

Daawo :Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye Oo Daha Ka Fayday In Xisbiga Kulmiye ay Ka Sareen Garabki Isbahaysiga

0 Visits: 510 | Sunday March 27, 2016 - 16:17:44
Xoghaya Guud Ee Xisbiga Kulmiye Oo Shaciyey In Garabka Isbahaysiga Laga Saaray Xisbiga Kulmiye

Read More »

Daawo:Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada somliland Oo Soo Kormeeray Xarunta Wasaardaaasi Ee Gobolka Togdheer

0 Visits: 580 | Sunday March 27, 2016 - 16:08:57
Burco(AFKA)Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada somliland safar shaqo ku marayaa gobolada bari ee somaliland ayaa maanta kormeer ku

Read More »

Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Jamaal Aanu Ahayn Murashax Madaxweyne Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyey Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 348 | Sunday March 27, 2016 - 15:56:44
Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Jamaal Aanu Ahayn Murashax Madaxweyne Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyey Jamaal Cali Xuseen

Read More »

Donald Trump Oo ka Warbixiyey Siyaadiiisa Dibada.

0 Visits: 532 | Sunday March 27, 2016 - 09:38:04
Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ugu horeeyo ayaa fikradisii ugu balaarnayd ka bixiyay siyaasada arrimaha dibbeda.

Read More »

"Garabka Gobonimada iyo Gacaltooyada oo Gurmaday"Sharmarke Gelle oo Warbixin ka Qoray Bahda Ugu Badan uguna Boqran Bulshada Somaliland

0 Visits: 793 | Sunday March 27, 2016 - 09:19:47
Da'yarta dal leeyahay waa halka laga qiyaaso ifafaalaha kasoo iftiimiya mustaqbalka umad meel wada deggan leedahay, sidaas si lamida ayaanay Somaliland kala siman tahay qiyaasaha dunida.

Read More »

Daawo: Warbixin Qiiro leh oo laga Diyaariyey Abaaraha ka jira Somaliland

0 Visits: 647 | Sunday March 27, 2016 - 09:07:08
Xaaladda Abaareed ee ka jirta Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa ka sii daraysa maalimba maalinta ka danbaysa

Read More »

Nuxurka Khudbado Qiiro lahaa oo laga Jeediyey Madal Dhalinyarada Somaliland ee Casimaddu Qaadhaan ugu ururinayey Dadka Abaaruhu Halakeeyeen+SAWIRO

0 Visits: 859 | Sunday March 27, 2016 - 08:27:10
Masuliyiin uu ka mid ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud , Siyaasi Boobe Yusuf iyo Xubno ka tirsan Guddiga Abaaraha ayaa ka qeybgalay kulan lagu qabtay Hotel Maansoor oo ahaa mid lacag loogu ururinayey Dadkay Abaaruhu Saameeyeen.

Read More »

DAAWO: Wasiirka Warfaafinta Oo Furay Kuln Hawleed Mucdiisu ahayd Xog Is Dhaafsiga Hay'adaha Dawladda.

0 Visits: 696 | Sunday March 27, 2016 - 08:16:37
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cismaan cabdilaahi Saxardiid (Caddaani) ayaa maanta furay kulan hawleed lagaga tashanayo sidii hay'adaha Dawladu isu dhaafsan lahaayeen macluumaadka, loona heli lahaa Hal Qaran oo Hal cod ku hadlaya,

Read More »

Wasiirki Hore Madaxtooyada Xirsi Cali Xaji Xasan oo Marki u horreysay ka hadlay Warar Warbaahintu Qortay oo sheegayey inay Madaxweynaha Kulmeen oo ay is Cafiyeen

0 Visits: 726 | Sunday March 27, 2016 - 08:13:43
Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa

Read More »

Taageryaasha iyo Xubnaha Xisbiga kulmiye ee Waddanka Faransiiska oo Guddomiye Cusub u Doortay Wiil Dhalinyaro ah oo Aqoonyahan ah+SAWIRO

0 Visits: 671 | Sunday March 27, 2016 - 08:02:29
Aasaasihii Barnaamijka Han iyo Himilo Ahna gudoomiyaha ururka samafalka ee ALIAS Mud: Xamse Cabdi Ibraahim "Qoorcade" ayaa xalay loo cumaamaday I nuu noqdo guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Dalka Faransiiska.

Read More »

Daawo:Khilaaf Cusub Oo Kala Dhex Galay Maamulka Cusub Ee Degmada Bali dhiig Iyo Xoghayaha Oo Ka War bixiyey Khillaafkas

0 Visits: 709 | Saturday March 26, 2016 - 16:42:11
Burco(AFKA)Xogyahaya dowlada hoose ee degmada ismaaiicl mahdi rooble oo Safar Ku Jooga Magaalda BURC O maanta warbaahinta kula hadlayey magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa waxa uu iska fogeeyey eedaymo uu u soo jeediyey gudoomiyaha degmada

Read More »

Daawo:Dallada Dhalinyarada Ee SYNA Oo Soo Afmeertay Dood Cilmiyeed La Magac Baxay Libaanta Qoyska Oo Muddo Saddax Jimce Ah Ka Soconayay Magalada Burco

0 Visits: 382 | Saturday March 26, 2016 - 16:32:41
Dallada Dhalinyarada Ee SYNA Oo Soo Afmeertay Dood Cilmiyeed La Magac Baxay Libaanta Qoyska Oo Muddo Saddax Jimce Ah Ka Soconayay Magalada Burco

Read More »

Daawo Muqaal:Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Degmada Hargaysa Oo Si Adag Uga Hadlay Ganacsatada Soo Dajisa Dawooyinka

0 Visits: 601 | Saturday March 26, 2016 - 15:56:08
Xoghayaha fulinta dawlada hoose ee Hargeysa ayaa si adag ula hadlay ganacsatada dawooyinka soo dejiya oo dalka soo geliyey dawooyin dhacay.

Read More »

Muqdisho:Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliya Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Xasan Xanafi Xaaji.

0 Visits: 527 | Saturday March 26, 2016 - 15:53:41
Kadib markii Xasan Xanafi Xaaji uu horay racfaan uga qaatay xukun ay ku riday Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Darajadeeda koowaad Saddexdii Bishan, ayaa maanta oo Sabti ah maxkamada Sare ee ciidamada Qalabka sida go'aan rasmi ah ay ka gaartay Kiiska Xasan Xanafi.

Read More »

Daawo Muqaal:Deegaano Hoos Yimaada Gobolka Salal Oo Abaar Adagi Ku Dhufatay

0 Visits: 530 | Saturday March 26, 2016 - 15:45:54
Degaanka Laanta Morohda ee gobolka Selel ayaa laga dayrinayaa dhibaatada abareed ee ka taagan.

Read More »