Wararka

Daawo:Wasiirka Wasaarada Biyaha Oo Ay Weheliyaan Wasiiru Dawlaha Wasaaradaas Ayaa Kor Meer Ku Tagay Mashruuca Biyo Balaadhinta Ee Xumbo Weyne

0 Visits: 620 | Wednesday March 23, 2016 - 22:07:38
Wasiirka Wasaarada Biyaha Oo Ay Weheliyaan Wasiiru Dawlaha Wasaaradaas Ayaa Kor Meer Ku Tagay Mashruuca Biyo Balaadhinta Ee Xumbo Weyne

Read More »

Dalladda Jilayaasha Aan Dawliga Ahayn Ee SONSOF Oo Warbixin guud Ka Soo Saartay Diiwaan-gelinta Codbixinta Ee Saaxil, Gabiley iyo Baligubadle

0 Visits: 680 | Wednesday March 23, 2016 - 22:06:09
-Dalladda Jilayaasha aan Dawliga aheyn ee (SONSAF) iyada oo kaashanaysa madasha Ururada bulshada ee arrimaha doorashooyinka (SCISEF), waxay goobjoogeyaal maxaliya u kala direen afarta degmo doorasho ee kala ah; Berbera, Sheekh, Gebilay iyo Bali-gudbadle ee ay diwaangalinta codbixintu ka bilaabmatey…

Read More »

Daawo: Xubno ka mid ah Golaha Deegaanka Degmada Oodweyne Oo Eed Kulul Usoo Jeediyay Duqa Degmada Oodweyne & ku xigeenkiisa

0 Visits: 706 | Wednesday March 23, 2016 - 22:03:34
Xubno ka mid ah Golaha Deegaanka Degmada Oodweyne Oo Eed Kulul Usoo Jeediyay Duqa Degmada Oodweyne & ku xigeenkiisa

Read More »

Madaxweyne Barack Obama Oo Soo Gaba Gabeeyay Booqashadiisii Dalka Cuba+Sawiro

0 Visits: 677 | Wednesday March 23, 2016 - 22:00:54
Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama, ayaa wuxuu soo gaba gabeeyay booqasho saddex cisho qaadatay, oo Axadii kaga bilaabatay Magaalada Havana Ee Xarunta Wadanka Cuba.

Read More »

Daawo:Wasiirka Waxbarashada Somliladn Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Jaamacada Alpha Ka Hirgalisay Magaalada Burco

0 Visits: 589 | Wednesday March 23, 2016 - 18:32:38
Burco(AFKA)Wasiirka Waxbarashada Somliladn Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Jaamacada Alpha Ka Hirgalisay Magaalada Burco

Read More »

Ciidamada Ilaalada Cashuuraha Dekedda Berbera Oo Qabtay Gaadhi Lagu Soo Raray Garaabo La Tumay Oo La Doonayay In Loo Dhoofiyo Dalka Yurub+Sawiro

0 Visits: 980 | Wednesday March 23, 2016 - 18:32:35
magaalada berbera ayaa sheegaya in Ciidanka ilaalada cashuurha Dekeda Berbera iyo shaqaalaha Dekeda Berbera oo iskaashanaya ay Gacanta ku dhigeen gaadhi 24 ton ah oo siday Garaabo La Soo tumay

Read More »

Xildhibaan Obama Oo Ka Hadlay Warar Sheegay In Uu Mooshin Xil Ka Qaadis Ah Ka Keenayo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada.

0 Visits: 1627 | Wednesday March 23, 2016 - 17:08:01
Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo kamida mudanayasah golaha wakiilada Somaliland ayaa waxa uu manta ka hadlay kulan uu gudoomiye Muuse Bixii Cabdi shalay la yeeshay xildhibaanada xisbiga KULMIYE ugu jira baarlamaanka isag aoo sheegay inuu ahaa kulan is xogwaraysi ah waxaana uu yidhi.

Read More »

Daawo:Munaasibad Lagu Xusay Maalinta Biyaha Adduunka Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa.

0 Visits: 516 | Wednesday March 23, 2016 - 17:02:02
-Munaasibad balaadhan oo lagu xusayo maalinta biyaha adduunka ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland,

Read More »

Daawo:Warbixintii Laga Diyaariyey Abaaraha Ka Jira Deegaanada Gobolka Togdheer

0 Visits: 690 | Wednesday March 23, 2016 - 16:57:51
Burco(AFKA)Abaaro Baahsan Ayaa ka Jira Deegaanada Hawd Bariga Iyo Waqooyiga Goobolka Togdheer

Read More »

Daawo:Shirkada Basaska Ee Salaama city bus Oo Mudaharaad Xoogan Kala Kulantahay Socdaalkii Ay Ka Bilawday Gobolka Sool

0 Visits: 901 | Wednesday March 23, 2016 - 16:53:05
Laascaanood(AFKA)Shirkada Basaska Ee Salaama city bus Oo Mudaharaad Xoogan Kala Kulantahay Socdaalkii Ay Ka Bilawday Gobolka Sool

Read More »

Daawo: Abaarta Samaysay dadka iyo Xolaha Sanaag iyo Ardayda Kuliyada Caafimaadka Ee Jaamacada Sanaag Oo Daawooyin Gaadhsiisay

0 Visits: 622 | Wednesday March 23, 2016 - 16:47:46
Abaarta Samaysay dadka iyo Xolaha Sanaag iyo Ardayda Kuliyada Caafimaadka Ee Jaamacada Sanaag Oo Daawooyin Gaadhsiisay

Read More »

Daawo:Gudomiyaha Xisbiga Ucid Oo Si Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyy Magaalada Burco

0 Visits: 598 | Wednesday March 23, 2016 - 16:44:51
Gudomiyaha Xisbiga Ucid Oo Si Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyy Magaalada Burco

Read More »

Daawo:Nuxurkii Khudbadii Ka Soo Jeedisay Agaasimaha Gobolada Bari Ee Wasaarda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Xuska Maalinat Biyaha

0 Visits: 557 | Wednesday March 23, 2016 - 15:57:18
Burco(AFKA)Agaasimaha Gobolada Bari Ee Wasaarda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Marwo Sahra Maxamuud xeseen Sahra Basbaaso Ayaa Munaasibada Lagu Xusaayey Maalinata Biyaha Dunida oo Lagu Qabtaya Magaalda Burco

Read More »

Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Xusay Maalinta Biyaha Aduunka Oo lagu Qabtay Magaalada Burco

0 Visits: 766 | Wednesday March 23, 2016 - 14:46:52
Burco(AFKA)xuska maalinta biyaha aduunka ayaa laga xusay magaalada magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer munaasibad xuska biyaha oo ay ka soo qayb galeen madaxda gobolka togdheer masuuliyiin ka socotay wasaarada khayraad biyaha somaliland

Read More »

Daawo:Wasiirka Xanaanada Somaliland Oo Ka Wraibixiyey Kulan la Qaatay Hay'ado

0 Visits: 551 | Wednesday March 23, 2016 - 14:43:21
Wasiirka Xanaanada Somaliland Oo Ka Wraibixiyey Kulan la Qaatay Hay'ado

Read More »

Madaxweyne Gaas Oo Maanta Booqanaya Goobihii Ciidamada Puntland Kula Dagaalameen Al-Shabaab

0 Visits: 616 | Wednesday March 23, 2016 - 14:38:18
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta lagu wadaa inuu tago deegaanadii Ciidamada Puntland kula dagaalameen Al-Shabaabkii doonyaha kaga soo degay xeebaha Puntland.

Read More »

Dawlada Kenya Oo Ka Digtay Weeraro Kale Oo Al Shabaab Dalkeeda Ay Ku Soo Qaado

0 Visits: 610 | Wednesday March 23, 2016 - 14:35:59
Booliska Dalka Kenya ayaa ka digay weeraro hor leh oo Al Shabaab ay ku qaadaan gudaha dalkaas kaas oo ay kaga aargoosanayaan weeraro dad badan lagu dilay oo todobaadkii la soo dhaafay Ciidamada Kenya ay ka fuliyeen Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

War Deg Deg Ah:Xisbiga Kulmiye Oo Xubinamadii Xisbiga Iyo Gudida Fulintaba Ka Saaray Xubno Ka Mid Ah Isbaheysigii Kulmiye

0 Visits: 625 | Wednesday March 23, 2016 - 14:30:47
War saxaafadeed ka soo baxay xarunta afhayenka xisbiga Kulmiye ayaa waxaa lagu sheegay in xubinimadii xisbigaasi iyo gudidii fulintaba laga saaray xubno ka mid ahaa isbaheysiga kulmiye isla markaana ku magacaabnaa xubnaha isbaheysiga u matalaya wada hadalo ay isbaheysigu la fureen xisbiga Waddani waxaana…

Read More »

Madaxwayne Obama Oo Khudbad U Jeediyey Shacabka Dalka Cuba.

0 Visits: 694 | Wednesday March 23, 2016 - 13:22:37
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta qiray taariikhda adag ee u dhaxeysa Mareykanka iyo Cuba,

Read More »

Rag Doonayey In Ay Is Qarxiyaan Oo Lagu Qabtay Turkiga.

0 Visits: 566 | Wednesday March 23, 2016 - 09:43:58
Warbaahinta dalka Turkiga ayaa sheegaysa in xoogagga ammaanka ee dalkaasi ay qabteen 10 nin oo ka tirsan kooxda khilaafada Islaamka, oo isku dayayay in ay ka soo gudbaan xudduudda dalkaasi uu la wadaago Suuriya.

Read More »