Wararka

"Anigu Urur kama tirsani, Dalkana kama jirto Dowlad ay leedahay Dam-jadiid"Madaxweynaha Somaliya

0 Visits: 677 | Wednesday October 14, 2015 - 10:11:15
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh oo su'aalo kaga jawaabayay shacab Soomaaliyeed oo dood ka qaybgalayay ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in awoodda dalka ay gacanta ugu jirto urur gaar ah, wuxuuna sheegay inuusan ka mid ahayd urur ka mid ah ururrada islaamiga ah ee dalka ka jira, waligiisna uusan…

Read More »

Madaxweynaha Somalia Oo Ka Hadlay Warar Ku Saabsan In Calanka Somalia Wax Looga Bedelayo Dacwad Kenya iyo Ethiopia Ka Qabaan Xidigta Dhexda Kaga Taal

0 Visits: 690 | Tuesday October 13, 2015 - 16:35:59
Muddooyinkii u dambeeyay waxaa baraha Internetka ee bulshadu ku xidhiidho iyo website-yada qaar baahinayeen xogo ku saabsan in dawladdaha Kenya iyo Ethiopia dood ka qabaan Calanka Somalia,

Read More »

Gantaallo ayaa ku Dhacay Safaaradda Ruushka ee Dimishiq

0 Visits: 753 | Tuesday October 13, 2015 - 16:25:09
Laba gantaal ayaa ku dhacay dhismaha safaarada Ruushka ee magaalada Dimishiq.

Read More »

Sadex Israa'iiliyiin ah oo middi lagu dilay, iyadoo dhowr iyo toban kalena lagu dhaawacay qaybo kala duwan oo Isreal ah.

0 Visits: 605 | Tuesday October 13, 2015 - 16:11:29
Sadex Israa'iiliyiin ah oo middi lagu dilay, iyadoo dhowr iyo toban kalena lagu dhaawacay qaybo kala duwan oo Isreal ah.

Read More »

DAAWO: Ubad Tiro Badan Oo U Geeryooday Cudurka Shuban Biyoodka Oo Kismaayo ka Dilacay iyo Gudoomiyaha mamuulka Juba land oo ka so dagay Kismayo

0 Visits: 550 | Tuesday October 13, 2015 - 15:52:05
DAAWO Ubad Tiro Badan Oo U Geeryooday Cudurka Shuban Biyoodka Oo Kismaayo ka Dilacay iyo Gudoomiyaha mamuulka Juba land oo ka so dagay Kismayo

Read More »

Daawo:Masuuliyiinta Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Booqday Odayaal Reer Awdal AH Oo Ku Xidhay Magaalada Hargeysa

0 Visits: 665 | Tuesday October 13, 2015 - 15:49:59
Masuuliyiinta Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Booqday Oadyaal Reer Awdal AH Oo Ku Xidhay Magaalada Hargeysa

Read More »

DAAWO: Dawlada Wadanka Kenya Oo Amar Ku Bixisey In Gabi Ahaanba Albaabada Lolaabo Xeryaha Barakacayasha Ee Ku Yaala Dalka Kenya.

0 Visits: 474 | Tuesday October 13, 2015 - 15:47:51
DAAWO Dawlada Wadanka Kenya Oo Amar Ku Bixisey In Gabi Ahaanba Albaabada Lolaabo Xeryaha Barakacayasha Ee Ku Yaala Dalka Kenya.

Read More »

Daawo:Gudoomiyihii Hore Ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Wasaaradda Ciyaaraha Ku Dhaliilay Nidaamka Ay Tartanka Gobolada U Maamusho

0 Visits: 450 | Tuesday October 13, 2015 - 15:44:08
Gudoomiyihii Hore Ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Wasaaradda Ciyaaraha Ku Dhaliilay Nidaamka Ay Tartanka Gobolada U Maamusho

Read More »

Daawo:Wasiirka Wershadaha Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Sababta Kaliftay Inuu Ka Qayb Galo Shir Somaliya Ah

0 Visits: 495 | Tuesday October 13, 2015 - 15:40:02
Wasiirka Warshadaha Somaliland Mudane Shucayb oo ka Jawaabay Eedaaha Shir uu kala qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Soomaaliya

Read More »

Madaxwayne Silaanyo Oo Shacabka Ku Hambalyeeyay Curashada Sanadka Cusub Ee Islaamka.

0 Visits: 588 | Tuesday October 13, 2015 - 15:36:38
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Hambalyo u diray guud ahaan shucuubta islaamka gaar ahaan shacabka Somaliland

Read More »

Halkan DAAWO: Dhalinyaradii Muqdisho Oo Wadooyinka Laga Raafay Laguna Khasbay Inay Ku Biiraan Ciidanka Somaliya.

0 Visits: 501 | Tuesday October 13, 2015 - 15:33:53
Halkan DAAWO Dhalinyaradii Muqdisho ayaa Wadooyinka Laga Raafay Laguna Khasbay Inay Ku Biiraan Ciidanka Somaliya.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Dareen Celiyay Munasibadii Loo Qabtay Wadada Isku Xidhaysa Berbera Ilaa Raali Buul Ee London Ka Dhacday.

0 Visits: 707 | Tuesday October 13, 2015 - 10:09:00
Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka dareen celiyay munaasibad uu Magaalada London kaga qayb galay,

Read More »

Daawo: Murashaaxa Madaxweynekuxigenka UCID oo farriin u diray Suldaan Wabar

0 Visits: 616 | Tuesday October 13, 2015 - 10:05:38
Md Cabdirashid Xasan mataan oo khudbad u jeedinayey Jaaliyadda Somaliland ee Magaalada Cardiff ee waddanka Ingiriiska

Read More »

Daawo: "Karraaniga Waraaqo uunbaa loo Dhiiiba ee Madaxweyne ma Noqdo" Muj Maxamed Kahin oo Weedho sarbeeb ah ku ganay Wasiir Biixi

0 Visits: 588 | Tuesday October 13, 2015 - 09:42:09
Daawo Mujaahid Mohamed Kaahin Oo Weedho Sarbeeb ah ku Sifeeyey Shaqada Lagu Aamini Karo Musharax Wasiir Maxamed-biixi yoonis, weedho kaftan ahna ku Ganay Suldan Maxamed Suldan Cabdiqaadir

Read More »

Daawo:"Madaxweynuhu lamuu kulmin Madaxii ugu sarreeyey Dalka IRELAND ee Awoodda Wadanka lahaa, wuxu la kulmay Madaxweyne sharafeed, Markaa ..." Jamal Cali Xusen

0 Visits: 531 | Tuesday October 13, 2015 - 09:26:40
Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa Ka Hadlay Safarka Madaxweynaha Iyo Xaalada Awdal, sidoo kalena Dhaliilay Wasiirka Warshadaha oo ka qaybgalay shir somalia lahayd

Read More »

Wasiirka Wershedaha Somaliland oo Qiil u sameeyey Shirki Maalgashiga Somalia ee uu ka Qaybgalay isago Hore ugu Dafiray Boggiisa Facebook inu ka qaybgalay shirkas

0 Visits: 868 | Tuesday October 13, 2015 - 09:15:40
Wasiirka warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse, ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay sababta uu uga qayb galay shirka maalgashiga Somalia oo lagu qabtay dalka Holland.

Read More »

"Markaanu aragnay xaaladda dalku marayo iyo dhibaatada dhacaysa, dhiiga qubanaya, Waxanu ku tashanay inaanu la kulanno Madaxweynekuxigenka" G/kuxigenka WADANI

0 Visits: 685 | Tuesday October 13, 2015 - 08:43:40
Madaxda sare ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxweyne xigeenka Somaliland, ahna kusimaha madaxweynaha Cabdiraxmaan Saylici, waxaana kulankaasi daarnaa arrimaha ka taagan gobolka Awdal.

Read More »

Yaa lagu Tuhmayaa Qaraxyadii ka dhacay Turkiga?

0 Visits: 645 | Monday October 12, 2015 - 18:01:07
ANKARA— Ra'isul Wasaaraha Turkiga Ahmed Davutoglu ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in kooxda dowladda Islamiga ah ay tahay midda ugu weyn ee ay baarayaasha ku howlan qaraxyadii sabtidii ka dhacay Ankara ee 97 qof ku dhinteen, looga shakisan yahay

Read More »

Dad badan oo baroordiiqayey, ayaa ka qeybgalay aaska dad badan oo ku geeriyooday weeraradii sabtigii ka dhacay magaalada Ankara.

0 Visits: 675 | Monday October 12, 2015 - 17:46:22
Dad badan oo baroordiiqayey, ayaa ka qeybgalay aaska dad badan oo ku geeriyooday weeraradii sabtigii ka dhacay magaalada Ankara.

Read More »

Falaagada K/Sudan oo dowladda eedeysay

0 Visits: 749 | Monday October 12, 2015 - 17:41:40
Hoggaamiye ka tirsan falaagada dalka Koonfurta Sudan, ayaa sheegay in heshiiskii nabadeed ee la saxiixay lix toddobaad ka hor uu u muuqado in uusan shaqeyneyn, ayna tahay in uu hubkiisa dib u qaato.

Read More »