Wararka

Muqdisho:Daawo Muuqaalka Guriga Darwalkii Siyaad Barre Oo Weerar Lagu Soo Qaaday

0 Visits: 766 | Monday September 07, 2015 - 09:58:22
Daawo Muuqaalka Guriga Darwalkii Siyaad Barre Oo Weerar Lagu Soo Qaaday guri Uu Sheegay Inuu leeyahay

Read More »

Daawo: Weriye Baffo oo Warbixin Naxdin leh ka diyaariyey Tahriibayaal ku sugan Talyaaniga

0 Visits: 702 | Monday September 07, 2015 - 09:12:42
Halaaga Tahriibka iyo Rafaadka laga dhaxlo ayaan la qiyaasi karin, waxaana qofka tacabiraaya u muuqda oo kaliya

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Imaraadka Ka Tacsiyadeeyay Askartii Kaga Dhimatay Yemen.

0 Visits: 708 | Monday September 07, 2015 - 09:09:37
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa Dawladda iyo shacabka dalka Imaraadka Carabta......

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo ka dareen celiyey kulankii uu la qaatay Ardayda Reer Somaliland ee wax ka barata Dalka Turkiga ee Waddanka ku sugan

0 Visits: 689 | Monday September 07, 2015 - 09:07:02
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay kulan uu la qaatay ardayda reer Somaliland ee wax ka barata dalka Turkiga oo shalay ka qabsoomay hoolka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigalinta Somaliland.

Read More »

Kooxda Daacish Ma Dhaba Inay Kursi Ku Yeelanayso Qaramada Midoobay?????

0 Sunday September 06, 2015 - 21:51:51
Waxaa maalinba maalinta ka dambaysa dunida ku soo badanaya doodda iyo murannada la xidhiidha koritaanka awoodda ururka la baxay dawladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Shaam, oo hadda gacanta ku haya dhul aad u ballaadhan oo ka mid ah labada dal ee Ciraaq iyo Suuriya, guulo waaweynna ka soo hooya dagaallada…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Ardaygii Ugu Da'da Weynaa Somaliland, Ee Ka Qalin Jebiya Dugsiyada Sare, Oo Ka Hadlay Jamacada Uu Bilaabayo

0 Sunday September 06, 2015 - 21:48:28
Ardaygii Ugu Da'da Weynaa Somaliland, Ee Ka Qalin Jebiya Dugsiyada Sare, Oo Ka Hadlay Jamacada Uu Bilaabayo

Read More »

Hargaysa:Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Waramay Tirada Shilalkii U Dambeeyey Ee Dalka Ka Dhacay

0 Sunday September 06, 2015 - 21:43:38
Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ka waramay tirrada dadkii ku naf waayay iyo kuwa ku geeriyooday shilalkii dalka ka dhacay saddexdii bilood ee u dambeeyay.

Read More »

Daawo:Maxaad Ka Ogtahay Dhaqdhaqa Saylada Xoolaha ee Ugu Wayn Somaliland Ee Ku Taala Magalada Burco Warbixin

0 Sunday September 06, 2015 - 21:41:47
Warbixin Laga Diyaariyey Xoolaha Iyo Wax Kala Iibsiga Saylada Magaalada Burco Oo Sayladaha Dalka Ugu Waa Wayn

Read More »

Daawo: Masuuliyin Ka Tirsan Xisbiga Wadani ee Gobolka Gabiley oo Dhaleecayn Xoogan uu Soo Jeediyay Xukummada

0 Sunday September 06, 2015 - 21:34:55
Masuuliyin Ka Tirsan Xisbiga Wadani ee Gobolka Gabiley oo Dhaleecayn Xoogan uu Soo Jeediyay Xukummada

Read More »

Daawo:Wasiiro Xukuumada Somaliland Ka Tirsan Oo Magaalada Jigjiga Ee Ethiopia, U Tagay Shir Ku Saabsan Amniga, Ganacsiga Iyo Xuduuddaha

0 Visits: 635 | Sunday September 06, 2015 - 21:32:59
Waxa magaalada Jig Jiga si weyn loogu soo dhoweeyey wafti balaadhan oo ka socda Somaliland ,kaas oo shir kaga qayb geli doona Halkaasi.

Read More »

Yaman:Diyaaradaha Dagaalka Ee Isbahaysiga Carabta Oo Oo Duqeymo Ka Gaystay Magaalada Sanca.

0 Sunday September 06, 2015 - 21:29:59
Ciidamada isbahaysiga oo ay hogaamiso boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa duqeyn u geystey saldhigyo ay ciidamada mucaaradka Xuutiyiinta ku leeyihiin magaalada Sanca labo maalmood kadib markii ay ciidamada isbahaysiga ay ugaga dhinteen 60 askari dalka Yemen.

Read More »

Daawo:Hayada Maamul Waanaga iyo La Dagalanka Musuqmaasuqa Oo Kulan La Yeeshay Xildhibanada Golaha Deeganka iyo Maamulka Cashuraha Berriga Burco

0 Sunday September 06, 2015 - 21:26:06
Hayada Maamul Waanaga iyo La Dagalanka Musuqmaasuqa Oo Kulan La Yeeshay Xildhibanada Golaha Deeganka iyo Maamulka Cashuraha Berriga Burco

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Dugsiga Smart Ee Magalada Burco Oo Daahfuray Sanad Dugsiyeedka 2015 Ila 2016

0 Sunday September 06, 2015 - 21:21:48
Iskuulka Smart Ee Magalada Burco Oo Munasibad Baladhan Uu Qabatay Furitaanka Sanad Dugsiyeed 2015 Ilaa 2016

Read More »

Daawo:Wasiirka Maaliyada Somaaliland Oo Dhagax Dhigtay Xafiiska Wasaarada Maaliayda Ee Magaalada Boorame.

0 Visits: 624 | Sunday September 06, 2015 - 19:17:58
Wasiirka Maaliyada Somaaliland Iyo Wafti ay hogaaminya ayaa Dhagax Dhigtay Xafiiska Wasaarada Maaliayda Ee Magaalada Boorame.

Read More »

"Go'aan Sidii Xeer La Curriyey La Yidhi Waxa Lagu Celiyey Golihii Waa ii Kow.....Anigu Arrintaas Waan Ku Wareeray" Eng. Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 625 | Sunday September 06, 2015 - 19:11:55
Hogaamiyaha xisbiga Ucid, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inuu ku jaahwareeray soo celinta madaxweynaha ee go'aankii golaha wakiiilladu ansixiyay ee ahaa inaan haamaha shidaalka Berbera lagu wareejin ganacsato.

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Guurtida oo marki u horeysay ka hadlay Go'aankii Maxkamadda sare ka so saartay Khilaafki ka dhashay muddo kordhinti ay sameeyeen

0 Visits: 652 | Sunday September 06, 2015 - 19:09:24
Guddomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md:Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay xaalada dalka isagoo sheegay inay nabadgalyada wadanku marayso meel fiican ,

Read More »

Daawo: Wiil uu Dhalay Weriye Cawke oo markii u horeysay ka soo Muuqday Warbaahinta iyo Barnaamijyo layaableh oo u diyaariyey

0 Visits: 707 | Sunday September 06, 2015 - 19:02:56
Wiil uu dhalay Wariyaha weyn ee Ruug cadaaga ah, Axmed Xasan Cawke, ayaa ka soo muuqday Warbaahinta, isagoo

Read More »

Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland oo Jigjiga kaga qaybgalaya Shir lagu casuumay somaliland

0 Visits: 726 | Sunday September 06, 2015 - 08:42:15
Wafti balaadhan oo uu hoggaaminaayo Wasiirka arrimaha debadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayna xubno ka yihiin .....

Read More »

Daawo Afkashacabka TV:-Dawlada Ethiopia Oo Tahriibayaal Reer Somaliland Ah Ku Wareejisay Maamulka Degmada Tog Wajaale

0 Saturday September 05, 2015 - 23:25:58
Dawlada Ethiopia Oo Tahriibayaal Reer Somaliland Ah Ku Wareejisay Maamulka Degmada Tog Wajaale

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Gudoomiyaha Banka Somalia oo Maamulka Puntland Ku Eedeeyay Inay Abuurayaan Lacag Faalso Ah

0 Saturday September 05, 2015 - 23:22:18
Gudoomiyaha Banka Somalia oo Maamulka Puntland Ku Eedeeyay Inay Abuurayaan Lacag Faalso Ah Oo Dalka Soomaliya Khalkhal Badan Galinaya ayuu Yadhi

Read More »