Wararka

Xisbiga Waddani oo Isagoo an Kursiga Fuulin Mashaariic uu Dhagaxdhigay Bilaabay Dhismahoodi iyo Degmada Cadaadlay oo uu Makaxmad u Dhisayo

0 Visits: 715 | Tuesday April 15, 2014 - 17:45:18
Masuuliyiintan ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa Saaka Guddi ku hadlayey afka Degmada Cadaadley ku wareejiyey gebi ahaanba agabkii dhismaha Xarunta Maxkamada Degmada,

Read More »

Weriye Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde Oo Saaka u Geeriyooday Xanuun Uu Muddo U Jiifay.

0 Visits: 924 | Tuesday April 15, 2014 - 17:28:13
Waxa Maanta Dalka Ingiriiska Ku Geeriyooday Alla Ha U Naxariistee Weriye Yaasiin X Ismaaciil Jirde Oo Ahaa Wariye Caan Ah Isla Markaana Xil Illaa Heer Wasiir Ka Gaadhay Dawladdii Somaliya.

Read More »

Wasiirka Xanaanada Xoolaha JSL oo Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada uga Warbixiyey Geel dhowan laga soo celiyey Sucudiga

0 Visits: 500 | Tuesday April 15, 2014 - 17:23:37
Wasiirka Xanaanada Xoolaha JSL oo Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada uga Warbixiyey Geel dhowan laga soo celiyey Sucudiga

Read More »

DAAWO: RIWYAADII AY KOOXDA WALAALAHA TOGDHEER U SAMEEYEEN WAKAALADDA BIYAHA BURCO

0 Visits: 1942 | Tuesday April 15, 2014 - 17:06:42
IYO XILDHIBAANADA GOLAHA DEGAANKA OO KA XANAAQAY QAYB KA MID AH RIWAAYADAAS OO AY KU JIREEN

Read More »

Ciidanka Qaranka Oo Si Buuxda Ula Wareegay Gacan Ku Haynta Deegaanka TALEEX

0 Visits: 930 | Tuesday April 15, 2014 - 16:00:07
Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa si buuxda ula Wareegay Degmada Taleex oo ka tirsan Gobolka Buuhoodle ee Bariga Somaliland ,deegaankaasi ayaa waxaa baryahanba ka taagnaa Dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay wadeen Maamulka Puntlnad.

Read More »

Safiirkii Waddanka Urdun uu Fadhiyey Liibiya Oo saaka La Afduubay!

0 Visits: 530 | Tuesday April 15, 2014 - 15:50:10
Waxaa maanta magaalada Tripoli ee caasimada dalka Liibiya lagu afduubay safiirkii Wadanka urdun u fadhiyey Liibiya.

Read More »

MARAYKANKA IYO RUUSHKA OO MIDBA MIDKA KALE KU EEDEEYAY IN UU FARAGALIN KU SAMEYNAYO ARRIMAHA UKRAINE.

0 Visits: 422 | Tuesday April 15, 2014 - 15:37:11
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweyne Obama uu si cad u sheegay in diblumaasiyadda ay tahay wadada uu Mareykanka doorbidayo, hasayeeshee waxa uu muujiyay in falalka Ruush-ka aanay aheyn kuwo habboon oo xaalada hagaajinaya.

Read More »

LABO QOF OO LAGU DILAY MAGAALADA KISMAAYO

0 Visits: 403 | Tuesday April 15, 2014 - 15:29:17
Dilka labada nin ayaa ku soo beegmaya xilli raysul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed uu maalintii 4-aad ku sugan yahay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Read More »

Xildhibaan Abdirisaaq Aar Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco Iyo Wafti Uu Hogaaminaayey ayaa Booqday Degmada Balidhiig Oo Kamida Gobolka Togdheer Una Kuurgalay Xaalada Degaankaasiā€¸

0 Visits: 523 | Tuesday April 15, 2014 - 11:22:09
Wafti uu hogaaminaayo Xildhibaan C/risaaq Maxamuud Jaamac (A/risaq Aar) oo kamida Xildhibaanda Golaha Deegaanka Degmada Burco ayaa dhawaan Boooqasho ku tegay Degmada Balidhiig oo kamida Degmooyinka ugu faca weyn Gobolka Togdheer islamarkaana Taariikh ku leh Dalkan Somaliland.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Gaadhi ku wareejiyey Degmada Cadaadley iyo Wasiirka Madaxtoyada oo Waddooyin u dhagax dhigay

0 Visits: 449 | Tuesday April 15, 2014 - 09:40:52
"Ina Cigaal Dhimay, Laakiin Diyaaraddii Uu Cawl Sudhay Hargeysa, Waa Calaamadda Koowaad Ee Somaliland, U Fiirso Cid Walba Waxay Qabato Ayuun-baa Hadha'e"Wasiirka Madaxtoyada JSL

Read More »

Dawladda Hoose ee Burco oo Garoon labaad ka Dhistay Magaalada Burco iyo Xildhibaano Xadhiga ka jaray

0 Visits: 582 | Tuesday April 15, 2014 - 09:14:00
Munasibad Ballaadhan Oo xadhiga lagaag jarayay Garoon cusub oo ay yeelen doonto Magalada Burco ayaa Lagu Qabtay Gudaha Gorankaasi.

Read More »

Wasiirka Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Siidhka Beeraha Gaadhsiiyey Degaanka Cadaadlay.

0 Visits: 441 | Tuesday April 15, 2014 - 08:37:17
Wasiirka Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Proff. Faarax Cilmi Geedoole ayaa siidhka Beeraha ku wareejiye Degaanka Cadaadlay.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka Dareen Celiyey Soo Dhoweyn uu kala kulmay Degmada Cadaadlay

0 Visits: 352 | Tuesday April 15, 2014 - 08:22:32
Oo uu Socdaal Shaqo ku tagey isaga iyo wefti kale oo ka tirsan Xukuumadda,

Read More »

Daawo Cawayska Afkashacabka Filim Cusub Oo la magac baxay Hostage Oo Lagu matalay Magalada Burco

0 Visits: 380 | Monday April 14, 2014 - 22:40:14
Filimkan oo ay Matalayaan Dhalin isku tagtay oo Maskaxdooda ka Tujiyay inay Bulshada Somalilada Melkata oo ay joogaan ay wax ku celiyaan ama ay ku soo kordhiyaan daawasho wacan

Read More »

Xildhibaan Mubaarik Badhi Oo Deeq Qalab Ciyareed ah Gudoonsiyay Dugsiga Maxmed Cali ee Magalada Burco+Sawiro

0 Visits: 1506 | Monday April 14, 2014 - 15:59:09
Xildhiban Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) ayaa Maanta Qalab Sport Oo Tirro Badan ku Warejiyay Maamulka Dugsiga Maxamed Cali Burco

Read More »

GUDDOOMIYAHA BAANKA DHAXE EE SOMALILAND OO SOO DHAWAYAY ARDAYDA KA SOCOTAY JAAMACADDA BEDER

0 Visits: 864 | Monday April 14, 2014 - 15:46:34
GAR,AAHAN FAKALKA DHAQAALAHA ISLAAMKA IYO BANGIYADA

Read More »

Wasiirka War Faafinta Somaliland Oo Ka Hadalay Sida ay Ka Wasarad Ahaan Uga Qaybqadanayan Xuska 18 Ee Foda Inagu Soo Haysa

0 Visits: 363 | Monday April 14, 2014 - 15:36:35
Wasiirka wasaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta mr C/laahi Maxamed Daahir (cukuse), Oo xarunta warfafinta kula hadlay warbahinta waxa uu ka hadlay doorka ay wasardiisu ka qadanayso xuska qaran ee markii somaliland xoriydeeda la sonoqotay,

Read More »

BAAQ AY SOO SAAREEN GUDIGA GUUD EE XIBIGA KULMIYE,LAANTA BRISTOL

0 Visits: 397 | Monday April 14, 2014 - 15:31:27
Anagoo kala ah gudiga guud ee xisbi xaakim ee kulmiye, Bristol branch;

Read More »

Jaamacada Admas Oo Qabatay Maslaax Dhaqameed Loogu Magac Daray Hiilbaan.

0 Visits: 464 | Monday April 14, 2014 - 15:26:12
Jaamacadda Admas University College Ayaa Soo Bandhigtay Xaflad Lagu Jilayey Masraxiyad Dhaqameed Loogu Magacdaray "Hiilbaan U Baahnahay"

Read More »

Xaalada Dalka Ukraine Oo kacsan Iyo Maleeshiya Tageersan Dalka Russia Oo Qabsaday Magaalooyin Badan Xeryihii Boliska.

0 Visits: 411 | Monday April 14, 2014 - 10:51:20
Maleeshiyaad taageersan Ruushka ayaa qabsaday saldhigyo ay booliska ku leeyihiin magaalada ku taalla bariga Ukraine ee Kramatorsk, sida ay sheegeen dad goob joog ahaa iyo warbaahinta maxaliga ah.

Read More »