Wararka

DAAWO- Barnaamij Cajiiba: Kulmiyihii Shalay Iyo Kulmiyaha Maanta Oo Arrimo Badan Badka Soo Dhigay

0 Visits: 643 | Saturday August 29, 2015 - 11:16:35
Siyaasiyiin badan oo wakhtigan ka baxay Kulmiye balse horey u ahaan jiray ayaa ku doodaya in Kulmiye burburkiisii soo socdo, islamarkaana xukumaddiisu ka leexatay wixii Kulmiye rabay markuu Mucaaradka ahaa.

Read More »

Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Nairobi ( SAWIRRO )

0 Visits: 1037 | Saturday August 29, 2015 - 11:13:32
Fanaaniintan Xidigaha Geeska oo ah qayb ka mid ah Fanaaniinta oo ay Hogaaminayaan Fanaaniinta kala Ah

Read More »

Dawlada Chad Oo Dad Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay

0 Visits: 533 | Saturday August 29, 2015 - 11:07:17
Toban qof oo reer Chad ah ayaa lagu xukumay dil toogasho ah, kaddib markii lagu helay in ay ka dambeeyeen weerar bambaano oo ay qaaday kooxda Bookoo Xaraam.

Read More »

Banki-moon oo ku baaqay in la badbaadiyo Muhaajiriinta ku dhimanaya Badaha iyo saxaraha

0 Visits: 764 | Saturday August 29, 2015 - 10:16:41
Qarammada Midoobay ayaa sheegtay in loo baahanyahay in sare loo qaado dadaalada lagaga hortagayo dhimashada dadka muhaajiriinta ah ee ....

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Telefishanka Kenya, Oo Markii U Horaysay Lagaga Dooday Qadiyadda Somaliland Iyo ,Madaxbadan Oo Ka Qayb Qadatay

0 Friday August 28, 2015 - 21:12:22
Telefishanka Kenya, Oo Markii U Horaysay Lagaga Dooday Qadiyadda Somaliland, Iyo Wasiirka Khaarajiga Kenya, Iyo Madaxda Somaliya Oo Wax Laga Weydiiyay

Read More »

Hal Balyan Oo Qof Oo La Shaaciyay In Ay Boqdaan Facbook Ga iyo Mulkila Facbook Oo Ka Hadlay

0 Friday August 28, 2015 - 21:07:26
Mulkiilaha Shabakadda ugu weyn ee xidhiidhka bulshada ee facebook-ga, Mr Mark Zuckerberg, ayaa sheegay in markii ugu horaysay shaaciyay in dad tiradoodu kor u dhaaftay hal bilyan oo qof ay maalin kasta si joogto ah u isticmaalaan Shabakada Facebook-ga, sidaana waxa uu ku bayaamiyay qoraal uu shalay…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Culumada Ku Biira Saxada Siyasada Somaliland

0 Friday August 28, 2015 - 21:04:23
Hoos Ka Daawo Maxuu Ka Idhi Gudoomiye Muuse Biixi Wadada Ku Biira Siyasada Somaliland

Read More »

Dawlada Kenya Oo Lacagtii Ugu Badnayd Dul Dhigtay Haweenay Xubin Ka Ah Ururka Al-Shabaab.

0 Friday August 28, 2015 - 20:46:34
Booliska Kenya, ayaa maanta adduun lacageed oo dhan labaatan kun oo dollarka Mareykanka ah, waxa ay dul dhigeen haweeney lagu magacaabo Rukia Mbarak Faraj.

Read More »

Ku Dhawaad 50 Ruux Oo Muhaajiriin Ah Oo Maydkooda Laga Helay Gaadhi Kuwa Xamuulka Qaada Ah Dalka Austria

0 Visits: 700 | Friday August 28, 2015 - 16:25:29
llaa 50 qof oo muhaajirin ah, ayaa meydkooda laga heley gaadhi kuwa xamuulka qaada ah,

Read More »

Dhegayso:Sheekh Aaaden-Siiro ayaa Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Lunsiga Hantida Ummadda Iyo Diinteenu Waxay Ka Qabto

0 Visits: 663 | Friday August 28, 2015 - 16:21:21
Sheekh Aaaden-Siiro ayaa Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Lunsiga Hantida Ummadda Iyo Diinteenu Waxay Ka Qabto

Read More »

Warbixin Caalami Ah Oo Lagu Qiimeeyay Heerka Somaliland kaga jirto Dimuqraadiyadda, Dawladnimada, Xoriyatul-qowlka, Iyo Madax-bannnaanida Garsoorka

0 Visits: 894 | Friday August 28, 2015 - 16:16:33
Urrur caalami ah oo sannad kasta soo saara warbixin uu kaga hadlo heerarka waddamada adduunku ka marayaan nidaamka Ismaamulka, ku-dhaqanka dimuqraadiyadda,

Read More »

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Oo Markii u horeysay Heshiis Awood Qaybsi Ogolaaday +SAWIRO

0 Visits: 691 | Friday August 28, 2015 - 16:08:12
Madaxweynaha dalkaasi Koonfurta Sudan ayaa markii ugu horeysay ogolaaday heshiis la doonaayo in lagu soo afjaro colaada ragaadisay dalkaasi .

Read More »

Daawo: Wasiirkuxigenki hore Qorshaynta oo Dhalinyarada uga Digey inaanay ku dayan Masuliyinta iyo siyasinta hantida ummada booba ee mushaharkoda iyo kharashka ay isticmaalan iyo hantigoodu anu is lahayn

0 Visits: 779 | Friday August 28, 2015 - 15:59:48
Cabdikarim Axmed Mooge waxa uu iftiimiyey inay jiraan boqolaal ka mida masuliyinta xilalka umadda u hayaa inaanay is lahayn mushaharkoda kooban iyo lacagta ay kharash gareeyaan ee gaadiidka iyo guryaha ku iibsadaan

Read More »

Doonya Siday Boqolaal Qof Oo Tahriibayaal Ah Oo Ku Degay Xeebaha Liibiya

0 Visits: 789 | Friday August 28, 2015 - 15:57:34
Boqolaal qof ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen kaddib markii laba doonyood oo ay saarnaayeen ku dhawaad 500 oo qof oo muhaajiriin ah ay ku dagtay xeebaha magaalada Zuwara ee dalka Liibiya.

Read More »

Dhegayso: Barnamij laga Diyariyey Tahriibayaasha Isaga Gudba Masar & Suudaan Oo Si Ba'an Ugu Le'day Saxaraha U Dhexeeya Labadaasi Dal

0 Visits: 1144 | Friday August 28, 2015 - 15:27:38
Weriye ismaciil xusen farjar oo ka tirsan laanta afka somaliga ee VOA ayaa warbixin cajiiba ka diyaariyey arrintan Dhegayso

Read More »

Dhegayso: Ololaha Cidhib Tirka Qabyaaladda oo Hargeysa laga Bilaabay iyo khudbado Qiiro badan oo laga jeediyey madashi lagu daahfuray ololahan+SAWIRO

0 Visits: 1004 | Friday August 28, 2015 - 14:57:06
Magaalada Hargeysa waxaa xalay lagu daah furay ololale loogu dhaq dhaqaaqayo sidii loo cidhib tiri lahaa qabyaalada kaasi oo lagu wado in muddo shan sano gudoahood ah ay qayb ka noqdaan labaatan kun oo qof oo qabyaalad diid ah.

Read More »

Xildhibaan Xasan Shahar Si Adag Uga Hadlay Gudidii Madaxweyne Silaanyo U Macaabay Muranka Dhulka Muxuuse Ka Yidhi?

0 Visits: 809 | Friday August 28, 2015 - 14:48:12
Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Sheegay In Dawlada Dhexe Ay Shaqadoodi Ku Haysato

Read More »

Daawo Sawirada:Ciidamada Amaanka Ee Dalka Austria oo Gacan Bir ah ku qabtay Gaari laga soo Buxiyay Meyd Fara badan oo qaxooti ah

0 Visits: 736 | Friday August 28, 2015 - 14:31:12
Ciidamada amaanka dalka Austria, ayaa gacanta ku dhigay gaari nooca ganacsiga oo qeybtiisa danbe lagu soo guray Meydadka 50 qaxooti ahaa. Ciidamada amaanka ayaa sheegay inay aaminsan yihiin in Meydadkaasi la doonaayay in laga talaabiyo xadka dalka Austria.

Read More »

C.karin axmed moge oo madal ilyartu is qabatay ka sheegay inu madaxweynuhu u dhibban yahay dad qabyalad wax ku doonaya oo wax walba sheganaya

0 Visits: 911 | Friday August 28, 2015 - 14:21:23
"Madaxweynuhu Wuu Dhiban Yahay Aniga Lasoo Shaqeeyay Oo…" Ex Wasiir kuxigenki qorshaynta Cabdikarin Axmed Mooge

Read More »

Wasiirka Duulista Hawada oo lagu dhex arkay isagoo lugaynaya shaaracyada Burco , Makhaayadahana kala shaahaynaya Dadweynaha Burco+SAWIRO

0 Visits: 588 | Friday August 28, 2015 - 14:11:34
Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Labadii Maalmood u Danbeyayba ku Sugnaa Gudaha Magalada Burco ayaa sidii Cadada u ahayd Waxa Uu Maalintii Labaad si Caadiya iskaga Dhex Soconayay Gudaha Magalada isla markaasna waxa uu goobaha ay bulshadu ku kulanto Uu si Caadiya ugula…

Read More »