Wararka

Daawo:Gaadhi Xabxab Sida Oo Ku Rogmaday Deegaanka Xooray Ee Degmada Baki

0 Friday June 19, 2015 - 21:26:54
Gaadhi Xabxab Sida Oo Ku Rogmaday Deegaanka Xooray Ee Degmada Baki

Read More »

Kooxda Daacishta Yemen Oo Rag Ay Laysay Sida Saliibka U Xidhay,Qaarkoodna Salaad Iyaga Oo Ku Jira Toogtay.+Daawo Sawirada

0 Friday June 19, 2015 - 21:25:15
Kooxda Daacish ee ka dagaalanta wadanka Yemen ayaa soo bandhigtay sawiradda maydad intay laayeen ay u xidh xidheen sida Saliibka oo kale,waxa kale oo sawiradda ka muuqda niman tukanaaya iyo kuwo ay laayeen oo qaarkood sujuuda u dhaceen.

Read More »

Daawo: Dadweyne Karbaashaya Askari Hindi Ah Oo Ficilo Dhaqan Xumo Ah Ku Sameeyay Gabadh Tareen Fuulaysa

0 Friday June 19, 2015 - 21:15:00
Askari boolis ah oo u dhashay dalka Hindiya ayaa dadweyne ka cadhooday dhaqan xumo uu kula kacay gabadh, tareenka ka racaysay Saldhig ku yaala gobolka Uttar Pradesh, si daran ugu karbaasheen, halkaas oo gacan qaad intii itaalkood ah ay ku qaadeen.

Read More »

Dawladda Dalka Shiinaha Oo Cunaqabatayn Saartay Muslimiin Ku Dhaqan Waddankaas Oo Soomay.

0 Friday June 19, 2015 - 21:13:36
Dowlada Shiinaha ayaa cadaadis xoogan waxa ay ku heysaa dadka Muslimiinta ah ee kunool Dalkaasi, waxaana Gobol kuyaala Dalkaasi laga mamnuucay in ay bisha Barakaysan ee Ramadaan Soomaan Muslimiinta kunool halkaasi.

Read More »

Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Ka Dayrisay Nolasha Ay Ku Noolyihiin Qaxootiga Yamanta Ka Soo Cararay Ee Ku Sugan Somaliland...War-saxaafadeed

0 Friday June 19, 2015 - 21:09:13
20ka June waxa dunida oo dhan laga xusaa Maalinta Qaxoontida Aduunka. Sanadkan waxa uu la kowsaday Somaliland iyada oo ay ku soo qul-qulayaan Yamaniyiin ka soo cararaysa dagaalka ka socda dalkoodii.

Read More »

Daawo;- Qaar kamida Xaafada magaalada Berbera Oo Aya Soo Foodsartay Biyo la'aan Baahsan,xili dadka reer berbera ay kujiraan bishii barakeysneyd Heerkulan Gaadhay 48 degree

0 Visits: 619 | Friday June 19, 2015 - 17:05:10
Berbera(AFKA)Qaar kamida Xaafada magaalada Berbera Oo Aya Soo Foodsartay Biyo la'aan Baahsan,xili dadka reer berbera ay kujiraan bishii barakeysneyd Heerkulan Gaadhay 48 degree

Read More »

Daawo:Oday Xasan Baaruud oo Madaxweyne Silaanyo ka bedelay Naanaystii una bixiyey Magac cusub Muxuuse Yahay Magacu?

0 Visits: 1328 | Friday June 19, 2015 - 16:42:06
Hargeysa(AFKA) Oday Xasan Baaruud oo Madaxweyne Silaanyo ka bedelay Naanaystii una bixiyey Magac cusub

Read More »

Daawo:Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Waraysi Xasaasi Ka Kaga warramay Xaaladda Dalka Iyo Arrimo Kale

0 Friday June 19, 2015 - 16:34:08
Hargeysa(afka) Wasiir Xirsi Cali X.Xasan waxa uu ka sheekeyey horumarka waddanku gaadhay inti xukumaddoodu talada la wareegtay,khilaafyada siyasadeed ee xisbigooda so dhex gala, dad magaciisa ku isticmaala facebook ga iyo doorka dhalinyaradu ku ledahay horumarka wadanka iyo weliba kaalinta ay xukumaddan…

Read More »

Daawo: Gabay uu Abwaan Dhega-cun u tiriyey MadaxweynE Silaanyo

0 Visits: 860 | Friday June 19, 2015 - 16:27:45
Hargeysa(AFKA)Abwaan Dhega Cun oo kamid ah abwaanada degaanka Wado Makaahiil oo uu madaxweynuhu dhowaan xadhiga uga jaray ceel biyood oo laga hirgeliyey degaankaasi.

Read More »

Wasiirka Amniga Gudaha Somalia Iyo iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo Kormeeray Qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho

0 Friday June 19, 2015 - 16:15:59
Muqdisho(AFKA)Wasiirka Amniga Gudaha Somalia, C/risaaq Cumar oo ay wehliyaan Taliyeyaasha nabadsugidda, Jen. Tuuryare, Asluubta, Jen. Bashiir Goobe iyo Booliiska, Jen. Maxamad Sheekh ayaa soo kormeeray Waddooyinka 30-ka, Warshadaha, Shaqaalaha, Waddada 21-Oktoobar iyo kuwo kale oo howlbowle u ah isku…

Read More »

Daawo:Maayira Magaalada Borame Oo Masjidka Abu Hurayra Salaadii Jimce kadib Khudbad Uga Jeediyay Dadka Xaaranta Kariya Bisha Ramadaan.

0 Friday June 19, 2015 - 16:03:45
Maayira Magaalada Borame Oo Masjidka Abu Hurayra Salaadii Jimce kadib Khudbad Uga Jeediyay Dadka Xaaranta Kariya Bisha Ramadaan. -

Read More »

Daawo:-Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Oo Kulan Xog Wareesi Ah La Qaatay Shaqaalaha Wasaarada Ee Gobolka Sanaag

0 Visits: 571 | Friday June 19, 2015 - 15:59:04
Ceerigaabo(afka)Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Oo Kulan Xog Wareesi Ah La Qaatay Shaqaalaha Wasaarada Ee Gobolka Sanaag

Read More »

Suldaan Daakir Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Barkhad Jaamac Xirsi Iyo Hawl Galkii Ciidamada Amaanka Ee Xaafada Daami, Fariina Culus U Diray Xukuumada

0 Friday June 19, 2015 - 15:50:31
Hargeysa(AFKA):-Suldaan Daakir Xasan Khaliif oo ka mid ah madax dhaqameedka somaliland ayaa si kulul u canbaareyey xadhigii la taliyihii hore ee madaxweynaha Somaliland Barkhad Jaamac Xirsi iyo falkii ciidanka amaanku ka gaysteen xaafada daami ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo:Su'aalo Iyo Jawaabo Axkaamta Soonka Waxa Soo Jeedinaya Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir Qaybtii Kowaad

0 Visits: 1196 | Friday June 19, 2015 - 15:06:03
Su'aalo Iyo Jawaabo Axkaamta Soonka Waxa Soo Jeedinaya Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir Qa

Read More »

Hay'adda Xamdi Foundation Oo Deeq lacageed oo la gudoonsiisay Carruur agoon ah oo ku nool Kismaayo

0 Visits: 674 | Friday June 19, 2015 - 14:48:50
Kismaayo(afka)Hay'adda Xamdi Foundation ayaa deeq lacageed gudoonsiiyay carruur agoon ah oo kasoo jeeda qoysas danyar ah, kuwaasoo ay ku adkeyn helidda raashiinka quutul duruuriga ah.

Read More »

"Bedelkii Lacagtii Giim-baartu Waxay Ahayd Guul Qaran Oo Aanu Madaxweynaha Ugu Mahad Naqayno" Maayirka Burco

0 Visits: 750 | Friday June 19, 2015 - 14:07:44
Burco (Gudgude) Maayirka degmadda Burco Maxamed Cabdiraxmaan Muraad, ayaa ku tilmaamay guul qaran iyo dhibaato magaaladda Burco laga furdaamiyay oo saamayn dhaqaale iyo mid caafimadba ku lahayd bedelaadda lacagtii Giin-baarta ahayd ee shillinka Soomaaliya, taasi oo magaaladda Burco laga isticmaali jiray…

Read More »

"Somaliland Waa waddankii ugu horreeyey ee Somaaliyi leedahay ee Geeska Afrika ka qaatay Xornimo" Prof Samatar oo ka qaybgalay Dood Xaasaasiya

0 Visits: 609 | Friday June 19, 2015 - 12:16:59
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah Aqoonyahannada Somaliland u dhashay ee caalamka uga ololeeya sidii ay ictiraaf u heli lahayd, ayaa Dood adag oo

Read More »

Madaxwaynaha Kenya Oo Amar Ku Bixiyey In Xayiraadda Laga Qaado Xawaaladaha Soomaalida.iyo shirkadda Dahabshiil oo so dhoweysay Tallaabadaas

0 Friday June 19, 2015 - 12:06:13
Dawladda Kenya ayaa muuujisay inay diyaar u tahay in la qaado xayiraaddii lagu soo rogay 13 shirkadood oo ah kuwa ka shaqeeya dirista lacagaha ama xawaaladaha.

Read More »

Guddomiyaha Jamacadda Hargeysa oo Warsaxaafadeed Hanjabaad iyo Canbaarayn ah kasoo saaray Fal anshax xumo ah oo Xubno Ardayda jamacadaa ahi ku kaceen

0 Friday June 19, 2015 - 12:02:38
Guddoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee Jaamacada Hargeysa Cabdi Xuseen Gaas ayaa dhalinyaro fadqalo ka dhex sameeyay shir ay guddida Jaamacadu ku lahaayeen Xarunta Jaamacadaasi ugu hanjabay in ay sharciga La Tiigsan Doonaan.

Read More »

Daawo: Raaisul Wasaraha Dalka Ingriiska Oo Si Baladhan Usoo Dhawayay Bilashada Bisha Ramadaan

0 Visits: 643 |
Raaisul Wasaaraha Dalka boqortooyada Ingiriiska , David Cameron, ayaa muslimiinta meelkasta oo ay joogaan ku hambaleeyey munaasibadda bisha Barakeysan ee Ramadaan oo bilaabatay habeenimadiiArbacada ee taariikhdu ay ahayd 18ka bisha June.

Read More »