Wararka

Daawo:Jaaliyada Somaliland Ee Ingiriiska Oo Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyay Iskuulka Dhagoolayaasha Ee Magaalada Burco

0 Thursday June 04, 2015 - 16:20:40
Qaar Kamid Arday Dhagoolayaasha Iyo Macalimiinta Ayaa Sheegay Inay Ogayihiin Cidii Wax Gashata Iskuulkan

Read More »

DAAWO:Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Xusaayey Maalinta Waxbarshada Somaliland Laguna Weyneynaayey Aaabihii Tacliinta Somaliland Maxamuud Axmed Cali Oo Jaamacadda Admas Soo Qaban Qaabisay

0 Visits: 628 | Thursday June 04, 2015 - 16:10:13
Haergeysa(afka)Munaasibada Xususaayey Maalinat Waxbarashada Somaliland Ayaa Lagu Qabtaya Jaamacada Admas Ee Magaalda Hargeysa Waxaan Ka Soo Qayb Galay Wasiiro, Abwaano,Cuqaaal,Haween

Read More »

Munaasibad Lagu Shaacinayay Dallad Cusub Oo Ay Ku Midobeen Ardayda Dugsiyada Sare ee Magalada Burco+Sawiro

0 Visits: 1712 | Thursday June 04, 2015 - 15:44:23
Burco(Afka)Munasibad Baladhan Oo Lagu Shaacinayay Dallad Ay Ku Midoobeen Ardayda Dugsiyada Sare Ee Gobolka Togdheer Ayaa Lagu Qabtay Hoolka Shirarka Ee Dawlada Hoose Ee Burco

Read More »

Daawo:Maxaa Laga Filayaa Ciyaartoyga Xulka Somaliland Oo Maalinta Sabtida 6 JUNE Ciyaari Dhexmari Doonto Xulka Dalka Sinigal.

0 Thursday June 04, 2015 - 15:08:27
Diyadoo Xulks Qaranka Somaliland Ayaa Filaya In Maalinta Sabtida Ah Ay La Ciyaari doonto Xulka Dalka Sinigaal Hadaba Maxaa Laga Filayaa Xulka Somaliland

Read More »

Daawo:Barnaamij Iftiiminaya Doorka Guurku Ku leeyahay Guusha Nolosha Iyo Dugsiga Qoys Kaab Oo Laga Diyaariyey Barmaamijkan

0 Thursday June 04, 2015 - 15:03:31
Barnaamij Iftiiminaya Doorka Guurku Ku leeyahay Guusha Nolosha Iyo Dugsiga Qoys Kaab Oo Laga Diyaariyey Barmaamijkan

Read More »

Daawo: Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Oo La Dardaarmay Supervisors ka Ilaalin Doona Imtixaanaad Shahaadiga Ah ee Dhowaan Bilaabmi Doona.

0 Thursday June 04, 2015 - 15:01:27
Wasiira waxbarashada Somaliland ayaa la dardaarmay khubaradda ilalin doonta imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Somaliland oo dhowaan ka bilaabmi doona .

Read More »

Wasiir-ku-xigeenka W/Arrimaha Dibadda Somaliland oo Shir Caalami ah Kaga Qaybgalay Magaalada Hague, Dalka Holand

0 Thursday June 04, 2015 - 14:55:39
Wasiirku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Mudane Mawliid Maxamuud Ibraahim ayaa ka qaybgalay shir caalami ah oo ..

Read More »

Telefishanka AlJazeera Oo Warbixin Xiiso Leh Ka Diyaariyey Somaliland Iyo Qaxoontiga Yemen Ee Imanaaya.

0 Thursday June 04, 2015 - 14:52:49
Dagaalka culus ee u dhexeeya xoogaga isbahaysiga iyo fallaagada shiicada ee Yemen ayaa ku qasbay kumanaan qof in ay cagaha wax ka dayaan oo ay nafta kula cararaan doonyaha u shiraacanaya Geeska Afrika.

Read More »

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Booqday Cusbitaalka Wayn Ee Magaalada Laas Caanood Lana Kulmay Dhakhaatiirta Iyo Dadka Ku Xanuun Sanaaya Cusbitaalkaasi

0 Thursday June 04, 2015 - 14:50:16
Gudoomiyaha Gobolka Sool Waxa uu hawlwadeenada Caafimadka ee Cusbitaalka Wayn Ee Magaalada Laas Caanood kala sheekaystay Adeegyada iyo baahiyaadka cisbitaalka

Read More »

Daawo: Milatariga Hindiya Oo Warbaahinta Tusay Xamaam Sirdoonka Pakistan U Basaasayay Dalkeeda

0 Thursday June 04, 2015 - 09:31:26
Ciidamada Hindida ee Difaaca hore kaga jirta soohdinta dagaalka ee u dhaxaysa Hindiya iyo Pakistan ayaa warbaahinta u soo bandhigay, Shimbir xamaan ah oo sida ay sheegeen, sirdoonka Pakistan ku basaasi jireen dalkeeda, waxaanay soo bandhigeen, xamaamkan oo sida xog ku qoran, luuqada ama afka Pakistaniga…

Read More »

Doorashada Dalka Burundi Oo Mar Kale Dib Loo Dhigay iyo Rabshadahi Oo Si Badanayaa

0 Thursday June 04, 2015 - 09:27:25
Maamulka dalka Burundi waxa ay sheegayaan in doorashada madaxtinimada iyo barlamaanka dib loo dhigayo kaddib rabshadaha siyaasadda ee dalkaasi oo weli sii socda.

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Magaalada Cape Town Kaga Qayb Galaya Shirka Dhaqaalaha Adduunka

0 Thursday June 04, 2015 - 08:17:00
Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo gudo jira safarkiisa shaqo ee xidhiidhka caalamka iyo siyaasadda dibadda dalka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay gelinkii dambe gaadhay magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika

Read More »

Daawo:Duqa Degmada Gebiley Oo Soo Kormeeray Goobaha Ganacsiga iyo Goobaha Muhiimka Ee Degmada Gebiley.

0 Visits: 454 |
Maayirka Gebiley ayaa kormeer kusoo maray goobaha muhiimka ah ee magaaladaasi Gebiley,isaga oo sidoo kalena soo kormeeray dooxa magaaladaasi oo khatar ku haya iskuulka taariikhiga ah ee Qalax.

Read More »

Jamaal Cali Xuseen Oo Ku Eedeeyay Jawaan Iyo Sooraan In Aanay Xukuumadda Silaanyo Waxba Ka Sheegin.

0 Visits: 944 |
Musharaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen ayaa ku eedeeyay Labada Abwaan ee sida weyn caanka ugu ah kaga qoslinta dadka, Sooraan iyo Jawaan inay afka ka xidhaan oo aanay Riwaayadahooda mar kaliya ku soo qaadan wax ka sheega Xukuumadda Madaxweyne Axmed Silaanyo,

Read More »

Daawo Sawirada Maydadka Cidamada Liyu Boolis oo la Wadhay Deeganada Galgaduud iyo Deeranada Ku Xeeran

0 Thursday June 04, 2015 - 08:07:45
Dadweynaha degaanada Galguduud ayaa dhulka wadhay ciidamada Liyuu Booliska dawlad degaanka Somalida Ethiopia oo maalmahan dagaalo kula jiray dadweynaha degaankaasi,iyada oo ciidamadani ku caan bexeen laynta iyo cabudhinta dadka shacabka ah .

Read More »

Daawo: Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan Muxuu Ka Yidhi Warar Lagu Sheegay In Xilka Laga Qaadaayo.!?

0 Thursday June 04, 2015 - 08:05:31
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Ee Soomaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Maanta KaHadlay Xilkaqaadis Lagu Sameeyo, Sidoo Kalana Jawaab Kabixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Ashkhaas Kaladuwan .

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo Ka Warbixiyey Xaalada Ka Taagan Buurta Siimoodi.

0 Wednesday June 03, 2015 - 17:51:44
Borame(Afka)Badhasaabka gobolka Awdal ayaa ka hadlay xaalada buurta Siimoodi oo ah mid waqtigan uu khilaaf baahsani ka taagan yahay.

Read More »

War Deg Deg Ah:Jaamacadda Jomo Kenyatta Oo Joojisay Xidhiidhkii Ay La Lahayd jaamacadda Gollis+Master-tii Jaamacadda Gollis Oo Noqotay Local Iyo Ardayduna Ka Niyad Jabtay.

0 Visits: 790 | Wednesday June 03, 2015 - 17:36:51
Burco(Afka)Jaamacadda Jomo Kenyatta ayaa joojisay xidhiidhkii ay la lahayd jaamacadda Gollis ee magaalada Hargeysa,iyada oo sidoo kalena la joojiyey waxbarashadii heerka labaad ee ay jaamacaddaasi ka waday jaamacadda Gollis faraceeda magaalada Hargeysa.

Read More »

Madaxwaynaha Nigeria Ayaa Boqashadii Ugu Horeesay Ku Tagay

0 Wednesday June 03, 2015 - 17:30:53
Madaxwaynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa booqashadiisii ugu horaysay ee dalka dibadiisa ah ku tagaya dalka Niger tan iyo intii uu xilka la wareegay todobaadkii hore.

Read More »

Daawo:Haweenka Coodanle Oo Baaq Nabadeed U Diray Shirka Nabada Ka Socdda Deeganka Coodanle

0 Wednesday June 03, 2015 - 17:30:11
Codanle(Afka)Haweenka Coodanle Oo Baaq Nabadeed U Diray Shirka Nabada Ka Socdda Deeganka Coodanle

Read More »