Wararka

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Mashaariic Badan Xadhiga uga Jaray Gobolka Gabilay

0 Visits: 533 | Sunday February 15, 2015 - 20:17:17
Madaxweynaha Somaliland oo saaka socdaal ku tegey Gobolka Gabilay ayaa halkaas ka furay mashaariic badan oo ay xukuumadda iyo Dawlada hose ee Gabilay ka hirgelisay Gobolkaasi isagoo qaar kalena Dhagax Dhigay

Read More »

Daawo: Wefti Ballaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweyne kuxigenka JSL oo ka qaybgalay Aaski Qaran ee Dalka Djibouti loogu Sameyey Guddomiyihi Barlamaanka Dalkaasi

0 Visits: 512 | Sunday February 15, 2015 - 20:12:27
Wafti balaadhan oo reer Somaliland ah ayaa maanta kala qayb galay dawlada dalkaasi Jabouti aaska guddoomiyihii hore Barlamaanka dalkaasi Jabouti.

Read More »

Daawo: Maareyaha Dekedda Berbera oo Beeniyey inu Kasoo horjeestay Maalgashi ay shirkado Caalami ah ku samaynayaan Dekedda Berbera

0 Visits: 555 | Sunday February 15, 2015 - 20:00:19
Maareeyaha Dekedda Berbera Eng.Cali Xoor-xoor ayaa beeniyey warar ay baahiyeen qaar ka tirsan warbaahinta maxaliga ah kuwaasoo sheegay in Maareeyuhu uu ka soo horjeedo qorshe lagu maalgalinayo Dekedda Berbera.

Read More »

Dhegayso"Shuruudaha aanu ku kala dooranayno Shirkadaha danaynaya in ay maalgashadaan dekadda Berbera waa.."Warasi Wasiirka Madaxtooyada

0 Visits: 809 | Sunday February 15, 2015 - 19:44:49
Waraysi laanta Afka-Soomaliga ee BBC-du ila yeelatay kaasi oo ku aadan dekada Berbera iyo Shuruudaha lagu kala dooranayo shirkadaha ku tartamaya in ay maalgashadaan….

Read More »

Daawo" Xisbiga kulmiye Korodhsiimo uma baahna, manuu Codsan, waxanu sugayna Siidhiga Komishanka" Muj Muse Bixi Cabdi

0 Visits: 640 | Sunday February 15, 2015 - 19:20:10
Guddoomiyaha Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aanu Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumadiisu diyaar u ahayn koradhsiimo loo sameeyo,

Read More »

Daawo :Dadweyne cabasho xoogan ka muujiyay gudomiyaha maxkamada sare

0 Sunday February 15, 2015 - 18:54:16
Daawo :Dadweyne cabasho xoogan ka muujiyay gudomiyaha maxkamada sare

Read More »

Wasiir Warancade oo Xadhig ugu Hanjabay Wasiirka Amniga Puntland haddii uu soo Maro Madaarada Somaliland, Shirkadaha Diyaaradahana uga Digay inay soo Qaadaan

0 Visits: 573 | Sunday February 15, 2015 - 18:53:34
Dawladda Somaliland, ayaa si kulul ugu jawaabtay Maamulka Puntland oo shalay ku eedeeyay inay taageerto kooxda Xagjirka ah ee Al-shabaab, kuwaasi oo dhibaato ku haya Puntland.

Read More »

Daawo : Madaxwaynaha Somaliland oo Ka Qayb Galay Qalinjebinta Ardayda Jaamacada Tima Cade ee Magaalada Gabiley

0 Sunday February 15, 2015 - 18:37:10
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo. waxa uu maanta gabiley kaga qaybgalay Xaflada Qalinjebinta Ardayda dhamaysatay waxbarashadii Jaamacada Timacade University, isaga oo halkaasina ka hirgeliyey mashaariico kala duwan.

Read More »

isku duwaha wasaarada ciyaaraha gobolka togdheer oo ka jawaab eedo ay u jeediyeen kooxaha kubada cagta ciyaara

0 Visits: 522 | Sunday February 15, 2015 - 18:22:20
isku duwaha wasaarada ciyaaraha gobolka togdheer oo ka jawaab eedo ay u jeediyeen kooxaha kubada cagta ciyaara

Read More »

dhaliayarada magaalada burco oo oo sida fiinta uga qayliyey isku duwaha wasaarada ciyaaraha g/togdheer

0 Visits: 460 | Sunday February 15, 2015 - 17:45:17
dhaliayarada magaalada burco oo oo sida fiinta uga qayliyey isku duwaha wasaarada ciyaaraha g/togdheer

Read More »

Abuukar Cawaale (Qaad-diid) oo si weyn lagu soo dhaweeyay Maamulka goleedka puntland (SAWIRRO)

0 Sunday February 15, 2015 - 16:17:54
Abuukar Cawaale oo lagu xusuusto sidii ula dagaal-lamay qaadka la geyn jiray waddanka Britain oo ugu dambeyn lagu guuleystay in la joojiyo ayaa gaaray Puntland, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Read More »

Haweenka ka ganacsada Jaadka iyo Ragga cuna oo ka hadlay Qaadka maanta iman magaalada muqdisho

0 Sunday February 15, 2015 - 15:45:19
Iyadoo maanta uusan Soomaaliya imaan Jaadkii laga keeni jiray dalka Kenya, ayaa waxaa aragtiyadooda ka dhiibtay haweenka ka ganacsada Qaadka oo ay noloshoodu ku tiirsan tahay iyo ragga sida joogtada ah u cuna.

Read More »

Shacabka Seylac Oo Biyo La,Aan Uga Barakacaya Magaalada

0 Sunday February 15, 2015 - 15:39:05
Magaalada Saylac ayaa lagu soo waramayaa inay Maalmihii u dambeeyey ka jirtay Biyo la'aan baahsan oo saamaysay guud ahaanba Dadka Deegaanadaasi ku Nool.

Read More »

daawo muuqaal: mujaahid cali guray oo si kulul uga hadlay xaalada dalku taagan yahay

0 Sunday February 15, 2015 - 13:47:55
daawo muuqaal: mujaahid cali guray oo si kulul uga hadlay xaalada dalku taagan yahay

Read More »

daawo muuqaal: jamaal cali xuseen oo dhaliila wareejinta dekeda berbera sababo la'aan darteed

0 Sunday February 15, 2015 - 13:47:55
daawo muuqaal: jamaal cali xuseen oo dhaliila wareejinta dekeda berbera sababo la'aan darteed

Read More »

Ukraine: Xabadjoojintii oo ka Dhaqan gashay Dalkaasi Ukraine

0 Visits: 442 | Sunday February 15, 2015 - 11:30:26
Xabad joojin u dhaxeysa ciidamada dowladda Ukraine iyo mucaaradka ayaa ka dhaqangashay bariga dalkaasi.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada JSL oo ka hadlay Qorshe ay Xukumaddu Dekedda berbera ugu Wareejinayso Shirkado Shisheeye

0 Visits: 643 | Sunday February 15, 2015 - 11:13:40
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa sharaxay Qorshe Dekedda Berbera loogu wareejinayo Shirkaddo Shisheeye, kuwaasi oo uu sheegay inay tartan siin doonaan.

Read More »

War deg deg Madaxweynah somaliland Socdaal Ugu An Babaxay Gobolka gabiley

0 Visits: 474 | Sunday February 15, 2015 - 10:26:25
Madaxweynaha Somaliland iyo waftigi balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa u anbabaxay magaalada gabiley

Read More »

Daawo: Madaxweyne Obama Oo Dhaqan Geliyay Wakaalada Ammaanka Internetka Maraykanka U Qaabilsan -

0 Visits: 464 | Sunday February 15, 2015 - 09:13:01
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa qalinka ku duugay nidaamka cusub ee adkaynta ammaanka internetka dalka Maraykanka,

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland oo ka Xogwarramay Qoraalo uu Aqalkacad iyo Safirka Maraykanka ee Nairobi u Diray iyo Nuxurka Wixi ku qornaa

0 Visits: 577 | Sunday February 15, 2015 - 08:25:27
Sidoo kale wuxu guddomiyaha Baanka Cabdi Dirir Cabdi ka jawaabay war ay ka qoreen qaar ka mid ah Warbaahintu, waxanu sheegay in warbaahinta eedahaasi ka qortay ay iska maagayso ee aana xaqiiqo ka qorin

Read More »