Wararka

Duqaymo Cirka Ah Oo Lagu Qaaday Xarumaha Al-shabaab.

0 Visits: 628 | Sunday February 01, 2015 - 22:39:16
Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa sheegay in Al-Shabaab khasaare xoogan uu ka soo gaaray duqeymo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay Tuulo ka tirsan deegaanka Toora-Toorow.

Read More »

"Waxaan soo dhaweynayaa fikirka cusub ee kooxda Boko Haram lagula dagaalamayo" Banki moon

0 Visits: 751 | Sunday February 01, 2015 - 18:33:22
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa Sabtidii shalay ahayd ka sheegay Addis Ababa inuu

Read More »

Madaxwaynihii Hore Ee Jarmalka Oo Geeriyooday Iyo Xasuusta Uu Ku Leeyahay Dalka Somalia

0 Visits: 768 | Sunday February 01, 2015 - 18:31:54
Madaxweynihii hore ee Jarmalka, Richard Weizsäcker ayaa geeriyooday, wuxuuna ku geeriyooday da'ada 94-sano Jira.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xaflad 350 Guri Loogu Qaybiyey Danyarta Xaafada Ayax 4

0 Visits: 856 | Sunday February 01, 2015 - 18:30:07
Axmed Maxamed Maxamjuud (Siilaanyo), Madaxweynaha Qaranka Somaliland isaga oo ka duulaya sinaanta iyo caddaalada shacbiga Somaliland, waxa uu maanta boqasho ku tegay Xaafadda barakacayaasha ee Ayax 4 ama Sheekh Sancaani.

Read More »

Guddomiye Cirro oo Xoghayaha Golaha Wakiilada Ka tacsiyadeeyey Geerida Walaalkii iyo Raisulwasare Sharmarke oo Tacsiyadeyey Mid ka mid ah Aqoonyahanadi Wax ka Qoray Afsomaliga o ku geeriyoday muqdisho

0 Visits: 734 | Sunday February 01, 2015 - 18:25:39
Allaah u naxaiistee Xuseen Sheekh Axmed Hillowle (Kadare) oo ka mid ahaa aqoonyahannadii wax ka qoray Farta Af-Soomaaliga ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo: Go'aanadii Ugu Adkaa oo laga soo saaray Dhallinyarada Kooxo Kooxaha ah oo khalkhaliyey Beryahan Danbe Amniga Xaafado ka mida Caasimadda

0 Visits: 531 | Sunday February 01, 2015 - 18:06:13
Cuqaasha Gobolka Maroodi Jeex ayaa Shir ay Maanta isugu Yimaadeen isla markaana ay Goob Joog ka ahaayeen Madaxda Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Taliska Ciidanka Boolisku

Read More »

Daawo:Nuxurka Kulan Madaxweynaha Somaliland la Qaatay Safiirka Talyaaniga u Qaabilsan Somaliland iyo Somalia+SAWIRO

0 Visits: 746 | Sunday February 01, 2015 - 18:03:09
Madaxwaynaha Qaranka JSL Mud. Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxaa uu aqalka wadanka looga arrimiyo ee Madaxtooyadda kulan kula qaatay

Read More »

Daawo: Wasiirka Duulista Hawada Somaliland oo Waraysi Xaasaasiya lala yeeshay Kana Hadlay Qaangaadhnimada Siyaasadiisa iyo Waayo Badan oo uu soo Joogay

0 Visits: 588 | Sunday February 01, 2015 - 17:59:10
"Waxa la yidhi Dhowr Wasiir oo ad ka Tirsantahay Isku Shaandhaynta Madaxweynuhu ma Saamayso oo Waxba kama Qaaddo Had iyo Jeer?" ayaa la waydiiyey Wasiirka Muxuse kaga Jawaabay, kuwaas iyo Qaar kaleba

Read More »

Drs Edna Aadan Oo Khudbad U Jeedisay Arday ka kala Socotay In Ka Badan 100 Wadan oo ka Qalinjebiyey Jamacad Ku Taalla Maraykanka.

0 Visits: 861 | Sunday February 01, 2015 - 17:35:33
Dr Edna Aadan Ismaaciil, ayaa sheegtay in Somaliland wadamo badan oo dunida ahi wax ka baran karaan.

Read More »

Daawo:Wasaaradda Caafimaadka JSL oo Shirkii uga Socday Laascaanood Soo Gebogabaysay iyo Wasiir Xaglatoosiye oo Daaha ka rogay in Gobolada Sool iyo Sanaag ka Liitaan Dhinaca Caafimadka

0 Visits: 958 | Sunday February 01, 2015 - 16:55:20
Wasiir Xaglotoosiye ayaa Bulshada Gobolada bari u ballanqaaday inay Muhiimad gaar ah siinayaan Goboladaasi

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Xisbiga UCID oo Si Diiran loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Cardiff ee Carriga Ingiriiska

0 Visits: 578 | Sunday February 01, 2015 - 16:50:56
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada Cardif, ee Dalka Ingiriiska iyada oo uu halkaasi kala hadlay dadka halkaasi ku dhaqan ee reer Somaliland.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Maamulka Degmada Berbera Oo Dhagax Dhigay Dib U Habayn Lagu Samayn 15 Meheradood Oo Ay Hanti U Leedahay Dawlada Hoose Ee Berbera

0 Visits: 620 | Sunday February 01, 2015 - 15:28:05
Berbera(Afkashacabka.com) Maamulka Degmada Berbera Oo Dhagax Dhigay Dib U Habayn Lagu Samayn 15 Meheradood Oo Ay Hanti U Leedahay Dawlada Hoose Ee Berbera

Read More »

War bixin Dhamays tiran Oo ku Saabsan Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo kormeer ku sameeyey bilowga dhamaystirka Wajiga labaad ee balaadhinta Dhabada dayuurahadaha ee Madaarka Cigaal

0 Sunday February 01, 2015 - 11:06:10
War bixin Dhamays tiran Oo ku Saabsan Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo kormeer ku sameeyey bilowga dhamaystirka Wajiga labaad ee balaadhinta Dhabada dayuurahadaha ee Madaarka Cigaal

Read More »

DaawoAfkashacabkaTV:- Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Boorama Oo Cabsho Balaadhan Kamuujiyay Mushahar La'aan ku habsatay

0 Visits: 491 | Saturday January 31, 2015 - 23:02:39
Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Boorama Oo Cabsho Balaadhan Kamuujiyay Mushahar La'aan ku habsatay

Read More »

Daawo:Maxkamada Degmada Hargaysa Oo Xukuno Ku Riday Dad Lagu Helay Danbiyo Kala Duwan.

0 Visits: 608 | Saturday January 31, 2015 - 22:58:00
Maxkamada darajada 1aad iyo 2aad ee Gobolka Maroodijeex ayaa maanta ku dhawaaqay Xukuno ay ku riday danbiilayaal ay ciidanka boolisku ku soo qabteen ka ganacsiga Maandooriyaha Khamriga.

Read More »

Somaliland Waxay Awood Uleedahay Iyadoon Hub Cusub Lasoo Dagin inay xuduudaheeda sugato Cadawgana Afka jabiso

0 Visits: 588 | Saturday January 31, 2015 - 22:42:48
Xoghayaha arrimaha gudaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee UCID ayaa ka hadlay hadaladii dhowaan kasoo yeedhay maamul goboleedka Somaliya ee Garoowe,qoraal uu arrimahaasi kaga hadlayna waxa uu u dhignaa sidan:-

Read More »

Daawo: Wacdarihii Sannadguurada 6aad ee Halkaraan iyo Xilwareejintii Hogaanka Naadiga

0 Visits: 1088 | Saturday January 31, 2015 - 17:49:21
Munasibad Baladhan oo Lagu Dabaal Dagayay Sanad Guradii Lixaad ee kasoo wareegtay Aasaaskii Nadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan Ayaa Xalay Lagu Qabtay Hotel City Plaza ee Magalada Burco

Read More »

DAAWO " Runtii waxaanu maanta aad ugu faraxsanahay in balaadhintii gagada diyaaradaha Egal International Airport wajigii u danbeeyay maanta la bilaabay " Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Saylici

0 Saturday January 31, 2015 - 16:03:20
DAAWO " Runtii waxaanu maanta aad ugu faraxsanahay in balaadhintii gagada diyaaradaha Egal International Airport wajigii u danbeeyay maanta la bilaabay " Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Saylici

Read More »

Daawo " Wasiir (Maxamuud Xaashi) waan ku hambalynayaa, aad ayaan kuu bogaadinayaa waxaan jecelahay inay Wasiirada kale kugu daydaan oo aad adigu tilmaanta koowaad noqoto." Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar

0 Saturday January 31, 2015 - 16:01:51
Daawo " Wasiir (Maxamuud Xaashi) waan ku hambalynayaa, aad ayaan kuu bogaadinayaa waxaan jecelahay inay Wasiirada kale kugu daydaan oo aad adigu tilmaanta koowaad noqoto." Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar

Read More »

DAAWO Wasiirka wasaaradda Duulista Iyo Hawadda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Sharaxay bilowga balaadhintii Dhabada dayuuradaha qaybtii ugu dambaysay.

0 Saturday January 31, 2015 - 15:53:17
DAAWO Wasiirka wasaaradda Duulista Iyo Hawadda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Sharaxay bilowga balaadhintii Dhabada dayuuradaha qaybtii ugu dambaysay.

Read More »