Wararka

Xoghayaha Arimaha Dibada Ee Maraykanka Oo Sheegay In Wadahadalada Nuclearka Iran In Lagu Kala Fogyahay

0 Visits: 604 | Sunday November 23, 2014 - 14:59:58
Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maryakanka John Kerry ayaa sheegay, sida uu hadalka u dhigay, in uu jiro kala fogaansho weyn oo u dhexeeya dalka Iran iyo quwadaha dunidda, iyada oo uu soo dhawaanayo xiligii loo ballansanaa in heshiis laga gaadho barnaamijka Nuclearka ee dalkaasi Iran.

Read More »

Daawo: Barnaamij Xiiso Badan oo lagu Waraystay Maxmed Cumar "Tababare Nololeed"

0 Visits: 690 | Sunday November 23, 2014 - 14:56:20
Waxa Barnaamijkaasi ka diyaariyey Cumar Seerbiya oo ku sugan Hargeysa, Waxana uu ka warramaya Taariikhdiisa, Hammigiisa iyo shaqada uu ugu jecelyahay inu qabto mar walba Daawo Waraysiga Xiisaha Badan

Read More »

Cidamada Booliska Oo Hawl Gal Ay Qaadeen Ku Soo Qabtay Mukhaadaraad iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Ka Warbixiyey

0 Visits: 637 | Sunday November 23, 2014 - 14:51:24
Ciidamada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xalay hawl gal balaadhan oo ay ka fuliyeen Magaaladda Hargeysa ku soo qab-qabtay Mukhaadaradaad badan.

Read More »

Dadweynaha Shiinaha Oo Qaliin Ku Sameenaya Doobta codka

0 Visits: 989 | Sunday November 23, 2014 - 14:34:11
Dadka dalka Shiinaha, ayaa waqtiyadan aad ugu soo badanaysaa qalliinka dhuunta la iskaga sameeyo si raggu codkoodu u weynaado, halka haweenkuna door bidaan in codkoodu dhuubto.

Read More »

Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada Oo Loo Qaybiyay Ajandaha Kal Fadhiga 26-tanaad .

0 Visits: 779 | Sunday November 23, 2014 - 14:26:22
Fadhigii Maanta Golaha Wakiilada Jamuuriyada Somaliland oo Uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha wakiilada somaliland ayaa Mudanayaasha loo qaybiyay Ajandaha Kal fadhiga 26TAAN Ee golaha wakiilada.

Read More »

Daawo : Wasiirka Maaliyada CabdiCasiis Maxamed Samaale Oo Bogaadiyay Go'aankii Guurtidu Ku Xaliyeen Khiaafkii Golaha Wakiilada Dhex Miranayay

0 Visits: 1748 | Sunday November 23, 2014 - 14:18:08
Wasiirka Maaliyada CabdiCasiis Maxamed Samaale Oo Bogaadiyay Go'aankii Guurtidu Ku Xaliyeen Khiaafkii Golaha Wakiilada Dhex Miranayay Wasiir Samaale Oo Soo Dhawayay Xalinta Khilafadka Golaha Barlamanka Somalilam

Read More »

War Degdeg ah: - Xoghayaha Golaha Wakilada Oo Goor Dhaweyd Xabsiga Laga Sii Daayay

0 Visits: 911 | Sunday November 23, 2014 - 14:17:40
Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa dhawr maalmood ka dib, xorriyadiisii helay.

Read More »

Daawo: Bandhigii Buugaagta Baadidoon iyo Beerta Qoyska, Suugantii Abwaan Farxaan iyo Wacdarihii Naadiga Halkaraan +SAWIRO

0 Visits: 2876 | Sunday November 23, 2014 - 11:38:03
Xildhibaan Cabdilaki Xasan Nuur oo kamid ah Golaha Degaanka Burco iyo Inta Badan Haldoorka Dhalinyarada gobolka Togdheer ayaa Xalay Ka qaybgalay Munasibad Ballaadhan oo lagu Soo Bandhigayey

Read More »

DAAWO WAKIILADA XISBIYADA SOMALILAND OO GACANTA ISULA TAGAY DOOD KU DHEXMARTAY KALSAN TV

0 Visits: 852 | Sunday November 23, 2014 - 11:37:17
DAAWO WAKIILADA XISBIYADA SOMALILAND OO GACANTA ISULA TAGAY DOOD KU DHEXMARTAY KALSAN TV

Read More »

"Manchester United Wey Taqaan Sida Loo Garaaco Arsenal"Wayne Rooney

0 Visits: 1041 | Sunday November 23, 2014 - 11:09:53
Kabtanka Kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa ka dhawajiyay hadal xanuujiyay Gunners, kadib markii uu qiray in kooxdisa ayba taqaanao sida loo garaaco Arsenal, xili weeraro gaadmo ah oo ay qaadeen ay ka saacideen iney 2-1 ku garaacaan Arsenal kulan ka dhacay Emirates.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Qaar Kamida Ururada Ganacsatada Somaliland Oo Si Diiran Usoo Dhaweeyay Khilaafka Golaha Wakilada Ee Go'aanka Laga Gaadhay

0 Visits: 655 | Sunday November 23, 2014 - 10:54:38
Qaar Kamida Ururada Ganacsatada Somaliland Oo Si Diiran Usoo Dhaweeyay Khilaafka Golaha Wakilada Ee Go'aanka Laga Gaadhay

Read More »

Daawo:Guddoomiyihii Hore Ee Xuquuqal Insaanka Oo Dawlada U Soo Jeddiyey Inay Xabsiyadda Kasii Dayso Dadka Sharci Darada Ku Xidh Xidhan

0 Visits: 547 | Saturday November 22, 2014 - 22:28:59
waxa maanta shir jaraa'id magaalada Hargeysa ku qabtay guddoomiyihii hore ee Xuquqal Insaanka Somaliland ,isaga oo dawlada usoo jeediyey in ay xabsiga kasii dayso dadka ku xidh xidhan xabsiyadda

Read More »

Manchester City Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaadhay Swansea City Iyo Yaya Toure Oo Markale Badbaadiyay

0 Visits: 966 | Saturday November 22, 2014 - 21:11:09
Kooxda Manchester City ayaa gurigeeda guul muhiim ah kaga gaadhay kooxda Swansea oo gool uga hormartay, Jovetic iyo Yaya Toure ayaa City u horseeday inay saddexda dhibicood Etihad Stadium kaga reebato kooxda Swansea city.

Read More »

Bayern Munich Oo Gaartay Guul Awood Ku Dheehan Kadib Markii Ay Si Fudud Ku Dhaaftay Kooxda Hoffienhem

0 Visits: 715 | Saturday November 22, 2014 - 20:58:53
Macalin Pep Guardiola iyo kooxdiisa Bayer Munich ayaa dib usii amba qaadeen guusha ay dhaawanahan ku horkacayeen Bundesligaha Jarmalka.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Madaxweynaha somaliya oo dib Ugu soo laabtay Magalda Muqdisho

0 Visits: 598 | Saturday November 22, 2014 - 18:59:50
Daawo Afkashacabka Tv Madaxweynaha somaliya oo dib Ugu soo laabtay Magalda Muqdisho

Read More »

XISBIGA UCID OO MAGACAABAY AF-HAYEEN KU MEEL GAADHA.

0 Visits: 778 | Saturday November 22, 2014 - 18:42:17
Xisbiga cadaalada iyo daryeelka Ucid ayaa maanta magacabay af-hayeen ku meel gaadha oo ku hadli doono Afka xisbiga, sidaasna waxaa lagu sheegay war-saxaafdeed uu soo saaray xisbiga Ucid kuna saxeexanyahay Cabdirshiid Cali Mataan oo ah musharaxa madaxayne ku xigeen ee xisbiga Ucid, war-saxaafadeedkasi…

Read More »

Tabaraha Nolasha Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Boorame (Daawo Sawirada)

0 Visits: 1223 | Saturday November 22, 2014 - 18:32:01
Waxa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaala madaxda Gobolka AWDAL ee Borama Tabobare Mohamed Cumar Cismaan oo shir caalami ah kaga qeyb galey magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga ,

Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo tacsi u diray

0 Visits: 585 | Saturday November 22, 2014 - 16:06:07
waxa uu tacsi u dirayaa, Qoysaskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland,

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Haldoorka Dhalinyarada Gobolka Saaxil Oo Cambaareeyay Xadhigii Lagula Kacay Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Jiidali

0 Visits: 706 | Saturday November 22, 2014 - 14:47:52
Berbera(afkashacabka.com) Haldoorka Dhalinyarada Gobolka Saaxil Oo Cambaareeyay Xadhigii Lagula Kacay Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Jiidali

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Gobolka Saaxil Oo Soo Gabogabaysay Koob Ay U Qabatay Ardayda Dugsiga Sare Bursade Ee Magaalada Berbera

0 Visits: 698 | Saturday November 22, 2014 - 14:47:52
Berbera(afkashacabka.com) Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Gobolka Saaxil Oo Soo Gabogabaysay Koob Ay U Qabatay Ardayda Dugsiga Sare Bursade Ee Magaalada Berbera

Read More »