Wararka

Daawo: Maxay la soo Guryonoqdeen Guddomiyaashi 3da Xisbi Qaran oo Dhowr maalmod ku maqnaa Nairobi

0 Visits: 684 | Friday October 24, 2014 - 19:37:39
Guddomiyasha Saddexda Xisbi Qaran oo Manta ka soo Degay madaarka Cigaal aya ka warbixiyey Nuxurka Wixii u ku soo Dhammaaday Socdaalkii ay ugu maqnaayen Nairobi iyo kulamadi ay la qaateen Qaadhaanbixiyasha Somaliland ka saacida arrimaha Doorashooyinka

Read More »

War DegDeg ah: Radio Hargeysa oo markii ugu horeysay Burco Laga Dhegaysanayo FM ta , Baabuurta iyo Mobilada

0 Visits: 862 | Friday October 24, 2014 - 19:01:55
iyo Dadweynaha Reer Burco oo so Dhoweyey Waxqabadka Wasaradda Warfaafinta

Read More »

Eyda iyo ilaalada Sirdoonka Aqalka Cad ee Maraykan oo Weeraray Nin isku Dayey Inu u Dhaco Guriga Cad

0 Visits: 740 | Friday October 24, 2014 - 18:57:15
Nin 23 jir ah ayaa la qabtay ka dib markii uu ka booday gidaarka Aqalka Cad ee dalka Maraykanka maalinimadii Arbacada,

Read More »

Bankimoon oo ka hadlay Aasaaskii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Xilligi la aasaasay iyo Farrinta uu Caalamka u diray

0 Visits: 671 | Friday October 24, 2014 - 18:51:29
Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay Mr. Ban Ki-moon, ayaa soo saaray farriin ku waajahan maalinta UN-ka ee 24 October oo ku beegan Jimcaha maanta,

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabkaiisa Iyo Shucuubta Muslimiinta Ku Hanbalyeeyay Curashada Sannadka Cusub Ee Hijriyada.

0 Visits: 721 | Friday October 24, 2014 - 18:38:10
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa shacabka Somaliland iyo ..

Read More »

Dhagayso:Barnaamijki Falaqaynta iyo Faqidaada Ciyaaraha ee Tobadakan

0 Visits: 733 | Friday October 24, 2014 - 13:10:05
Waxana Uu Idinka Imaanayaa Studioga Magalada Burco Waxana Soo Jeedinaya Wariye C/risaaq Koronto ee Dhagaysi Wanagsan

Read More »

War Degdeg Ah:Ciidamada Qaranka Jahmuuriyada Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Dagaal Ooge Cali Khaliif Galaydh.

0 Visits: 1125 | Friday October 24, 2014 - 08:33:31
Ciidmada qaranka Jahmuuriyada somaliland ee Jiida hore ku sugan ayaa waxay gacanta ku dhigeen gaadhigii dagaal ooge madaxwaynaha kooxda la baxday khaatumo Seeg ee Cali khaliif Galaydh".

Read More »

Daawo Gudoomiyayaasha 3da Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Shirkii ay kaga qaybgaleen Nairobi, Qadhanbixiyashi ay la kulmeen iyo jawigi u ku so dhammaaday

0 Visits: 1162 | Friday October 24, 2014 - 08:26:19
Sidoo Kale Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ayaaDood Adag BBC da kula Galey Hoggaamiyayaasha UCID & KULMIYE Oo Wer-wer Ka Qaba In Doorashadu Xilligeeda Dhacdo

Read More »

Daawo Jiif Caaqil u hanjabay Maayarka iyo Xildhibanada Gabilay iyo Khilaaf Cusub Oo Ka Dhex Qarxay Golaha Deegaanka Gabilay Xilli Maayirkii Ka Maqanyahay.

0 Visits: 822 | Friday October 24, 2014 - 08:18:32
Jiif Caaqil Oo Ku Dhawaaqay Inuu Maayirka Gabiilay Gacantiisa Kaga Shaqayn Doono Iyo Khilaaf Cusub Oo Ka Dhex Qarxay Golaha Deegaanka Gabilay Xili Maayirkii Ka Maqanyahay.

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Markii u horeysay Dadkiisa kula qadeeyey Bariiskii ka soo Baxay Dalka Somaliland

0 Visits: 1125 | Friday October 24, 2014 - 08:15:09
Dalka Somaliland Oo Bariis Kii Ugu Horeeyay Lagu Qadaynaay Ee Ka Soo Baxa Beeraha.

Read More »

Daawo:Gabadh Dhalinyaro Ah Oo Gabooye Ah Ayaa Ka Gubatay Cunsuriyada Iyo Midabtakoorka Lagu Hayo Dadka Madhibaanka Ah

0 Visits: 1277 | Friday October 24, 2014 - 08:11:26
Daawo Gabadh Dhalinyaro Ah Oo Gabooye Ah Ayaa Ka Gubatay Cunsuriyada Iyo Midabtakoorka Lagu Hayo Dadka Madhibaanka Ah

Read More »

Daawo Muqaal Sahra Halgan Oo U Hanjabtay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleban maxmud Adan.

0 Visits: 1416 | Friday October 24, 2014 - 07:53:17
Fannaanadii Siyaasiyadda isu Bedeshay Sahra Halgan ayaa si Adag ugu Hanjabtay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamud Adan

Read More »

"Dalku Fowdo Ayuu Galaya Haduu Galana Dee Ninka Aan Isagu Waxba Ku Qabin Markii Hore (Mucaaridka) Waxba Kaga Xumaan Mayaan." Siciid Sulub.

0 Visits: 636 | Thursday October 23, 2014 - 23:03:20
Siyaasiga Siciid Sulub Maxamed oo Xukumadi Daahir Rayaale Kaahin, ka aha Wasiirka Hawlaha Guud ayaa sheegay in dalka Somaliland fawdo galaayo, sidoo kale aanay waxba dalka ka ahayn Xildhibaanada Xisbiga KULMIYE oo shalay shir jaraa'id oo ay qabteen dhaliilo u soo jeediyay Guddoomiyaha Golahooda…

Read More »

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo xilkii u kala Wareejiyay Xeerilaaliyahii Hore iyo kan Cusub ee Gobolka Awdal

0 Visits: 811 | Thursday October 23, 2014 - 22:59:42
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Md. Xasan Aadan ayaa maanta xilkii xeer ilaaliyenimo ee gobolka Awdal u kala wareejiyay xeer ilaaliyahii hore ee Gobolka Awdal Md. Cabdilaahi Maxamed Cali iyo Xeer ilaaliyaha Cusub ee gobolka Awdal loo soo magacaabay Md. Cabdi Haybe Cilmi.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliya Oo Baqosho Aaan La Oogayn Ku Ku Tagay Gobolka Ceelbuur.

0 Visits: 858 | Thursday October 23, 2014 - 22:52:20
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ka mid yihiin Saraakiil AMISOM ayaa booqasho aan la sii shaacin ku tagey magaalada Ceelbuur oo ka tirsan gobolka Galgaduud.

Read More »

Daawo Gudoomiyaasha Xisbi qaranka JSL Oo ka Hadalya Arimaha Dooarashada iyo qaadhan bixiyaasha oo ay kula kulmeen kenyaā€¸

0 Visits: 693 | Thursday October 23, 2014 - 22:51:07
Guddoomiye yaasha sadexda xisbi qaran ee KULMIYE WADANI iyo UCID oo safar shaqo maalmahan ku jooga wadanka kenya waxa ay ka hadleen arimaha doorashooyinka iyo qadhaan bixiye yaasha Somaliland ka tageera arimaha doorashooyinka,

Read More »

Daawo: Wasaradaha Ciyaaraha Iyo Xananada Xoolaha Oo La Kala Wareegay Naadi Kubadda Cagta ah.

0 Visits: 617 | Thursday October 23, 2014 - 22:47:09
Wasaradda dhalinyaradda Ciyaaraha iyo Dalxiiska ayaa koox kubadda cagta ah ku wareejisay wasaradda Xanaanadda Xoolaha ee Somaliland waxana munaasibadii labadda wasaradood kula kala wareegayen naadigan ka soo qayb galay wasiiradda labadaasi wasaradood iyo masuuliyiin kale, Muqaalka Daawo:

Read More »

Daawo :Xildhibaan Dogox Oo Ka Hadlay Fadhigi Golaha Deeganka Hargaysa ee Baaqday

0 Visits: 769 | Thursday October 23, 2014 - 22:39:08
Waa Nasiib Daro In Dadkii U Sacab Tumayey Maayarka Hargeysa Ay Ahaayeen Dadweyne Ay Isku Beelo Ahaayeen Xildhibaan Saleebaan Dogox

Read More »

Haween Farabadan Oo Markale Nigeria Lagu Afduubay.

0 Visits: 825 | Thursday October 23, 2014 - 22:38:37
Tiro Dumar ah ayaa lagu soo waramayaa in ay afduubteen dad looga shakiyey inay ka tirsanyihiin kooxda Boko Haram, waqooyi bari dalka Nigeria.

Read More »

Daawo Muqaal:Taliyaha Ciidanka Boliska Dalka Somaliland Oo Ka Hadlay Aminiga Iyo Goobaha Diwaan Galintu Ka Sacato

0 Visits: 789 | Thursday October 23, 2014 - 22:34:25
Taliyaha Ciidanka Boliska Dalka Somaliland Oo Ka Hadlay Aminiga Iyo Goobaha Diwaan GalintaKa Dalka Kaadhka Muwaadinka Qaadasha Diisu Ka Socdaan Fariin Adagna U Diray Bushada Reer Somaliland.

Read More »