Wararka

Waftiyo Tiro badan oo ku soo qulqulaya Buuhoodle iyo Xukuumadda Somaliland oo an ka Warqabin kana Hadal +SAWIRO

0 Visits: 1223 | Wednesday August 27, 2014 - 16:14:19
Waxa Maanta Ka soo Degay Madaarka Yar ee Laga Hirgeliyay Magaalada Buuhoodle 3 Diyaaradood oo Siday Weftiyo Kala Duwan oo

Read More »

Daawo afkashacabka Tv;Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa ku soo laabtay caasimada dalka ee Hargeysa,

0 Visits: 847 | Wednesday August 27, 2014 - 12:49:04
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa ku soo laabtay caasimada dalka ee Hargeysa, kaddib booqasho saddex maalmood ah oo uu ku joogay Magaalada Berbera.

Read More »

Daawo: Xamas Iyo Falastiin Oo Bilaabay Dabaal Degii Guusha Oo Ka Socda Dariiqyada Qaza

0 Visits: 1099 | Wednesday August 27, 2014 - 08:49:17
Oo Boqolaal Kun Oo Qofi Isugu Soo Baxaan Iyo Israel Oo Diiday In Laga Adkaaday

Read More »

Wada Xaajoodyo U Bilaamay Madaxda Wadamada Ruushka Iyo Ukrain.

0 Visits: 828 | Wednesday August 27, 2014 - 08:45:17
Madaxweynaha Ukraine Poroshenko ayaa sheegey in wada hadalaladii uu la yeeshay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin lagu go'aamin doono aayaha Europe iyo Ukraine.

Read More »

Daawo: Jamal Ali Hussein oo Ka Dayriyey Labada Diiwaangelinood ee la isku lammaanaysiiyey iyo wixii ay kala hadleen DeeqBixiyaasha Caalamka oo dalka ku sugan

0 Visits: 1273 | Wednesday August 27, 2014 - 08:22:47
Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID jamal ali husein ayaa sheegay in arrimaha ay ka wada hadlayeen deeqbixiyaasha ay ku saabsanayd arrimaha doorashooyinka iyo diiwangelinta dalka ka bilaabmi doonta

Read More »

Suldaan Maxamed Sul C/qaadir Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Maayarka Sallaxlay Oo Ku Eedeeyay In Suldaanku Uu Sallaxlay Raacinayo Gobalka HAWD

0 Visits: 889 | Tuesday August 26, 2014 - 23:03:42
"Xeerkii Gobolada iyo degmooyinka weli lama samaynin, waxaanay arrintaasi u taala Golaha sharci dejinta Somaliland, wax Suldaan Maxamed Sameeyana maaha ee sidaas ha loo ogaado.

Read More »

Nuxurka Ka soo Baxay Kulamo Wefti Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamku la Yeesheen Xisbiyada iyo Komishanka

0 Visits: 847 | Tuesday August 26, 2014 - 23:00:12
Wefti ka socda qaadhaan-bixiyeyaasha caalamka ee taageera doorashooyinka Somaliland, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay xisbiyada qaranka iyo Komishanka Doorashooyinka, kuwaasoo ka wadahadlay qoddobo salka ku haya hawlaha doorashooyinka soo socda.

Read More »

Daawo Muqaal Maayirka Dalka Jabuuti Oo Si Baladhan Lagu Soo Dhawayay Magaalada Boorama

0 Visits: 789 | Tuesday August 26, 2014 - 22:41:12
Soodhawaynta Mayirka Ayaa Waxa si wayn looga dareemay Magalda Boorama iyada Oo Gadiid iyo Dad aad utiro Badani ka Hortageen

Read More »

Maayirka Casimada Hargaysa Oo Garoon Cusub Dhagax Dhigay.

0 Visits: 955 | Tuesday August 26, 2014 - 22:26:41
Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelko, ayaa maanta dhagax dhigay garoonka kubadda cagta ee Degmadda Macalin Haaruun ee xaafadda New Hargeysa.

Read More »

Ciidanka Kenya Oo Maanta Toogasho Ku Dilay Wil Somaliyeed

0 Visits: 649 | Tuesday August 26, 2014 - 22:18:43
Wargeyska Daily Nation ee Kenya ka soo baxa ayaa maanta oo salaasaddii ah qoray in booliska Kenya ay toogteyn nin Soomaali ah oo ku hubeysnaa qori AK47.

Read More »

Daawo Muqaal:Mudaharaad Gilgilay Maanta Hargeysa Iyo Iskaashatada Baabuurta Hargaysa iyo Boorama Oo Cabasho ka Muujiyay Dhul Laga Raray.

0 Visits: 960 | Tuesday August 26, 2014 - 22:14:53
Mudaharaad Gilgilay Maanta Hargeysa Iyo Iskaashatada Baabuurta Hargaysa iyo Boorama Oo Cabasho ka Muujiyay Dhul Laga Raray.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti oo ka hadlay Toogashadii ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Jabuuti

0 Visits: 812 | Tuesday August 26, 2014 - 22:05:44
Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegay inaysan jirin wax dhibaato ah oo kasoo gaartay toogashadii shalay gudaha garoonka diyaaradaha Jabuuti ka dhacday madaxweynaha dalkaas, Ismaciil Cumar Geelle.

Read More »

Dagaal Culus Oo Maanta Dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyada Khaatumo

0 Visits: 1717 | Tuesday August 26, 2014 - 21:57:29
Dagaal Balaadhan oo la sheegay in uu socday saacado badan ayaa maanta dhexmaray Ciidamada Qaranka jamhuuriydda Somaliland iyo Maleeshiyada Khaatumo Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Saax-dheer

Read More »

Cudurka Halista Ah Ee Ebola Oo Usoo Gudbay Bariga Afrika+Akhriso

0 Visits: 1080 | Tuesday August 26, 2014 - 19:44:35
Cudurka Halista Ah Ee Ebola Oo Usoo Gudbay Bariga Afrika

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv; Madaxweynaha Somaliland Oo Saaka Kormeer Kusoo Maray Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera Iyo Xarunta Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Ee Gobolka Saaxil Kadibna Usoo Ambabaxay Caasimada Somaliland Ee Hargaysa

0 Visits: 712 | Tuesday August 26, 2014 - 15:43:10
Berbera(afkashacabka.com) Madaxweynaha Somaliland Oo Saaka Kormeer Kusoo Maray Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera Iyo Xarunta Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Ee Gobolka Saaxil Kadibna Usoo Ambabaxay Caasimada Somaliland Ee Hargaysa

Read More »

Bolotelli Oo Sharaxay Sababta Uu Mar Kasta U Doorto Lanbarka 45

0 Visits: 1134 | Tuesday August 26, 2014 - 15:17:33
Mario Balotelli oo shalay dhamaystiray saxiixa uu ugu biirayt Liverpool ayaa markale doortay funaanadii No.45. Balotelli ayaa sheegay in No.45 iyo booska uu ka ciyaaraa ay is waafaqsan yihiin. Mario ayaa ku kaftamay in marka laysku geeyo labada tiro ee uu namberkiisu ka kooban yahay noqonaayo No.9 taas…

Read More »

Madaxweynaha Jabuuti oo ka badbaaday iskuday Dil Toogasho ah iyo Saraakiil Rasaastu ku dhacday

0 Visits: 869 | Tuesday August 26, 2014 - 09:39:15
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka badbaaday isku day dil, ka dib markiii sida la sheegay ka mid ah ilaalada gaarka ah ee Madaxweyne Geelle uu Rasaas furay wakhtigi uu Madaxweynuhu ka soo degayay garoonka diyaaradaha magaalada Jabuuti Isniintii.

Read More »

Maayarka Djibouti oo is Barbar Dhig ku sameeyey Caasimadaha Djibouti iyo Somaliland

0 Visits: 1072 | Tuesday August 26, 2014 - 09:10:23
Maayarka Magaalada Jabuuti, Xuseen Cabdillaahi Qayaad oo booqasho ku jooga Magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay waxyaabaha ay iska matalaan ama ay iskaga midka yihiin Hargeysa iyo Jabuuti.

Read More »

Wasiiru-dawlaha Maaliyada Somaliland, oo dhalinyarada ka waaniyey Cabista Sigaarka iyo Cunista Qaadka oo Noloshiisa Halis Gelisay

0 Visits: 1145 | Tuesday August 26, 2014 - 07:48:59
Wasiirka oo Qalliin Culus Lagaga Sameeyay Wadnaha iyo Saablayda ayaa Ku Sababeeyay Cabista Sigaarka Iyo Cunista Qaadka,

Read More »

Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo Dib Xorriyada Ugu soo celisay Wargayska Hubaal Iyo Dareenada Ku Xereen

0 Visits: 957 | Monday August 25, 2014 - 23:49:31
Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa muddo Sagaal Bilood iyo Dheeraad ah kadib xayiraaddii ka qaadday Wargeyska Hubaal oo kasii bixi jirey Magaalada Hargeysa.

Read More »