Wararka

DAWO:Gudoomiyaha baanka dhexe oo ka hadlay qorshe loogu gulaystay in Adega Zaad lagu isticmalo somaliland shiling

0 Visits: 1098 | Tuesday July 22, 2014 - 17:43:33
DAWO:Gudoomiyaha baanka dhexe oo ka hadlay qorshe loogu gulaystay in Adega Zaad lagu isticmalo somaliland shiling

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Markii Ugu Horeysa Laba Wadan U Kala Qaaday Somaliland Iyo Soomaaliya Una Kala Leexisay Deeqaha Caalamiga Ah.

0 Visits: 983 | Tuesday July 22, 2014 - 17:33:24
Qaramada Midoobay, ayaa markii ugu horeysay laba qaybood oo kala madax-banaan u kala qaaday siyaasadda deeqaha la siiyo dawladda Somaliland iyo Soomaaliya.

Read More »

Laba Markab oo siday Lo, oo Dalka Sucudigu Dib ugu soo celiyey dekeda berbera iyo badhitan La,aanta cafimaad ee xolaha dekeda ka dhofaya

0 Visits: 976 | Tuesday July 22, 2014 - 17:29:37
Laba Markab oo siday Lo, oo Dalka Sucudigu Dib ugu soo celiyey dekeda berbera iyo badhitan La,aanta cafimaad ee xolaha dekeda ka dhofaya

Read More »

Ma Dhabaa in dr. maxamed c/laahi cumar isu sharaxaayo jagada gudoomiyaha xisbiga kulmiye?

0 Visits: 770 | Tuesday July 22, 2014 - 16:11:07
Ma Dhabaa in dr. maxamed c/laahi cumar isu sharaxaayo jagada gudoomiyaha xisbiga kulmiye?

Read More »

Isra'il Oo Qiratay inay la'dahay mid ka mid ah askarteeda+iyo falastiin oo hore u shaacisay inay qabatay askarigaasi

0 Visits: 973 | Tuesday July 22, 2014 - 16:01:57
Isra'il Oo Qiratay inay la'dahay mid ka mid ah askarteeda+iyo falastiin ooh ore u shaacisay inay qabatay askarigaasi

Read More »

DAWO:Taliyaha ciidanka boliska Somaliland oo shegay inay hegan galen ciidanka boolisku+sheegayna in cidanku qab qabten dhalinyaro rabshadawadayaal ah

0 Visits: 744 | Tuesday July 22, 2014 - 15:40:37
DAWO:Taliyaha ciidanka boliska Somaliland oo shegay inay hegan galen ciidanka boolisku+sheegayna in cidanku qab qabten dhalinyaro rabshadawadayaal ah

Read More »

Daawo: Qurbajoog Reer Togdheer ah oo Degmada Dhagax Dheer Gaadhsiiyey Deeq Qalab Iyo Agab Kale Oo Waxbarasho ka kooban

0 Visits: 819 | Tuesday July 22, 2014 - 14:37:55
Dadweynaha Degaankaasi Dhagax Dheer ayaa ka mahadceliyey Deeqdaasi la soo gaadhsiiyey waxayna xildhiban laki oo horkacayey Xubnahasi Qurbajooga ku ammaaneed dedaalka ay qurbajoogu degaankaasi ka geystaan

Read More »

DAWO:Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay Inay Casuumad U Fidisay Nicklos Key Oo Ay Hore Dalka Uga Saartay

0 Visits: 877 | Tuesday July 22, 2014 - 14:28:24
DAWO:Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay Inay Casuumad U Fidisay Nicklos Key Oo Ay Hore Dalka Uga Saartay

Read More »

Steven Gerrard oo Ka Fadhiistay Ciyaaraha Caalamiga Ah Iyo Juventus Oo Dhamaystirtay Saxeexa Evra Kana Tagay Man U.

0 Visits: 1116 | Tuesday July 22, 2014 - 13:59:53
Kabtanka xulka qaranka iyo kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa ka fadhistay ciyaaraha heerka caalami ah.

Read More »

Fernando Torres Oo Laga Yaabo Inuu Dib Ugu Laabto Kooxdiisii Hore Ee Atletico Madrid Iyo D Dgroba Oo Dib ugu Soo Noqon Doono Chelsea

0 Visits: 1235 | Tuesday July 22, 2014 - 13:22:46
Fernando Torres ayaa laga yaabaa inuu dib ugu laabto kooxdiisii hore ee Atletico Madrid haddii ay kooxda Atletico Madrid gaadho qiimaha Chelsea ay ku doonayso inay ku iibiso Torres.

Read More »

DAAWO MUUQAAL : FIFA oo ku dhawaaqday goolkii ugu quruxda badnaa koobkii aduunka (yaa helay yaase laga guuleystay?

0 Visits: 1127 | Tuesday July 22, 2014 - 11:32:58
Xiriirka kubadda cagta ee aduunka ee loo yaqaano FIFA ayaa ugu dambayn ku dhawaaqay xidiga ku guuleystay goolkii ugu quruxda badnaa ee kadhasha koobkii aduunka ee dhamaaday 13-kii bishan waxaana loo aqoonsaday in uu dhaliyay 22-jirka xulka Colombi

Read More »

Neymar Oo Aan Ku Raacin FIFA In Messi Uu Yahay Laacibkii Ugu Fiicnaa Koobkii Adduunka.

0 Visits: 1240 | Tuesday July 22, 2014 - 10:59:01
Laacibka qaranka Brazil Neymar ayaa ka hadlay in Messi loo magacaabo laacibkii ugu fiicnaa koobkii aduunka iyo qaladkii uu dhabarka uga jabiyay Zuniga.

Read More »

"Waan Ku Faraxsanahay PSG Lakiin Waa Suuro Gal Inaan Katago Mar Uun".Cavani

0 Visits: 1524 | Tuesday July 22, 2014 - 10:11:06
Weerar yahanka ree Uruguay Cavani ayaa ka hadlay mustaqbal kiisa kooxda PSG walow ay jireen warar sheegaya inuu seegay tababarkii PSG ee saaka iyadoon la ogeen sababta uu ku maqnaa laacib kaan.

Read More »

Manchester City iyo Liverpool Oo Ku Tartamidoona Saxeexa Isco

0 Visits: 1204 | Tuesday July 22, 2014 - 08:53:15
Iyo Manchester United Oo Todobaadkan Dalab €54 million Ah Ka Gudbinaysa Arturo Vidal

Read More »

Dowlada hoose oo xafada goljano ka samaynaysa jidkii ugu horeyey ee lami ah ee xafdaasi yelato+mudona u qabtay dadka wadoyinka dhistay

0 Visits: 1769 | Tuesday July 22, 2014 - 00:24:23
Dowlada hoose oo xafada goljano ka samaynaysa jidkii ugu horeyey ee lami ah ee xafdaasi yelato+mudona u qabtay dadka wadoyinka dhistay

Read More »

DAWO:Agasimaha Guud Ee Wasarada Ganacsiiga oo ganacsatada Somaliland ugu baqay inay jabiyaan maceshada munasibada ciida awgeed

0 Visits: 835 | Monday July 21, 2014 - 23:27:13
DAWO:Agasimaha Guud Ee Wasarada Ganacsiiga oo ganacsatada Somaliland ugu baqay inay jabiyaan maceshada munasibada ciida awgeed

Read More »

Gudoomiyayaasha xisbiyada kulmiye iyo waddani oo is garab sanaya oo socdaal ugu duulay wadanka jabuti u jeedooyinka safarkaasi

0 Visits: 936 | Monday July 21, 2014 - 23:04:32
Gudoomiyayaasha xisbiyada kulmiye iyo waddani oo is garab sanaya oo socdaal ugu duulay wadanka jabuti u jeedooyinka safarkaasi

Read More »

U Jeedada kulan Saacado Qaatay Oo Dhex Maray Gudoomiyayaasha Kulmiye Iyo Waddani

0 Visits: 808 | Monday July 21, 2014 - 23:01:14
U Jeedada kulan Saacado Qaatay Oo Dhex Maray Gudoomiyayaasha Kulmiye Iyo Waddani

Read More »

Qaramada Midoobay oo Ku Baaqay xabad joojin deg deh ah iyo Ban ki_moon oo canbaareeyey weerarada isra'il Ee marinka Qaza

0 Visits: 815 | Monday July 21, 2014 - 19:13:39
Qaramada Midoobay oo Ku Baaqay xabad joojin deg deh ah iyo Ban ki_moon oo canbaareeyey weerarada isra'il Ee marinka Qaza

Read More »

DAAWO:Wasiirka wasarada biyaha somaliland oo ka haday halka uu maraayo mashruucii biyo baaadhinta caasimada hargaysa

0 Visits: 689 | Monday July 21, 2014 - 16:46:05
DAAWO:Wasiirka wasarada biyaha somaliland oo ka haday halka uu maraayo mashruucii biyo baaadhinta caasimada hargaysa

Read More »