Wararka

Wasiirka Madaxtooyada oo xadhiga ka jaray Guryo Hay'adda NRC ka dhistay Kaamka Cali Xuseen iyo weedhii wasiirka

0 Visits: 920 | Saturday March 29, 2014 - 11:15:26
"Waxaa run ah in horumarku maalin iyo habeen ku iman, balse waxaa muhiim ah in aynu leenahay niyad dhisan, samir badan iyo qalbi hiigsanaya hammi sare.." ayu yidhi Wasiirku

Read More »

Shirkadihii Laydhka ee Magaalada Burco oo ku midoobay Shirkad ay u Bixiyeen HECO iyo Madal lagu soo Bandhigay Midowga shirkadahan +SAWIRO

0 Visits: 976 | Saturday March 29, 2014 - 10:05:58
Waa markii u horeysay ee Shirkadaha Ugu waaweyne ee Bixiya adeega korontada ay ku midoobaan Hal shirkad lana baxaan magac keliya, taasoo masuliyiinta iyo bulshaduba si wada jir ah u soo dhoweeyeen, kana muujiyeem rajo fiican

Read More »

"Somaliland waa deegaan ku haboon Maalgashiga, tusaale ahaan waxaanu leenahay dawlad wanaagsan, waxaanu leenahay hanaan cad oo dimuqraadiya ah, waxaanu leenahay oo jira xafiis qaabilsan diwaangalinta Maalgashadayaasha"Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga JSL

0 Visits: 849 | Saturday March 29, 2014 - 09:39:50
Wasiirka Ganacsiga soo u waramay Telefiishanka CNBC, ayaa sheegay in Somaliland u diyaarsan tahay Maalgashadayaasha caalamka isla-markaana u diyaariyeen xafiis gaar ah oo qaabilsan diwaangalintooda,

Read More »

"Shalay waxay ahayd Halgan Maantana Waa Horumar" " Mashaariicdan Horumarineed Waxay Muujinayaan Sida ay Xukuumada uuga Go'an tahay Horumarinta Gobol iyo Degmo Walba" Wasiirka Madaxtoyada JSL

0 Visits: 785 | Saturday March 29, 2014 - 09:21:09
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka dareen celiyey Dhagax dhigga 9 Mashruuc oo ay xukuumaddu u dhagax dhigtay Deg.WARCIMRAAN Hal mar.Wasiirku Qoraal kooban oo uu ku baahiyey Boggiisa Facebook iyo Bloggiisa Gaarka ah ayu ku yidhi Sidan:

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Shir Caalami ah kaga Qaybgalay Waddanka TANZANIGA, Shirkaas oo uu ku meteleyey Somaliland

0 Visits: 864 | Saturday March 29, 2014 - 08:58:42
Shirkan u socda African socialist international ayaa socon doona 28/29ka bishan iyadoo uu ku soo dhaweeyey martidii ka kala socotay dalalka kamidka ah africa socialist international oo ay kamid tahay Somaliland

Read More »

Cawer Xareed Iyo Qarxiye Oo Rafcaan Ka Qaatay Xukunkii Dilka Ahaa ee hore loogu xukumay oo Maanta Maxkamadda Sare Ee Ciidamada La Horgeynayo

0 Visits: 905 | Saturday March 29, 2014 - 08:29:57
Maxamed Maxamuud Cawaale (Cawer Xareed) oo dhawaan Maxkamadda hoose ee ciidamadu dil ku xukuntay iyo laba nin oo kale, kuwaasi oo iyagana lagu xukumay min 10 sanadood.

Read More »

"Dr.Cali Macaw Fiisaha Uu Dalka Ku Soo Galay Waa Dalxiis, Iskamuu Diwaangelin Wasaaradda Shaqadda Qaabilsanayd…" Wasiir ku xigeenka Caafimaadka

0 Visits: 977 | Saturday March 29, 2014 - 08:00:59
"Sababta Looga Joojiyey Waxa Weeyaan Dacwad Naga Soo Gaadhay Saddex Muwaadin Oo Ka Mid Ah Jaaliyadda London, Oo Sheekh Caan Ahi Ku Jiro.." Agaasimaha Guud Ee W/Caafimaadka

Read More »

Dhalinayro Maayarka Gabiley u Adeegsado Saxaafada Wax Ka Qorta oo Weerar Ku Qaaday Wariye Cabdiraxman Aadan Badde.

0 Visits: 918 | Saturday March 29, 2014 - 05:47:35
Dhalinayro Maayarka Gabiley u Adeegsado Saxaafada Wax Ka Qorta oo Weerar Ku Qaaday Wariye Cabdiraxman Aadan Baddelle

Read More »

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta Gaaray Degmada Buula-burte

0 Visits: 869 | Saturday March 29, 2014 - 05:39:55
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta Gaaray Degmada Buula-burte

Read More »

Daawo Muqaa:Wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Maxamed Cabdilahi Cumar Oo Waraysi Xiiso Leh Siiyay Tvga CNBC

0 Visits: 872 | Saturday March 29, 2014 - 05:26:35
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Maxamed Cabdilahi Cumar Oo Waraysi Xiiso Leh Siiyay Tvga CNBC

Read More »

Daawo Muqaal Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane.Xirsi Cali Oo Xadhig Ka Jaray Guri Iyo Mashaariic Laga Hirgalinaayo Magaaladda Burco.

0 Visits: 813 | Saturday March 29, 2014 - 05:20:45
Burco(QYN)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane.Xirsi Cali Oo Xadhig Ka Jaray Guri Iyo Mashaariic Laga Hirgalinaayo Magaaladda Burco.

Read More »

Daawo Muqaal Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane.Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Degmada Warcibaraan Xadhiga Kaga Jaray Ilaa Sideed Mshaaariicood.

0 Visits: 865 | Friday March 28, 2014 - 04:19:58
Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane.Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Degmada Warcibaraan Xadhiga Kaga Jaray Ilaa Sideed Mshaaariicood.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Xildhibaan Cali Mareexaan Oo Qalab Sportska Ah Ku Wareejiyay Xulka Degmada Qoryaale Ee Ka Tirsan Gobolka Togdheer

0 Visits: 963 | Friday March 28, 2014 - 04:01:48
Xildhibaan Cali Mareexaan Oo Qalab Sportska Ah Ku Wareejiyay Xulka Degmada Qoryaale Ee Ka Tirsan Gobolka Togdheer

Read More »

Wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga Caalamiga ah ee Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka qayb galay Shir Caalami ah oo lagaga hadlayo Muhiimada Kaadhadhka Aqoonsiga

0 Visits: 999 | Thursday March 27, 2014 - 19:54:26
Ilaa 60 waddan oo Caalamka ah ayaa shirkaasi ka soo qayb galay, waxaana Somaliland loogu marti qaaday si rasmi ah

Read More »

SHIRKII IGAD EE KA HORTAGA ABAARAHA OO LA SOO GABAGABEEYEY IYO RAYSAL WASAARAHA SOMALIYA OO KHUDBAD KA JEEDIYAY(SAWIRO)

0 Visits: 799 | Thursday March 27, 2014 - 19:45:53
Kulankii labaad ee shirka dalalka IGAD ee ka hortagga abaaraha ayaa galabta ku soo gabagaboobay magaalada Kampala ee xarunta Yuganda waxaana shirkani uu soconayay intii u dhaxeysay 24-27 bishan March.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada iyo wefti uu hogaaminayey oo mashaariicdii ugu badnay Saaka Soo dhagax dhigay Degmada Warcimraan iyo Tirada Mashaariicda la dhagax dhigay +SAWIRO

0 Visits: 1166 | Thursday March 27, 2014 - 18:29:27
Wasiirka Madaxtooyada iyo wasiiradii la socday ayaa Degmada warcimraan kala kulmay soo dhoweyn diiran oo aad u sarraysa, waxayna markii u horeysay dhagax dhigeen

Read More »

WASIIRKII WASAARADA GAASHAANDHIGA DALKA MASAR Oo IS CASILAY OO U SII ARDAA XADHANAYA INUU NOQDO MAXADWAYANAHA MASAR

0 Visits: 875 | Thursday March 27, 2014 - 13:16:21
Abaanduulaha ciidammada qalabka sida ee Masar ahna wasiirka difaaca, Janaraal Abdul Fattah al-Sisi ayaa shaaciyay in uu iska casilay

Read More »

Liverpool Oo Hal Dhibic U Jirta Hogaanka Horyaalka Ka Dib Guul Muhim Ah Oo Ay Ka Gaareen Sunderland

0 Visits: 1416 | Thursday March 27, 2014 - 12:55:02
Liverpool ayaa ku soo laabatay kaalinta labaad ee kala sareynta horyaalka Premier League iyagoo hal dhibic u jira kooxda hogaanka heysa ee Chelsea ka dib markii ay 2-1 ku dubteen kooxda Sunderland oo marti ugu aheyd Anfield.

Read More »

Maraykanka oo gacan ka gaysanaya sugidda ammaanka xudduudka Soomaaliya iyo Kenya

0 Visits: 855 | Thursday March 27, 2014 - 12:37:12
Dawladda Maraykanka ayaa Kenya ka caawinaysa sugidda ammaanka xudduudka ay la leedahay Soomaaliya, kadib codsi ka yimid Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta, Safiirka Maraykanka ee Kenya Robert Godec ayaa Talaadadii (March 25-keedii) sheegay.

Read More »