Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada ee WFP ayaa sheegtay in ay mucaawinooyin u qaybinayso dadkii ku baro kacay magaaladda Jigjiga rabshadihii dhawaan ka dhacay.
Maamulka Oromada Ethiopia ayaa sheegay in 40 qof ay ku dhinteen weeraro hor leh oo markale ka dhacay wadanka Itoobiya ee dhaca bariga qaaradda Afrika. Waxay sheegeen in Ciidamada Soomaalida Liyuu Booliska ay xasuuq aan kala sooc laheyn kula kaceen dad kasoo jeeda qowmiyadda Oromada, sida ay hadalka…
0 Visits: 471 |
Thursday August 16, 2018 - 12:54:43
Madaxweynihii hore ee dalka Uruguay José Mujica oo loo yaqiinay 'madaxweynaha adduunka ugu faqiirsan" sababo la xiriira qaab nololeedkiisa sahlan, ayaa sheegay in uusan u baahnayn gunnada gaboowga ee uu siin lahaa Aqalka Sare ee dalkaas.