Maqaallo

Bogga Hambalyooyinka

0 Visits: 1193 | Saturday February 08, 2014 - 13:55:30
Dadkani Waxay Hambalyo Meher u Dirayaan Dr. Cabdinasir Cali Cabdi iyo Marwadiisa Faadumo Xasan Cali Oo meherkoodu ka dhacay Hoolka Dawladda Hoose ee Degmada Sheekh

Read More »

War La Hayaa Xiiso Ma Leh

0 Visits: 1201 | Saturday February 08, 2014 - 08:11:54
Tan iyo intii qaraxyadu gilgileen goobo kamid ah magaalo magaxda somaliland ee hargaysa waxay shacabka reer somaliland guud ahaan iyo gaar ahaanba ka dhursugayeen natiijada baadhitaanada dawladu wado

Read More »

"Hashu Maanka gaddaye Ma Masaar bay liqday".

0 Visits: 1574 | Friday February 07, 2014 - 18:14:39
Ceerigaabo Way Dib dhacday Dalkiina Way ka Hadhee Malaha Way Doobir Xumaatoo Doorashooyinkiina Way ku Qasaartoo Digteytar baw talinaaya. (Maqaal Taxane ah Q. 1-aad).

Read More »

Ha La Daayo Xisbiyada Mucaaridka Hana Loo Soo Furo Tv Ga Univerasal Hadii Loo Diiday Kii Qaranka.??

0 Visits: 941 | Friday February 07, 2014 - 11:30:10
Ha La Daayo Xisbiyada Mucaaridka Hana Loo Soo Furo Tv Ga Univerasal Hadii Loo Diiday Kii Qaranka.??

Read More »

TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA MUDANE AXMED XASAN CARWO

0 Visits: 1129 | Friday February 07, 2014 - 11:27:17
Waxaan tacsi u diraya ehel, qaraabo, xigto iyo xigaal, iyo asxaabta Marxuum Cabdirisaaq X. Xuseen Alle ha u naxariistee, Raisal Wasaarihii hore ee Soomaliya lixdanaadkii.

Read More »

Waa Talaabo Geesinimo Go'aanka lagu Mamnuucay TV-ga Universal

0 Visits: 972 | Thursday February 06, 2014 - 17:36:46
Hadaaqii Caruurta iyo Xikmad darada ka soo baxyay, Tv-ga universa, gaar ahaana uu bilaabay baryihii ugu danbeeyay waxay ahaayeen kuwo aad loola wada yaabanaa, dhabanadana laga wada qabsaday.

Read More »

AAFO KADARAN QAADKA

0 Visits: 1197 | Thursday February 06, 2014 - 08:51:55
Hadaad tahay qof caqli usaaxiiba waxad markiiba isha ku dhu fandoontaa waxyaabo wax badani kaaga soo baxayaan hadaad hoos ugu fiirsato

Read More »

WAXAAN GO'AANSADAY IN AAN GAMBO/MASAR CAS MADAXA KU QAATO OO AANAN ISKA DHIGIN ILAA SOMALILAND AQOONSI HELAYSO ILHAN FALEEMBO

0 Visits: 1479 | Thursday February 06, 2014 - 08:40:32
WAXAAN GO'AANSADAY IN AAN GAMBO/MASAR CAS MADAXA KU QAATO OO AANAN ISKA DHIGIN ILAA SOMALILAND AQOONSI HELAYSO ILHAN FALEEMBO

Read More »

Hay'adda Horumarinta Bariga Afrika Oo Ku Dhawaaqday Inay Gacan Ka Geysanayso Dhamaystirka Jidka Dawga Cad

0 Visits: 1235 | Thursday February 06, 2014 - 08:33:03
Kulanka ay yeesheen xubnaha hay'adda ayaa waxa hadal ku aadan dhismaha jidka Dawga-cad iyo halka uu marayo iyo weliba taageerada looga........

Read More »

Mashruucii Magafayaasha Oo Isku Badalay In Caruurta Yaryar Laga Xado Maalin Cad Magaalooyinka Somaliland

0 Visits: 1273 | Thursday February 06, 2014 - 08:28:42
Caruurtan ayaa da'dooda lagu qiyaasay dhawr iyo toban jiro kuwaa soo la waayay muddo laga joogo seddex cisho ka hor

Read More »

Wasiir Xirsi Waa Wasiir Hawshiis ka adag. Jawaab Maqaal C/Xakiim Axmed Cali (Hindi) Qalinmaal

0 Visits: 1028 | Thursday February 06, 2014 - 08:21:12
Xorriyada hadalka ee jirtaana maaha in loo adeegsado qaab ka baxsan akhlaaqda wanaagsan iyo iksu dirka bulshada

Read More »

Godin Laba Af Leh Curiye Craxmaan Maxamed Cali Ubaxle

0 Visits: 1458 | Thursday February 06, 2014 - 08:01:39
Maansaddan oo soo baxday 7-12-2011 waxay iftiiminaysaa xeel dheerida murtida iyo xilkasnimad a hal abuurka, dadka alle ku manaystayna qofba in uu si ugu adeegto shar iyo khayr, xumaan iyo samaan, duudsi iyo sinaan balse

Read More »

Maanso Cusub Oo lasoo Saaray Iyo Silsiladii Garbadiir Oo sii Fiday "Maanso DURDUR GUDHIYE'' By:Abwaan Darey Berbera

0 Visits: 2399 | Thursday February 06, 2014 - 07:55:16
Maansadan oo la magac baxdey durdur gudhiye, waxaa curiyey abwaanka da'da yar C/Majiid Maxamed Muuse (Darey Berbera) Caawa oo ay tariikhdu tahe 05-02-2014 maansadan waxaan kaga qayb qaadanayaa silsiladii garbodiir ee uu furey Abwaan Axmed Aw Geedi, waxaaney ku bilaabantey sidan

Read More »

Hambalyo Meher wacan

0 Visits: 1894 | Wednesday February 05, 2014 - 19:42:03
Masuliyiintani waxay hambalyo u dirayaan Mawliid Ismaaciil Yuusuf iyo Hinda Ciise Xasan oo Meherkoodu ka Qabsoomey Magalada hargaysa

Read More »

Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Isku Bedeshay Shirkad Ganacsi Oo Samaale Yeeshay.By Xogagaal.

0 Visits: 1286 | Wednesday February 05, 2014 - 19:10:24
Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Isku Bedeshay Shirkad Ganacsi Oo Samaale Yeeshay.By Xogagaal.

Read More »

Halkan Ka dhegayso Hees Cusub oo loo sameeyey Ciidanka Qaranka oo ay ku luuqaynayaan Sahra Mooge Iyo cabdi qaboojiye

0 Visits: 0 | Wednesday February 05, 2014 - 19:01:10
Halkan Ka dhegayso Hees Cusub oo loo sameeyey Ciidanka Qaranka oo ay ku luuqaynayaan Sahra Mooge Iyo cabdi qaboojiye

Read More »

MA HAL KAA DEDAN BAA?", 1, 2, 3. Maxamuud Axmed Oday

0 Visits: 1378 | Wednesday February 05, 2014 - 18:38:14
SC Dhammaan Mareegaha iyo Akhristeyaasha sharafta leh. Dad badan baa qofba si iigu soo fal-celiyay. Qaarkood waxay yidhaahdeen, waxaannu aragnay laba qaybood. Qaar kale waxay yidhaahdeen, qayb keliya ayaannu aragnay. Markaa waxaan jeclaystay Geeraarkii oo dhammays-tiran inaan idiin soo celiyo. Waana…

Read More »

Talo kaa Gurracantaa Guul kaa Fogaysa!! W/Q- Enjineer Xuseen Dayr

0 Visits: 1366 | Wednesday February 05, 2014 - 18:29:46
Talo kaa Gurracantaa Guul kaa Fogaysa!! W/Q- Enjineer Xuseen Dayr

Read More »

Tv Ga Universal Oo War Ka Soo Diraya Meel Somaliland U Dhoow Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Oo Aflagaado Qaawan Kula Duldhaay Shacabka Iyo Calanka Somaliland

0 Visits: 1334 | Wednesday February 05, 2014 - 18:12:50
Tv Ga Universal Oo War Ka Soo Diraya Meel Somaliland U Dhoow Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Oo Aflagaado Qaawan Kula Duldhaay Shacabka Iyo Calanka Somaliland

Read More »

MAAYARO SHIRAY MAXAA LOOGA FADHIYAA W/Q CUMAR MAXMED FAARAX

0 Visits: 0 | Wednesday February 05, 2014 - 18:01:07
Sabtidii Todabaadkan waxa magaalo madaxda Gobolka Sanaag ee ceerigaabo ka furmay shir ay maayarada dalku ku yeesheen halkaas

Read More »