Wararka

Soomaliya:-Shirkadda Gawaadhida Ee TOYOTA Oo 27 Sanno Ka Dib Xafiis Ka Furatay Soomaaliya

0 Visits: 537 | Tuesday May 08, 2018 - 09:30:18
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlada dalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xadhiga ka jaray Xafiiskan Shirkada TOYOTA ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay qayb ka tahay maalgashiga shisheeye ee Soomaaliya.

Read More »

Lubnaan:-Hoggaamiyaha Xisbullaah Oo Guul Ka Sheegtay Doorashada Lubnaan

0 Visits: 527 | Tuesday May 08, 2018 - 09:21:56
Hogaamiyaha Xisbullaah ayaa sheegay in malayshiyada Shiicada ah ee Iiraan taageerto iyo xulafadoodu ay "guul" ka gaareen doorashadii baarlamaan ee u horraysay ee Lubnaan ka dhacda tan iyo 2009kii.

Read More »

Koonfurta Suudaan:-Madaxwaynaha Koonfurta Suudaan Oo Ku Xigeenkiisi Oo Hore Duldhigay Digniino Adag

0 Visits: 513 | Tuesday May 08, 2018 - 09:20:00
Madaxweynaha dalka Suudaanta Koonfureed Salva Kiir ayaa ugu baaqay madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalkaasi isla markaana hadda ah hoggaamiyaha fallaagada Riek Machar in uu ku soo laabto dalkiisa.

Read More »

Suuriya:-Jabhad Suuriya Ka Dagalanta Oo MeeshI U Dabaysay Gacanta Lagaga Dhigay

0 Visits: 591 | Tuesday May 08, 2018 - 09:14:44
Mucaaradka suuriiya ayaa billaabay iney ka baxaan halki ugu dambeeyey oo ay gacanta ku hayeen ee waddanka ay dagaalladu ragaadiyeen.

Read More »

Burco:-Maamulka Degmada Burco Oo Ka Jawaabay Hadlo Ka Soo Yeedhay Agaasimaha Guud Ee Wasarada Ciyaraha Iyo WasiirKuxigenka Maaliyada.

0 Visits: 475 | Monday May 07, 2018 - 21:42:02
Burco:-Maamulka Degmada Burco Oo Ka Jawaabay Hadlo Ka Soo Yeedhay Agaasimaha Guud Ee Wasarada Ciyaraha Iyo WasiirKuxigenka Maaliyada.

Read More »

Hargeisa:-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Kulan La Qaatay Madaxda Ururrada Bulshada Rayidka ah Ee Somaliland+Arima Ay Ka Wada Hadleen.

0 Visits: 500 | Monday May 07, 2018 - 15:03:49
Hargeisa:-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Kulan La Qaatay Madaxda Ururrada Bulshada Rayidka ah Ee Somaliland+Arima Ay Ka Wada Hadleen.

Read More »

Hargeisa:-Xogahaye Uur Cade Oo Markale Craxmaan Ciro Dhalilay Kuna Edeyay Inanu Waligi 18MAY Kaso Qayb Galin.

0 Visits: 469 | Monday May 07, 2018 - 15:03:49
Hargeisa:-Xogahaye Uur Cade Oo Markale Craxmaan Ciro Dhalilay Kuna Edeyay Inanu Waligi 18MAY Kaso Qayb Galin.

Read More »

Hargeisa:-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland.

0 Visits: 447 | Monday May 07, 2018 - 15:03:49
Hargeisa:-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland.

Read More »

Hargeisa:-Xildhiban Obama Oo Madaxwaynaha Ugu Baaqay Inuu Go,aan Dawladeed Ka Qaato Haamaha Shiidalka.

0 Visits: 424 | Monday May 07, 2018 - 15:03:49
Hargeisa:-Xildhiban Obama Oo Madaxwaynaha Ugu Baaqay Inuu Go,aan Dawladeed Ka Qaato Haamaha Shiidalka.

Read More »

War Deg Deg Ah Niciima Abwaan Qorane Oo Dib U Heshay Xoriyadeedii Loogu Soo Celiyey.

0 Visits: 561 | Monday May 07, 2018 - 13:00:15
War Deg Deg Ah Niciima Abwaan Qorane Oo Dib U Heshay Xoriyadeedii Loogu Soo Celiyey.

Read More »

Siyaasi C/Qaadir Obsiiye Oo Is Barbar dhig Kusameeyay Xukuumadii Axmed Siilanyo Iyo Tan Muuse Biixi Wakhtiyada Udiyar garawga 18ka May.

0 Visits: 604 | Monday May 07, 2018 - 09:36:38
Hargeisa(Afka) Siyaasi C/Qaadir Obsiiye Oo Is Barbar dhig Kusameeyay Xukuumadii Axmed Siilanyo Iyo Tan Muuse Biixi Wakhtiyada Udiyar garawga 18ka May.

Read More »

Hargeysa "Bulshada Somaliland Waxaan Ka Codsanayaa In Qof Kastaaba Uu Dhinaciisa Nabada Ka Sugo"Taliye Fadal

0 Visits: 847 | Monday May 07, 2018 - 09:16:34
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye-Gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa baaq uu diray dhammaanba bulshada Somaliland waxaanu ka codsay in meel looga soo wadda jeedo adkaynta nabad-galayada, maadaama maalmo kooban ka hadheen Xuska 18may.

Read More »

Itobiya Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed Oo Bookhanaya Dalka Kenya

0 Visits: 592 | Monday May 07, 2018 - 09:14:26
Ra'iisul Wasaaraha cusub ee dalka Ethiopia Dr Abiy Ahmed Ali ayaa uga bilaabatay booqasho rasmi ah dalka Kenya iyadoo ay markii ugu horeysay ee uu Abiy Ahmed tago magaalada Nairobi tan iyo markii loo doortay hogaanka dalkiisa.

Read More »

Hargeysa: Daawo Shirkadda Telesom Oo Hirgalisay Tartan Markii Ugu Horraysay Lagu Qabanayo Somaliland oo aan hore loo qaban

0 Visits: 333 | Monday May 07, 2018 - 09:08:34
Shirkadda Telesom Oo Hirgalisay Tartan Markii Ugu Horraysay Noociisa Lagu Qabanayo Somaliland

Read More »

CEERIGAABO: Daawo Booyaddii Daamurka ee Waddada Ceerigabo oo Goob cidlo ah ku Shuf beeshay

0 Visits: 482 | Monday May 07, 2018 - 09:06:18
Daawo Booyaddii Daamurka ee Waddada Ceerigabo oo Goob cidlo ah ku Shuf beeshay

Read More »

Laascaanood: Daawo:Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Dhul Loogu Tallo Galay Xabaalo Ku Wareejiyey Maamulka Gobolka Sool

0 Visits: 391 | Monday May 07, 2018 - 08:58:24
Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Dhul Loogu Tallo Galay Xabaalo Ku Wareejiyey Maamulka Gobolka Sool

Read More »

Russia:Vladimir Putin oo xilka loo dhaarinayo markii afraad

0 Visits: 399 | Monday May 07, 2018 - 08:53:00
Vladimir Putin ayaa lagu wadaa in madaxweynaha Ruushka loo dhaariyo markii Afraad Isniinta, ka dib markii uu ku guulaystay doorashadii u dambaysay ee dhacday bishii Maarso.

Read More »

Cayaaraha: Real Madrid Oo Barbar-dhac La Gashay 10 Ciyaartoy Oo Barcelona Ah

0 Visits: 921 | Monday May 07, 2018 - 08:13:14
Real Madrid Oo Barbar-dhac La Gashay 10 Ciyaartoy Oo Barcelona Ah

Read More »

Afqanistaan:Kudhowaad 20 qof oo ku dhimatay Qarax weyn oo ka Dhacay masaajid ku yaalla Dalkaas

0 Visits: 424 | Monday May 07, 2018 - 08:08:31
Saraakiisha dalkaasi Afqaanistaan ayaa sheegay ugu yaraan 17 qof iney ku dhinteen 37 kalana ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay masaajid ku yaallo gobolka Khost.

Read More »

Pakistan:Wasiirka arrimaha gudaha Pakistan oo la Toogtay iyo dhaawaca Gaadhay

0 Visits: 476 | Monday May 07, 2018 - 08:04:45
Nin hubeysan ayaa toogtay oo dhaawacay wasiirka arrimaha gudaha ee Pakistan Axsan Iqbal isaga oo booqasho ku marayey goob doorasha ku taallo koonfur bari ee Magaalada Narowal.

Read More »