Wararka

Nin Ka Mid Ahaa Dadka Xayawaanka Ilaaliya Oo Uu Mas Liqay, Saaxiibadiina Ay Caawin Kari Waayeen;

0 Visits: 1428 | Tuesday December 09, 2014 - 09:50:42
Nin Maraykan ah oo ka shaqeeya arimaha xayawaanka ayaa la sawiray isaga oo uu nolosha ku cunayo xayawaan;

Read More »

DAAWO Afkashacabka Tv Khudbadii Raysal Wasaaraha Hailemariam & Kassa Teklebrhan Xuska Maalinta Qowmiyadaha itoobiya oo lagu Qabtay Magaalada Assosa

0 Visits: 832 | Tuesday December 09, 2014 - 09:46:01
DAAWO Khudbadii Raysal Wasaaraha Hailemariam & Kassa Teklebrhan Xuska Maalinta Qowmiyadaha itoobiya oo lagu Qabtay Magaalada Assosa

Read More »

Ingiriiska : Xildhibaan Xili Shir Muhiim Ah Lagu Jiray La Arkay Isaga Oo Moobilkiisa Game Ku Ciyaaraya.

0 Visits: 752 | Tuesday December 09, 2014 - 09:36:51
Nin sii daayey sir ku aadan xildhibaan uu arkay isaga oo Ipad-kiisa ku ciyaaraya game caan ah oo la yidhaahdo Candy Crush ayaa waxaa ;

Read More »

Sanad guurada 9aal-jirsaday ee xuska 29 hidaar oo siwayn looga dabaal dagay maanta Guud ahaan Deegaanka Gaar ahaana xarunta deegaanka ee Jigjiga. Daawo Sawiro

0 Visits: 1165 | Tuesday December 09, 2014 - 09:23:45
Jigjiga (afka) Munaasabadan oo ahayd mid si aad u qurux badan loo soo agaasimay oo ka dhacday hoolka shirarka ee Sayid M.C.X koofaha kanka iyo suugaantuna ay ku soo bandhigayeen hoose ka turjimaya ahmiyada ay 29 hidar

Read More »

Hordhac Group D UCL: Arsenal & Dortmund Oo Ku Tartamaya Kaalinta Koowaad Ee Group-ka.

0 Visits: 724 | Tuesday December 09, 2014 - 09:08:30
Kooxaha Arsenal iyo Borussia Dortumund ayaa kulamadooda ugu danbeeya Group D waxa ay la kala ciyaarayaan Galatasaray iyo Anderlecht, inkastoo ay u soo baxeen wareega 16ka hadana waxa ay caawa ku dagaalamayaan kaalinta koowaad ee group-ka kooxdii ku soo bixi laheyd. Arsenal ayaa caawa marti u ah kooxda…

Read More »

Hordhac Group B CHampion League : Liverpool Oo Ku Qasban Inay Badiso Si Ay Ugu Soo Baxdo Wareega 16ka Iyo Real Madrid Oo Isha Ku Heysa Rikoor Cusub.

0 Visits: 1599 | Tuesday December 09, 2014 - 08:53:58
Booskla wareega 16ka ee Champions League ayaa lagu tartami doonta marka kooxaha Group B ee Liverpool iyo Basel ay ku kulmaan Anfield caawa kulanka ugu danbeeya wareega group-yada Champios League. Iyadoo kooxda Switzerland ay labo dhibcood ka sareysay Liverpool Kooxda Basel ayaa u baahan dhibic ay ku…

Read More »

Madaxweynaha Puntland Oo Soo Gaba Gabeeyay Socdaal Uu Ku Marayay Deegaano Ka Mid Ah Maamulkaasi (Daawo Sawiro)

0 Visits: 710 | Tuesday December 09, 2014 - 08:31:59
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo geba gebeeyey Safar shaqo oo uu ka tagay Gobolada Barri iyo Karkaar dibna ugu soo laabtay magaalo madaxda Puntland ee Garoowe . Madaxweyne Gaas ayaa subaxnimadii hore ee shalay inta uusan ka soo ambabixin magaalada Boosaaso kormeer shaqo…

Read More »

ISKU AADKA WAREEGA SADDEXAAD EE FA CUPKA OO LA SOO SAARAY, KOOXAHEE AYAYSE KU DHACEEN KOOXAHA WAA WAYNI;

0 Visits: 1124 | Tuesday December 09, 2014 - 08:31:01
Waxaa hadda la soo saaray isku aadka wareega saddexaad ee FA Cupka, waxaana hadda wareegan ku soo biiray kooxaha waa wayn;

Read More »

Gabadh Somaaliyeed Oo U Dooda Xuquuq Insaanka Oo Abaal Marin Caalamiya Lagu Gudoonsiiyay Dalka Jarmalka

0 Visits: 827 | Tuesday December 09, 2014 - 08:22:50
Hay'ad fadhigeedu yahay dalka Jarmalka ee Friedrich Ebert Foundation oo ayaa guddoonsiisay abaalmarinta sanadka 2014 ee ay hay'adu ku bixiso arrimaha xuquuqda aadanaha Fartun Adan oo ah haweeney Soomaaliyeed oo u dooda xuquuq insaanka.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Jawaab Ku Socota Haween Dhaliilo Iyo Aflagaadooyin Huwiyay Marwada Iyo Wasiiro Xukumada Ah

0 Visits: 569 | Tuesday December 09, 2014 - 07:03:31
Jawaab Ku Socota Haween Dhaliilo Iyo Aflagaadooyin Huwiyay Marwada Iyo Wasiiro Xukumada Ah

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Munaasibad Kulmisay Muxaafid Iyo Mucaarid Oo Badhasaabka Gobolka Awdal London Loogu Qabtay

0 Visits: 595 | Tuesday December 09, 2014 - 06:52:04
Munaasibad Kulmisay Muxaafid Iyo Mucaarid Oo Badhasaabka Gobolka Awdal London Loogu Qabtay

Read More »

Daawo Afk Tv:Golaha Guurtida Somaliland Oo Maxakamadaha Dalka Ugu Baaqay In La Qaarajiyo Dadka Jeelalasha Buuxa Ee Dhaafiyay Ee Dilka Lagu Xukumay Uguna Baaqay Xisbiyada In Amaanka La Ilaaliyo Waxii Wax Yeelaya.

0 Visits: 555 | Tuesday December 09, 2014 - 06:37:37
Golaha Guurtida Somaliland Oo Maxakamadaha Dalka Ugu Baaqay In La Qaarajiyo Dadka Jeelalasha Buuxa Ee Dhaafiyay Ee Dilka Lagu Xukumay Uguna Baaqay Xisbiyada In Amaanka La Ilaaliyo Waxii Wax Yeelaya.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Heestii Burco Iyo Fanaankii Nuur Daalacay Wacdarihii London 2015

0 Visits: 1042 | Tuesday December 09, 2014 - 05:38:15
Heestii Burco Iyo Fanaankii Nuur Daalacay Wacdarihii London 2015

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv :Su'aalihii Jaaliyada Reer Somaliland Ee Maraykanka Ku Boobtay Musharaxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Iyo Jawaabihii Cilmiyaysnaa Ee Uu Aqooyahan Jamaal Ka Bixiyay

0 Visits: 1195 | Tuesday December 09, 2014 - 05:19:06
Su'aalihii Jaaliyada Reer Somaliland Ee Maraykanka Ku Boobtay Musharaxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Iyo Jawaabihii Cilmiyaysnaa Ee Uu Aqooyahan Jamaal Ka Bixiyay

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Muwaadin Reer Somaliland Oo Ku Taliyay In Magaca Somaliland La Badalo Iyo Faysal cali Waraabe Gudoomiyenimadiisa

0 Visits: 619 | Tuesday December 09, 2014 - 05:12:28
Muwaadin Reer Somaliland Oo Ku Taliyay In Magaca Somaliland La Badalo Iyo Faysal cali Waraabe Gudoomiyenimadiisa

Read More »

Daawo:Waddooyinka Hargeysa Oo Laga Dhigaayo Kuwo Si Casriya Loo Dhisaayo,Iyada Oo Tijaabada Lagu Bilaabay Wadada Garoonka Diyaaradaha Tagta.

0 Visits: 687 | Monday December 08, 2014 - 23:31:33
Maayarka Caasimada Hargaysa ayaa Maanta ka hadlay Qalab Casri ah oo Lagu Tijaabinayo Samaynta Wadooyinka Kaas Maanta lagu bilaabay Wadada Tagta Madaarka Cigaal International Airport

Read More »

Gabadh Jaariyad Ah Oo Si Xun U Garaacday Inan Yar Oo Ay Haysay Oo Maxkamad Ku Taala Kampala La Horkeenay. Akhriso/DAAWO

0 Visits: 764 | Monday December 08, 2014 - 23:21:46
Jolly Tamuhirwe oo ah Jaariyad u dhalatay dalka Uganda ayaa maanta la soo taagay Maxkamad ku taal Kampala, kadib markii lagu helay dambi ah inay si xun u garaacday gabadh 18-bilood jir ah oo ay heysay. Haween

Read More »

Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Furay Fooq Cusub Oo Wasaaradda Waxbarashada loo dhisay

0 Visits: 760 | Monday December 08, 2014 - 21:25:21
Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Furay Fooq Cusub Oo Wasaaradda Waxbarashada loo dhisay

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Abid Safaarad Ka Furatay Dalka Australia

0 Visits: 517 | Monday December 08, 2014 - 17:31:29
Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Abid Safaarad Ka Furatay Dalka Australia

Read More »

Daawo Muqaal Faysal Cali Waraabe Iyo Komishanka Cusub Oo Ismaan Dhaafay Kana Cadhooday Kumishanka Cusub Qaabka Ay wax U wadaan

0 Visits: 643 | Monday December 08, 2014 - 17:27:37
Faysal Cali Waraabe Iyo Komishanka Cusub Oo Ismaan Dhaafay Kana Cadhooday Kumishanka Cusub Qaabka Ay wax U wadaan

Read More »