Wararka

Daawo:Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabisey Hubka nuclear Sababayna Dhul Gariir

0 Visits: 697 | Friday September 09, 2016 - 16:39:46
Daawo:Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabisey Hubka nuclear Sababayna Dhul Gariir

Read More »

Daawo:Munaasibada Lagu Taageerayo Heshiiska Dp Word Oo Magaalada Hargeysa Lagu Qabtay

0 Visits: 1059 | Friday September 09, 2016 - 16:34:54
Munaasibada Lagu Taageerayo Heshiiska Dp Word Oo Magaalada Hargeysa Lagu Qabtay

Read More »

Daawo:Gudoomiyhaa Cusuba Ee Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ee Tima Cade Oo Xilkii La Wareegay

0 Visits: 645 | Friday September 09, 2016 - 16:03:00
Daawo:Gudoomiyhaa Cusuba Ee Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ee Tima Cade Oo Xilkii La Wareegay

Read More »

Daawo:Su'aalihii La Yaabka Lahaa ee Dadku Google Weydiiyeen (Xogta Dahsoon)

0 Visits: 774 | Friday September 09, 2016 - 15:53:12
Su'aalihii La Yaabka Lahaa ee Dadku Google Weydiiyeen (Xogta Dahsoon)

Read More »

Daawo:"Ineynu Maanta Maalgashi U Soo Helney Dekadeenii Inta Badan Aynu Ka Werwersaneen Sida Ula Tartami Doonto Dekada Caalamka,Maanta Aduunka Ganacsiga 90% "Maaeryaha Dekada berbera

0 Visits: 573 | Friday September 09, 2016 - 15:44:34
"Ineynu Maanta Maalgashi U Soo Helney Dekadeenii Inta Badan Aynu Ka Werwersaneen Sida Ula Tartami Doonto Dekada Caalamka,Maanta Aduunka Ganacsiga 90% "Maaeryaha Dekada berbera

Read More »

Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Sagotiyey Ardaydii Ka Baxday Sanadkan Dugsiga Geeska Afrika Magaalada Burco Iyo maamulka Sare Gobolka Togdheer Oo Ka Qayb Galay

0 Visits: 841 | Friday September 09, 2016 - 15:06:13
Burco(AFKA)Munaasibada Bilan Oo Hanaankeenda Dhicitaan Si Heer Sare Ah Lo Soo Agaasimey Oo U Jeedkeeu Ahaa Sagootinta Ardaydi Ugu hOreesey Ee Ka Baxday Dugsiga Sare Geeska Afrika Ayaa Lagu Qabtay Hotel Deero ee Magaalada Burco Waxaana Munaasibada Boqran Ee Sida Heer

Read More »

Daawo:Suxufi Cabdimaalig Sh Muuse Coldoon Oo Arday Dugsiyada Sare Dhameysatay Uga Dhigey Jaamacada Aan Dalka Laga Lahayn Maxase Sababay?

0 Visits: 2499 | Friday September 09, 2016 - 14:14:51
Burco(AFKA)Suxufi Cabdimaalig Sh Muuse Coldoon Oo Kamid Suxufiyiinta Gobolka Togdher Islamarkaas AH Gudoomiyaha Is tusa Dadka Jicsan Iyo Kuwa Ladan Ee Kaalmee Kuawan Ayaa Arday Dugsiyada Sare Dhameysatay Sanadkan Uga Dhigey Jaamacada Aan Dalka Laha

Read More »

Weerar Toorey loo adeegsaday oo ka dhacay Magaalada Paris+Sawiro

0 Visits: 655 | Friday September 09, 2016 - 12:53:28
Weerar Toorey loo adeegsaday ayaa lagu qaaday Sargaal katirsan Ciidanka booliiska dalka Faransiiska, waxaana weerarkan uu dhacay xili ay booliiska ay doonayeen in ay xiraan sadex dumar oo looga shakiyay weerar argagaxiso.

Read More »

Daawo:Fanaanada Cod Macaan Ee Yurub Geenyo Oo Heesta Habku Soo Dheh Caasha Qaawaha Ka Soo Qaaday

0 Visits: 1235 | Friday September 09, 2016 - 11:58:32
Daawo:Fanaanada Cod Macaan Ee Yurub Geenyo Oo Heesta Habku Soo Dheh Caasha Qaawaha Ka Soo Qaaday

Read More »

War deg-deg Ah:-Wasiirka Ammuuraha Dibadda Somaliland oo Addis Ababa U Tagay Saxeexa Saamigii Ethiopia Ee Heshiiskii DP World

0 Visits: 882 | Friday September 09, 2016 - 11:56:43
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre ayaa safar kedis ah ku tagay magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia.

Read More »

"Heshiiska Dekedda Ee Lacagta Iyo Laaluushka La Dabo Wado Anigu Xaaraan Ayaan U Arkaa, Wixii La Qariyona Qudhunbaa Ku Jira" Xuseen Axmed Caydiid

0 Visits: 701 | Friday September 09, 2016 - 11:47:00
Hargeysa(AFKA)Afhayeenka isbahaysiga dimuqraadi doonka ah ee KULMIYE Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka hadlay heshiiska maalgashiga ah ee lagu

Read More »

Dad Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Xaafadaha Kamida Hargaysa Ayaa Baaq Adag U Diray Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland

0 Visits: 691 | Friday September 09, 2016 - 11:46:34
Hargeisa(AFKA)Dad Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Xaafadaha Magaalada Hargaysa Ayaa Baaq Qaylodhaan Ah U Diray Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland

Read More »

Xildhibaan diiday inuu salaamo RW Netanyahu & warbaahinta caalamka oo hadal heysa+Sawiro

0 Visits: 707 | Friday September 09, 2016 - 11:39:47
Raisul wasaaraha Yuhuuda Benyamin Netahnyahu oo booqasho ku maraya dalka Holland ayaa weji gabax kala kulmay xildhibaan ka tirsan baarlamanka dalkaas.

Read More »

Buug laga qoray Muqdisho oo lagu soo bandhigay London,

0 Visits: 545 | Friday September 09, 2016 - 11:24:48
Buug wariye BBC uu ka qoray caasimada Muqdisho ayaa asbuucaan lagu soo bandhigay London. Andrew Harding oo muddo dheer Afrika guud ahaan iyo gaar ahaan Muqdisho Soomaaliya uga soo warramayay BBC ayaa buuggaa qoray. Buugga ayaa Andrew wuxuu ugu magac daray 'the Mayor of Mogadishu'.

Read More »

Nukliyeer Dhaliyay Dhul Gariir oo la Tijaabiyay iyo Baaritaano socda

0 Visits: 918 | Friday September 09, 2016 - 11:12:23
Wakaaladda wararka Yonhap ee Kuuriyada Koonfureed oo soo xiganaysa ilo aan la sheegin waxay ku warramaysaa in Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay Nukliyeer dhaliyay Dhul gariir xogan.

Read More »

Dhegeyso-Radio Afkashacabka Warkii Caawa Oo Idin ka Imanaay Magaalada Hargeysa Waxaana Soo Jeedinaya Wariye Maxamed Andar

0 Visits: 948 | Thursday September 08, 2016 - 22:14:14
Waxaa Warka Caawa Idin Imanaya Xafiiska SHabakada AFka shacabka Ee Magaalda Magaalada Hargeysa Ee Waxaana Soo Jeedinaya Wariye Maxamed Andar

Read More »

Daawo;Saxafiyiinta Dalka Kenya Oo ka Mudaharaday Xaalad Khatara Soo Foodsaartay,

0 Visits: 474 | Thursday September 08, 2016 - 20:03:22
Nairobi(AFKA);Saxafiyiinta Dalka Kenya Oo ka Mudaharaday Xaalad Khatara Soo Foodsaartay

Read More »

Daawo;Dadka Xoolaha Ku Dhex Gowraca Magalada Hargaysa Oo Ay Mutaysan Donan Ganaax Adag,Xildhibanada Golaha Deganka Hargeysa,

0 Visits: 571 | Thursday September 08, 2016 - 19:50:26
Hargeysa(AFKA);Dadka Xoolaha Ku Dhex Gowraca Magalada Hargaysa Oo Ay Mutaysan Donan Ganaax Adag,Xildhibanada Golaha Deganka Hargeysa

Read More »

Daawo;Munaasabad Lagu Xusayo Akhriska Iyo Qoraalka oo Lagu Qabtay Hargaysa,

0 Visits: 539 | Thursday September 08, 2016 - 19:41:45
Hargeysa(AFKA)Munaasabad Lagu Xusayo Akhriska Iyo Qoraalka oo Lagu Qabtay Hargaysa.

Read More »

Daawo;Mashruuc Shaqo Abuur oo Lagu Daahfuray Kismaayo Iyado Dhiiri Galin Logu Samyanayo Dhalinyarada Shaqalanta Ka Cabanaya,

0 Visits: 670 | Thursday September 08, 2016 - 19:30:12
Kismaayo(AFKA)Mashruuc Shaqo Abuur oo Lagu Daahfuray Kismaayo Iyado Dhiiri Galin Logu Samyanayo Dhaliyara Shaqalanta Ka Cabanaya

Read More »