Wararka

Daawo:Barnamijki Haga Qoyska, Qeybti 5aad.

0 Visits: 590 | Saturday June 11, 2016 - 18:56:37
Hargeysa (AFSH) halkan ka daawo Barnamijki Haga Qoyska, Qeybti 5aad.

Read More »

Daawo: Waraysi Xanuun iyo Murugo Badan oo lala Yeeshay Midkamida Dadki ay sida xun uu saamaysay Xasuuqii Degaanka Jamac Dubbad ee Gashaamo

0 Visits: 823 | Saturday June 11, 2016 - 18:00:23
Weriye Cabdimalik Muse Coldoon ayaa Gurigeeda ku Booqday ifraax maxamud jaamac wayne oo walaasheed iyo hooyadeed ba ay ka mid ahaayeen dadkii la xasuuqay

Read More »

Daawo: Muxaadaro Ku Saabsan Soonka iyo Axkaamtiisa Waxa so Jedinaya Sh, Maxmed Cabdi Umal

0 Visits: 1457 | Saturday June 11, 2016 - 17:49:23
Muxaadaro Ku Saabsan Soonka iyo Axkaamtiisa Waxa so Jedinaya Sh, Maxmed Cabdi Umal Xalqadii 1aad, Waxana Sheekhu kaga jawabi doona suaalo ay dadku so waydiiyeen

Read More »

Daawo: Mid kamida Suxufiyinta Ugu Da'dayar Gobolka Togdheer oo Si Qiiro iyo Dareen Waddaniyadeed leh Fariin ugu Diray Dhalinyarada Somaliland

0 Visits: 731 | Saturday June 11, 2016 - 17:39:13
"Dhugo Dhulkaaga Hooyo Waa Hodan" ayaa kamida Erayada uu Muuqaalkan ku odhanayo Suxufiga oo Goob aad u qurux badan oo cagaaran iskaga soo duubay Muuqaal Cajiiba, Waa Suuro gal inay rumaysan Waayaan Dhalinyaro badan oo anay Nimcada Taalla Dalkoodu u muuqan

Read More »

Danjire Cawil Oo Beeniyey Warar Laga Baahiyey, Kana Hadlay Dhacdadii Gaashaamo, Xidhiidhka Somaliland Iyo Itoobiya Iyo Saamaynta Uu Ku Leeyahay Maal Gelinta Dekeda Berbera

0 Visits: 600 | Saturday June 11, 2016 - 16:48:47
Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil) ayaa si adag u beeniyey warar maalmihii u dambeeyey lagu faafinayey barkulannada bulshada ee internet ka oo sheegaya hadallo la sheegay in Mudane Cawil Cali Ducaale uu kaga jawaabay dhacdadii Tuulada Jaamac Dubba dee deegaanka Gaashaamo.

Read More »

Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland Oo Ka Qaybgalaaya Kulan Baarlamaanka Sweden Kaga Doodayaan Qadiyada Somaliland

0 Visits: 731 | Saturday June 11, 2016 - 16:47:17
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro), isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa ka hadlay mooshin ku saabsan Ictiraafka Somaliland oo ay soo diriyeen Xisbi ka tirsan Xisbiyada dalka Sweden iyo Taageerayaasha Xisbiga Mucaaradka…

Read More »

Safiir Ka Digay In Dawladda Iran Ay Wado Qorshayaal Qarsoon Oo Ay Khalkhal Ku Galinayso Xajka Sannadkan.

0 Visits: 616 | Saturday June 11, 2016 - 16:46:06
Dr. Basaam Camuush oo ahaan jiray safiirka Urdun u fadhiya dalka Iiraan ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey talefishanka Al-Carabiya waxa uu kaga digay waxa uu ugu yeedhay suurtogalnimada in ay jiraan qorshayaal ay Iraan ku beegsanayso xajka sannadkan, isaga oo taas xujo uga dhigtay dalka Iiraan oo muwaadiniintiisa…

Read More »

Daawo:Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Gobolka Sool Sheegayna In Ciidamada Somaliland Xaliyeen Shaqaaqadii Dharkayn Geeyo

0 Visits: 583 | Saturday June 11, 2016 - 16:44:15
Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Gobolka Sool Sheegayna In Ciidamada Somaliland Xaliyeen Shaqaaqadii Dharkayn Geeyo

Read More »

"Wax La Aqbali karo Maaha In Dadaalkii Loo Dhammaa Ee Ictiraaf-raadinta Somaliland Ee Sweden Uu Iska Sheegto Guddoomiyaha WADDANI" Afhayeenka KULMIYE Ee Dalka Sweden.

0 Visits: 672 | Saturday June 11, 2016 - 16:43:10
Afhayeenka laanta xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE ku leeyahay dalka Sweden Mr. Xasan Axmed Buluke (Hassan Jamuri), ayaa wax laga xumaado oo xaqiiqda ka fog ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed…

Read More »

Daawo Muqaal: Sheekh Maxamed Aadan Oo Ah Imaamka Masaajid Cali Mataan Oo Beeniyay Warar Ay Warbaahinta Qaarkoof Ka Faafiyeen

0 Visits: 662 | Saturday June 11, 2016 - 16:41:19
-Sheekh Maxamed Aadam oo ah imaamka Masaajid Cali Mataan ayaa beeniyay warar ay warbaahinta qaar ka qortay oo sheegayay in wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ka dhaga adaygay fariin ammaan oo uu sheekhu u diray

Read More »

Daawo: Dawladda Itobiya oo marki u horreysay ka Hadashay Xasuusqii Ciidamadedu ka Geysteen Gaashaamo iyo Jamac Dubbad

0 Visits: 695 | Saturday June 11, 2016 - 15:39:26
Dawlada Ethopia ayaa waxa ay markii ugu horeysay ka hadashey xasuuqii ay ciidamadeedu ka Geysteen deeganka Gaashaamo waxaana ay sheegtay in arintaasi badhitaan xoogan lagu sameyn doono ciidii ficilkaasi ku kacdeyna sharciga la marin doono

Read More »

Daawo: Proffessor Ahmed Samatar oo si Balladhan logu So Dhoweyey Jamacadda Burco iyo Nuxurka Dooddii Dhex martay professorka iyo Reer Burco

0 Visits: 484 | Saturday June 11, 2016 - 15:36:47
Guddomiyekuxigenka JamacaddaBurco oo ah kusimaha Gudomiyaha jamacadda iyo Badhasabka togdheer ayaa si kal iyo lab ab Proffesorka iyo Aqoonyahanada kale ee la socday ugu so dhoweyey Burco

Read More »

Daawo: Haween Deggen Imaratka Carabta oo la yidhaa Cawo iyo Ayaan oo Kaalmo lacag soo Gaadhsiiyey Guddiga Waddada Guban iyo Xeeb

0 Visits: 725 | Saturday June 11, 2016 - 15:33:19
Guddiga Waddada Guban iyo Xeeb ayaa kaalmo lacag ah oo dhmmayd 1640 looguna talo galay waddadaas kala wareegay Jamaal Xiinwaal iyo Cisman Qaadi oo

Read More »

Daawo: Maayarka Burco oo Dhalinyarada Cayaaraha Kubadda Cagta u Furay Wareeg Socon Doona Bisha Ramadaan

0 Visits: 536 | Saturday June 11, 2016 - 15:24:09
Maayarka Magaalada Burco ayaa si rasmiya uga furay Garoonka weyn ee alamzay stadium ee magaalada Burco Wareeg cayaareed kubadda cagta ah oo socon doona 25 maalmood oo

Read More »

Daawo : Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo Ka Hadlay Xaalada Deegaanadii Ay Dagaaladu Ka Dhaceen Ee Gobolka Sool

0 Visits: 846 | Saturday June 11, 2016 - 14:35:49
Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo Ka Hadlay Xaalada Deegaanadii Ay Dagaaladu Ka Dhaceen Ee Gobolka Sool Xildhibaan Saleebaan Cali koore ayaa maanta mar uu warbaahinta la hadlayey ayaa waxa uu faafaahin ka bixiyey safar uu ugu baxay gobolka sool iyo xaaladda dagaaladii u dhaxeeyey beelaha walaalaha ah…

Read More »

Siyaasiyad Fadumo Siciid Oo Si Adag Uga Hadashay Xadhiga Afhayeenka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Oo Tobaad La Horkeenin Maxkamad

0 Visits: 824 | Saturday June 11, 2016 - 13:52:40
Marwo faadumo siciid oo ka tirsan madaxda iyo masuuliyiinta sare ee xisbiga waddani sidoo kalena ah lataliyaha gudoomiyaha xisbiga ee arimaha dibada ayaa qoraal ay soo gaadhsiisay shabakada hadhwanaag xafiiskeeda magaalada hargeysa iyadoo joogta dalka UK si adag ugaga hadashay xidhiga afhayeenka garabka…

Read More »

War Deg Deg Ah:Cutubyo Ka Tirsan Cidamada Qaranka Somaliland Iyo Cidamada Booliceka Gobolka Togdheer Oo Ku Ruqaansaday Xududaha Ay Somaliland La Wadaagto Ethopa.

0 Visits: 892 | Saturday June 11, 2016 - 13:27:48
Cutubyo Ka Tirsan Cidamada Qaranka Ee Milatiriga Kamaandooska, Booliceka Iyo Spu Oo Ah Cidamada Booliska Ee Gaarka U Toobaran Ee Gobolka Togdheer Oo Ku Ruqaansaday Xududka Ay Somaliland La Wadaagto Dalka Ethopia Ee Gobolka Togdheer Oo Maalmahi Udanbayay Isasoo Tarayay Tacadiyo Cidamada New Poolice Ee…

Read More »

Dal Muslim Ah Oo Boqalaal Masaajid Oo Qurux Badan Ka Hirgaliyay Dalkiisa Sanad Kasta.+Sawiro

0 Visits: 2934 | Saturday June 11, 2016 - 08:55:05
Mid ka mid ah dalalka Islaamka ayaa waxaa loo caleemo saaray ama loo aqoonsaday in uu yahay wadanka kaliyah ee sanad kasta laga hir galiyo Masaajidada ugu quruxda badan Caalamka waliba dhisidooda lagu bixiyo Malaayiin Dollar .

Read More »

Dawladda Itoobiya Oo Ciidamo Aad U Hubaysan Soo Dhoobtay Xuduudda Ay La Wadaagto Somaliland

0 Visits: 826 | Saturday June 11, 2016 - 08:44:58
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay Deegaanka Gaashaamo ee ay ka dhacay Dil wadareedka ay fuliyeen Ciidamada Itoobiyaanka ahi ayaa daaha ka rogay in Dawlada Itoobiya ay Culays xoogan saartay isku socodka guud ahaan deegaamadaasi,iyadoo Meydadka dadkii la Xasuuqay, qaarna la aasay qaarna wali…

Read More »

DAAWO :Maayirka Degmada Qoryaale Oo Casuumad Afur ah U Sameeyey Carruurta Derbi Jiifka ah Ee Lagu Dhqan Celiyo Xarunta SOS Center.

0 Visits: 524 | Saturday June 11, 2016 - 08:37:42
Daawo:Maayirka Degmada Qoryaale Oo Casuumad Afur ah U Sameeyey Carruurta Derbi Jiifka ah Ee Lagu Dhqan Celiyo Xarunta SOS Center.

Read More »