Wararka

Suldaan Xiiray Oo Sheegay In La Marin Habaabiyay Hadal Uu Warbaahinta Ka Sheegay "Salaadiintii Xamar tagi jirtayna ma ihi"

0 Wednesday November 25, 2015 - 09:21:07
Afhayeenka salaadiintii Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray, ayaa sheegay in la marin habaabiyay ujeedada hadal uu ka yidhi wada hadalada Somaliland iyo Somalia ee la sheegay inuu ka dhici doono Turkiga.

Read More »

Madaxwayne Putin Oo Sheegay In Cawaaqib-xumo Ay Ka Dhalan Doonto Diyaaraddii Turkigu Uu Soo Riday Shalay

0 Wednesday November 25, 2015 - 09:19:27
Madaxweynaha wadanka Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay maanta in cawaaqib-xumo ay ka dhalan doonto diyaaradii dagaal ee Turkigu uu kasoo riday shalay dalka Ruushka, taasoo uu xusay inay maraysay xilliga lasoo ridayay gudaha dalka Suuriya.

Read More »

Daawo Muqaal: Nicholas Kay Muxuu Ka Yidhi Xilka Qaadistiisa Iyo Masuulka Lagu Bedelay? Qudbad Uu Ka Jeediyey Goob Fagaare Ah

0 Tuesday November 24, 2015 - 23:03:39
Nicholas Kay Muxuu Ka Yidhi Xilka Qaadistiisa Iyo Masuulka Lagu Bedelay? Qudbad Uu Ka Jeediyey Goob Fagaare Ah

Read More »

Masuuliyiinta Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Kormeer Ku Tegay Goobaha Dalxiiska Ee Degmadda Laas-geel + Sawirro

0 Tuesday November 24, 2015 - 22:51:07
Masuuliyiinta wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Jahmhuuriyadda Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Md. Cabdilaahi Faarax Maydhane ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay goobaha qadiimiga ah ee dalxiiska Laas-geel iyo Dhagax Nabi-galay.

Read More »

Dawo:Maareeyaha Samafalka Somaliland Oo Ka Hadashay Cabashadii Dadka Danyarta Ah Ee La Dariska Ah Xarunta Agoomaha Kuwait-ga.

0 Visits: 629 | Tuesday November 24, 2015 - 22:36:28
Maareeyaha Samafalka Madaxtooyada Somaliland Marwo Aamina Maxamuud Diiriye ayaa markii ugu horaysay jawaab adag ka bixisay eedaymo ka soo yeedhay dadwaynaha ku hareeraysan markaska bariga Magaalada Hargeysa ay ka dhistay dowladda Kuwait.

Read More »

Khilaaf Ka Dhex Taagan Safiirka Somaliland uu Fadhiya Dalka Ethiopia Iyo Kuxgeenkiisa

0 Visits: 564 | Tuesday November 24, 2015 - 22:34:53
Safaaradda Somaliland ku leedahay itoobiya oo ka mid ah safaaraddaha ugu muhiimsan ee Somaliland dibadda ku leedahay,ayaa waxa soo waajahay tan iyo markii loo soo magacaabay Safiirka Cusub ee Mr Gallaal

Read More »

DAAWO: Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Oo Ka Hadlay Murrashaxnimada Isku Lamaan Ee Saylici Iyo Muuse Biixi Iyo Khilaafkoodi Hore Ee Waayaha Qaar Ka Dhaxayn Jiray.

0 Tuesday November 24, 2015 - 22:31:33
Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Somaliland, Cali Xaamud Jibriil ayaa ka hadlay Murrashaxnimada dhawaan loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Cabdiraxmaan Saylici iyo Muuse Biixi ee Xisbiga KULMIYE iyo khilaafyadii hore u dhexmaray ee Waayaha qaar ka dhaxayn jiray, Wasiir Cali Xaamud Jibriil oo Warasi uu…

Read More »

Daawo Muqaal: Wasiirka Warfaafinta Dalka Somalia Md Xayir Mareeye oo Maanta Furay Shirka Saxaafada

0 Tuesday November 24, 2015 - 22:22:46
Wasiirka Warfaafinta Dalka Somalia Md Xayir Mareeye oo Maanta Furay Shirka Saxaafada

Read More »

Cali Gurey Oo Hadalo Suugaamaysan Kaga Hadlay Khilaafka Soo Dhex Galay Xisbiga Uu Ka Tirsan Yahay Ee Ucid

0 Tuesday November 24, 2015 - 22:19:08
Cali Gurey Oo Hadalo Suugaamaysan Kaga Hadlay Khilaafka Soo Dhex Galay Xisbiga Uu Ka Tirsan Yahay Ee Ucid Cali Maxamed Yuusuf oo ah guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay xisbigaasi. Cali Guray ayaa qoraan uu soo dhigay bartiisa Face-Book-giisa u…

Read More »

Daawo Muqaal: Hordhaca Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Waddani Oo La Filayo In Dhawaan Xisbigu Soo Bandhigo.

0 Tuesday November 24, 2015 - 16:05:33
Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Waddani Oo La Filayo In Dhawaan Xisbigu Soo Bandhigo.

Read More »

Daawo:Maxadka Tobobarka Shaqalaha Somaliland Oo 75 Shaqale Dawladeed Ka Qaaday Imtaxaan Luqada Qalaad

0 Tuesday November 24, 2015 - 15:59:26
Maxadka Tobobarka Shaqalaha Somaliland Oo 75 Shaqale Dawladeed Ka Qaaday Imtaxaan Luqada Qalaad Cida Ku Gulaysatana ay Diyaarinto Kuliyado Jamacadeed

Read More »

Daawo Muqaal:Mudaharad Gilgilay Magalada Cerigaabo Oo Ay Dhigeen Ardayda Dugsiyada Sare Iyo Waxyabaha Ay Ka Biyo Dideen

0 Tuesday November 24, 2015 - 15:56:44
Ardayda dugsiyada sare ee magaalada Ceerigaabo ayaa mudoharaadyo ka dhigay magaaladaasi Ceerigaabo oo uu ku sugan yahay wasiirka Arrimaha Gudaha Somaialnd.

Read More »

Buug Misaan Xambaarsan Oo Ka Hadlayaa HalGankii Xaaji Faarax Omaar Oo Lagu Soo Bandhigay Magalada London+Sawirro.

0 Visits: 2529 | Tuesday November 24, 2015 - 15:53:10
Xafladda buugga oo ahayd tu aad loo soo abaabulay waxa isugu yimi dad kala duwan, waxa na lagaga hadlay halgankii Xaaji Faarax Oomaar Ileeye.

Read More »

Daawo: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Cisbitaalka Adna Aadan Ku Booqday Caruur Yar-yar Oo Qaliin Casri Ah Lagaga Samaynayo Faruuryaha

0 Tuesday November 24, 2015 - 15:51:06
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr.Saleeban Ciise Axmed Xaglotoosuye ayaa saaka booqosho ugu tagaya Cisbitaalka Adna Aadan ee magaalada Hargeysa Caruur yar-yar oo dhakhaatiir Ajanabi ah ay ku samaynayaan qaliino dhinaca dhibnaha ah kuwaasi oo qaarna la fuliyay kuwo kalena gacanta lagu hayo…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Dareenada Ka Dhashay Suxufi Shandadii Gacanta Ku Ilaaway Madaarka Hargeysa Oo Camerad Qarsoon Laga Arkay

0 Visits: 612 | Tuesday November 24, 2015 - 15:04:44
Dareenada Ka Dhashay Suxufi Shandadii Gacanta Ku Ilaaway Madaarka Hargeysa Oo Camerad Qarsoon Laga Arkay

Read More »

Gudidi Hoosaadka Ilaalinta Iyo Daba Galka Hantida Qaranka Oo Malinta Bari Ah La Filayo Inay Soo Bandhigaan Warbixintii Ugu Misaanka Cuslayd Abid

0 Visits: 784 | Tuesday November 24, 2015 - 14:58:44
Gudidi Hoosaadka Ilaalinta Iyo Daba Galka Hantida Qaranka Oo Maalinta Beri Ah Kusoo Bandhigi Doona Hotalka Maansoor Warbixintii Ugu Miisaanka Cuslayd Gudi hoosaadka ilalainta iyo dabagalka hantida qaranka oo ka mid ah 10 gudi hoosaad ee uu koobsado golaha wakilada Somaliland waxa maalinta beri ah lafilayaa…

Read More »

Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Wakiilada Oo Digniin Culus Uga Digay Inay Faraha Lagalaan Wadahadalki Madaxdhaqmeedka Somaliland

0 Visits: 512 | Tuesday November 24, 2015 - 14:54:46
-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay wararka soo baxaya ee sheegay in Madax dhaqameedada Somaliland iyo Somaliya ay ka wada hadli doonaan qadiyada labada dhinaca, isla markaana la sheegay inuu Turkigu daba ka riixay, waxaanu tilmaamay in aanay Madax…

Read More »

Hargaysa:Wakiilka U Fadhiya Somaliland Dalka Turkiga oo Beenisay Inay Madaxdhaqameedka Somaliland Ka Qaybgelayaan Wada Hadaladi Somaliland IYo SOmalia

0 Visits: 608 | Tuesday November 24, 2015 - 14:51:38
Qunsiliyada Turkiga oo Beenisay Inay Madaxdhaqameedka Somaliland Ka Qaybgelayaan Wada Hadaladi Somaliland iyo Somaliya

Read More »

Daawo Afkashacabka:-Militariga Turkiga Oo Soo Riday Diyaarad Uu Leeyahay Ruushku.

0 Tuesday November 24, 2015 - 14:46:03
Saraakiil militeri Oo Turki ah ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee F-16 ay soo rideen diyaaraddaasi oo ku soo xadgudubtay hawadeeda,Ruushku waxay beeniyeen in diyaaradoodu gashay hawada Turkiga. Warbaahinta Turkey-ga ayaa sheegtay in diyaaradda dagaalka ah ay ku dhacdey gudaha Suuriya,waxaana lagu…

Read More »

Daawo Muqaal:Wasiirka Shaqada Oo Booqday Xarunta Darbijigta Maxamed Mooge ee Magalada Hargaysa

0 Visits: 606 | Tuesday November 24, 2015 - 14:35:48
Wasiirka Shaqada Oo Booqday Xarunta Darbi Jiifka Maxamed Mooge + Isagoo Ubad Diif Badan Ka Muuqato Goob Cunto Kula Cunay

Read More »