Wararka

Daawo Muqaal:Dagaladai Ka Socanayay Dalka Suuriya OO Gaadhay Deegano Cusub iyo Degaanka Riif

0 Monday November 23, 2015 - 13:40:54
Dagaaada Suuriya ayaa laysla gaadhey degaano cusub,iyada oo layskala tegey degaanada Riif iyo kuwo kale.

Read More »

Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo $50,000 ugu Deeqday Dhismaha Waadhka Gargaarka Degdega ee Cusbitaalka Weyn ee Hargeysa +Sawiro

0 Monday November 23, 2015 - 13:36:32
Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa maanta ka qayb-qashay munaasibad lagu dhagax dhigaayey dhismaha waadkha Gargaarka degdega ah ee Cusbitaalka Guud ee Hargeysa waxaanay shirkaddu halkaasi kaga dhawaaqday $50,000 oo ay kaga qayb-galayso dhismaha cusub ee loo dhisi doono Waadhkaas. Xafladdan…

Read More »

Xildhibaanad Hibaaq Jaamac oo Ka Tirsan Golaha Degaanka Bristol oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyay Xarunta Xisbiga KULMIYE ee Hargeisa

0 Monday November 23, 2015 - 13:11:36
Muwaadinad u dhalatay Jamhuuriyadda Somaliland, ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka magaalada Bristol ee dalka Ingrisiiska Marwo Hibaaq Jaamac,

Read More »

War Deg-Deg Ah: Cabdirashiid Xasan Mattaan Oo Aha Murrashaxii Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga UCID Oo Is-casilay.

0 Monday November 23, 2015 - 13:09:07
Murrashaxi Madaxwayne ku-xigeenka Xisbiga Mucaaridka ee UCID Md. Cabdirashadii Xasan Mattaan ayaa ku dhawaaqay inuu iskq casilay jagadii uu Xisbigaas uga sharaxna.

Read More »

Wakiilki U Fadhiyay Somalia Ee Dalka Masar Oo Qaahira Ku Geeriyooday.

0 Visits: 702 | Sunday November 22, 2015 - 22:00:30
Danjirhii Somalia u fadhiyay Masar, ahaana ergayga Somalia ee Jaamacadda Carabta Cabdullaahi Xasan Maxamuud ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masra, kaddib xanuun lasoo darsay. waxaanan idiin soo gudbinaynaa Taariikh Nololeedkii Marxuumka oo ku geeriyooday da'da 72-sano…

Read More »

Daawo:Qaab Noceeya Ayu Dhacay Dagalki Ka Qarxay Galkacyo Iyo Sarkaal Ka Tirsan Cidanka Puntland Oo Ka Warbixinaya

0 Sunday November 22, 2015 - 21:55:09
Laga Helay Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Puntland Oo Ka Hadlaya Halka Uu Dagaalku Marayo

Read More »

Xukummada Somaliland Oo Waxba Majiraan Ku Tilmaamtay Inay Dowlada Ingriiska Somaliland Ka Dalbatay Inay Wasiiradi iscasilay Shaqadoodi uu Soo Celiso

0 Visits: 765 | Sunday November 22, 2015 - 21:50:10
Xukuumadda Somaliland, ayaa deedefeysay jiritaanka warar lagu sheegay in dawladda Ingiriisku ugu soo jeedisay dib u soo celinta xubno hore isaga casilay xilalkooda Wasiirnimo, maaddaama oo ay taageersan yihiin Fikirkooda.

Read More »

Daawo:Safirka Somaliland U Fadhiya Dalka Ethopia Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Labada Wadan

0 Sunday November 22, 2015 - 21:39:25
Dawlada Somaliland ayaa markii ugu horeysay beenisay inay dawlada Ingiriisku usoo jeedisay xukumada in lasoo celiyo wasiiraddii is casilay.

Read More »

Diyaarad Laga Leeyahay Dalka Turkish Oo Loga Shakisanaa Inay Saran Yahiin Walxaha Qarxa Oo Fadhistay Dalka Canada

0 Sunday November 22, 2015 - 21:37:54
Diyaarad nooceedu yahay Turkish Airlines oo ka soo duushay magaalada New York ayaa loo weeciyay dalka Canada kadib markii laga shakiyay in diyaaradda uu Bam saaran yahay. Diyaaradan oo ku sii jeeday dalka Turkiga ayna saarnaayeen 256 qof ayaa lagu dejiyay garoonka diyaaradaha ee Halifax bariga dalka…

Read More »

Daawo:Agaasimaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Adeegyo Amaanka Ku Saabsan Oo Uu Wasaarada Ku Kordhiyay.

0 Visits: 624 | Sunday November 22, 2015 - 21:29:07
Agaasimaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Adeegyo Amaanka Ku Saabsan Oo Uu Wasaarada Ku Kordhiyay.

Read More »

Daawo Muqaal: Wiil uu dhalay Marxuun Axmed Xasan Cawke oo Buuxiyey Shaqadii Aabihii Iyo Wasiir Cuskuse oo ka hadla‏y

0 Visits: 632 | Sunday November 22, 2015 - 21:29:03
Wiil uu dhalay Marxuun Axmed Xasan Cawke oo Buuxiyey Shaqadii Aabihii Iyo Wasiir Cuskuse oo ka hadla‏y

Read More »

Daawo:Wasiirka Cadalada Iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Kormeer Ku Soo Meeray Goobo Badan Oo Ku Yaala Magalada Borama

0 Sunday November 22, 2015 - 21:25:49
Waftigii ugu cuslaa ee ka socda bahda cadaalada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Faarax Cadareoo ay weheliyaan Guddoomiyaha Maxkamada Sare iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maalintii labaad hawlo shaqo u jooga Magaalada Boorama ee xarunta…

Read More »

Daawo Muuqaal:-Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Qadar Oo Taageero Balaadhan U Muujisay Musharaxiinta La Doortay Ee Xisbiga Kulmiye

0 Sunday November 22, 2015 - 21:23:00
Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Qadar Oo Taageero Balaadhan U Muujisay Musharaxiinta La Doortay Ee Xisbiga Kulmiye

Read More »

Daawo: Suxufiga Abiib Iimaan Xasan Oo Ka Tirsan Madaxda Tv-ga Qaranka Somaliland Oo Maanso Baroordiiq Ah U Tiriyay Marxuum Axmed Xasan Cawke.

0 Sunday November 22, 2015 - 21:20:07
Wariye Abiib Iimaan Xasan oo ah Madaxa wararka ee Talafeeshinka Qaranka Somaliland, isla markaana leh hibada hal abuurnimada, ayaa Maanso Baroor diiq ah wuxuu u tiriyay Marxuum Suxufigii weynaa alle haw naxariistee Axmed Xasan Cawke.

Read More »

Daawo: Cabdisalaan Hereri oo Barnaamij Qiimo Badan ka sameeyey Geeridii Sxbkii Marxuum Weriye Cawke

0 Visits: 1404 | Sunday November 22, 2015 - 16:36:17
Barnaamijkan Waxa kala qaybqaatay Cabdisalaan Hereri, Saaxiibaddii Gaarka aha ee Marxuum Cawke, Weriye Ducaale, Weriye yonis cali nur, sicid cali muse iyo rugcaddaayo kale oo saxaafadeed

Read More »

Daawo Muqaal:Gudida Fulunta Ee Golaha Deegaaka Casimada Oo Amar Aadag Kasoo Saaray Shirkadaha Laydhka Ee Magladasi

0 Sunday November 22, 2015 - 16:17:28
Golaha Deegaanka Ee Magaalada Hargeisa Oo Amar Ka Soo Saartay Shirkadaha Laydhka Ee Guryaha Ku Xidha Korontada

Read More »

Dawladda Somaliya Oo Dhabarka U Jeedisay Cali Khaliif, Beenisayna Inay La Dhisayso Maamul

0 Sunday November 22, 2015 - 15:45:52
Dawladda Somaliya ayaa dhabarka u jeedisay qorshe uu wato siyaasiga cail Khaliif ee horboodaha ka ah kooxda Khaatumo kaas oo ah in loo sameeyo maamul ku magacaaban Sool iyo Sanaag oo ah inay dawladda Somaliya si toos ah u soo farogeliso deegaanada Jamhuuriyadda Somaliland. Dawladda Somaliya ayaa beenisay…

Read More »

Daawo Muqaal: Marwo Faadumo Oo Xukumada Dhalil Xoogan Ujeedisay

0 Sunday November 22, 2015 - 15:22:39
Marwo Faadumo Siciid Ibraahim ayaa dhaliilo kulul usoo jeedisay xukumada iyo madaxweynaha Somaliland.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Bahiyo Ku Xeeran Gobolkaasi

0 Sunday November 22, 2015 - 15:20:47
Badhasaabka Awdal Oo Ka Hadlay Baahiyo Ay Hore Ugu Gudbiyeen Xukuumada Somaliland Iyo Waxyaabaha Ka Fulay + Goobta Oo Ay Xaadir Ku Ahayd Marwadu

Read More »

Afhayeenka Salaadiinta Somaliland Oo Cadeeyay In Madaxdhaqameedku Ka Qayb Gelayaan Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Turkiga.

0 Sunday November 22, 2015 - 15:18:12
Afhayeenka Salaadiinta Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo in dawladda Turkigu wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya u wareejiso dhinaca madaxda dhaqanka Somaliland iyo Somaliya.

Read More »