Wararka

Daawo: Dhalinyaro iskaashi ku samaystay Shirkad Casriya Farriina u diray Dhalinyarada Somaliland Ganacsatada iyo Dawladda

0 Visits: 1212 | Sunday October 11, 2015 - 08:06:52
Xildhibaanada Golaha Degaanka Burco, Ganacsato iyo masuliyiinta xisbiyada Qaranka ee Gobolka Togdheer ayaa ka qaybgalay Munasibad Qaar kamida Dhalinyarada Hibooyinka leh ee Gobolka Togdheer iyo xubno aqoonyahano ahi ku daahfurayeen Shirkad Cusub

Read More »

Daawo: Dallada NAFIS NETWORK oo kulan lagaga hadlayey Tacaddiyada Haweenka ka furay Magaalada Burco

0 Visits: 655 | Sunday October 11, 2015 - 07:51:37
kulankan ayay ka qaybgaleen isuduwayaasha wasaaradaha, caafimaadka, caddaalada, shaqada iyo arimaha bulshada iyo weliba diinta iyo awqaafta ee Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo:"Dalkani Dal noqon-maayo Inta Qaar Dollarka Karsanayaan Qaarna Ey'dda Qalanayaan "By Sheekh Adam Siiro

0 Saturday October 10, 2015 - 22:41:02
Dalkani Dal noqon-maayo Inta Qaar Dollarka Karsanayaan Qaarna Ey'dda Qalanayaan By Sheekh Adam Siiro

Read More »

Ololaha Wacyigalinta Badbaadinta Shinnida Oo Maanta Hargeysa Lagaga Dhawaaqay.

0 Saturday October 10, 2015 - 22:29:21
Olole loo bixiyey badaadinta shinnida oo dadka lagu baraarujinayo in shinnadu u baahan tahay daryeel iyo badbaadin, ayaa maanta lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo Muqaal:Wasir Ku Xigeenka Wasarada Caafimadka Somaliland Oo Daawooyin Gaadhsiyay Cusbitaalka Borama

0 Visits: 590 |
Wasarada Caafimaadka Somaliland Oo Dawooyin Soo Gaadhsiyay Cusbitaalka Boorama Oo Baahi Wayn Uu Qabay

Read More »

Gudoomiyaha Kulmiye Oo Tacsi U Diray Ehelkii shan dhallinyaro ah oo ku kala geeriyooday magaalooyinka Berbera iyo Boorama

0 Saturday October 10, 2015 - 22:20:19
Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya afka hoggaanka xisbiga, ka guddiga fulinta, golaha dhexe iyo guud ahaan taageerayaasha xisbiga, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska, qaraabada, asxaabta iyo shacabka reer Somaliland ee…

Read More »

12 Qof Oo Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Duqaymo Cirka Ah Oo Ay Diyaaradaha Dagaalka Saudi Arabia Ka Geysteen Gudaha Dalka Yemen+Sawiro

0 Saturday October 10, 2015 - 22:20:11
2 qof oo Soomaali ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerar cirka ah oo ay diyaaradaha dagaalka ee Saudi Arabia, ay ka geysteen gudaha dalka Yemen.

Read More »

Daawo Muqaal:Degaanka Yiroowe Oo Mudaharaad Balaadhani Gil Gilay Maanta.

0 Saturday October 10, 2015 - 22:16:21
Dadweynaha degmada Yiroowe ayaa maanta muddoharaad balaadhan isugu soo baxay degmadaasi,kaas oo ay kaga cabanayeen biyo la'aan iyo waxbarasho la'aan.

Read More »

Hargaysa:"Waxaan Ugu Baaqayaa Kooxda Suldaan Wabar Inay Isa Soo Dhiibaan"Wasiir Waran-cade.

0 Saturday October 10, 2015 - 22:14:10
Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Md: Cali Maxamed Waran cade oo shir jaraaid maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargaysa ayaa si adag uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee lagu qaaday Hoyga badhasaabka gobolaka Gobolka Awdal .

Read More »

Daawo Muqaal:Suldaan Wabar Oo Ka Hadlay Sababta Uu Wareeray Gudoomiye Ramaax

0 Saturday October 10, 2015 - 22:10:31
Suldaan Wabar oo daaha ka feyday Sababahay u weerareen Ramaax-Badhasaabka Awdal+Fariin Udiray Gudoomiyaha

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Dawladaha Hoose Oo Tabobar U Furay Agaasimeyaashooda.

0 Saturday October 10, 2015 - 22:08:47
Agaasimeyaasha dawladaha hoose ee Somaliland ayaa tabobar aqoon korodhsi ah loo furay.

Read More »

Hargaysa: Soo Dhawaynta Wasiir Maxamed Biixi Ee Bari Oo Laga Dareemayo Caasimada S/Land.

0 Saturday October 10, 2015 - 22:04:08
Wasiirka Arrimaha Dibada Iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somalialnd Md: Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ahaa weftidii Madaxwaynaha Somaliland ee dalalka Ireland iyo Ingiriiska ayaa la filayaa inuu maalinta bari ah ka soo laabto safarkaasi isla markaana bari ka soo dagayo garoonka diyaaradaha Hargaysa…

Read More »

DAAWO: Xildhibaan Bidhi Oo Marwada Madaxwaynaha Uga Mahadnaqay Balan Qaadkii Ay U Samaysay Xarunta Darba Jiifta Burco Oo Ay Fulisay.

0 Visits: 613 | Saturday October 10, 2015 - 16:46:34
DAAWO Xildhibaan Bidhi Oo Marwada Madaxwaynaha Uga Mahadnaqay Balan Qaadkii Ay U Samaysay Xarunta Darba Jiifta Burco Oo Ay Fulisay.

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Cad Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Dawladda Somalia.

0 Visits: 636 | Saturday October 10, 2015 - 16:40:22
Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab cad ka bixisay hadalka soo yeedhay dawladda Xamar oo sheegatay in ujeedada ay ka leedahay wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya in uu yahay sidii ay u soo celin lahaayeen wax ay ugu yeedheen midnimaddii Soomaali-weyn.

Read More »

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Oo Ka Dhego Adaygay Amar Uu Ku Simaha Madaxweynuhu Faray

0 Visits: 716 | Saturday October 10, 2015 - 16:35:38
Wasiir ku-xigeenka Xannaanada Xoolaha Somaliland Cali Maxamed Cilmi (Cali Gadh-dheer), ayaa la sheegay inuu ku gacan saydhay amar uu Madaxweyne ku-xigeenka, ahna kusimaha Madaxweynuhu ku siiyey inuu faraha kala baxo

Read More »

DAAWO: Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Gudoomiye Ramaax ee Gobolka Awdal.

0 Visits: 592 | Saturday October 10, 2015 - 16:27:16
DAAWO Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Gudoomiye Ramaax ee Gobolka Awdal.

Read More »

20 Ruux aya ku dhintay qaraxyo ka dhacay Waddanka Turkiga

0 Visits: 654 | Saturday October 10, 2015 - 16:20:02
Labo qarax oo waaweyn, ayaa ka dhacay meel u dhow saldhig tareenada oo ku yaala caasimadda Turkiga ee Ankara.

Read More »

US oo Ruushka markale kala hadlaya Ariimaha`Suuriya

0 Visits: 593 | Saturday October 10, 2015 - 16:16:46
Mareykanka waxa uu sheegayaa in Ruushka uu aqbalay in dib loo billaabo wadahadallada lagu xaqiijinayo in xoogagga labada dal aysan isku dhicin xilliga ay sameynayaan ololaha duqeynta Suuriya.

Read More »

Gantaallo lagu Riday Qaza oo ku dhacay Israa'iil

0 Visits: 979 | Saturday October 10, 2015 - 16:12:19
Ciidamada israa'iil waxa ay sheegteen in koox hubeysan oo Falastiin ah ee Marinka Qaza ay gantaallo ku tureen dhanka ay Israa'iil maamusho, saacado kaddib markii ciidamada Yahuudda ay dileen lix qof oo Falastiiniyiin ah.

Read More »

Daawo:Shirkadda Somtel Oo Xarun Cusub Ka Furatay Degmada Kalabaydh

0 Visits: 647 | Saturday October 10, 2015 - 13:23:32
Shirkadda Somtel Oo Xarun Cusub Ka Furatay Degmada Kalabaydh

Read More »