Wararka

Daawo Afkashacabka Tv: Xildhibaanada Muxaafadka Ee Golaha Wakiilada Oo Daaha Ka Fayday Moshin Ay Shageen In Sabtida Hor Keeni Donaan Wakilada

0 Thursday September 10, 2015 - 15:19:09
Xildhibaanada Muxaafadka Golaha Wakiilada Oo Shaaca Ka Qaaday In Maalinta Sabtida Ay Golaha Horkeeni Doonaan Mooshin

Read More »

War Deg Deg Ah:Madaxweyne Siilaanyo Oo Mudeeyey Wakhtiga Dalka Laga Qabanayo Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Wakiilada

0 Thursday September 10, 2015 - 15:10:48
Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ku dhawaaqay wakhtiga rasmiga ah ee dalka looga dareeri doono doorashooyinka madaxtooyada iyo golaha wakiilada somaliland.

Read More »

Afar Munaasibadood OO Uu Shalay Isku Maray Wasiirka Madaxtoyada Somaliland Oo Fahfahin Ka Bixiyay

0 Thursday September 10, 2015 - 15:06:24
Hargaysa (AFK):Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa kormeer ku tagay jidka isku xidha Kala-baydh iyo Dilla oo lagu sameynayo dayactir balaadhan oo daamur cusub la dhigay masaafo dhan 19 Km.

Read More »

Hargaysa: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qeyb Galay Xaflada 2020 Ardey Oo Ka Qalin Jabiyey Jaamacada Gollis +Sawiro

0 Thursday September 10, 2015 - 14:47:30
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici Iyo Wafti Wasiiro Ah Oo Uu Hogaaminaayey Ayaa Maanta ka qeyb galay 2020 ardey oo ka qalin jabiyey jaamacada gollis .

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ka Sheekeeyey Qiso Jacayl Ah Oo Cajiib Ah Oo Isaga Ku Dhacday.

0 Thursday September 10, 2015 - 14:44:22
Abwaan Yuusuf Cabdillaahi Cismaan (Yuusuf Shaacir) oo ka mid ah abwaanada ugu caasan wakhtigan Gayiga Somaliland ayaa ka sheekeeyey qiso jacayl ah oo aad u layaab badan oo isaga laftiisa la soo darisaty

Read More »

Daawo: "Anigu Xukuumadda Ka Hor Nin Shaqaysta Ayaan Aha Mana Dawar Sanjirin Kuwa Qabyaalada La Wareegayana…"Wasiir XIRSI

0 Thursday September 10, 2015 - 14:41:03
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ku tilmaamay warar ay waridayaan dad xumaan ka shaqeeyaal ah oo bulshada Qabyaalad kula dhexjira. Sidoo kale Wasiirka Madaxtooyaddu wuxuu waxba kama jiraan ku tilmaamay warar ku tiri ku teen ah oo lagu sheegay inuu la shiray Saxaafadda…

Read More »

Shirkad Laga Leeyahay Waddanka Shiinaha Oo Shidaal Ka Soo Saaraysa Deegaanka Soomaalida Ethiopia

0 Visits: 958 | Thursday September 10, 2015 - 12:45:09
shirkad fadhigeedu yahay Shiinaha oo lagu magaacabo Poly Technology ayaa shaaca ka qaaday in uu shidaalka degaanka Soomaalida 'Ogaden' uu muddo 3 sano ah ku soo saarayo. Shirkada oo hawlo sahamin ah ka wada qaybo Itoobiya ah ayaa aduun dhan 5 bilyan oo doolar dalka galineysa.

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Xidhiidhka Kubada Cagta Jarmalka Oo Booqday Qoys Qaxooti Ah Iyo Kubado Iyo Diraysna Siiyay

0 Thursday September 10, 2015 - 12:41:27
Madaxweynaha xidhiidhka kubada cagta Jarmalka (DFB), Wolfgang Niersbach, ayaa booqday xero dad qaxooti ah la dejiyay, oo ku taala Egelsbach, oo ku taala badhtamaha konfur galbeed ee dalka Jarmalka, waxaanu ninkan ugu sareeya xidhiidhka federalka Jarmalka u qaabilsan kubada cagtu uu si gaar ah u booqday,…

Read More »

Daawo Afkashacab Tv:Xujaajtii Ugu Horaysay Ee Reer Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Barakaysan Ee Makka Al-Mukarama.

0 Thursday September 10, 2015 - 12:39:02
Xujaajtii Ugu Horaysay Ee Reer Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Barakaysan Ee Makka Al-Mukarama

Read More »

Kalluumaysato U Dhalatay Waddank Hindiya Oo Xulafada Sucuudigu Ku Dileen Xeebaha Yemen.

0 Thursday September 10, 2015 - 12:36:02
Waxaa bariga dalka Yemen la sheegayaa in lagu dilay 22 qof oo kalluumeysato ah, kuwaasi oo ka soo jeeday dalka Indiya Dilka kalluumeysatadan ayaa yimid kadib markii xeebta Al-Xudeyda ee Yemen lagu duqeeyay, waxaana duqeyntaasi geystay xulafada uu hogaaminayo dalka Sacuudiga.

Read More »

Ma Dhaba Maxkamada Sare Inay Ka Garnaqayso Heesaha,Buugta Iyo Magacyada Lakala Xado???

0 Thursday September 10, 2015 - 12:25:29
Maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa ku dhawaaqday wakhtigan inay diyaar u tahay ka garnaqida fikiradaha,heesaha,buugta iyo magacyada la kala xado.

Read More »

Wiil Dhalin yara ah oo Somaaliya oo Lasheegay inuu kubiiray Isiis

0 Visits: 718 | Thursday September 10, 2015 - 11:17:21
Wiil Dhalin yara ah oo Somaaliya oo Lasheegay inuu kubiiray Isiis

Read More »

Muqdisho:Afhayeenka ciidamada Uganda Paddy Ankunda ayaa Beeniyay in Ciidamo katirsan Amisom ay gacanta ugu jira Al-shabaab

0 Visits: 606 | Thursday September 10, 2015 - 10:47:39
Afhayeenka ciidamada Uganda Paddy Ankunda ayaa Beeniyay in Ciidamo katirsan Amisom ay gacanta ugu jira Al-shabaab

Read More »

Daawo:Gudoomiye Xisbiga wadani Oo Hadlay Safar Uu Joogo Gobolka Awdal Muxuuse Daaran Yahay?

0 Visits: 695 | Wednesday September 09, 2015 - 17:37:54
Gudoomiye Xisbiga wadani oo hadlay Safar Uu Joogo Gobolka Awdal

Read More »

Daawo: Tijaabad diwaan galinta cod bixiyaha oo Komishinku si rasmiya maanta Hargaysa uga bilaabeen

0 Visits: 666 | Wednesday September 09, 2015 - 16:54:02
Daawo: Tijaabad diwaan galinta cod bixiyaha oo Komishinku si rasmiya maanta Hargaysa uga bilaabeen

Read More »

Daawo Xildhibaan Rashiid faarax Ugu Baaqa Madaxweyne Siilanyo Inuu Wax Ugu Qabto Cashuurta la qaado burco

0 Visits: 818 | Wednesday September 09, 2015 - 16:42:19
Xildhibaan Rashiid faarax Cali Ayaa Ugu Baaqa Xukumada Uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilanyo Inay Wax Ugu Qabto Cashuurta la qaado burco Oo Ka Aradan Waxqabadka aasiga ah

Read More »

Daawo:Wasiirka biyaha Somaliland oo kasheekeeyay Sababihii kenay burburkii Khaatumo

0 Visits: 865 | Wednesday September 09, 2015 - 16:36:47
Daawo:Wasiirka biyaha Somaliland oo kasheekeeyay Sababihii kenay burburkii Khaatumo

Read More »

Somaliland iyo Ethiopia oo ka wada Hadlay Suldaan Soo qabashadiisa. Waa Kuma Suldaankaasi?

0 Visits: 758 | Wednesday September 09, 2015 - 16:29:32
Dawladda Somaliland iyo ta Ethiopia oo maalmihii la soo dhaafay wada hadalo ku yeeshay xarunta dawlad degaanka Soomaalida Ethiopia ee Jigjiga ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin Suldaanka Falaagoobay ee Abubakar Cilmi Wabar iyo iskaashiga ilaalinta xuduudka labada dal.

Read More »

Daawo:jaamacada Adis Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweesay Ardaydii Sanadkan Ku Soo Qalin Qabisay Magaalada Adisa ababa Dalka Itobiya

0 Visits: 929 | Wednesday September 09, 2015 - 15:55:43
Ardya jaamacada Adis Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweesay Ardaydii Sanadkan Ku Soo Qalin Qabisay Magaalada Adisa ababa Dalka Itobiya

Read More »

Daawo:Gudoomiya Faysal Cali Waraabe Iyo Adna Aadan Oo Hindisay Fikiro Cusub Oo Lagu Raadinayo Aqoonsiga Somaliland Iyo Barnaamij La Aasaasay

0 Visits: 743 | Wednesday September 09, 2015 - 15:50:20
Gudoomiya Faysal Cali Waraabe Iyo Adna Aadan Oo Hindisay Fikiro Cusub Oo Lagu Raadinayo Aqoonsiga Somaliland Iyo Barnaamij La Aasaasay

Read More »