Wararka

Daawo:Dowladda & Mucaaradka Kenya Oo isku khilaafay Heshiis Dhawaan Lala Galay Uganda

0 Visits: 947 | Thursday August 13, 2015 - 18:12:18
Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa iska fogeeyay dhaleeceyn oga timid dhanka Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee CORD Raila Odinga oo ku saabsan heshiiska isweydaarsiga ganacsi ee dhawaan uu la galay dalka Uganda, kaasoo Kenya u Ogolaanayo iney Sonkor Raqiis ah ka keensatoUganda,Halka dhinaceedana…

Read More »

Ololaha Doorashada Madaxnimo ee Jubbaland oo si weyn laga Dareemayo Magaalada Kismaayo

0 Visits: 745 | Thursday August 13, 2015 - 18:09:42
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka soconayo olole aad u ballaaran oo ay wadaan musharixiinta u taagan xilka madaxtinimo ee maamulka Jubbaland, iyadoo ilaa hadda ay xilkaasi isu soo taageen Afar Musharrax oo uu kamid yahay Madaxweeynaha imika xilka hayo, Axmed Maxamed Islaam…

Read More »

Daawo:Wadayaasha Baaburta Loo Yaan Noah hada Oo Cabasho Ka Muujiyey Shaqo La'aan Soo Foodsaartay

0 Visits: 614 | Thursday August 13, 2015 - 17:20:03
Qaar Ka mida Wadayaasha Baaburta Loo Yaan Noah hada Oo Cabasho Ka Muujiyey Shaqo La'aan Soo Foodsaartay

Read More »

Daawo: Ururka Ladagaalanka iyo wacyigelinta QAADKA ee AKMO oo Munasibad Wacyigelin ah ku qabtay Burco

0 Visits: 1146 | Thursday August 13, 2015 - 17:19:41
Masuliyiin, Dhakhaatiir iyo culimo awdiin ayaa ka soo qaybgalay Munasibaddaasi Bulshada gaar ahaan Dhalinyarada lagaga wacyigelinayey Qaadka

Read More »

Daawo:Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Kormeeray Xurumaha Biliska Ee Magaalada Ceerigaabo

0 Visits: 560 | Thursday August 13, 2015 - 17:00:39
Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Kormeeray Xurumaha Biliska Ee Magaalada Ceerigaabo

Read More »

Qaraxyo ka dhacay Dalka Shiinaha Oo Dilay in ka badan 50-qof Kun Dhaawacmeen inka Badan 700-qof

0 Visits: 609 | Thursday August 13, 2015 - 16:54:31
Ugu yaraan 50-qof oo ay ku jiraan 12 ciidamada loo yaqaan dab-damiska ayaa ku dhintay Qaraxyo culus oo Gilgilay Warshad ay yaalleen Gaas & Kiimiko fara badan oo ku taalla Magaalada Tianjin ee Dalka Shiinaha, iyadoo ay 700-qof oo kalena dhaawacyo kasoo gaareen.

Read More »

Daawo:Taliye Ku Xigeenka Jeelka Weyn Ee Magaalada Buco Oo Ka Warbixiyey Dhibaatada Ka Haysata Qaadka Oo Laga Madnoocay Maxaabista Ku Jirta Xabsiga.

0 Visits: 586 | Thursday August 13, 2015 - 16:41:04
Taliyi Ku Xigeenka Jeelka Weyn Ee Magaalada Buco Oo Ka Warbixiyey Dhibaatada Kala Haysata Qaadka Oo Laga Madnoocay Maxaabista Ku Jirta Xabsiga.

Read More »

Daawo:Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Somalialdn Oo Tababar U Soo Xidhay Dhalinyaro Dhamaystay Barashada Xirfado Ay Ku Shaqo Tagaan

0 Visits: 573 | Thursday August 13, 2015 - 16:38:37
Wasiir Cabdi Aw-daahir Oo Tababar U Soo Xidhay Dhalinyaro Dhamaystay Barashada Xirfado Ay Ku Shaqo Tagaa

Read More »

Daawo:Shirkada Somtel Oo Carwada Wareegta Ku Soo Bandhigtay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer

0 Visits: 726 | Thursday August 13, 2015 - 16:17:38
Burco(AFKA)Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Somtel ayaa xalay Magaalada Burco ku soo Bandhigtay Carwada Barnaamij ay u Bixiyeen Carwada Wareegta oo xalay lagu daahfurayey Adeeg cusub oo casri ah oo dhinaca internetka ah, adeegaasi oo la yidhaa 4G Ayay xaly )

Read More »

Daawo:Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Markay Bilaamayaan Ciyaaraha Gobolada Somaliand

0 Visits: 780 | Thursday August 13, 2015 - 15:49:38
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Markay Bilaamayaan Ciyaaraha Gobolada Somalialnd

Read More »

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xooga Oo Meesha Ka Saaray In Gudoomiye Cirro Iska Casilayo Xilka Guddoomiyaha Golaha Wakillada

0 Visits: 629 | Thursday August 13, 2015 - 15:42:18
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(xoog)oo katirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa meesha ka saaray warar dhawaanahan soo baxayey oo sheegayey inuu xilka iska casili doono Guddoomiyaha Golaha Wakilladu Mudane Cirro, waxana uu tilmaamay inaanay wararkaasi wax jira ahayn.

Read More »

Daawo Faysal Cali Waraabe Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Inuu Magacaabo Guddi Madaxbanaan Oo Baadha Sababta Ay Askartu U Dilayso Saraakiishooda

0 Visits: 549 | Thursday August 13, 2015 - 15:39:51
Gudoomiayah Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Inuu Magacaabo Guddi Madaxbanaan Oo Baadha Sababta Ay Askartu U Dilayso Saraakiishooda

Read More »

Guddomiye Cirro oo markii u horeysya Qiray Guulaha Xukumadda iyo korodhka Xad- dhaafka ah ee Miisaniyadda Dalka

0 Visits: 608 | Thursday August 13, 2015 - 08:55:15
"Dawladdii Daahir Rayaale Laba Sanno Ayaanu Ka Baryaynay Inuu Shaqaalaha Musharka U Kordhiyo, Madaxweyne Silaanyo Ayaa U Laban Laabay". Guddoomiye Cirro

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Shacabka Iyo Ciidamada Qaranka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Sarkaalkii Lagu Dilay Boorama .

0 Wednesday August 12, 2015 - 22:43:23
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Tacsi tiiranyo leh gaadhsiiyay Ciidamada Qaranka ,iyo guud ahaan bulshada somaliland geerida Alle haunaxariistee Xidigle Marxuum Faarax Caraale oo malintii shalay ku geeriyoday Magalada Hargaysa .

Read More »

Daaawo:Nuxurka Waxyaabaha Kasoo Baxay Kulan Ay Yeesheen Gudoomiyaasha Sadexda Xisbi Qaranka Iyo Maxakamada Sare.

0 Visits: 585 | Wednesday August 12, 2015 - 17:34:12
Nuxurka Waxyaabaha Kasoo Baxay Kulan Ay Wadayeeshen Gudoomiyaasha Sadexda Xisbi Qaran Iyo Maxakamada Sare.

Read More »

Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Daah Furaayey Jaamacad Alpha Faraceeda Magaalada Burco

0 Visits: 790 | Wednesday August 12, 2015 - 17:11:53
Burco(AFKA)Munaasibada Lagu Furaayey Farac Cusub Oo Jaamcada Alpha ku yeel doonto magaalada Burco

Read More »

Daawo:Shirkadda Somtel Oo Ku Soo Bandhigtay Magaalada Burco Adeegga 4G

0 Visits: 744 | Wednesday August 12, 2015 - 17:01:47
Burco(AFKA)Munaasibadan lagu Daahfurayay Oo Ka Qabsoontay Hoteel Deero ee Magalada Burco ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Wasiiro ay Ka Mid ahayen Wasiirka Waxbarashada pro:Faarax Cilmi Gedoole, Wasiir Ku Xigeenka Waasarada Gashandhiga Jamac Biin ,Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Maxmed Diriye Xayd,Xildhibaan…

Read More »

Daawo:Xukuumadda Somaliland Oo Mashaariic Horumarineed Ka Bilowday Deegaamada Dhagaxdheer Iyo Dheriyalay Ee Gobolka Togdheer

0 Visits: 646 | Wednesday August 12, 2015 - 16:51:28
Xukuumadda Somaliland Ayaa Mashaariic hurumarineed ka Bilowday Deegaamada Dhagaxdheer Iyo Dheriyalay Ee Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Laascaanood Oo Cambaareeyey Shir Dhawaan Ay Yeesheen Qurbajoog Iyo Ganacsato Gobolka Sool

0 Visits: 430 | Wednesday August 12, 2015 - 16:44:21
Xildhibaanada Golaha deegaanka Laascaanood Oo Cambaareeyey Shir Dhawaan Ay Yeesheen Qurbajoog Iyo Ganacsato

Read More »

Daawo:Ciidamada Ilaalada Dekada Berbera Oo Qabtey Nin Iyo Gabadh Dalka Yaman Kasoo Xadey Sagaal Caruur Ah.

0 Visits: 816 | Wednesday August 12, 2015 - 16:21:23
Ciidamada Ilaalada Dekada Berbera Oo Qabtey Nin Iyo Gabadh Dalka Yaman Kasoo Xadey Sagaal Caruur Ah.

Read More »