Wararka

Daawo: Weftigii Guddomiyekuxigenka Barlamanka iyo Wasiirrada isugu Jiray oo Dhagax Dhigay dhismaha Dugsi Boodhin ah oo laga Hirgelinayo Laascanood

0 Sunday June 28, 2015 - 11:04:05
Madax kala duwan oo ka tirsan Dawlada somaliland ayaa ka qayb galay munaasabad lagu daah furayey mashruuca dhismaha Dugsiga Boodhanka ee Hablaha iyo Wiilasha ee Magaalada Laascaanood ee Gobolka sool.

Read More »

Kooxda DAACISH Oo Soo Bandhigtay Muuqaalka Ninkii Fuliyay Weerarki Tunisia.+Sawiro

0 Sunday June 28, 2015 - 10:38:20
Daacish ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarkii shalay ka dhacay magaalada xeebta ku taal Sousse ee dalka Tunisia,

Read More »

Masuliyiin uu Horkacayo Wasiirkuxigeenka Dhalinyarada iyo cayaraha Oo Kormeer Ku Sameeyay Groonmada Kubada Cagta Hargaysa.+Sawiro

0 Sunday June 28, 2015 - 08:31:50
Wasiirka dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Yuusuf Cismaan Garas, iyo Agaasimahaa guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mud. Maxamed Cilmi Aadan oo u weheliyo

Read More »

Daawo:-Bandhiga Bayaan Barnaamijyo Taxane Ah Oo Taariiikhada Somalida Geeska Afrika Qaybtii Kowaad

0 Visits: 619 | Saturday June 27, 2015 - 17:17:40
Bandhiga Bayaan Barnaamijyo Taxane Ah Oo Taariiikhada Somalida Geeska Afrika Barnaamijka Waxaa Sooo Saaray Walaaha Sanadka Ee Bilda Filmis

Read More »

Daawo:Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Noqday Mid Hawlihii Loo Idmay Ka Gaabiyey +Safarna Ugu Kicitima Magaalada Hargeysa

0 Visits: 728 | Saturday June 27, 2015 - 16:56:53
Burco(DMN)-Mudane Maxamed Muuse DIiriye Oo ah Badhasaabka Gobolka Togdheer oo uu madaxwayne siilaanyo usoo wakiishay maamulka Gobolka ayaa noqday badhasaabka ugu socodka badan marka loo eego badhasaabada Somaliland isagona ilaaway gabayna xilkii losoo igmaday ee ahaa inuu maamulo oo uu kala hago hawlaha…

Read More »

DAAWO Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Ka Hadlay 86 Askari Oo Shaqadooda Hakad La Galiyey Iyo Qaar La Rusqeeyey Maxaase Sababay?

0 Saturday June 27, 2015 - 16:49:51
Taliyaha Ciidanka Asluubta Ayaa Hadlay 86 Askari Oo Shaqadooda Hakad La Galiyey Iyo Qaar La Rusqeeyey

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyo Ku Aadan Sanad Guurada 38aad Ee Ka Soo Wareegtay Xornimo Qaadashada Wadanka Jabuuti U Diray Shacabka Reer Jabuuti

0 Visits: 534 | Saturday June 27, 2015 - 16:48:04
Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyo Ku Aadan Sanad Guurada 38aad Ee Ka Soo Wareegtay Xornimo Qaadashada Wadanka Jabuuti U Diray Shacabka Reer Jabuuti

Read More »

Taliska Ciidanka Jabuuti Oo Qalab Kala Duwan Ugu Deeqay Beeraleyda Gobolka Hiiraan+SAWIRRO

0 Saturday June 27, 2015 - 16:38:46
Taliska ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM ayaa magaalada Beledweyne, waxaa ay agab wax weyn ka taraya wax soo saarka beeraha ku wareejiyeen beeraleyda gobolka Hiiraan.

Read More »

Daawo:Masjidka Cali Mataan Magaalada Hargeysa Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Tartanka Quraanka Kariim Ah Ee 30 Jis Iyo Gobolka Togdheer Oo Kaalmaha Kowaad Iyo Labaad Ku Guulaystay

0 Saturday June 27, 2015 - 16:33:41
Masjidka Cali Mataan Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Tartanka Quraanka Kariim Ah Ee 30 Jis Iyo Gobolka Togdheer Oo Kaalmaha Kowaad Iyo Labaad Ku Guulaystay

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo goor-dhow lagu doortay Cadaado -

0 Saturday June 27, 2015 - 16:31:27
Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ayaa u doortay guddoomiyaha baarlamaanka, Cali Cumar Casir, isagoo kaga guuleystay wareeggii labaad ee doorashada murashaxii la tartamayay, C/llaahi Xuseen Maalin Gaafoow (Asparo).

Read More »

Danjire Nicholas Kay oo Cambaareeyay Weerarii ay Al-shabaab ku Qaadday Ciidamada AMISOM

0 Saturday June 27, 2015 - 16:27:03
Ergayga Qaramada Midoobay ee arimaha Somalia, Danjire Nicholas Kay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ay Al-shabaab ku Qaadday saldhig ay ciidamada AMISOM ku laahaayeen deegaanka Leego ee Gobolka Sh. Hoose, weerar-kaasoo ay ka dhasheen khasaare xooggan.

Read More »

DAAWO Sawirada Munaasibadii Lagu Soo Xidhaayey Xiftiga Quraanka Kariimka Ah Ee Masaajidka Cali Mataan Ee Magaalada Hargeysa Ka Socday.Iyo Sida Goboladu Kaalmaha U Galeen

0 Saturday June 27, 2015 - 16:22:24
Hargeysa(AFKA)-Xaflad ballaadhan oo lagu qabtay Masjidka Cali-Mataan ee badhtaamaha magaalada Hargeysa ayaa lagu soo gebo-gabeeyey tartankii xifdiga Qur'aanka Kariimka ee beryahan ka socday gobollada Somaliland.

Read More »

Daawo: Culimada Gobolka Togdheer oo Fatwooyin Diini ah ka Bilaabay Masaajida Ugu waaweyn Burco

0 Visits: 721 | Saturday June 27, 2015 - 14:47:46
Culimadan ayaa Fatwoyinka ay ka fureen masaajida kaga jawaabi doona su'aalaha diiniga ah ee dadku soo weydiiyaan gaar ahaan kuwa inta badan ku saabsan Soomka iyo Bisha Ramadaan, Waxana Fatwooyinkas so qabanqaabisay Xarunta Dacwadda ee Al Karam

Read More »

EWADA Oo Deeq Raashin ah u Qaybisay Danyarta Magaalada Burco, Video+SAWIRO

0 Visits: 774 | Saturday June 27, 2015 - 14:36:00
hay'ada ewada ayaa maanta deeq isugu Jirtay Raashin iyo alaabooyin kala duwan u qaybisay illaa konton qoys oo ka mida Qoysaska danyarta ah

Read More »

Dhegayso:Badhasabkii ugu horeeyey ee somaliland 1960 oo ka warramaya 26 june iyo Qiimaheeda

0 Visits: 0 | Saturday June 27, 2015 - 14:33:06
26 june 1960, Waa maalintii ugu horeysay ee Magaalada Hargeysa laga taagay calan Soomaaliyeed. Haddaba Cismaan Axmed Xasan waxaa uu ahaa barasaabkii ugu horeeyay ee 26june 1960 ay xukuumadii afarta wasiir ka koobneyd ee somaliland ee uu madaxda ka ahaa Maxamed xaaji Ibraahim Cigaal u magacowday hargeysa.…

Read More »

Xasan Sheekh Oo Sheegay inay Dawladiisu Gacan ka Geysanayso Xallinta Khilaafka Siyaasadeed ee Somaliland Gudaheeda Ka Taagan

0 Visits: 685 | Saturday June 27, 2015 - 12:22:26
Madaxweyne Xasan Sheekha Muqdisho, ayaa markale hadallo deelqaaf iyo gef ku ah shacabka somaliland iyo qarannimadooda kaga tiraabay munaasibad loogu dabbaal degayey 55-guuradii kasoo wareegtay 26-kii June 1960-kii oo ku beegan markii somaliland ay xorriyadeeda ka qaadatay Mustacmarkii ingriiska.

Read More »

Xisbiga Kulmiye oo Dib uga Gurtay Heshiiskii Xisbiyada Qaranka ee Muddo kordhinta iyo Xoghayaha Xisbigaas oo ka hadlay

0 Saturday June 27, 2015 - 12:19:50
"Heshiiskii Axsaabta Iyo Xukuumadu Muu Ahayn Heshiis Dastuuri Ah"Xoghayaha Guud Ee Kulmiye

Read More »

Suldaan Abu Sufyaan Oo Farriin u diray saxaafadda Somaliland, Tv ga Star na ku Bogaadiyey Doodaha uu Qabto

0 Saturday June 27, 2015 - 12:09:36
Suldaan Maxamed Muuse Nuur(Abu-Sufyaan) Ayaa Dardaaran U Diray Guud Ahaanba Saxaafada Somaliland Sidoo Kale wuxu Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Telefishanka Star Tv Oo Maalmihii Ugu Dambeeyey Qabanayey ..

Read More »

Daawo:Masuliyinta Telesom iyo Somtel ee Buuhoodle oo Soo Bandhigay Cidda ay u haystaan Tawaradi la gubay iyo Masuliyin Khatumo ka tirsan oo faahfahiyey sababihi ay u gubeen Taawaradii

0 Visits: 596 | Saturday June 27, 2015 - 12:04:20
Madax dhaqameedk Buuhoodle ayaa si isku mida u sheegay inay aad uga xun yihiin Falkaa foosha xun ciddi ku kacdayna aanay kaga hadhayn

Read More »

Daawo: Guddomiyekuxigenka Golaha Wakiilada iyo Wasiirro Gaadhay Laascaanood iyo Ujeedada Safarkooda.

0 Saturday June 27, 2015 - 11:57:53
Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad Ee golaha wakiilada soomaliland iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa gaadhay magaalada laas caanood si wayna loogu soo dhaweeyay.

Read More »