Wararka

War Deg Deg Ah:Jaamacadda Jomo Kenyatta Oo Joojisay Xidhiidhkii Ay La Lahayd jaamacadda Gollis+Master-tii Jaamacadda Gollis Oo Noqotay Local Iyo Ardayduna Ka Niyad Jabtay.

0 Visits: 790 | Wednesday June 03, 2015 - 17:36:51
Burco(Afka)Jaamacadda Jomo Kenyatta ayaa joojisay xidhiidhkii ay la lahayd jaamacadda Gollis ee magaalada Hargeysa,iyada oo sidoo kalena la joojiyey waxbarashadii heerka labaad ee ay jaamacaddaasi ka waday jaamacadda Gollis faraceeda magaalada Hargeysa.

Read More »

Madaxwaynaha Nigeria Ayaa Boqashadii Ugu Horeesay Ku Tagay

0 Wednesday June 03, 2015 - 17:30:53
Madaxwaynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa booqashadiisii ugu horaysay ee dalka dibadiisa ah ku tagaya dalka Niger tan iyo intii uu xilka la wareegay todobaadkii hore.

Read More »

Daawo:Haweenka Coodanle Oo Baaq Nabadeed U Diray Shirka Nabada Ka Socdda Deeganka Coodanle

0 Wednesday June 03, 2015 - 17:30:11
Codanle(Afka)Haweenka Coodanle Oo Baaq Nabadeed U Diray Shirka Nabada Ka Socdda Deeganka Coodanle

Read More »

Daawo:Gdoomiyaha Gobolka Sool Ayaa Dhagax Dhigay Guriga Martida Iyo Saldhiga Boolis Bari Magaalada Laascaanood

0 Visits: 650 | Wednesday June 03, 2015 - 17:19:08
Laascaanood(Afka)Gdoomiyaha Gobolka Sool Ayaa Dhagax Dhigay Guriga Martida Iyo Saldhiga Boolis Bari Magaalada Laascaanood

Read More »

Daawo:Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha Somaliland Oo Tababar Hargaysa Uga Furmay

0 Wednesday June 03, 2015 - 16:28:44
Hargeysa(Afka)Ururka Dhakhaatiirta Xolaha Somaliland Ayaa Maanta Tabar Ugu Furmay Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo:Jaamacada Hargaysa Oo Lagu Qabtay Kulan Lagaga Hadlayay Arimaha Dhulka

0 Wednesday June 03, 2015 - 16:28:21
Hargeysa(Afka)Akadamiga Nabda Ayaa Jaamacada Hargaysa Ku Qabtay Kulan Lagaga Hadlayay Arimaha Muranka Dhulka

Read More »

Daawo:Wasiirka Wax Barashada Somaliland Oo Ka Qayb Galay Xidhitaanka Sanad Dugsiyeedka Ardayda Dugsiga Sare Faarax Nuur

0 Wednesday June 03, 2015 - 16:21:24
Daawo:Wasiirka Wax Barashada Somaliland Oo Ka Qayb Galay Xidhitaanka Sanad Dugsiyeedka Ardayda Dugsiga Sare Faarax Nuur

Read More »

Daawo:Maamulka Dugsiga Qaadi Maxamuud Magaalada Burco Ayaa Gaba Gabeeyey Sanad Gudsiyeedka 14/15

0 Visits: 955 | Wednesday June 03, 2015 - 16:07:47
Maamulka Iyo Macalimiinta Dugsiga Qaadi Maxamuud Ayaa Soo Gabgabeeye Sanadka 14/15 Ayaa Ardaydii Dugsigaas U Sameey Munaasiabad Balaahdan

Read More »

Daawo: Dareenkii Guddomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare Ansixintiisii Golaha Barlamaanka Kadib

0 Wednesday June 03, 2015 - 15:44:31
Guddoomiyaha Cusub Ee Maxakamadda Sare Ee Soomaliland Prof Aadan X Cali Axmed Oo Dhawaan Madaxwaynaha Soomaliland U Magacaabay

Read More »

Daawo: Adan Dhoolayare oo Xisbiga kulmiye ku sheegay Col Wada jooga, iyo Su'aalo lagu Waydiiyey Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga

0 Visits: 543 | Wednesday June 03, 2015 - 15:39:23
Wasiirkii hore ee Cadaalada iyo Beeraha ee xukumadii madaxweyne Daahir Rayaale ayaa ka waramay xaalada dalku maanta maraayo.

Read More »

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Ka Warramay Khayraadka Ku Dhex Jira Bisha Shacbaan.

0 Wednesday June 03, 2015 - 15:36:23
Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa ka hadlay faa'iidooyinka khayrka ah ee ku jira bisha barakaysan ee Shacbaan oo badhtanka lagaga jiro sannadka higjiriyeedka 1436-ka.

Read More »

Daawo:Golaha Barlamaanka Oo Maanta Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey Guddoomiyaha Cusub Ee Maxakamadda Sare.

0 Wednesday June 03, 2015 - 15:33:58
Labada gole Baarlamaan Guurtida iyo Wakiillada Somaliland oo wada jir u yeeshay fadhi aan caadi ahayn ...

Read More »

Muj. Cali Gurey oo Guurtida ku sheegay Ma Qawlaysatayaal Wada Ku Qabso ku Qadi mayside

0 Wednesday June 03, 2015 - 15:29:38
Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa sheegay in aan Golaha Guurtidu meesha ka saari karin heshiiska saddexda xisbi qaran ka gaadheen khilaafkii ka dhashay muddo-kordhinta, madaxweynaha Somaliland iyo beesha caalamku taageereen.

Read More »

Daawo:Maayirka Degmada Gar'adag Oo Booqday Dugsiyo Roobku Jiingadaha Ka Qaaday.

0 Tuesday June 02, 2015 - 20:00:44
Gar-adag(Afka)Maayirka degmada Gar-adag ayaa kormeer kusoo maray dugsiyo ay roobabkii degaankaasi ka da'ay jiingadaha ka qaadeen,waxaana ku wehelinaayey maayirka Socdaalkaasi xildhibaano kuwa degmadaasi kamid ah.

Read More »

Madaxweynaha Dalka Sudan Al Bashiir AYaa Maanta Loo Dhaariye Xilkii

0 Tuesday June 02, 2015 - 19:50:39
Madaxweynaha dalka Sudan, cumar Hassan Al-Bashiir,ayaa maanta loo dhaariyey shan sano oo kale xafiiska madaxwaynaha ee suudaan kadib markii lagu doortay doorashadii dhawaan ka dhacday dalkaas

Read More »

DAAWO:Kulan Lagaga Tashanaayey Horumarinta Dhaqaalaha Gobolka Togdheer Oo Lagu Qabtay Magaalada Burco

0 Visits: 739 | Tuesday June 02, 2015 - 19:12:01
Agaasimaha Maxadka Tobabarka Shaqaalaha Dowlada Ayaa Xalay Furay Kulan Lagaga Tashanayey Hiigsiga Horumarinta Dhaqaalaha Maxalliga Ah Oo Ay Si Wada Jira Ah Iskaga Kaashadeen Golaha Horumarinta Dhaqaalaha Maxalliga Ah, Maxadka Shaqaalaha, Iyo Dawladda Hoose Ayaa Lagu Qabtay Hotel Deero Ee Magaalada Burco.

Read More »

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Khudbad Diini ah U Jeediyey Dadweynaha Reer Arabsiiyo

0 Visits: 619 | Tuesday June 02, 2015 - 19:02:38
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Khudbad Diini ah U Jeediyey Dadweynaha Reer Arabsiiyo Taas Ku Saab Saneed Faa'aada Bisha Shamcaan

Read More »

Guddiga Musuq-maasuqa dalka Nigeria oo xidhay shaqaale Bangi oo lagu Helay Musuq Maasuq

0 Tuesday June 02, 2015 - 17:44:48
Dowladda Nigeria ayaa Xabsiga dhigtay Qaar ka mid ah shaqaalaha Bangiyada dalkeeda, kuwaasoo lagu helay inay lacago badan xadeenlacago aad u badan Bangiyada dalkaas, iyagoo sanaadiiqda bangiyada ka buuxiyay lacago been-abuur ah oo ay ka sameeyeen warqadaha Jaraa'iddada.

Read More »

Al-shabaab oo Mar kale la Wareegtay Deegaanno ka tirsan Gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya

0 Visits: 636 | Tuesday June 02, 2015 - 17:41:00
Xoogag ka Tirsan Al-shabaab ayaa mar kale Gudaha u galay Tuulooyin ka tirsan Gobolka Waqooyi-bari-Kenya, halkaasoo ay muddo kooban ku hayeen gacanta.

Read More »

Daawo:Wasiiru Dawlaha Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Go'aan Ka Qaateen Lacagta Dollarka Ah

0 Tuesday June 02, 2015 - 17:29:43
Wasiiru Dawlaha Wasaarada Maaliyada Somaliland oo si adag uga soo horjeestay Lacagta Dollarka ah kuna baaqay in la isticmaalo Lacagta somaliland SHiling-ka

Read More »