Wararka

Siyaasiyiinta Ku Bahoobay Madasha Wada-tashiga Oo Ganafka Ku Dhuftay Cimriga Xukuumada Ee La Kordhiyey Go.aamana Soo Saaray

0 Tuesday May 12, 2015 - 16:58:50
Siyaasiyiinta Ku Bahoobay Madasha Wada-tashiga Ayaa Meel Adag Ka Sitaagay Mudo Kordhinta Loo Sameeyey Xukumada Madaxweyne Siilanyo

Read More »

Daawo: Odayaasha iyo Waxgaradka Burco iyo Xaajisaalax oo Taageray Muddo Kordhinta Guurtidu u samaysay Xukumada

0 Tuesday May 12, 2015 - 16:06:19
Cuqaasha iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer Gaar ahaan Degmooyinka Burco iyo Xaajisaalax ayaa Maanta si mug leh u taafeeray Muddo kordhinta ay Golaha Guurtidu u sameeyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo,

Read More »

Hogaanka Dhaqanka G Galbeedka Somaliland Oo Tageeray Mudo Kordhina Xukumada

0 Tuesday May 12, 2015 - 12:19:22
Borama(AFKA)Cuqaasha iyo madax dhaqameedka gobolka Awdal ayaa taageero Balaadhan la garan istaagay muddo kordhintii ay golaha Guurtidu ugu kordhiyeen muddo xileedkii xukumada Somaliland.

Read More »

DAAWO Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Ku Aadan Mudo Kordhinta Guurtidu Ku Dhawaaqday Fariina U Direy Shacabka

0 Tuesday May 12, 2015 - 12:11:54
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi Galinta Somaliland Ayaa ka Halay Mowqifka Ay Xukumadu Ay Ka Taagantahay

Read More »

DAAWO Cuqaasha Magaalada Hargeisa oo Tageeray Muddo Kordhinta Xukummada Somaliland Loo Kordhiyay

0 Tuesday May 12, 2015 - 12:06:57
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Maroodi Jeex Ayaa Si Muqleh U Taageeray Mudo Kordhinta Loo Sameeyey Xukumada Uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo

Read More »

DAAWO Dadkasoo Barakacey Dagaalada Culus Ee Ka Socda Dalka Yeman Oo Racoodi Ugu Horeyay Gaadhey Magaalada Borame

0 Tuesday May 12, 2015 - 12:04:18
Dadkasoo Barakacey Dagaalada Culus Ee Ka Socda Dalka Yeman Oo Racoodi Ugu Horeyay Gaadhey Magaalada Borame

Read More »

DAAWO Madax Dhaqameedka Gobolka Sanaag Oo Taageeray Mudo Kordhinta Madaxweynaha Qaranka Somaliland

0 Tuesday May 12, 2015 - 12:03:01
Madax Dhaqameedka Gobolka Sanaag Oo Taageeray Mudo Kordhinta Madaxweynaha Qaranka Somaliland.

Read More »

Daawo:Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Deeganka Hargeysa oo Taageray Muddo Kordhinta Golaha Guurtidu Sameysay

0 Tuesday May 12, 2015 - 10:36:41
Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Deeganka Hargeysa oo Taageray Muddo Kordhinta Golaha Guurtidu Sameysay , Muuqaalka oo faahfaahsan Halkan Hoose Ka

Read More »

Sheekh Aadan Siiro oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Safar Caafimaad oo uu Ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa & Xaaladiisa Caafimaad oo Aad U Wanaagsan

0 Tuesday May 12, 2015 - 10:20:56
Hargeysa (AFKA) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan Siiro) ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu safar Caafimaad oo muddo toddoba billod ah ugu maqnaa dalka Hindiya uu soo dhamaystay

Read More »

Madaxweynaha Mareykanka oo ka Laabtay Magacaabistii Danjiraha Mareykanka ee Somalia

0 Tuesday May 12, 2015 - 10:12:11
Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa dib uga la laabtay magacaabista danjirhiii uu dhawaan u magacaabay Soomaaliya, taasoo noqonaysay tii ugu horreysay oo danjire uu Mareykanku ugu soo magacaabo Somalia 25-sano kaddib.

Read More »

Aqalka Cad Ee Maraykanka Oo Ka Hadlay Go'aankii Uu Boqorka Sucuudiga Ka Qaatay Shirka U Dhexeeya Khaliijka Iyo Maraykanka.

0 Tuesday May 12, 2015 - 10:09:08
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa ku adkeysanaya in go'aanka uu qaatay boqor Salmaanka Sacuudiga ee ah inuusan ka qaybgalin kullanka ka dhacaya Camp David, in aanu ahayn mid mareykanka lagu xumeynayo.

Read More »

Daawo:Masuuliyiinta Heer gobol Iyo Degmada Ee Gobolka Saaxil Ayaa Soo Dhaweyey Mudo Kordhinta Loo Sameeyey Xukumada Siilaanyo

0 Tuesday May 12, 2015 - 09:48:43
Masuuliyiiinta degmada Iyo Gobolka Saaxil,Mareeyaha Dekadaa berbera Iyo Maareeyaha Kaydka Haamaha Shiidalka Ayaa Si wadaJir Ah U Sooo Dhaweeyeyy Muda Kordhinta Loo Sameeyey Xukukamda Talada Dalka Haysa

Read More »

Daawo:Warbixin Laga Diyaariyey Gabdhaha Wariyaasha Oo Somaliland Ku Yar Maaxase Sababay

0 Tuesday May 12, 2015 - 09:40:18
Daawo:Warbixin Laga Diyaariyey Gabdhaha Wariyaasha Oo Somaliland Ku Yar Maaxase Sababay

Read More »

Iska-horimaad Ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwa Al-shabaab ku Dhex-maray Gobolka Bakool

0 Tuesday May 12, 2015 - 09:34:55
Iska-horimaad Khasaare Nafeed Geystay ayaa maanta ku dhex-maray duleedka degmada Rabdhuurre ee Gobolka Bakool, iyadoo ay Labada dhinac guulo ka sheegteen dagaalkaas.

Read More »

Dawladda Morocco Oo Diyaarad Dagaal Ku Wayday Dagaalka Yemen Ka Socda.

0 Tuesday May 12, 2015 - 09:32:28
Morocco ayaa sheegeysa in mid ka mid ah diyaaradaheeda dagaalka la la'yahay, taasi oo ka qeybgaleysay weerarada isbahaysiga uu hogaamiyo Sucuudigu ku hayaan falaagada Yemen.

Read More »

"Horta Maanta Maalin Madaw Bay Somaliland Utahay Nimanka halkaa fadhiya ee guurtida la Baxay iminka Waa Guntee Maanta Somaliland Way Dileen"Eng Faysal cali waraabe

0 Monday May 11, 2015 - 16:46:01
Gudoomiyha Xisbga Ucid Ayaa Maanta KA hadlay Mudo Kordhinta Loo Sameeyey Xukumada Siilaanyo

Read More »

DAAWO Xisbiga Muxaafadka Ah Ee Kulmiye Oo Shaaciyey Mawqifka Ay Kaa Taagan Yihiin Mudo Kordhinta Loo Sameeyey Xukuumada Siilaanyo

0 Monday May 11, 2015 - 16:40:58
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ayaa Soo Dhaweyyey Mudao Kordhinta Loo Sameeyey Xukumada Madaxweyne Siilanyo

Read More »

Daawo: Sh. Yusuf Cabdi Cawed oo Deeq lacag oo haween Qurbajoog ahi Soo Direen Ku warejiyey Guddiga Waddada Guban iyo Xeeb

0 Monday May 11, 2015 - 16:17:35
Guddiga Waddada Guban iyo Xeeb ayaa Deeq lacag ah kala Wareegay Sh. yusuf Cabdi Cawed oo ay deeqdaasi ku soo Hagaajiyeen Haween Qurbajoog ah oo deggen waddanka Denmark,

Read More »

Daawo: Ardayda iyo Macaliminta Jamacadda Addis oo Xus Baroordiiq ah u sameeyey Guddoomiyahoodi Geeriyooday iyo Masuliyiinta Gobolka oo Tacsi u Diray

0 Visits: 1778 | Monday May 11, 2015 - 15:58:52
Maamulka iyo Ardayda Jaamacadda Addis University Burco ayaa Xus Baroor Diiq ah u sameeyey Alla ha u naxariistee Guddomiyihii Jamacadaasii oo 3 Maalmood ka hor ku geeriyooday Shil Baabuur oo ka dhacay Duleedka Waqooyi ee Burco,

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xarumihii Gobolada Ee Wadani Iyo Mudo Kordhinta Loo Sameeyey Xukamaad

0 Monday May 11, 2015 - 15:45:01
Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda, ahna gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa sheegay in go'aanka ay maanta soo saareen Golaha Guurtiddu ahaa kii markii horeba ay Xisbi ahaan ay ka digayeen Isla markaaasna ay ka soo horjeedaan

Read More »