Wararka

Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Sheegay In Aanu Jirin Doonin Qof Lacag Xawaaladaha Kaga Qaata Bilaa Aqoonsi.

0 Sunday March 15, 2015 - 21:35:37
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay in aanay dib u ogolaan doonin in qof bilaa aqoonsi ahi xawaaladaha lacag ka qaato,sidoo kalena magaalada iska dhex maro.

Read More »

Radio Afkashacabka:Dhagayso Warkii Cawaysnimo ee Dalka Iyo Dibadiisa Aan Idan Haynay

0 Visits: 661 | Sunday March 15, 2015 - 19:41:09
Waxana Soo Jeedinayaa Wariye C/risaaq Koronto

Read More »

Daawo Muuqaalka :Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Xusbiga Kulmiye Ku Yeelanayo Magaalada Laas Caanood

0 Visits: 785 | Sunday March 15, 2015 - 18:27:43
Laascaanood(afkashacabka)Gudoomiyaha Gobolka Sool AYaa Dardar Galin Xoog Leh Ka Bilaabay Gobolka Sool Isagoona Ugu Horayn Furay Xafiis Uu Xisbiga Kulmiye Ku Yeelanayo Magaalada Laas Caanood

Read More »

DEG DEG Shirweynihii Dhalinyarada Xisbiga Waddani Ayaa Lagu Doortay Guoomiye Iyo Gudoomiye Ku Xigeen Akhriso Meelaha Ay Ka Soo Kala Jeedaan

0 Sunday March 15, 2015 - 17:28:28
Hargeysa(AFKA)Shirwaynihii dhalinyarada heer qaran ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo ilaa subaxnimadii saaka ka Socday Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa gebo-gabadii si rasmi ah loogu doortay guddoomiye, ku xigeen iyo hogaanka garabka dhalinyarada heer qaran ee xisbiga Waddani.

Read More »

Agaasimihii Waaxda Farsamaada Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Iscasilay

0 Sunday March 15, 2015 - 17:12:33
Hargeysa(BTN)-Agaasimihii Waaxda Farsamadda ee Wasaaradda Warfaafinta Eng Axmed Saleban Weyne oo Ka mid ahaa Tiirarka ugu Muhiimsan ee ay ku duusho Wasaaradda Warfaafintu ayaa iscasilay Kadib markii sidda uu sheegay Wasiirka Warfaafintu mudane Cukuse tacadiyo kula Kacay Shaqaale Hoosaad Wasaaradda Warfaafinta…

Read More »

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ismaaciil Mirre ayaa kulan wacyigelina Jaamacadda Laascaanood ku qabtay+Sawiro

0 Sunday March 15, 2015 - 16:54:46
Laascaanood Nadiga Aqriska Qoraalka Ismaaciil Mirre oo loo soo gaabiyo NAQIM ayaa kulan ay ku qabteen Jaamacadda Nugaal xarunteeda magaaladda Laascaanood waxay ku soo bandhigeen bugaag iyo suugaan dulucdoodu tahay iimaanso afkaaga iyo dhulkaaga.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Tabo Bar Loofuray Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka Goboladda Togdheer Iyo Saaxil.

0 Sunday March 15, 2015 - 16:30:22
Agaasimahii Xilka Laga Qaaday Habeenkii Xalay ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Cismaan Warsame, ayaa tabobar u furay Shaqaalaha wasaaradda Caafimaadka ee Gooladda Saaxil iyo Togdheer.

Read More »

Ciidamada Badda Ee Turkiga Oo Rasaas Ku Furay Markab Siday qaxoonti Reer Suuriya Ah.

0 Sunday March 15, 2015 - 16:24:00
Ciidamada Bada ee Wadanka Turkiga ayaa rasaas ku furay Markab siday dad u tahriibayey Yurub oo ka yimid Siiriya.

Read More »

R-Afkashacabka:Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Faaf faahin Ka bixiyey Dhisme Cusub Oo Loo SameenayoWasaaradiisa

0 Sunday March 15, 2015 - 16:12:57
R-Afkashacabka:Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Faaf faahin Ka bixiyey Dhisme Cusub Oo Loo SameenayoWasaaradiisa

Read More »

DAAWO Afkashacabka Tv :Shirwaynihii Garabka Dhalinyarada Xisbiga Mucaaradkaa Ee Waddani Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Furmay Magaalada Hargeysa.

0 Sunday March 15, 2015 - 16:00:26
DAAWO Afkashacabka Tv :Shirwaynihii Garabka Dhalinyarada Xisbiga Mucaaradkaa Ee Waddani Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Furmay Magaalada Hargeysa.

Read More »

Guddomiye Cirro oo Dhaliilo Hor leh huwiyey Komishanka Doorashooyinka iyo Nuxurka Khudbadii uu ka jediyey Furitanki Shiweynaha Dhalinyarada Tageryasha u ah WADANI

0 Sunday March 15, 2015 - 15:51:19
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ahna Gudomiyaha Golaha wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa maanta Hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka furay Shirweynaha garabka Dhalinyarada heer Qaran ee Xisbiga Waddani.

Read More »

R-afkashacabka Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta U Dhagax Dhigey Dhisme Cusub Wasaarada Macdanta

0 Sunday March 15, 2015 - 15:39:19
R-afkashacabka Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta U Dhagax Dhigey Dhisme Cusub Wasaarada Macdanta

Read More »

Cali Guray Oo weerar toos ah oo afka kuq aaday Wasiir Warancade isla Xalayna Xaal Ka Bixiyay Aflagaadadaas Lafjabka Ah ee Uu Ku Weeraray Wasiir Cali Warancadde

0 Sunday March 15, 2015 - 15:38:16
Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID, Muj: Cali Yuusuf (Cali Guray) ayaa xaal iyo raali galin ka bixiyay markii ugu horeysay weedho kakan oo ...

Read More »

Dawladda Masar Oo Dhisaysa Caasimad Cusub Oo Dalka Looga Arrimin Doono

0 Sunday March 15, 2015 - 12:03:52
Dowladda Masar ayaa qorshenaysa in ay dhisto caasimad cusub oo looga arrimiyo dalka.

Read More »

Madaxweyne kuxigeen Maraykanka Magangalyo Waydiistay iyo Sababah uu uga Cararay Waddankiisa

0 Sunday March 15, 2015 - 10:49:27
Madaxweyne ku xigeenka dalka Sierra Leone, ayaa sheegay in uu magangalyo ka raadsanayo safaaradda Maraykanka ee caasimadda Freetown.

Read More »

Safaaradda Maraykanka ee magaalada Riyaad ee dalka Sucuudi Careebiya ayaa joojisay hawlihii qusuliyadda

0 Sunday March 15, 2015 - 09:26:43
Safaaradda Maraykanka ee magaalada Riyaad ee dalka Sucuudi Careebiya ayaa joojisay hawlihii qusuliyadda. Hawlahan joogsaday ayaa Axadda maanta ah iyo Isniinta barrito ah ka dhaqan galaya magaaalooyinka Riyaad, Jeddah iyo Dahraan, welwel dhinaca amniga ah dartii.

Read More »

DAAWO: Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Shaciyay Cudur Cusub Oo Saxaafadda Ku Soo Kordhay.

0 Sunday March 15, 2015 - 08:40:24
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Cabdiilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa shaaqa qaaday cudur cusub oo ku soo kordhay Saxaafadda,

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo markale Xukuumadiisa isku shaandhayn ku sameeyay iyo Masuliyiinta ay Seeftu Qaadatay saaka iyo weliba kuwo kale oo Xilal cusub loo magaacabay

0 Sunday March 15, 2015 - 08:34:09
Madaxweynaha Somaliland Mud Axmed Maxamed Silaanyo ayaa markale Xukuumadiisa isku shaandhayn ku sameeyay sida lagu sheegay war saxafadeed ka soo baxay

Read More »

Madaxwaynaha Djabouti Iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Wadahadalka Somaliland Iyo Soomaliya

0 Saturday March 14, 2015 - 22:36:17
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Djibouti oo yeeshay kulan dheer oo qaatay wakhti ayaa Ra'isul Wasaaruhu waxaa uu warbixin guud ka siiyay Madaxweynaha Djibouti xaaladda guud ee Soomaaliya iyo qorshaha dawladda ee hiigsiga 2016-ka,

Read More »

“Waxa Aanu Raadinaynaa Xal … Taladeedana Waxa Aanu Ka Sugaynaa Madaxweynaha, Cidda Jawaabta Ka Bixinaysaa Waa Cid Aannaan Weydiin”

0 Saturday March 14, 2015 - 22:25:49
Musharax Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa tilmaamay in Munaasibadii Xisbiga Kulmiye qabsaday,

Read More »