Wararka

Daawo: Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Muxaadirro Qiima Badan U Qabtay Bulshadda Berbera.

0 Visits: 675 | Friday December 12, 2014 - 21:18:18
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ah Culimada Somaliland mudooyinkana ku sugnaa Magaalada dekedda ah ee Berbera ayaa Xarunta Jaamacadda Berbera ku qabtay muxaadaro diini ah

Read More »

Jaaliyadda Somaliland ee Magaaladda Cardiff Oo Munaasibad Soo Dhaweyn Ah U Samaysay Murashaxa Jagada Madaxweyne Ee Xisbiga UCID

0 Visits: 1093 | Friday December 12, 2014 - 21:14:50
Waxanu idin soo gudbin doonaa xafladii Birmingham ka dhacday 10/12/2014 ee ay ku soo dhaweeyeen Jamaal Cali Xuseen,

Read More »

Xisbiga Kulmiye Laantiisa Birmingham Oo Beeniyay In Taageerayaal Ka Mid Ah Ay Ku Biireen Ucid.

0 Visits: 533 | Friday December 12, 2014 - 21:12:15
Taageerayaasha Xisbiga Taladda haya ee KULMIYE Laantiisa magaaladdaBirmingham ayaa beeniyay war ku soo baxay warbaahinta qaarkood kuwaasi oo sheegayay in tageerayaasha Xisbiga KULMIYE eeBirmingham qaar ka mid ah ay ku biiren xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee UCID sidaana waxa ay ku sheegen nuqul ay…

Read More »

Daawo:Siyaasiga Haabiil Oo Sheegay In Uu U Qabsoomay Odayaal Ergo Uga Galay Madaxweynaha Somalia, Kana Hadlay Qodobo Door ah

0 Visits: 515 | Friday December 12, 2014 - 21:08:48
Habiil ayaa Cadayay Inuu Aqbalo Odayaal ergo ah

Read More »

Hay'adaha Caalamiga Ah Ee Gargaarka bini'aadamimadda Ee Ka Hawl-gala Gudaha Soomaaliya Oo Codsaday Lacag Gaadhaysa $863 Milyan

0 Visits: 695 | Friday December 12, 2014 - 20:57:44
Isu-duwuhu, waxa uu sheegay in markii u horaysay xaalada bina'aadnimo ee Soomaaliya ay ka sii dartay sannadkan aynu ku jirno laga soo billaabo

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Hay'ado Dhaqankeena Ka Tarjumaya Ku Sagootiyey Safiir Ku Xigeenka Ingiriiska Ee Addis-ababa & Doorkii Uu Ku Lahaa Qadiyadda Oo Lagu Amaanay

0 Visits: 631 | Friday December 12, 2014 - 16:18:22
Madaxweynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabiley safiir ku xigeenkii hore ee dalka Britain u fadhiyi jiray Itoobiya oo shaqaddii laga beddelay.

Read More »

"Diidmada Xisbiyada Mucaaridku Kala Hortageen Guddoomiyaha Guddida Cusub Ee Doorashooyinka Qaranku Waxay Daaranayd In Ninka La Doortay Uu Reer Balli-gubadle Yahay…"Xildhibaan Jaamac Riyo

0 Visits: 610 | Friday December 12, 2014 - 16:07:29
Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed (Jaamac Riyo) oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ku eedeeyay labada Xisbi Mucaarid ee WADANI iyo UCID, inay ahayd sababta ay ku diidayeen Guddoomiyaha Cusub ee Guddida doorashooyinka Somaliland, Eng: Cabdiqaadir Imaan Warsame tahay degaanka uu ka soo jeedo ee…

Read More »

Wacdaraha Bandhigii Buug Koobsanaya Taariikhdii iyo Fanki Abwaan Cabdi Qays iyo Kaftankii Munasibadda ka Dhacay +SAWIRO

0 Visits: 1062 | Friday December 12, 2014 - 09:11:15
Munaasibad si heer sare ah loo agaasimay oo aanay u kala hadhin labeenta Bulshada Somaliland, ayaa lagu soo bandhigay Buug loogu wan-qalay DARMAAN IYO DALXIIS

Read More »

..Sadkaaga Waa Loo Sahan Tagaa……"Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi

0 Visits: 619 | Friday December 12, 2014 - 09:02:20
Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan oo Soo Dhigay Bartiisa Facebook Qoraal kooban oo uu kaga hadlayo Kormeer ay shalay ku tageen Waddooyin si casriya loo dhisayo oo ka socda Dalka waxanu qoralkaasi u dhigna sidan:

Read More »

Daawo Muqaal:Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Meel Adag Iska Taagtay Ururka Magacooda Ku Adeekta Ee Sonyo Baaqna U Diray Xukumada Madaxwayne Axmed Siilaanyo.

0 Visits: 544 | Friday December 12, 2014 - 06:31:23
Burco (AFK)Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Meel Adag Iska Taagtay Ururka Magacooda Ku Adeekta Ee Sonyo Baaqna U Diray Xukumada Madaxwayne Axmed Siilaanyo.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Haweenka Ka Xoogsada Boorama Oo Aad Uga Cabanaaya Waxqabad La,aanta Dawlada Hoose Oo Aan Daryeelin Bacadkana Ku Ganacsada.

0 Visits: 546 | Friday December 12, 2014 - 06:27:05
Daawo Afkashacabka Tv:Haweenka Ka Xoogsada Boorama Oo Aad Uga Cabanaaya Waxqabad La,aanta Dawlada Hoose Oo Aan Daryeelin Bacadkana Ku Ganacsada.

Read More »

Daawo Muqaal:Janaraalka Ciidamda Qaranka Somaliland U sareeya Waa Nin Gabooye Ah Waana Sarkaal Reer Burco Oo La Yidhaahdo Inadhabar,

0 Visits: 536 | Friday December 12, 2014 - 06:22:24
Janaraalka Ciidamda Qaranka Somaliland U sareeya Waa Nin Gabooye Ah Waana Sarkaal Reer Burco Oo La Yidhaahdo Inadhabar,

Read More »

Daawo Muqaal:Dagaal Ka Dhexqarxay Siyaasi Cismaan Hindi Hotel Kisa Crown Iyo Xukumada Axmed Siilaanyo Iyo Cismaan Hido Oo Urur Cusub Sameeyay.

0 Visits: 559 | Friday December 12, 2014 - 06:17:58
Dagaal Ka Dhexqarxay Siyaasi Cismaan Hindi Hotel Kisa Crown Iyo Xukumada Axmed Siilaanyo Iyo Cismaan Hido Oo Urur Cusub Sameeyay.

Read More »

Cabdi Good Iyo Abwaan Xasan Weedhsame Oo Uu Ururka Haya Gudoonsiiyey Abaalmarino.

0 Visits: 610 | Thursday December 11, 2014 - 21:37:35
ururka HAYA oo ka jira dalkaasi UK magalada London oo sannad walba Abaalmarino gudoonsiya shaqsiyaadka uu u garto ee ku hadasha Afka Somaliga Xaflada sannadkan ayuu ururkan HAYA wuxuu abaal-marin kala duwan gudoonsiiyey Ganacsato,

Read More »

Madaxweynaha Dalka Zimbabwi Oo Shaqadii Ka Caydhiyay Gabadhi Ku-xigeenka U Ahayd Iyo Sababaha Lala Xidhiidhinaayo.

0 Visits: 764 | Thursday December 11, 2014 - 21:31:06
Robert Mugabe oo ah Madaxweynaha Dalka Zimbabwi, isla-markaana ah Madadweynaha Dunida ugu Muddada dheer ayaa shaqadii ka caydhiyey Haweenaydii Ku-xigeenka u ahayd oo ah Joice Mujuru.Mr Mugabe ayaa sheegay inay Haweenaydan ku-xigeenka u ahayd ay Ku kacday Musumaasuq baahsan iyo Inqilaab isaga ka dhan…

Read More »

Daawo:Ciyaar Dhex Martay Laba Kooxood Oo Uu Kala Dhashay Somaliland Iyo Ethiopia.

0 Visits: 661 | Thursday December 11, 2014 - 21:26:21
Ciyaar kubadda cagta ah oo lagu xusayey maalmaha ka hortagga tacaddiyada haweenka lagula kaco ayaa Magaalada hargaysa ku dhexmartay labo kooxood oo u kala ciyaara Ardayda reer Somaliland iyo Kuwa Reer Itoobiya ee wax ka wada barta Dugsiga H/Dhexe ee Sh Madar ee Magaalada

Read More »

Xog-Hayaha Xuquuqul Insaanka Ee Ucid Oo Xukuumada Ku Tilmaamay Mid Ku Hafatay Cadaaladii Shacabku Ay U Doorteen Uguna Badasha RRU.

0 Visits: 790 | Thursday December 11, 2014 - 21:18:39
Xukuumada Maanta Dalka ka Talisaa Ee muwaadiniita ula dhaqantaa Qaabka Argagixisada

Read More »

Vitamin D-du uma wanaagsan dadka waaweyn isticmaal ahaan

0 Visits: 885 | Thursday December 11, 2014 - 21:13:10
Daraasad cusub oo ay samaysay jaamacada lagu magcaabo Auckland ayaa lagu sheegay in aanay vitamin D-du u fiicnayn dadka waaweyn caafimaadkooda,taas oo wax yeelayn karta macdanta lafaha iyo cufka lafahaasi jidhka ku jira intaba.

Read More »

Suldaan Nadiif Oo Kamid Ah Saladiinta Somaliland Oo Ka Hadlay Wax Qabadka Xukuumadda Madaxweyne Silaanyo.

0 Visits: 590 | Thursday December 11, 2014 - 21:04:36
Suldaan Nadiif Sulub Jibriil oo Ka mid ah Salaadiinta Somaliland ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay Magaalada hargaysa Waxa uu kaga hadlay waxqabadka Xukuumadda Somaliland iyo sida ay qayb ahaan Beelaha Gabooye uga faa'ideen Ballanqaadadii Xisbiga Kulmiye ee Xiligii Doorashada.

Read More »

Munaasibad Lagu Soo Bandhigaayey Qaybtii Koowaad Buug Uu Qoray Proff C/Salaan Maxamed Xusein Magaalada Laascaanood Daawo Sawirada

0 Visits: 1024 | Thursday December 11, 2014 - 20:29:08
Proff C/Salaan Maxamed Xusein oo ah Qoraa Soomaaliyeed aya So Bandhigey Qaybtii Koowaad ee Buugaag uu Qorey , Kuwaasoo ah Manhajyo Af-Somali Kuqoran oo 5 Buug oo uu Qorey. Qoraaga ayaa Wuxuu Qorey 5 Buug oo Kala Ah :

Read More »