Wararka

Daawo: Xisbiga UCID oo Beeniyey Taageerayaal Ka Baxay Xisbiga UCID u Diga Rogteen Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 718 | Tuesday November 25, 2014 - 00:58:16
Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Yusuf Kayse cabdilahi oo saaka warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaanay jirin Taagerayaal ka baxay xisbigoodu

Read More »

DAAWO: Muj Cali Gurey oo Difaacay Warbaahinta Madaxa Bannaan kana Digay Saxaafad la'aan iyo cashuuraha lagu so rogay warbahinta

0 Visits: 657 | Tuesday November 25, 2014 - 00:52:47
"Cabdilaahi Cukuse Waxan leyahay, saxiibka xukumaddu wa bishoo 3 ahe, saxiibadaadii saxaafadda ha isa seegina" Muj Cali Gurey

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Muhiimadda Xuska Shirka Ganacsi Abuurka Dhalinyarada Somaliland

0 Visits: 652 | Tuesday November 25, 2014 - 00:13:33
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Dhalinyarada Somaliland ugu hamblyeeyey Fikradaha ganacsi iyo hal abuurnimo ee ay soo bandhigaan, isagoo ku dhiirigeliyey dhalinyarada inay noqdaan Ganacsatada Waddanka ee Mustaqbalka

Read More »

"Aan isku Darsano Muruqa, Maalka iyo Maskaxda si aynu Fikir Walba uugu Bedelno Ficil" Wasiirka Madaxtoyada JSL

0 Visits: 969 | Monday November 24, 2014 - 23:55:31
Wasiirka Madaxtooyada JSL ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu ku leyahay facebook iyo bloggiisa Guusha.com kaga dareen celiyey Shirka Todobaadka ee Hal-abuurka Ganacsiga‏ oo shalay lagu qabtay Hargeysa oo uu ka qaybgalay waxanu qoraalkiisu u dhigna sidan:

Read More »

Daawo:Xafladi UK somali achievement awards 2014 iyo Xilliga La Qaban Doono

0 Visits: 758 | Monday November 24, 2014 - 23:46:45
Xafladi UK somali achievement awards oo sannad Walba lagu Qabto Dalka Ingiriiska isla markaasna ay soo Qabanqabiso Ururka HAYA ayaa Sannadkan 2014 la Qaban Doonaa 6th Dec 2014‏

Read More »

Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSL Oo Dhambaal Tacsi u diraaya Madaxweynaha Somaliland‏

0 Visits: 825 | Monday November 24, 2014 - 23:12:47
Dhambaal Tacsi ah ka socota Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSL oo Goor Dhoweyd loo qaybiyey Warbaahinta ayaa u dhignaa Sidan:

Read More »

Wasiirka Madaxtoyada Somaliland Oo Madaxweynaha Ka Tacsiyadeeyey Geeradi Ku Time Walaalkii Oo Ku Geeryooday Dalka Ingiriiska

0 Visits: 672 | Monday November 24, 2014 - 21:06:48
Wasiirka Madaxtoyada Somaliland Xirsi Xasan Oo Ilahay Uga Baryay In Uu Janada Ka Waraabiyo

Read More »

Fadlan Ilahay Dartii Usoo Caawiya Hooyo Ku Xanunsanaysa Magalada Burco Oo Aan Cid Kulahayn Magalada -

0 Visits: 891 | Monday November 24, 2014 - 21:01:05
Hooyo Aamina waa Hooyo Somaliyeed Oo Ku dhibataysan Magalada Burco Oo isku Darsameen Xanunka Loo Yaqaan Cansalka , Qaraabo la,aan iyo wax la,aan Hoyadani ayaa waxa uu xanunkani ka asiibay Qaar kamida Halbawlayasha jidhka unaa Bahan Kaalmo Dagdag ah Lasoo Taro Amaa Kafaalo Qaadasho

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Muddo Kordhin Ay Guurtidu Samayso Iyo Wada Hadal Lala Furo Cali Khaliif Galaydh.

0 Visits: 824 | Monday November 24, 2014 - 20:41:36
Sidoo kale Waxa uu Golaha Guurtida ka fogeeyey Eedo ay Asxaabta mucaaradku usoo jeediyeen oo sheegaya in Mudo Kordhin Xukuumada u hogaaminayo Madaxwaynaha Somaliland U samaynayaa Golaha Guurtidu.

Read More »

Daawo:Dawlada Hoose Ee Magaalada Laascaanood Oo Maanta Olole Nadaafadeed Ka Fulisay Suuqa Khudrada Ee Magaalada Laascaanood.

0 Visits: 824 | Monday November 24, 2014 - 20:37:03
Dawlada hoose ee degmada Laascaanood ayaa olole nadaafadeed ka fulisay magaaladaasi,waxaana ololahaasi dawlada hoose ka caawinaayey ciidamada amaanka ee degmada Laascaanood

Read More »

Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Sheegay In Mooshinka La Doonayo In Xilka Lagaga Qaado Laga Soo Maleegay Madaxtooyada Somaliya.(War-saxaafadeed)-

0 Visits: 788 | Monday November 24, 2014 - 20:32:40
Mooshinkas oo xildhibaano badan iyo bulshoweyn Soomaaliyeed ay u aqoonsan yihiin inuu sharci darro yahay loona adeegsaday musuqmaasuq wuxuu keenay kala qaybsanaan

Read More »

Daawo Muqaal :Tartan Cusub Oo Orodo Ah Ayaa Markii Ugu Horeysay Lagu Qabtay Somaliland

0 Visits: 610 | Monday November 24, 2014 - 20:27:19
Waxa magaalada Hargeysa markii ugu horeysay lagu qabtay tartan noociisu ku cusub yahay Somaliland,kaas oo ah orodada fudud,waxaana soo qaban qaabisay guddida orodada fudud ee wasaaradda ciyaaraha Somaliland.

Read More »

Daawo:Madaxda Dhaqanka, Waxgaradka iyo Masuliyinta Laamaha Dawladda ee Gobolka Awdal Oo Madaxweynaha Ka Tacsiyadeeyey Walaalkiis Oo Ku Geeryooday Dalka Ingiriiska

0 Visits: 988 | Monday November 24, 2014 - 20:23:50
Masuliyiintan ayaa saaka shirjaraaid oo ay magaalada Borame ku qabteen tacsi ugu diray madaxweynaha Somaliland oo ay ka tacsiyadeeyeen geerida ku timid walaalkiis Jaamac Maxamed Maxamuud oo ku geeryooday dalkaasi Ingiriiska.

Read More »

Daawo Afkashacabka:Maayirka Magaalada Borame Oo Ka Hadlay Socdaalkii Uu Ku Tegey Wadanka Dibadiisa.

0 Visits: 583 | Monday November 24, 2014 - 20:20:44
Maayirka magaalada Borame ayaa ka hadlay safarkii uu dhowaan ku tegey wadanka dibadiisa,isaga oo ka warbixiyey hawlaha ay dawlada hoose ka wado

Read More »

Madaxweyne Xigeenka Kenya Oo Sheegay Inay 100 Al-shabaab Ka Tirsan Dileen iyo Shabaab Oo Ka Jawaabtay

0 Visits: 658 | Monday November 24, 2014 - 20:15:47
Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto, ayaa sheegay in Dilkii Sabtidii Alshabaab u gaysatay 28 Qof oo Kenyan ah ay ugu aareen 100 ka tirsan Ururka Al-shabaab, hase ahaatee Alshabaab warkaasi wey beenisay.

Read More »

Qaranka Somaliland oo Si Wadajir Ah Tacsi Ugu Diray Madaxweynaha JSL‏.

0 Visits: 630 | Monday November 24, 2014 - 20:09:13
Madaxda Qaranka JSL oo uu ugu horeeyaan Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil & Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir,

Read More »

Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ahaa Mid Al-baabadu U Laaban yihiin Iyo Wax Yabihii Laga Wada Hadlay.

0 Visits: 667 | Monday November 24, 2014 - 20:05:03
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan Albaabadu u xidhan yihiin, kaasi oo lagu lafo guray sidii Xildhibaanada iyo Shir gudoonku iskaga laab-xaadhan lahaayeen Khilaafkii dhawaan kala dhex galay.

Read More »

Layaabka Maanta:Ninkii Doonayey In Uu Inantiisa Guursado Ayuu Ku Xidhay In Uu Facebook-giisa Like-ta Gadhsiyo 1Milyan

0 Visits: 2336 | Monday November 24, 2014 - 13:30:24
Saalim Cayaash oo ah aabe Yamani ah oo ku nool dalka Yaman ayaa ku xidhay wiil soo doonay inantiisa in uu bogiisa facebook-ga uu soo gaadhsiiyo 1Milyan oo like isaga oo u balanqaaday in hadii uu sidaa sameeyo uu bilaash ku siin doono inantiisa.

Read More »

Daawo Muqaal:Xildhibaan Rayti Oo Khudbad Ka Jeediyay Dalka Sweden Oo Ka Hadlay Xalada Siyasaded ee Uu Marayo Dalku

0 Visits: 577 | Monday November 24, 2014 - 13:24:44
Xildhibaan Rayti Oo Waxa Uu Ka Hadlay Xalada Siaysadeed EE Uu Wakhtigan Marayo Dalku

Read More »

Fadhigii Baarlamaanka Somalia Ee Maanta Oo Markale Buuq Iyo sawaxan Ku Dhamaaday

0 Visits: 583 | Monday November 24, 2014 - 13:22:04
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta u balansanaa in mooshinka ka dhanka Ra'iisal Wasaare C/wali la horgeeyo xildhibaanada si ay uga doodaan, balse shirgudoonka ayaan ku guuleysan furitaanka fadhiga Baarlamaanka ee maanta oo isniin .

Read More »