Wararka

"Annaga oo ixtiraam badan idiin hayna waxaanu idin leenahay idiinma soo soconno, midnimo dambe iska ilooba oo ha nagu lugu'ina.." UCID

0 Visits: 1380 | Saturday May 10, 2014 - 12:15:12
Xisbiga UCID Oo Marti-qaad Iyo Farriimo Qadiyadda Somaliland Xambaarsan Isugu Ladhay Duqeydii Muqdisho Ka Yimid iyo Xisbiga Waddani oo Madaxtoyada Jawab ka sugaya

Read More »

Qaar Ka Tirsan Dadweynaha Caasimada Oo Cabasho Ka Muujiyey Cashuuro Dawlada Hoose Ee Hargaysa Ku Kordhisay.

0 Visits: 888 | Saturday May 10, 2014 - 11:59:25
Qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan caasimadda Hargeysa, ayaa cabasho xooggan ka muujiyey cashuuro dawladda Hoose ku kordhisay oo ay sheegeen in aan laga ansixin Golaha Wakiillada.

Read More »

Shirkad Chine Ah Oo Xaqiijisay In Ilaa 500 Oo Kun Oo Macdan Ah Ay Dalka Ku Jirto.

0 Visits: 1066 | Saturday May 10, 2014 - 11:55:33
Wasiirka Macdanta Iyo tamarta Somaliland Eng. Xuseen Cabdi Ducaalle ayaa shaaca ka qaaday in shirkad Chinese ahi ay u keentay warbixin la xidhiidha sahano ay ku samaysay khayraadka dalka

Read More »

Daawo Hees loo sameeyay Wadada Dawga Cad ee isku Xidhaysa Magaalada Caasimada Hargaysa iyo Djabuuti

0 Visits: 925 | Saturday May 10, 2014 - 08:09:39
Heestaan ayaa Noqanaysa Heesti Ugu Horyasay ee Loo Qaado ee Jidka wadada Cad oo isku xidha Dalka Jubuti iyo Casimada Somaliland ee Hargaysa

Read More »

Dooxa Huluuq Ee Deegaanka Arabsiyo Oo Qaadey Laba Baabuur Oo Ah Gaadiidka Waaweyn ee Xamuulka Qaadka

0 Visits: 1230 | Saturday May 10, 2014 - 07:22:26
Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo Cabdilaahi Cabdi Faarax oo uu waramayay warbaahinta qarkood isagoo jooga Magaalada Arabsiyo ayaa xaqiijiyay in labadaa baabuur

Read More »

Daawo: Wasiirka Madaxtooyada JSL iyo Mareeyaha Hay'adda Waddooyinka oo si rasmiya u Bilaabay Dhismihii Wadda Ceerigaabo

0 Visits: 2233 | Friday May 09, 2014 - 15:52:00
Wefti Ballaadhan oo uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL Md Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa saaka Si rasmiya uga bilaabay Tuulada Ina Afmadoobe Waddada isku xidhaysa Gobolada Togdheer iyo Sanaag, taaso dhowaan laga soo bilaabay Dhinaca Magaalada Ceerigaabo.

Read More »

Daawo : Hees Waddani ah oo Luqadda Carabiga uu ku sameeyey weriye Cabdimalik Muse Coldoon iyo Muuqaal Cajiib ah oo ku soo Jiidan Doona

0 Visits: 5003 | Friday May 09, 2014 - 15:45:18
Muuqaalka Heesta iyo Luqadda Carbiga iyo weliba erayada uu weriye Cabdimalik Muse Coldoon u adeegsaday Heestan ayaa ah kuwo aan la dhaafi karin

Read More »

Xisbiga ANC oo Guul ka Gaadhay Doorashada Koonfur afirka ka socota Sida ay shegayso Natiijada Hordhaca ah ee Doorashadaasi

0 Visits: 818 | Friday May 09, 2014 - 15:38:45
Doorashadan waa tii ugu horreysay ee laga qabto dalka kaddib dhimashadii Nelson Mandela oo ah madaxweynihii ugu horreeyay ee madow ah ee hoggaamiya Koonfur Afrika.

Read More »

Culimada Waaweyn ee Somaliland oo Madaxweyne Siilaanyo uga Mahadnaqay Kuna Bogaadiyey Guddi Culimo oo Madaxweynuhu sheegay inu ku dhawaqayo

0 Visits: 931 | Friday May 09, 2014 - 15:35:15
"Waxaanu si weyn u soo dhaweynaynaa guddida culimada ee distooriga ah ee uu madaxweynuhu khudbadiisa ku sheegay in uu dhawaan ku dhawaaqi doono" Sh. C/raxman Sh.faarax

Read More »

DAAWO: Aqoonyahan Jamal Ali Hussein oo lagu Casuumay Barnaamijka Dareenka Shacabka ee HCTV iyo Su'aalo Adag oo uu ka jawabay

0 Visits: 1788 | Friday May 09, 2014 - 15:29:28
Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamal Ali Husein oo ku guda jira Socdaalkiisii Waddamada Yurub ayaa Dhowaan lagu casuumay Barnaamijka Dareenka Shacabka

Read More »

Booliiska Waddanka Maraykanka oo Waraysanaya Wiilkii Taayirka Diyaaradda Ku Dhuuntay

0 Visits: 880 | Friday May 09, 2014 - 15:22:56
Booliska gobolka California ee dalka Maraykanka, ayaa doonaya inay wareystaan Wiilkii yaraa ee dhawaan ku dhuuntay godka taayirka diyaarad ka duushay California oo ku socotay gobolka Hawai ee dalkaasi.

Read More »

Daawo Roobab Laxaad Leh Oo Ka Da,ay Magaalada Burco Kuwaas Oo Bur Bur Laxaad Leh U gaystay Wadooyinka Qaar.

0 Visits: 763 | Friday May 09, 2014 - 14:36:36
DAAWO SAWIRADA: GURYO, MEHERADO IYO WADDOOYIN ISU BEDELAY TOGAG BIYO AH, IYO MEHERADO U XIDHMAY DAADKA AWGII

Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee 50 Ka Oday Ee ka Socda Muqdisho Oo Maanta Jeelka Loo Dhaadhiciyay Iyo Ujeedadoodi Ay U Yimaadeen Somaliland Oo La Shaaciyay.

0 Visits: 1700 | Friday May 09, 2014 - 03:05:31
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee 50 Ka Oday Ee ka Socda Muqdisho Oo Maanta Jeelka Loo Dhaadhiciyay Iyo Ujeedadoodi Ay U Yimaadeen Somaliland Oo La Shaaciyay.

Read More »

Cisbitaalka Guud Ee Saylac Oo La Jabsaday Iyo Qalab Lagala Baxay

0 Visits: 823 | Thursday May 08, 2014 - 22:25:37
Cisbitaalka guud ee Magaalada Saylac, ayaa xalay saqdii dhexe la jabsaday isla-markaana lagala baxay qalab muhiim ah oo yaalay.

Read More »

Daawo:- Muuqaal Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Oo La Kulmay Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaarada Arimaha Dibbada Ee Ingiriiska.

0 Visits: 757 | Thursday May 08, 2014 - 22:22:16
Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Oo La Kulmay Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaarada Arimaha Dibbada Ee Ingiriiska.

Read More »

"Wasiirka Madaxtooyada, Waxaanu Ka Codsanay Inuu Warqad Noogu Soo Gudbiyo Ujeeddada Safarka Odayaasha Reer Muqdisho" WADDANI

0 Visits: 806 | Thursday May 08, 2014 - 22:13:46
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inay Madaxtooyada Somaliland ka codsadeen in loo faahfaahiyo ujeeddada ay u socdaan odayaal dhaqameed ka socda dalka Soomaaliya, kuwaasi oo shalay soo gaadhay Hargeysa.

Read More »

Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta JSL Md Cukuse Oo Caddeeyey In Madaxweyne Siilaanyo Mar Kale Yahay Musharax Madaxweyne

0 Visits: 771 | Thursday May 08, 2014 - 15:22:51
Sidoo kale wuxu Faah-Faahiyey U Jeedada Safar Ay Dalka Ku Joogaan Odayaal Dhaqameed Ka Yimi Muqdisho. Dhegayso.

Read More »

Xildhibaan Cabdi Laki Xasan Nuur oo Tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii iyo Guud ahaanba Qarankii uu Ka Baxay Marxuum Cabdi Axmed Siciid

0 Visits: 1771 | Thursday May 08, 2014 - 15:09:17
Guddomiyihii Waxbarashada ee Gobolka Togdheer oo shalay lagu aasay magaalada Burco.

Read More »

Sergio Aguero:"Waxaan U Sii Dhawaanaynaa Inaan Xaqiijino Riyadeenii".

0 Visits: 1288 | Thursday May 08, 2014 - 10:14:02
Weerar yahanka kooxda Man City Sergio Aguero ayaa aad ugu farxay guushii 4-0 ee ay kooxdiisu xalay ka gaartay kooxda Aston Villa oo marti u ahayd.

Read More »

Petr Cech Oo 10 Isbuuc Garoomada Ka Maqnaan Doona.

0 Visits: 1354 | Thursday May 08, 2014 - 10:05:31
Gool hayaha kooxda Chelsea Petr Cech ayaa ku guulaystay qaliin looga sameeyay garabka waxaana la xaqiijiyay inuu maqnaan doono 8 ilaa 10 isbuuc.

Read More »